DAAWO: RW Xamze “Shacabka Soomaaliyeedow soo dhaweeye xukuumadda cusub ee DAN-QARAN”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda F.S, Guddoonka iyo xildhibaannada labada aqal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golaha wasirrada ee uu soo dhisay uu ku soo xulay aqoon, karti, waaya-aragnimo iyo in ay ka go’an tahay, wax ka qabashada arrimaha abaaraha, amni darrida, kobcinta dhaqaalaha dalka iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed, iyada oo lagu shaqeynayo halku dhegga Madaxweynaha JFS ee Soomaali heshiis ah, dunida heshiis la ah

Mudane Xamse ayaa si xushmad iyo qaddarin leh uga codsaday xildhibaannada baarlamaanka in ay ansixiyaan golahan, marka la horkeeno, si ay u gutaan waajibaadka qaran ee loo igmaday, isaga oo ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in lala shaqeeyo xukuumadda cusub.

PUNTLAND TIMES 

21 Comments

  1. Xamze labo daran mid dooro
    Ayaa ku haysta ninkii shacabka xasuuqay ee
    roobow warqadii dambi la,aanta hadaad siidaan waxay la mid tahay
    1,dambiile oo aad dambiga si ula kac ah uga tirtirteen dabadeed ROOBOW wuxuu fursad u leeyahay in uu iska diido xilka aad u maga cowdeen ee argagaxiso la dirirka
    Madaama uu xelay warqadii dambiga looga tirtiray ee xeer ilaliyaha
    2, hadii xeer ilaaliyaha qaranka ee reer puntland uu diido warqada waxaa qasab ah in uu muqtaar ROOBOW aan xilka loo maga caabay uu san ku shaqeyni karin isagoo weli u qoran dambiila kkkkkk

    Ee xamse iyo xassan dowladiina waxay qaatay dhabihii fashilka

    • Yaa been afuuf haddii aad ogtahay inuu dambiile yahay maxaa Maxakamad Xaarmaajo usoo taagi waayey 4 sanno sida maalin walba inamada Alshabaab maxakamada loo keeno oo loo dilo, 4 sano waxaa ku baxayey 50 kun oo dollar sannadkiiba ee maxaa loo haystay maa la khaarajo, jawaabtu waa waxba laguma haysan aan ka ahayn inuu madaxweyne isu sharraxo Koonfur Galbeed oo Lafta-Gareen dhaho iga haya, ninkaas baa laga hayey meesha la dhigtay ee maqaar saarka ah, isaga iyo inta la mid ah waa laga takhalusayaa, waa tijaabo hal mar na soo martay Farmaajo Xabashi

  2. ROOBOW IYO ARGAXISO LA DIRIIRKA WAA WAR II DHIMAN

    Dowladda waxay qaaday dhabihii looga bixilahaa islaamka
    Ee xassan sheekh waa munaafiq oo diin la dirir ayuu isku bedelay ee Somaliyey Haa la tashto

  3. I wish some honest and decent patriots would educate our people on the true meaning of statehood and governance.

    That, what needs representation are the people themselves and the areas they live in, not the names of their clans and sub-clans.

    That, placing someone bearing the title of a clan or a sub-clan in office will not in any way shape or form make any difference in the lives of all individuals that share that title with the person holding office.

    That, their lives will never suddenly be transformed as a consequence of someone representing the title of their clan or sub-clan sitting in an office somewhere.

    That, those guys holding those positions are in it only for their own selfish interests and only them and their immediate families will be the only ones to benefit from their jobs.

    That, the people are not at all the subjects of those holding high office in the land but they are, to the contrary, the masters and paymasters of those holding offices of government.

    That, the government are, as a matter of fact, the people’s servants and not the other way round.

    That, the people actually own the country, its resources, and even the government itself and not the other way around.

    That, the only way by which the quality of the people’s lives can be improved and their living standards raised is for the people to take control of their own destiny at the local, grassroots level and manage their own development in their own areas.

    That, real and genuine representation is the one that happens at the local level whereby people work together not as clans or sub-clans but as humans and residents that share an area and all its upsides and downsides.

    That, if and when the so-called politicians and leaders realize that power is in fact in the hands of the people themselves, then, the state will be smaller and the resources focused more effectively on the people themselves at their local level.

    That, the title of a clan or sub-clan is just an abstract that is neither tangible nor developable, and that it is the living humans that matter and need having their needs met and their lives bettered.

    That, no one is ever shaped like a certain clan or sub-clan so that others can see and identify them for what clan or sub-clan they are, and that these are just abstract nouns that we only profess verbally.

    That, in spite of these titles, we are all humans and get affected by life’s events in exactly the same way – good or bad.

    That, these abstract names can never be represented in or by a system of government but it is the people and the areas they live in that can and are.

    This is the sort psychological revolution and salvation that our people badly require and deserve in order to emancipate them fully from both the curse of ignorance and the spineless politicians exploiting that to advance their own selfish interests.

  4. Asc

    @Awlal
    Well Said…

    “..Haddii ileeys lagu ifiyo muraayad golxo leh, xagasha rogaal celintu waxay lid dadban ku tahay isha ilayska.. ”

    Qaacidaadaan waxay ka mid aheeyd waxyaalaha aan ku wareeray markaan ciyaal iskoolka ahaa.

    Dabcan, waxaan fahamay muddo ka dib, markaan weynaaday.

    Waqtiga aan heeystey in aan wax ku barto iyo kan Soomaali rabto in ay dowladnimadda ku barato isma-laha.

    Taas si’ la mid ah ayaa iyadda oo micnaha iyo hadafka dowladnimmo aan weli la fahmin loo dhaqmaayaa sidii dowlad hana qaaday.

    Ma rabo in aan shaqsi wax ka sheego, laakiin ka soo muuqashada xilka golaha wasiiradda ee Kadiija Diiriye ayaa noogu filan waxa laga filan karo Xamze iyo Xasan Sheekh.

    JUG JUG MEESHAADA JOOG

  5. Ma xukuumaddiibaa aakhirkii la soo dhisay?!

    Inkasta oo ay mar la arkaba calaamatu su’aal saarantahay “daacadnimada & hoggaaminta dawlad Soomaaliyeed (integrity & leadership)”; haddana, aniga oo ah madaxweynaha dawladda SSC, waan hanbalyaynayaa xukuumadda cusub ee uu wasiirka koowaad ula baxay “dan-qaran”!!! Waxa aanan filyaa in xildhibaanadu ay duuduub u ansixin-doonaan xukuumadda la soo dhisay si waddanku uu horay ugu socdo. Haddaad wax la xisaabtamaysaaan, haddaad ba kartidadeeda & daacdanimadeeda leedihiin, marka ay hawsha dhaqaajiyaan waajibadkiinna ka guta. Wbt

  6. Nin wasiir ka dhigay Albuu Mansuur, aasaasaha Alshabaab, oo lagu xasuusto dilkii ardayda 2009 wajig agtayada kuma lihid, dantii lagaa lahaana waa lagaa gaaray, Soomaali ka aamin baxda Dooladooda, edeb daranaa, hortayada buu ku kaadshay.

    Kuulahaa ii ansixiya wasiiradayda, Lol. Iska daa in la ansixiyee, adigaa lagu ridayaa wasakhyahoow doqonka ah. Soomaaliya wuxuu mooday Afgaanistaan oo kale, but we are not Afgaaniis. Soomaali wax waa cafisaa, laakiin Ciyaal iyo Dumar nin qarax ku dili jiray maba naqaan si loo cafiyo. Xasan Shiikkh wuu ku sharfay, laakiin Doqon baad ku noqotay wax uu kuu samayn karo majirto from here on.

    • Imisa argagaxiso oo meel ay kaga baxeen la aqoon baa Farmaajo ku jiray dawladdiisa iyo nabadsugiddiisa oo hebel iyo hebel loo yaqaan, oo weliba weli daacad u ahaa oo Ina Shangoole ugu weyn yahay oo Mareexaan u badan, wiilkii xildhibaan Aamina Beledweyne ku dilay iyaga ayaa keenay oo ka keenay jubbooyinka.
      Daadirow yaa isu ilmahaysiinaysaa, beenaale

  7. Hal booli ah nirig xalaal madhasho. This is another misfortune to our people.
    I knew some would say the government is still new and give it time.Well,Xasan Shiikh has been a year worth of foreign trips already. And also we are waiting to fear from Puntland,southwest and Galmudug for their response to this appointment,if it’s quick reaction let’s say in less than 24 hours then it’s a positive sign but if not then Timir lafbaa ku jirto,Or should I say Faroole ayaa geedii Timirta u hoos fadhiyaa.

  8. @@@Ally M,

    Caaqil, waan kusoo arkay bogag kale sida laguugu khafiiyay oo runta aad sheegto looga halcanayo.

    Midse ku bishaarayso: adiga iyo waalidiintaada karaama iyo xurmadda leh ee akhlaaqda wanaagsan kugusoo abaabiyay ayay meeshani idiin noqotay beer aakhiraad.

    Waxaa ii muuqda cummaal yaambad haysta oo beer weyn oo aakhiraad idiin falaya 24/7, iyaga oo wada muldhuqsan oo dhididkuna kahoorayo.

    Dar baa u arkaa in wax laguudhimmay, waadse nasiib badantahay gacalka. Sabarkaaga badi beeruhu hakuu sii bateen e.

  9. @@@ Awlal Thanks,I know how low life they are.Not a good idea to argue with human lookalike animal with snot.
    I don’t blame their parents,Think of the story between Nabi Musa and Khidir,The child that was killed by Khidir.

    Thanks Gazillion Bro.

  10. @Daadirow & Mahbar1,

    Waryaaya shaydhaanka iska naara oo danniga iyo dembigana iska daaya. Allaha Waaxidka ah ayaa markhaati ka ah in aynaan aniga iyo raggaas walaalahayga muxtaramiinta ah isku qof ahayn.

    Anigu aakhiradiinna ayaan wallaahi uturayaa waayo annaga iyo waalidiinteenna idinkana waalidiinta idiin ku toosan caayda iyo qadafka waxba nagaga ma qaadaysaan. Runtii, axsaan weyn ayaydin inoo galaysaan oo beero aakhiraad ayaydun inoo falaysaan.

    Desist for your own sakes or we are the ones who will be having the last laugh. I honestly pity you guys. What we are arguing about here are just petty politics and pathetic worldly matters.

    You guys need to take it easy and chillax, for your own good in this and the next worlds. I quite frankly can’t comprehend why in Allah’s Name you’re getting so worked up.

    Allaahumma Hal Ballaqtu!

  11. Mahbar1- I totally agree with you. He has a condition that is called Borderline Personality Disorder (BPD) OR Emotionally Unstable Personality Disorder (EUPD). So, pray for him; poor man.

  12. Thank God I’m not the only one who noticed it. Sharcigii Normalitiga markuu meesha ka baxay, ayaa dareen igalay, then I start looking at his pattern of thinking, thats how I figured out it is all Awlal’s doing. So far inta magac uu isticmaalo waa Awlal iyo Ally M., but then I’m new here, it could be more.

  13. One crucial fact I want to remind you is that I have absolutely no reason whatsoever to disguise myself with other fake names, the reason being that I fear only my Creator the Omniscient Allah (SWT) in front of Whom I shall be presented naked and uncircumcised and in shackles on one awful day.

    I also have nothing to hide and none else to hide from whatsoever. I am known to speak my mind without any fear or expecting any favour from anyone. And being nice, polite, and friendly is never a sign of weakness but precisely what being a true Muslim is all about.

  14. Xamsa Barre inta uu is lahaa Alshabaab iska gad ayuu cuqubo galay. Aasaasayaashii Alshabaab mid ka mid ahaa, Mukhtaar Rooboow, ayuu sharfay oo wasiir ka dhigay, Yaab! Waxaa looga fadhiyay in uu ku maxkamadeeyo dambiilihii qarxin jiray dumarka iyo ciyaalka.

    Waxaan xasuustaa 2009 Mukhtaar Rooboow oo ku jees jeeesaya ardaydii uu qarxiyay. Xamsa Barre wuxuu Ilaaway Shacabka Soomaaliyeed in uu rabitaankooda ku shaqeeyo, balo ku dhufsatay oo sidey kaaga naxeen Illaah kaaga nixi. Isagaa lagala xisaabtamayaa magacaabida, Not Xasan Shiikh.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*