DAAWO: Somaliland oo mashaariic ka fulin degmooyin Puntland!

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG ay ku fulinayso degmooyin katirsan Puntland.

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in mashruuca JPLG ay sanadka soo socda ku dari doonaan degmooyinka Taleex, Dhahar iyo Badhan oo ka kala tirsan goballada Sool, Haylaan iyo Sanaag.

Saddexdan degmo ayaa waxaa gacanta ku haya Puntland, iyagoo maamul ahaan si buuxda u hoostaga. Wasiir Kaahin ayaa hadalkan ka sheegay shirka Samaynta Qorshaha Horuumarinta Shanta Sanno ee Degmooyinka Somaliland oo uu maanta daahfuray.

Puntland ayaan weli ka jawaabin hadalka kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland. Waxaa xusid in saddexdaas degmo aysan Puntland ugu jirin mashruuca JPLG oo ay Puntland iyo Somaliland ka caawiyaan Midowga Yurub.

PUNTLAND TIMES 

23 Comments

  1. Warya qamriste ina kaahin intas aya la agtahay maxa beenta kula xaqsadey somaliyey wa la agyahay puntland iney deganada waxa ka qabadey horey waxa loyir qamriste marku dhalada biyaha ka dhargo ayu iska dal dalama waxa ushegaya ninkan dhalada qamriga iska badiyey warkisa ya la dhagasan ma kala yaqano jblG wa nin qamrista intas inu biyaha qamriga cabo mahan faido ulayahay ord adiga iyo ki kuso dirsadey muse handarab dadki ad leysan magdoda ka hadla tas aya in qusaso afaro kala ha kahadlin qamriste iyo muse handarab puntland 100 100kiba wey inka sharaf badan tahay muse handarab groupku wadado wa argixsada smm alshbb oo ku dagalka tama gobolada sool sanaag ceyn wana la yaqan somali u dhumaneyso aniga hada shegayo inad tihin argixsada alshbb snm u qabileysan gobolada sool sanaag ceyn habanki indhah ayey so xirdan dadkey dilan weyna qarxiyan mgrty ayey been idin shegani wa argixsada alshbbka uqabilasan snm gobolada sool sanaag ceyn sas ula socda ok bye

    • Waad edeb darantahay ee afkaaga hagaajiso weli awhaam iyo riyo ayaa ku nooshihiin marbaa Adhicadaysa oo Laascanod ka shishaysa oo ka xigta dhinaca Burco ay Puntland joogtay maantana xadkii ayaa la joogaa naftaada runta u sheeg.

  2. Warya qamriste ina kaahin intas aya la agtahay maxa beenta kula xaqsadey somaliyey wa la agyahay puntland iney deganada waxa ka qabadey horey waxa loyir qamriste marku dhalada biyaha ka dhargo ayu iska dal dalama waxa ushegaya ninkan dhalada qamriga iska badiyey warkisa ya la dhagasan ma kala yaqano jblG wa nin qamrista intas inu biyaha qamriga cabo mahan faido ulayahay malah ord adiga iyo ki kuso dirsadey muse handarab dadki ad leysan magdoda ka hadla tas aya in qusaso afaro kala ha kahadlin qamriste iyo muse handarab puntland 100kiba 100 wey inka sharaf badan tahay muse handarab groupku wadado wa argixsada smm alshbb oo ku dagalka tama gobolada sool sanaag ceyn wana la yaqan somali u dhumaneyso aniga ahan hada runta idin shego group muse handarab wa argixsada alshbb snm u qabileysan gobolada sool sanaag ceyn habanki indhah ayey so xirdan dadkey dilan weyna qarxiyan mgrty ayey been idin shegani wa argixsada alshbbka uqabilasan snm gobolada sool sanaag ceyn sas ula socda ok bye

  3. Badhan iyo Haylaan marna kamid ma ahayn British Somaliland.

    5tii Maay 1894 ayay mustacmiriintii Ingiriisku iyo Talyaanigu isku itifaaqeen in Badhan iyo Haylaan dhacaan dhanka Boqortooyadii Majeerteeniya, itifaaqaas oo ay sanadkii 1906 si rasmi ah saxiixyadooda ugu duugeen.

    Waxaa heshiiskaas Ingiriiska uga wakiil ahaa General Swaine, halka uu Talyaanigana uga wakiil ahaa Cavalier Pestalozza oo hayay qunsuliyaddii Talyaaniga ee Cadan.

    Sideedana, cahdi kasta oo la kala saxiixdo waxaa qummaati u buriya saxiixyada cahdiyada kaas ka dambeeya. Markii ay mustacmiriintaasu xurriyaddii geyiyadii ex-BSL iyo ex-ISL qalinka ku duugeen oo UN Mandate-kuna lawareegay ayaa ugu dambeysay xuduudahaas iyaga ahaa. Qaab ootomaatik ah ayay u masaxmeen.

    Sidaas aawadeedna, “Somaliland”-ta ay SNM lakardhanayso ma aha dal dunida rasmi uga jira ee loona aqoonsanyahay. Waxaa haddaba suxufiyiinta Puntland Times kuhabboonayd in ay warka iyo cinwaankiisaba u dhigaan sida saxsan ee qumman.

    Ayo ahaan ayay “Somaliland” degaannada Puntland wax uga hirgelisay, illayn dal dunida ka jira oo dal kale kusoo xadugbday ma aha e? Sow ma aha uun maamul federaalka Soonaaliya katirsan oo degaan maamul kale oo federaalka katirsan wax kusoo kordhiyay?

    Haddee taasu waa iska caadi e ma aha wax la qariibsado oo la buunbuuniyo.

    • Wallee wakaa dhaqankii la yaqaanay. Dhib maleh waa mashaariic kaliya ee Puntland baa ka talisa. GEESI SANAA MARKA LA HADLAAYO, LAAKIIN MARKA XUKUUMADA SOMALILAND TILAABO QAADO BAARISANAA OO HADAL WANAAGSAN IYO TAARIIKH BEEN YAA SHEEGAY OO FASHILKA XUKUUMADAHII PUNTLAND KU QARIYEY. HORAA LOO YIRI HADAL TIRO RAG KAAMA DHICISO. GUUGUURTE IYO MOORYAANTII HAWIYE HALOO DAMDAM LEEYO KOLEY KUWAAS BAA PUNTLANDTU WAREERISAA/KU CAYAARTAAYE.

  4. @ Awlal,

    Weli ma waaledii iyo Quraafaadkii ayaad wadaa, weligaaba is yeel ama is diidsii Somaliland waa dal jira,,
    Awlalow Nimaan waxa jira ogeyn waxa soo socdana ma ogaan karo,

    Waar qabyaaladii way ku indho tirtayee waxaan kaasoo burqanaya cidina ka hoos qaadi mayso hadaad ku caasiday Dalkaaga Dee waa yeelkadaa Iyo Weliba Jala,
    Somaliland taako kamida dhulkeeda way difaacan waxkasta oo ay ku qaadataba Arinkaas waa meel ku qoro,,

    Dowlada somaliland way ku mahadsan tahay inay magaalooyinkeeda SANAAG BARI mashaariicda ka fuliso weliba si degdega,,

  5. kkk wacade @Awlal nin sahlan maahan..waa kaa qolyihii is irirsan jiray dhaxdooda ka rideyoo geesaha isu galiyay kkkk. Waa ogaa inaa ahayd CIA afsomaliga bartay kkk 😉

  6. @@@Runsheege however ironical,yacni hadii aad hayso wax aad ku dhaleeceeyni Awlal maad noo sheektid?wuxuu kuu references 1894 iyo other aspects laakiin cay iyo afxumo ayaa meesha la timid. Waa tusaale aadan dafiri karin runta deedna ooda ayaa iska jiidhi.
    Waa calaamado muujinayo garaad la’aan iyo caqli caaws ku nool ah.

  7. Mardhow waxaa Garowe qabsan doona Maamulka Ridada Somaliland.
    Bal maamulka ridada Puntland maxay sameyn doontaa?

  8. @Runsheege,

    Intii aan kuugu jawaabi lahaa waxaa sidii aan kuugu jawaabi lahaa si lamid ah oo aad mooddo inuu maankayga kalasoo baxay kuugu raddiyay Caaqil Ally M oo aan isagana si kal iyo laab ah uuga mahadinayo.

  9. Anago gobolada sool sanaag ceyn tuug argixsa alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab dhulkana mana hawasani karan qamrista hadalka losodhibey wa argi donda tan kudhacda muuse handarab qamrista kahin argixsa alshbb snm hooyada iyo tii gabah toli jirdo was gorma kusaxixey angishka talyanka awal English bey ahad hada gorma ubadaley talyanika war group argixsada oo hogaminayo muuse handarab iyo qamrusta kahin been wa lashega been sidan camal lama shego aniga ahan suaal aya weydiya group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin away dadki ad leysan magdoda away gabdhihi jelka kufushan waxa kala ha kahadlin afaro lu dirsan hakalin aniga ahan waxa ushegaya group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin puntland 100kiba 100 wey inka sharaf badan tahay qara ba idinka hayo puntland walikin ma garosani hada waladin puntland 24sano jir waya wana la yaqan group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin waxa nili yaqana inad wa qarxisan inad waxa dishan adunka wa nila yaqan argixsada alshbbka snm ad tihin aniga ahan shacabka somaliyad siba shacabka reer puntland melkasta ad jogdin ina ilali wa cadowka umada somaliyad argixsada alshbbka snm alshbb gobolada sool sanaag ceyn ok aniga ahan adunka waxa faraya dhibta ayey kuhayan sool sanaag ceyn argixsada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin in leyska qabdo aya fican aniga ahan shacabka somaliyad siba shacabka sool sanaag ceyn iska qabda cadowka argixada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin abaahiyashin hooyoyinkina diley wiilshina jalka kuxirey gabdhihi Fuley iska qabda war away dhiigi nila yaqaney shacabka sool sanaag ceyn war gac gacma isqabsada cadowka dhulkina kusoduley iska sara sharaftina so cashda argixsada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin ina gumeysin ok bye

  10. Sool iyo sanaag is iidoors land. Marka xaqq beey u leeyihiin ineey hormariyaan, oo ay mashaariicdooda abaarseeynta ah ka fuliyaan, oo ka dhistaan wixii ay qurun doonaayaan. Ee majiirteenkiina iyo dhulbahantaha labada dhinac u daacada ahba, is dajiya oo nimankaa u dhaafa dhulkooda, idinkana saxarihiina isaga ekaada, bas waa intaa gartu. Ee iidoor iyo wexeey futno fidinayaaanba allaha naga qabto.

    • Ina Kaahin Khamri ma cabbo, qiyaamaha waa lagu weydiin doonaa, beenta aad daldalayso, nin iyo hadalkii is leh, wax badan baad qortay, waxna maad qorin, dhibaatada social media nacas walba platform bay siisay, dadkii aan aabbahood wax la weydiin jirin oo waligood gole ka hadal baa maanta ugu hadal badan.

  11. Anago gobolada puntland sool sanaag ceyn tuug argixsa alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab dhulkana mana hawasani karo qamrista hadal los odhibey agdan waxu ka mit yahay canufta tufno ayu la mit yahay aniga ahan shacabka reer puntland waxa ushegaya melkasta ad jogdin away dadkina dagna sool sanaag ceyn away abayashin hooyoyinkina awoyashin ayeeyinkin gabdhihi wiilshina soma ninki dadkina ladiley oo malin iyo haban wa muuse handarab qamrista kahin argixsa alshbb snm gorma saxixey angishka talyanka awal English bey ahad hada gorma ubatashey talyani war group argixsada oo hogaminayo muuse handarab iyo qamrusta kahin wa beenloyala wa lashega been sidan camal lama shego aniga ahan suaal aya weydiya group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin away dadki ad leysan magdoda away gabdhihi jelka kufushan waxa kala ha kahadlin afaro kala hakalin aniga ahan waxa ushegaya group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin puntland 100kiba 100 wey inka sharaf badan tahay qara ba idinka hayo puntland walikin ma gareysan hada waladin puntland 24sano jir waya wana la yaqan adunka wa laga yaqana group argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin waxa lo yaqana iney dadka qarxiyan oo ayey dilan umada somaliyad siba reer puntland adunka wa nila yaqan argixsada alshbbka snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin tihin aniga ahan shacabka somaliyad siba shacabka reer puntland sool sanaag ceyn melkasta ad jogdin iska ilali wa cadowka dhulkina kusoduley oo hogaminayo muuse handarab kaahin argixsada alshbbka snm ku dagalamayo gobolada sool sanaag ceyn ok aniga ahan adunka waxa faraya dhibta ayey kuhayan sool sanaag ceyn argixsada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin in leyska qabdo aya fican tahay aniga ahan shacabka somaliyad siba shacabka reer puntland sool sanaag ceyn iska qabda cadowka argixada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin abaahiyashin hooyoyinkina diley wiilshina jalka kuxirey gabdhihi Fuley iska qabda war away dhiigi nila yaqaney shacabka reer puntland sool sanaag ceyn war gac gacma isqabsada cadowka dhulkina kusoduley iska sara sharaftina so cashda argixsada alshbb snm oo hogaminayo muuse handarab kaahin iska cariya ok bye

    • Moye
      Waxa laguu yaqaan Puntland kalluumaysato, Sool iyo Sanaag wa
      geel-jirayaal? Ku ikada kalluunka.

  12. Ina Kaahin warlord high on drugs “We’re up 100% all over the world. This is not 1992 SNM Alshaydaan mother fuckers get the fuck outa here u akhriya huuhaadiina habar gidir urur Samale.

    Aduunyo daba gudoon ah baa la joogaa criminals and gangs roaming around. We need to build “Maximum Security Prisons for the warlords former and current like the last warlords of Somalia 🇸🇴 SNM Muse Fircon-Ina Kahin high on steroids.

    This is 2022 and we’re hunting criminals SNM Alshaydaan and USC gangs who’s Horror for our people and our land, and we’re up all over the world mother fucker warlord high on drugs alcohol buu inta ka soo dhargo maxay ahayd VODKA.

    Istaqfurullah ilaahow toobay “Xagle-toosiye sheeko la’I oo ka sheegay markaan soo xusuusto waan qoslaa. Coca-Cola baa looga dhigay VIDKA markaas buu isku xaaray BAQ waayo qof Islam ah Waliba Daarood ah waa wax la wada ogyahay haday Khamro cabaan waa isku xaaraan. Istaqfurullah ilaahow waa kaa magan galnay Alcohol, Drugs iyo AIDS ka SNM Alshaydaan Bismillahi Rahmani Rahim.

    Dhulka dhiga Towers KA SNM Somtel iyo DHIGSHIL hadii kale aqbala in oday kasta masaajid lagu dhex dilo ama haldoorkiina qashaan sidii neef xayawaan ah oo maalinba mid la qalanayo iyo dhaqamo kale balaayo daroogeysan ama sixran oo isqarxinaya ama ILMO BAM LAGU XIDHAY OO LA QARXINSYO SIDII INA GODANE CARUURTA EELAYDA U ISTICMAALAY. Dhalin yaradiinana daroogo, khamro, Aids iyo sixir gam looga dhigo sida las’anod Aids iyo khamrada xitaa Horgale yaasha naaga hoodaa Aids qaba kii ciic yidhaahda Horgale yaashaasna BALO KU DISHAY BAA LOO YAQAAN SNM BAA KA SHAQEYSATA.

    Barnaamijkaan JBLG ee UNDP waa fashimay UN 🇺🇳 in Somalia 🇸🇴 waa fashil weeye 1992- 2022 fadhil weeye mar caruur la kufsado iyo mar warlords form buuxis lacag lagu bisleysto si dhib iyo shido hadba community xasilan loo dhibaateeyo. Aduunyadaan maanta criminal gangs ku wax kasta oo ay LACAG KU sameynayaan way sameen.

    Hargeysa nin la yiraah Stein ayaa kalyaha ka iibsada baa maalmahan la’iska dhex marayey awal xayawaanka baynu ogeyn hada waa xubnaha Bin-Adam ka suuqa ka ganacsiga.

    Fadlan Isaaq ku ekaada deegaan kiina ma dooneyno dhibkiina, shidadiina, Sixir kiina, khamradiina, daroogadiina, Aids kiina is ma qabataane Alaah haduu Alahiin yahay inagala taga ma dooneyno inaad mar labaad shido noo soo xawishaan awalbaad mujrimka Habar gidir Diinteena suuban ugu geliseen shaatiga shaydaan kee hada oo 30 sano ka soo wareegtay 1992-2022 hada waxaan taaganay ilaahow qiyaamaha hanoo soo istaajin dhiig beesha Isaaq iyagaa HOROR AH. Allahu ma hal balaqtu.

  13. Waar haddii la yidhi mashruuc arrinku weeye, cid kasta ha keento maxaa looga qaylinayaa, waar annagu yaabnay, qolooyinkiina LIBYA iyo Saxaraha soo maray, adeer Jarmalka liinta iskaga caba waxa la caawinayaa waa dadkiinii, cid kasta ha bixiso ama cid kasta hala soo mariyo, wixii cunfi iyo colaad ah baynu ka soo horjeednaa meel kasta oo Somali deggan tahay, ilaa Ciisaha ilaa Baidhoba iyo Somali-galbeed, Alshabab baynu ka soo horjeedna, horumarka soo dhoweeya, Illahay baa yidhi subxaana watacalah, risiqa meel aydinaan ogayn buu marmar ka yimaada

Comments are closed.