DAAWO: Tirada dhimashada & dhaawaca ka dhashay bannaan-baxyada Somaliland

Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku geeryooday, 27 kalena waa ay ku dhaawacmeen bannaanbaxyo ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo maanta ka dhacay deegaanada Somaliland.

Bannaanbaxyadan ayaa waxaa abaabulay xisbiyada mucaaradka, kadib markii ay guuldareysteen shirar la doonayay in heshiis looga gaaro doorashada Madaxweynaha Somaliland, taas oo loo madlan yahay 13, bisha November ee sannadkan 2022.

Af-hayeen u hadlay Ciidanka Booliska Somaliland ayaa ku eedeeyay mucaaradka inay jabiyeen go’aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin, kaas oo uu ku cayimay in goobo gaar ah ay mucaaradku ku qabsadaan bannaanbaxyadooda.

Waxaa uu sheegay in 62 Askari oo kamid ah Booliska Somaliland lagu dhaawacay bannaanbaxyada.

Hoggaanka mucaaradka Somaliland, ayaa ku eedeeyay dawladda Madaxweyne Biixi inay amartay Ciidanka Booliska ‘leynta Shacabka’, iyagoo ku adkeystay inay sii wadayaan bannaanbaxyada.

PUNTLAND TIMES 

22 Comments

      • Mayee waxay u dhinteen kuri Amison maamusho. Kuri Xalane laga maamulo. Kursi Deni iyo Dayaano.

        • Ali cadaado @@

          Aniga magaran
          Diyaaradihii afweyne miyaa markale dad shacab ah ku xasuuqay hargeisa. Mise ciidamkii amison ayaa laayay
          Dadkani masaakinta ah .

  1. Qabiilku wakaas faaiidada uu
    Layahay muuse biixi, wuxuu
    Xukun jacayel kuhaystay
    Maxamed siyaad bare AUN
    Laakiin asagaa ceeb dhax fadhiyo
    Asagoo waayel ah
    Waxaa kasiidaran
    Xasan sh maxamud asaguna
    Ubaryatagay musava waxaa laguyiri sorry we can’t help you
    Waxaan aad arkaysaan waa cayayaankii Rida dowladii somalia 32sano kadib maxay
    Hayaan oon ceeb ahayen
    Hadaba somali dalkiina difaacda kadifaaca tuugta Korea somali ah laakii aan
    Naxayn
    Soocaliya
    Maxamed farmaajo

    • Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable, warsangali keep dreaming 😂🤣🤣😅😅

  2. First of all,it’s absolutely unacceptable to kill innocent legitimate people who are protesting against the established ruling few. It’s a sign of growing destaste for somali leadership where ever they are from DDS across main Somalia to NFD. The distance between shacabka and the ruling few is getting longer and more cruel.
    People are suppressed,their wealth stolen or blundered.people are increasingly becoming desperate.
    Sometimes,we think maybe it’s time for Somali spring,un uprising never seen before across the Somali world. Crash the cartels so called borders dadka Somaliyeed u kala qaybsaday sida xoolaha.
    Dullinimo ku noolaansho waxaa dhaamaa dhimasho xaq doon ah.
    Waar daalimiinta iska ceyriya.

    • Naag xun habaryoonis ah baan qabaa iyadana berito baan furayaa illeyn reerka waaba laangaabka Isaaq ..

      Markaan guursanayey dhoor sano Ka ah Waxaan u maleynayey in aan helay naag laandheere gob gob dhashey laakiinse waxba madhaato barkhad batuun ..berito baan saddexdeeda iyo meherkeeda ( wey igu gaadeen 3000 dollar buu ahaa ) baan siinayaa.

  3. Madaxweyne Muuse Biixi waa inuu wax ka barto sharaf dhaca kursi Kororsi iyo Dictatornimo ee Xilkii looga xayuubiyey Farmaajo asagoon wali dhameysan Xilkii, aaqirkiina lagu qasbey inuu Tendhada soo dhex fadhiisto , waliba waa ku Ceeb dadkii dib u soo celiyay Democracy inay ku dhagaan kursiga.

    Qabo Doorashada, la tartan dhigaada, shacabkuna ha codeeyaan, calafkaadana sug.

    Dictatornimo waa calaamad thaciifnimo iyo minaan aheyn Owner of land.

  4. Masuulsare, Qof Muslim ah kuma farxo Geeri Walalkii. Daka dhintay waa Somali, Muslim ah. Allah ha u Naxariisto. Qof ku faraxsan malefic qof dhintay hadii aad adi ku faraxdo dhimashada Koofurta Somalia???

  5. @macsi sare
    awelba XAARSAAQ baad ahaydeene maxaa laydinkaga farxaa amaba naxaa yaaa NEDEL, hadii caasimadiinii XAARGEYSA gubanayso maxaa cid kale uga gidhiisha awelba OROMO af soomaali baratay baad ahaydeene
    no more snm

    • Dhaqamada somalida waxa kamida isdiidsiinta xaqiiqada ay ku jiraan iyo ka sheekaynta waxan qusayn.

      Waxaan ujeednaa dad sabab la’aan la laayay,kuwa halkan wax kuqoraana waxaan qusayn kaaga sheekaynayaan.

      Markay Tuberculosis ku dhacdo ee la yidhaahdo isdawee, Allaa daawo hayee, waxay dhahaan waa marawaxad, waa dabayl, waa sanboor ayagoo isdiidsiinaya inay xaqiiqida waa jahaan.

      Waxa ka dhigan tiibay qabeenkaa daawo diidka ah kuwa halkan riwaayada ka sheekaynaya ayagoo iska indha tiraya waxa ka taagan guryahay kasoo jeedeen.

    • Haye doqon
      Dooriya Sheekh Isxaaq si fiican ba loo yaqaan dhaqan iyo cilmi uma baahna jaahil sidaada oo kale.

  6. Kulli fidma cindal Muse Niixi. Mar horaan arkay inaan Muuse yahay macangag xukun jecel.
    Maxaa dadkaas masaakiinta ah ee dicirbararku haleelay haddana xabbadda loo darayaa?

  7. Soomaaliya.
    walaaha soomaaliyeed,ee reer Somaliland,walaalayaal nabada ka jirta geyigaasi,waa mid dadka Soomaalyeed oo dhan u ah,meel ay ku faanaan,una ah iftiin rajo,wayn ka muuqato,ee yaan,dagal iyo dhiig lago bedelin.
    dad Soomaaliyed oo ah,walaal ,cida dhibaatadooda,ku digata waa kuwa aan wax garad ahayn ama ku faraxda,war soomaaliyey waa dhab in inta badan ay san,marna ku farxayn dhibaatada walalaahood balse meel walba waa,laga hela kuwo liita oo,dhanka xun wax ka eega,cay iyo aflagaato ma qabato wallaha Soomaaliyeed oo dhan.
    Qowmiyada Soomaaliyeed ee dhan walba ka ah,walaalaha caqligo ha taliyo.

  8. Ninkii ku farxa dad somali walawlahiisa ah dhib gaarey kaas waa dulli aqasunaas Wa xuush moryaan iyo intii xuma aheed qof ay uso hoyatey
    Wallaheen allahey ha, idiin booga dhayo nabadii La,idin ku yaqaane dhowrta nimankaan xukunka haya iyo mucaradka Cidna waxba Uma hayaan waa dhiqle ku nool dhiga shacabka yaa talo laga sugin

  9. @saaq
    dxb cid muslina cidi ku farxi mayso, hase ahaatee waxa loo jawaabayaa DHAQASH ta bilaa eeebka ah ee meeshan ka dhakh dhakh leh, hadiise xaargeysa gubanayso maanagaa gubney,
    no more snm

  10. Ninkii watay @Hiraab meeshaan kama bixi hadal celis kkkkk …. carmuu yahay kuwa uu muuse biixi karbaashay.

Comments are closed.