DEG-DEG: Axmed Madoobe oo muddo kororsi 1 sano ah sameystay

Baarlamaanka Jubbalan ayaa si aqlabiyad ah ku meelmariyey in mudo hal sano ah lagu kordhiyo mudo xileedka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

August-2019kii ayaa Axmed Madoobe lagu doortay doorasho uu garwadeen ka ahaa Raysalwasaaraha maanta Xamse Cabdi Barre, sidaas oo kalena Caleema-saarkiisa oo ay diidanayd dawladda Faderaalka, waxaa ka qeybgalay Madashii Mucaaradka oo uu hogaaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh oo doorashadaas kusifeeyey mid sharci ah.

August 2024-ka ayuu ku e’eg yahay mudo xileedka cusub ee Madaxweyne Axmed Madoobe.

PUNTLAND TIMES 

12 Comments

  1. Waxaa maqli jirey nin doran dorta xaa u dhahdeen dadkase xaa u danbajideen
    Hadii parlamaanka ay awood u leyahiin arinkaa shacabka jubbaland xaa loga bahanyahay Lomaba bahnee nin baa hada ka hor La rogmadey garigisii markaas dadkii waxaa ay weydiyeen gaariga maxaa u gadisay markaas buu yiri “anigaa gatey anigana gadistey” waxaas mesha ku hayaa hadii qofkale ku darsado waqti tan ka dhacday waa layaabey sida hore loo arkey hypocrisy

  2. Ar axmed madoobe waa qurun io qashin, daba dhilif kikuuya iyo nin soomaali neceb, mana uu rabo in uu kursigaas uu ku fadhiyo ka dago, ee waa in lala gadiyo. insha’allah waa laga takhalusi doonaa, sanad uu ku darsaday daayee inta uu hada beenta ku heeysto haku babad galo, oo car nabad haku dhemeesto.

  3. A.AXADO

    Naayaa axado waa adigan hawiye iyo habar gidirba ka daba cataabayoo kanadaba calaacalayee, maad ninkan ogaadeen ee dulliga ah ee madaxa idinkaga fadhiya iska kicisaan , horaan kuu sheegay axado in aad axad bukka tahay, booto iyo been, caay iyo calaacal, afxumo iyo sheeko la alifayoo la luflufay la soo tagaan, waxaan caac iyo cuuc eheena, hawiyaa idhacay iyo ilmo gidirbaa i kufsaday eheen garaneen, ee la soo taagnoow been iyo dhuuso, oo eedeey oo la tirso gabhaha hawiye iyagoonba meesha joogin, ama ina madoobahan futadiisa qarmuun sanka idinkaga hayo iska kiciya, waaba kan sanad dheerada idinkugu darsadayee.

  4. HIIRAAB

    Meesha xaarka nooga daa.. Xaarka aad daaadinayso, guryihiina la aad.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. @BARIWEYN QUEEN

    Adiga meeshan war kaagama furna, loomana baahna nacamleen iyo caacleen, ee soo orod oo baraawe ku soo noqo, markan habar gidir ku kufsan maayaanee, kumana eeysan kufsanba markii horabee, sida aad adigu mooday, ee jareer baa ku kufsatay,ee iyaga u qabso, oo ciilkan iyo caacdan aad dadkan ( hawiye ) sida qaladkaa kala dul dhacday kala dultag. Sidaan horay kuugu sheegayna, ku soo noqo baraawe waa nabad, cidamadeena hawiyaana ku sugan, waana lagu soo dhoweeyn, waa hadaad nacamleentan aad wado ka tanaasusho, ee iska iloow wixii hore (kufsigii laguu geeystay oo aad hawiye ku eedeeyneeyso weliba si beena), ee maandheey soo guryo noqo oo imoow baraawe. Hadii kale halkaa iyo saxaraha garoowe ka soo qeeli adoo majeerteen u nacamleen, runtaa iyo haaheeyna ka daba wad.

    Dulli iyo dufnimo ku baxa adiga iyo bariwaaniyoo idil, ileen waxaan haaheey iyo runtaa waxaan eheen garanmeeysaanee.

  6. Axned Madobe waa Ayatulaahiga Iiraan asagaa xorreystay
    Kismanyo, Dadkiisaan doortay,asagoo maryo dhiigle huwan
    oo dhaawac ah meydne sita Kismanyo galay. hadaba gari
    Allay taqaan aaye Hawiye GOOFKIISII loo Daaye.maxaa
    Axmed Daba dhigay.wbt

  7. Hiraab.

    Waxaa ogaaday in aad tahay shaydaan reer ABAARSO-LAND ah oo Dab afuufaya! Kkk

    Hiraab kuma hadlo, “Qarmuun”

    Axmed Madoobe waa nin Daarood ah dadkiisa ayuuna Madax u yahay, haddii meesha laga kexeeynayana, waa wax dadkiisa u yaala ee lgu weeydiin maayo! Kkkk

  8. Axmed Madoobe wuxuu ka soo jeeda
    Halka Jufo ee Daarood ka degto
    Jubbada hoose iyo J/dhexe

    Afmadoow ayuu Ogaadeen ka degaa J/hoose
    Badhaadhe ayay sidoo kale la dehaan Raxanweyn,

    Majiro Jufo kale oo degto gobolada Jubbooyinka, kama hadlaayo dad yar oo soo degay magaalada sida loo soo dago
    Eelayda Boosaaso ama Ogaadeenka Mogadishu.

    Taas oo jirto haddana meesha waxaa ku hayo Kuukuuyo, haba ku hayeene wax isbedal ah oo uu soo kordhiyey maleh.

    Sanad haloo kordhiyo kadib dadka deegaanka Gobolada Jubbooyinka iyo Jufooyinka Gedo haka tashadeen aayahooda .

  9. halkee ABAARSO LAND la yiraahdaa???
    ma kuwa xaargeysa degan baa la yiraahdaa?? hadii aad iyaga ka wado, reerkaas xaarsaaq waxan leenahay halkan boos idiinkama baahna..
    ku ekaada xeradiina xaargeysa..
    no more snm

  10. @A.AXADO

    Ar bal arka waxa ay axado ku hadashay, axmad madoobe waa daarood ku tiri, oo yaana ogeen, oo tiri iyaguu hogaamiye u yahay, runtii maaha axmad madoobe hogaamiye, ee waa dabadhilif, mana laha dhulka uu xooga ku heesto daarood, ee waa dhul raxanweyn iyo hawiye leeyihiin, mar dhowna waa laga xoreen inshaallaah.

    Midda kale adiga waxaan ku iri ninkan waa tuu garbahareey idinku burburiyayee, abaalna idiin mahayee hogaamiyana idiin ma’ahee maad iska qabataan, intaad
    Xamar iyo hawiye boqorka soomali iyo afrikaba ( waa hawiyaha boqorkee) aad ka daba cabaadi, wallee doqoni waa tanaa dulligii iyo dabadhilifkii kikkuyo hogaamiye utaqaan, axmad madoobe waa horjooge daarood ee gadaali ka joogaan kikkuyo, fahan hade hadalka, waa dulli la adoonsado kiinyanku horboodayaan hoggaamiyana uga dhigeen daara ood, siiba mareexaanka oo iyagu in yar meelahaa ka dega, waana sida saciido deni oo kale, oo ay imaaraatka habaaran ee carabta dabada uga jiraan, waligoodna daara ood waa daba dhilifyo ee waxaan loo joogin ka hadalkood iyo dabadhilifyo faanintood inta joojiso, jamhuuriyadan hawiye libaaxa ka yahay gees ka raac or shut up.

    Midda kalana aniga waxaan ahay nin hawiye hiraaba, kana dhashay kuna dhashay muqdisho, ee maahi iidoor iyo abaarso_land midna, waxnana igama galaan kuwaa , ehel iyo saaxib midna ii ma aha, waligeeyna ma tagin abaarso_land, ee axado iga daa beenta iyo borobogaandada, horaad hawiye u weerartay, ragoodii inta ka baqatayna haweenkoodii waxaan jirinoo beena ku caaysay ee isku xishoo oo runta wajah.

    Adiga iyo axmad madoobe, Iidoor iyo jabarti intaba waxba isma dhaantiin, dhaamaantiina waxaad tihiin cadawga soomaaliya iyo soomaalida, iyo cadowga boqorka hawiye ee soomaaliya ka arimya, ee waxaad doonto sheeg, oo caac lee nacaladii illaheey kuma dhacdee, allaha naga kaa qabto baqtiyohoow afka dheer.

  11. Khalud ninka sita.
    Adferd marka aad ka hadleyso jubbalabd.soo bort dhulka.badhaadhe raxaweyn Madagto ogaadeen kaliye ayaa daga.buu aale boqolkiiba 90/00 ogaden baa daga jubad hoose boqolkio.8/0ayaga ayaa daga marka soo bare.dhulka.ogaden.afka iyo hadal wax laga qaado.xoogna iska daa.marka xadaf basd tahey ee hakugu taagnaato.
    Kkk

  12. Xasan iyo Hawiye Maxaa daba dhigay Ahmed Madoobe iyo Kismayo ? ? ?

    Jawaabtu waatan: Xasan Sheekh waa qaacidka dhul boobka Hawiye ama Warlordka wuxuuna diidan yahay in Somalia ay ka jiraan labo dawlad goboleed daarood ah.

Comments are closed.