DEG-DEG: Bannaanbaxyo waa weyn oo ka socda Somaliland, & Isgaarsiinta

Bannaanbaxyo ballaaran ayaa ka soconaya deegaannada Somaliland, oo ay kamid tahay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa, kuwaas oo ka dhan ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Wararka ayaa sheegaya in bannaanbaxyada oo bilowday aroornimadii saaka, ay xooggooda ka socdaan magaalada Hargeysa, iyadoo dadka bannaanbaxaya ay ku dhawaaqayaan erayo ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland.

Isgaarsiinta ayaa lagu amray in hawada ay ka saaraan adeeggooda internet-ka, si loo yareeyo saameynta bannaanbaxyada, iyo dadka kasoo qeybgalaya.

Mucaaradka ayaa abaabulay isu soo baxyadaan, iyagoo ku eedeeyay Madaxweyne Biixi inuu doonayo muddo kororsi, xilli hubanti la,aan badan ay dul hoganayaan doorashada Madaxweynaha ee loo ballansan yahay 13ka bisha, November.

PUNTLAND TIMES 

21 Comments

  1. Cayaarihii kubadda cagtaa ka socda Hargaisa wax dhibaato ahina ma jiraan.

    Waa sheekada warfaafinta jabhad beeleedka kaga jawaabayso subaxa saaka ah waxa ka socda deegaanadaas..

  2. Muuse saamiri oo xasuuq kawada deegaanada waqooyiga Somalia, caruur iyo dumar rasaas lala dhacay..

  3. SALAAMU CALEEKUM

    Shalay, maxaa ka dhacay MINNESOTA STATE ee aadan ogeyn… Horta aniga BARAWAANI KING, lixdii bilood hal mar baan tagaa USA… Aaad iyo aad baan ula socdaa sida SOOMAALIDO u kala deggan yahay.

    Gaar ahaan, DAAROODKA, waliba HARTI DAAROOD iyo OGAADEEN waxeey waddanka MAREEKANKA soo galeen, markii ay ka soo qaxeen GEN MOXAMED SIYAAD BARRE iyo wiliba dagaaladii 1991 ee laga qaxiyey DAAROODKA oo lagu dhacay oo lagu dilay oo lagu kufsaday DAAROODKI ku noolaa MUQDISHU 1991.

    Dagaalkii lagu qaxiyey beesha DAAROOD, dadkii soo qaxay waxaa ugu badnaa DHULBAHANTE iyo MAREEXAAN oo uu ka burburay Dawladii MOXAMED SIYAAD BARRE..

    HAWIYE, hadaba, goormee, soo qaxay??. HAWIYE wuxuu soo qaxay dagaalkii lagu xoreenaayey MUQDISHU oo uu soo qaaday COL. CABDULLAHI YUUSUF AXMED (AUN), oo uu calanka maantay taagan uu ka saaray VILLA SOOMAALIYA.. iyo waliba dagaaladii ALSHABAAB oo xoogaa HAWIYE ay ka soo qaxeen, markii ay waayeen xoolihii ay ka dhaceen masaakiinta SOOMAALIYEED.

    Maantay, hadaba waxaa ka hadlayaa QOOXOOTIGA SOOMAALIYEED ee USA jooga…

    QAXOOTIGA SOOMAALIYEED kuwa ugu horeeyey waxeey ahaayeen MAJEERTEEN iyo OGAADEEN oo soo qaxiyey dagaaladii uu ku qaaday MOXAMED SIYAAD BARRE…

    Marka qoxootigaase, markii ay fursad u heleen in ay deggaan USA, waxeey bilaabeen in ay wax bartaan, waddankana isa siiyaan, oo shaqaystaan, oo ay noqdaan canshuura bixiyee..

    Halka kuwii QAXOOTIGA ahaa ee HAWIYE, ay yimaadeen, aysan waddanka se fiican u diggen, balse la yimaadeen dhaqan xumo, tuuganimo, iibinta daroogada… Midka ugu fiican waa midka leh gaariyaasha xamuulka qaada… xoogaga canshuurtana la dhuunta oo lacagtooda ku shuba SOOMAALIYA..

    Marka caruurtoodii waxeey noqdeen kuwo dariiqyada taagtaan, oo aan waxba barran, oo daroogooyinka iibiya, oo xabsiyada buuxa.. waayo, aabihiis baan xalaal ku soo korin, oo ay ku maqan yiheen bililiqo iyo kufse iyo dil dad masaakiin ah… waxaana dul fadhida aayadii quraanka ahayd (وَمَنْ يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا). Marka nimankaan HAWIYE, waxaa haaysta habaar iyo carro ILAAH oo aan waligeed ka hadheen.. Waayo, waa shacab aan ka yaxyaxin xumaanta, iyo kufsiga lagu sameenaayo bari-mageydada balse u arkaa in ay tahay geesinimo iyo raganimo.. halka ILAAHEEYNA carro ILAAHEEY ku riday kuwa sameeya waxaas.

    HADABA, SHALAY MAXAA KA DHACAY MINNESOTA?

    Shalay waxaa ka dhacay doorasho ah, is-reeb-reeb, yaa xaq u leh in ay kartamaan doorashada dhaceeysa NOVEMBER 2022.

    DOORASHADAAS waxaa ku soo baxay oo noqonysaa 90% in ay soo baxaan NOVEMBER 2022, dadkaan hoos ku quran:

    1. ILHAAN CUMAR — MAJEERTEEN (AQALKA HOOSE EE FEDERAALKA).
    2. CUMAR FAATEX — WARSANAGELI (HEER GOBOL)
    3. ZAIBNAB MOXAMED — WARSANGELI (HEER GOBOL)
    4. MOXAMED NUUR — MAJEERTEEN (HEER GOBOL)
    5. HODAN XASSAN — OGAADEEN (HEER GOBOL)
    6. SANGAAB XUSSAIN – MAJEERTEEN (HEER GOBOL)
    7. JAMAAL CUSMAAAN — MAJEERTEEN (HEER GOBOL)

    Waxaa kale oo ku jiray wiil la yiraahdo CUSMAAN AXMED oo ah QAARMADOOBE (HABAR GEDIR), oo la kartamaayey Naag MEXIIAN oo 60 sanno jidha..

    Waxaan la yaabay oo madaxeey geli weeyday in SOOMAALIDII codka bixinaysa ay siiyeen codka habartee MEXIAN ahayd.

    Markii aan baadhay, sababta wiilka looga hiileiyey, ayaa waxaa la ii sheegay in wiilkaase yahay HAWIYE… SOOMAALIDII codka bixinaysay waxeey igu yiraahdeen, wiilkaas hadii aanu doorano, magac xumo, iyo dhib waxaan ahayn ka dheefi meeyno.. Habartaas MEXIAN ah aan ka fadilaynaa oo noo shaqeenaysaa. Waxeeyna dadka codka bixinaaayey ay sas iyo magac xumo ka haaystaan QABIILKA LA YIRAAHDO HAWIYE…

    Waliba markii aan baaray, waxaan ogaaday in wiilkaase dhalay DAAROOD, laakeen codkii SOOMAALIYEED weey diideen, oo waxeey ka door bideen habar cajuusad ah oo gaalo ah, oo MEXIAN ah.

    Waxaan kaloo ogaaday in inta badan ee dhalinyarada ee nolosha ka dhacay ay u bdan yiheen HAWIYE… Jeelasha waxaa buuxiyey Dhalinyarada HAWIYE..

    Ani BARAWAANI waxaan goob joog u ahaa, wiil HAWIYE ah, oo hooyadiis oo jiran u soo kaxeeyey CHINA se uu u daweeyo… hase yeeshee, wuxuu ku soo raray daruugo (heroine). Habartiina waxaa lagu qabtay garoonka BECHING, iyagana weey ka carareen markii ay ogaadeen in la qabtay… Waliba waxaa camiliyada kula jidhay rag madax ka ah safaarada, oo gaariga lagu qaadi lahaa waxaa lahaa safaarada Soomaliyeed.

    ILAAAH BAAN IDIN KU DHAARIYEY, WIIL HOOYADIIS DAROOGU KU SOO RARAY, MA GUULAYSANAYAA… MAYEE, AKHRO IYO DUNIDA, WUU KU CADAABAN YAHAY..

    CONGRATULATIONS TO ALL THOSE WHO WIN THE PRELIMINARY VOTES..

    VIVA DAAROOD ISMAACIIL JABARTE
    VIVA DAAROOD ISMAACIIL JABARTE

    NOOLAADA ABTIYAAL… ILAAHOOW HA NAGA DHIGIN KUWO WAALIDKOOD IYO ABTIYAASHOOD CAASI KU NOQDA

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Daarta ay hooyadaa ka deggan tahay Minneapolis ma kuu soo sawiraa?

      Aryaa Faradheer hawsheeda ha ku dhex milmin.

      Kabahaaga iska tolo no.

      Dantaada ma taqaanid.

      Hoyadaase waa la yaqaanaa. Waa naag fiican oo dabeecad macaan.

    • Barawani
      What’s the use as long as they don’t contribute anything to their mother lands, do they consider themselves pure Americans? There is nothing better than the Isaaqs Barawani.

  4. Inkastonan hawiye ahayn hadana waku jawabaya. Aslanba wax cuqdad qaba layma ogala. Hadaa gulay sate ku qanac bas. Cuqdada hakaa sarto gushu. Wixi dhacay walo sina. Cafis kana wax ka qayr badan majidho.😉😉😉 wixi dhacay xalay dhalay kanoqo

  5. SALAAMU CALEEKUM

    Ani wixii dhacay lee ka hadlay… waxna kuma darin.. waxna kama naaqisin… ee ha lagu raaxaysto warkaas cusub oo macaan..

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. Cabburintii iyo cadaadiskii qaddiyadda goonni-u-goosashada lagu saleeyay haddiiba ay Isaaqii dhexdoodii isku la kaceen, sow macnuhu ma aha in qaddiyaddaasu iskeed isu burisay oo isu kansashay?

    Ifafaalaha dib-u-carashada Saldanaddii Soomaaliweyn maanta ayay ugu waanaagsan yihiin in ay dhabowdo, marka isbeddellada istraatijiga iyo jiyobolitikoolka ee mandaqadda, qaaradda, iyo caalamkaba sida xawliga iyo xawaarka dheer leh uga hirgalaya qummaati loo cabbiro.

    Waxaana kaga dhabeyn kara, Rabbi kasokow iyo idamkiiba, Soomaalida Waaqooyiga (Bari iyo Galbeed – PL iyo SL)) oo inta humaaggii dagaalkii casabiga ahaa ee lagu wada ceeboobay oo lagu wada halaagsamay mugdigiisa iyo dhaxantiisa kasoo hoos baxaan, mustaqbalka cusub ee hor ifaya qummaati ugu wada cadceedsadaan.

    Qarannimada Soomaaliya iyo Saldanadda Soomaaliweynba waxaa si sahlan dib looga soo askumi karaa geyiyada mataanaysan ee Waaqooyiga oo inta qaddiyadahan liilansan haybsadaan deeto Koonfurtana xaajada la toosiyaan. Aadmigu maraaxiisha xun mar uun bay kasii gudbaan e yaan ma-gudbeyaal la noqonin.

    Hubka iyo saanadaha milatari ee labadan geyi dhoobaan oo keliya ayaa haddii la xaraashi lahaa wax weyn ka beddeli lahaa xaaladda abaareed iyo duruufaha adag ee maatooyinkooda ku digtay.

    • Awlal
      Qadiyad Somaliland waa muqadas ya miskiin wamaxi xaasidnimaado – عما في عينك

  7. SAED DUCAALEE

    SURE, they are influencing the political situation in the USA as well as SOMALIA. ILHAN OMER sayings and advice are well heard in the USA as well as the whole of the WORLD not SOMALIA only. I hope you know well what ILHAN OMER is doing at the USA Foreign Affairs Committee. I hope you heard how she bravely confronted with DONALD TRUMP. I hope you know well how she confronted the strong JEWS Committee.

    ILHAN OMER is strong iron-lady…. Where are you when you are talking about ILHAN OMER??

    MR. DUCAALEE, let us respect you.. OK

    • Barawani
      Firstly: Respect does not come by mentioning things which are not true. Secondly:Tell the truth then we will be friends.
      Thirdly: I am not targeting ilhan, I am talking about the majority including Iahaaq.
      Fourthly: Have you seen inappropriate comment from Ishaaqi against other Somalis?

  8. Mudaharaadku waa qeyb ka mid ah Tiirarka Democracy, waxaanse rajeynhayaa inay Dowladda Somaliland muujiso dulqaaka shacabka Somaliland, sidoo kalena ay xaqdhowrto Xuduudyada labada Dal ee Dariskaa ee Xornimada ka kala qaatey Britain iyo Italy 26th June and 1st July respectively.

    Deganaashaha Somaliland waa kabashada Somalia, burburka Somaliland waa dhimashada Dowladaha Xortaa ee East Africa.

  9. SAEED DUCAAALEEEE

    My article only concerns how the sons and daughters of DAAROOD ISMAACIIL ALJABARTE are doing in the USA as well as in UK. I am very amazed and astonished of their progress all over the World.

    I went CHINA, MALAYSIA, INDIA and PHILIPPINES, all the progressing students are mostly from DAAROOD Clans, while IIDOOR BOYS are struggling and swaying in the streets with no future hopes. HAWIYE Students are worst and useless.

    I can witness how the DAAROOD are managing themselves. The best governance prevailing in SOMALIA is being exercised by the DAAROOD…

    Go and see the streets in HARGAISA. They are quite enough old. the streets were left by BILLE RAFLE GUULEED, who constructed these roads, before 40 years ago.

    Don’t go far away, the presidential palace. It was left by GENERAL MOORGAN. No additions or beautification made.

    I am sure DAAROOD are the ones who are doing good job for their population and its territory.

    VIVA DAAROOD ISMAACIIL JABARTE
    VIVA DAAROOD ISMAACIIL JABARTE

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • Barawani
      No use it seems you are used to lie, you visited the whole world and you collected so many lies congratulations.

  10. BAYAAN

    Aniga oo ah madaxweynaha dawladda SSC, ee jamhuuriyadda Soomaaliya, waxa aan halkan ka caddaynayaa in aan xidhay dhammaan xuduudaha ay dawladdaydu la leedahay dawladda Somali-land ee jamhuuriyadda Soomaaliya.

    Xaduud xidhashadu ma saamanayso dadka shicibka ah, ee ka soo jeeda beesha Gadh-xejis, kuwaas oo ka soo barakacay dhibaataynta & tacadiyada ka dhanka ah xaquuqul insaanka ee maamulka askariga ah ee kaligii taliska ahi uu ku hayo.

    DIGNIIN:

    Haddii mudaharaadada salmiga ah, ee beesha aan hubaysnayn ee Gadh-xejis, ku cabbirayaan dareenkooga uu isubeddelo gacan ka hadal, maamulkaygu waxa uu si “qayaxan” u sheegayaa in uusan gacmaha ka laabandoonin indhahana ka dhowrandoonin.

    Marka aan intaas ka gudbo, farriin baan u dirayaa askarta kursiga ka dhookaysan. Askartaay, ma waxa aad shalay magaalooyinkiina uga dhex toosteen oo u burburiseen oo maatadiina u barakiciseen, waa 1988-e, waxa aad maanta samaynaysaan ee aad dorraadna samayseen, ee ah in aad kursiga iska dhookaysaan oo aad diiddaan doorashooyinkii lagu soo caana maalay?!

    Waxa aan haddaba idiin sheegayaa, aniga oo ah madaxweynaha dawladda SSC, in waxa aad qiimaha ku leedihiin uu yahay shacabkan aad luqunta kaga taagantihiin ee aad rasaasta ku eryanaysaan. Haddiise ay xaaladdu sidan ku sii socoto, oo wax garadka & waayeelku indhaha idinka daawadaan, meeshii laga keenay bay ku noqonaysaa oo reer waliba gaadhigiisa & ciidankiisa wuu la baxyaa.

    Haddaba, waxa aan idiinkugu baaqayaa in aad doorashada ku qabataan wakhtigii loo asteeyey, haddaad ku qaban weydaanna, waxa aad la mid noqonaysaan shicibkaa mudaharaadaya.

    Gunaanadkii, gari alley taqaanaaye, waa in doorashooyinka wakhtigii loogu talagalay ee 13/11/2020 lagu qabtaa, iyada oo ay 3da xisbi ka qaybgalayaan. Aad baanan uga xumahay in rag ay ugu horreeyaan Gaboose & Prof. Samatar, ay horboodayaan askar kaligii talis ah oo raba in ay shicibkooda mar labaad & saddexaadba qixiyaan oo gumaadaan.

    Haddiise ay sidaas xal u arkeen, wax urur, xisbi, madaxweyne layidhaahdaa jirimaayaan, reer walibana waxa uu smaysanayaa maamul usaga u gooniya. Maxamed Kaahinoow, abti, Xamarta aad cirro ku eedaynayso, adinka ayaa sababteeda wada oo ka shaqaynaya, ee dadka ka hor leexda oo oggolaada in la idila tartamo. Ogaadana, xoog cidna wax kaga qaadimaysaan.

    Waa madaxweynihii dawladda SSC, oo sidii caadada u ahaydba hoga tusaalaynaya marka ay jabhadaha SNM & SSDF isku baxsadaan, maaddaama aan deris la ahay oo dhibkoodu uu saamayn taban igun yeelan karo. Wbt

  11. @Saeed+Ducale+Ali,

    Raalli noqo maandhe, anigu waxaan hadalka la wadaagaa Isaaqa akhyaarta ah ee sharafta iyo sha’niga huwan ee uu mudane Geelle kow ka yahay. Intiinnan kale waxba kuma darsado aan.

    Waxaana muqaddas ah oo keliya Islaamnimada uu waajbkeennu yahay inaynu Soomaalinimadeenna ku saleysanno oo isku dhaqno. Wixii ka baxsan waa baadhil cad iyo waxa aynu sida ba’an u eednay oo halkanna ina dhigay, 60 sanadood oo aynu isticmaarki iska dulkicinnay kaddib.

  12. Awlal

    Qof jiran baad tahay oo Qabyaaladiiste ah waxaadna kasii liidataa Dhilada Baraawiini Queen la yiraahdo taas oo hada kahor noo Sheegtay in Niman Jareer ah ku kufsadeen Baladweyne dusheeda Banaanka Buurta Qumayo tuurka.

  13. @Sitaha Ducaale Kaahiye,

    Anigu waahore ayaan idiin caddeeyay inaan aqaanno sida halaq kasta xaska uu kudhex dhuumanayo ugasoo saaro oo waxa uu yahayna akhyaarta u muujiyo.

    Maanta waxaad jawaabtadan cayda ah iskugu qarxisay oo iskuna qirtay in (i) aad tahay guulwade SNM ah oo magaca Hawiye ku qaraabta sidii aan marar badan farta kuugu goday (ii) aad magacyo badan iskusoo hoos qariso sida kaa kore ee “Saeed+Ducale+Ali”.

    Qasadkaanuna waa inaad Hawiyaha iyo Daaroodka kadhex kalluumaysato oo goroddana isu geliso, maadaam aad tahay shariir aan Rabbi iyo rag toona xeerinin. Mar haddii aan maaskarihii kaa riday mamsuud baan ahay 100%. Lagu ogaa e madasha tartiib uga dus maandhe.

Comments are closed.