DEG-DEG: Mid kamid ah Wasiirada cusub ee RW Aar oo is-casilay

Wasiir kuxigeenkii Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali Xaashi ayaa iska casiley xil kaasi, Sida ay sheegayaan warar hordhac ah.

Maxamed Xaashi oo kamid ahaa Wasiirada uu maanta magacaabay Ra’iisal Wasaare Xamze Aar, ayaa imaanshihiisa waxaa sabab u ahayd Gudoomiye kuxigeenka Golaha shacabka Sacdiya Salaad oo uu kamid yahay xogheymaheeda.

Mr, Max’ed ayaa sugayey in wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyada loo magacaabo.

Warar kale oo ay heshay Puntlandtimes, ayaa cadeynaya jiritaanka xubno kale oo sii socda.

PUNTLAND TIMES 

12 Comments

  1. Basically he wanted where the cash is.Yacni maal beeylah ah.what a ridiculous and typical Somali minister.

  2. “Warar kale oo ay heshay Puntlandtimes, ayaa cadeynaya jiritaanka xubno kale oo sii socda.”

    Ma durba! Yaa Saatir Ustur.

  3. Asc

    Principles Of….

    ” Adeer shineemadda i mooti ” !!.

    Haddii lagu mootiyey oo aa raali ka aheeyd in lagu mootiyo…

    ….dhulka iska fadhiiso.

    TIGID GOOSO AMA KURSI XAQ UMA LIHID

  4. @@YuusufJama,

    Caaqil, armuu Xamze noqdaa dareewalkii tareenkiisii maxaddadii ugu horreysayba lagaga yaacay?

    Ma kadhaqaajisaa? Mise adna waad ka booddaa?

  5. Asc

    @Awlal

    SHIB IGA DHEH

    Waa la yaabay !!

    100 qof miyaa la magaacabay ?

    24 Wasiir
    24 Wasiir ku xigeen
    25 Wasiirul dowle
    Agaasimayaal ??

    See hal xafiis uga wada shaqeeyn karaan …….
    – Wasiir,
    – Wassir-ku-xigeen,
    – Wasiirul–dowle,
    – Agaasime iyo
    – Agaasime-ku-xigeen.

    Ma leeys ku dheel-dheela ?

    JUG JUG MEESHAADII JOOG

  6. @@@ yusufjama,
    I feel sorry for those foreigners who are looking after them like a daycare,those Christian ladies PM Xamza mentioned. It must be a noisy and full of special need ministers. What a disgrace.

  7. Hadaan Sade nahay waa nala qadiyay, weliba sarkaala deenii ciidamada
    ayaa lagu bilaabay darajo kasiib. Farmaajo waxaan ka faa,iidnay tolkayo
    Ogaadeen iyo Majeerteen oo colaad noo qaaday, umadii Soomaaliyeedna waa
    lana sii coloobeen.

    • A, A, Xade
      DANI & AHMED MADOOBE…..
      Dhabarka kaama toogane, SHAFKAY KAA TOOGTEEN

      WAANA KU GUULEYSTEEN. KKKK

  8. @A.A.Xade kkkkk calaacalku muxuu yahay dhaqan Sade ma ahayne?Sow taad ku haystay Farmaajo waa very local,maxaad isaga reebaysaa kuwa dhabarks ka toogtey?Sow ma ahid 60 jirkii halkaan ladoo taagnaa warkii Deni iyo Madoobe kuusoo dhiibeen ee reer Gedo vs reer Mudug,Galti vs Guri?
    Imisaan ku lahaa qaraabka qurxi.
    Dhan qaldan oo Sade kaligii leeyahay oo aansy Domali badan lahayn kaa bedela.
    HALA ISU HANBEEYO MARKA QAYBTU TIMAADDO.
    Tusaale Xasan dhiiqo wasiir,wasiir ku xigeenaddii A ahaa beeshiisuu siiyay kama xishoon isagoo madaxweyne ah.
    Halka Farmaajo kuwii kuwoo aaday beeshiisa beelo cabanaya ku qanciyay.
    Meeshaan waa Somaliya waa la is boobayaa Somalina ninka aan xishoon ayaa join rag ah.XISHOODKA AAN DUUGNO.

  9. @Hanuuniye,

    War ninkaa ina-adeerkaa ah indhawaale oo aad meeshan kamaqnaydba magaciisa waa lagaga saqajaamayay oo waxa aad ujawaabaysaa isagii asalka ahaa ma aha. Waa kii koobbiga ahaa ee magaca ka xaday.

    Sidaas ulasoco hadda kaddib.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*