DEG-DEG+AKHRISO: Wasaaradaha Maaliyadda DG oo joojiyay wada-shaqeyntii W. Maaliyadda DFS

Dawlad gobaleedyada Soomaaliya ayaa joojiyey wada shaqeynta ay lalahaayeen Wasaaradda Maaliyada Federaalka Soomaaliya.

Wasiiradda Maaliyada Heer Dawlad gobaleed ayaa ku eedeeyey Wasaaradda Federaalka in ay garab martay dhammaan Heshiisyadii ay kuwada shaqeynayeen 5-tii sanno ee lasoo dhaafay, kaas oo keenay in Hanaanka Deyn Cafinta wax badan horumar ah laga gaaray.

Xiligii Farmaajo, wasaaraddaha Maaliyada Heer Dawlad gobaleed iyo Federaalka ayaa lahaa wada shaqeynta ugu wanaagsan, 100-maalmood oo kooxda Madaxweyne Xassan Sh joogto hanaanka deyn-cafinta ayaa dhaawac adag soo gaaray, hakinta wada shaqeyntan ayaana ka dhigan guuldarro weyn.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Qabyo weey kala daadanaysaa!
    If the beginning looks like this I don’t know what the end will look like.
    We warned ahead the likelihood of something like this will indeed happen,by the look of it is started. When Xasan missed the opportunity to beat the iron when it was hot,this is the outcome. He priorities external trips than internal trips. In world resting on a baby donkey’s ears,
    Can Somalia be saved?

  2. Maalintii Xasan Guurguurte ladoortey isla maalintii waxay dawladda Maraykanka ku dhawaaqdey in dawladda Maraykanka kula dhaqmeyso dawladda cusub Soomaaliya Dual Track Policy.Weliba waxay Dawladda Maraykanka carabka Ku dhufutey in dawladda Puntland ula dhaqmeyso si gaar ah ..

    Hadaba Waxaan layaabanahy waxa Puntland kaga xiran Xamar oo ay u daba joogaan ..haddey tahay aqoonyari waxaa dunida daafaheeda kunool dad fara badan Daarood oo leh aqoon durugsan oo idin Ka caawinikara xiriirka caalamiga aad la leedihiin Dunida .

    Ujeedka Xasan Guurguurte afar habeen u seexdey Garowe ma ahan jaceel idiin qabo ee wax badan buu ogyahay ujeedkiisa ugu weyn waa siduu idiin Ka soo xiro xiriirka aad la yeelaankartaan caalamka .

  3. Waagii hore waan diidana in argagaxisada xarakada shabaabul mujaahidiin wadanka qabsado, laakiin hadda makala jecli kkkk
    Maamulada Dabaqoodhiga ayaa u sabab ah

  4. Wakaa Caqliga Soomaali ishan u yeelay ee Mooryaanta!!!

    Ducaale Kaahiye, from Beraxleey to Ismaayo in aad leedahay ma marka aad digirta cunto ayaad ku riyootaa?! Kkk

    Wallaahi waxaad arki doontaan adinka oo la Idika mabnuucay dhex marka 6da gobol ee Muqdishada aad ku Xaarteen Koofur ka xigo, haddii aad nooshay!

    Aryaa xudduudaayna waa Buurtinle ma kuu socotay?! Kkk

    War dadyahow abaarran wixiina iimaansada oo laacidda wax aaydan gaarin joojiya, haddii kale waad tirtirmi doonaan!!!!!!!!!!!!

  5. Alla fiicnaan laheydaa inay waraaqdan run tahey.

    Canshuurteena iyo dhaqaalaheena ayaa noo baqan lahaa.

    Federal waaye Dalku ee yaanan isku mashquulin.

  6. Eedo AXADO

    Waxa tirtirmaya waa idinka ilka Yarta ah sidaad ogtahay asbuucaan Kaliya waxaad Dagaal ku qaadeen Ogaadeenka Kilinka dega iyo Beesha Saleebaan waadna ku jabteen labadii Dagaal aad qaadeen. 100 nin Oo dhaawac ah iyo 50 tameeyo Dhimasho ah baa idiin taal idinkoo Awalbo afar xaboo ina gumeed ahaa hadana intaa idinka dhintaan Dhowr casho gudaheed maxaaba idinka hari ?

    Majeerteen iimaan malaha laakiin waa goosan karaan Dhulkaa Saxaraha ay dagaan laakiin adiga intee baad aadi oo u ciirsan Yaa Miskiin ?

  7. Ally M!

    Sorry to say but, Somalia cannot be saved as long as!

    Muuqdisho (Mogadishu) is its Capital!
    Hawiye is on driving seat!
    Hawiye is seeking to over take an other clan’s reagon, like middle Shabelle!
    Federal system is sabotaged from Muuqdisho (Mogadishu)

    Somalia will remain standstill!

  8. Mooryaan DUCAALE Kaahiye.

    Mareexaanka meeshaa dego ee aad tiri 50 baa ka dhimatay marka hore Mareexaanka guud 10 to 20% Bay ka yihiin!
    Iyagana waxaay tiro ahaan u dhigmaan Habargidir oo waa kuwa ku gudban, Cayr, Saleebaan iyo Sacad ee Itoobiya kaaga gudban! Saleebaan iyo Sacad waxa aay is arkaan ee aay is dilaana waa Wegerdhac!

    Nimankaana waa raggii gabay ku yiri!
    Iska gawrac mooyee Hawiye guul ku faan ma lehe! Kkk

    Halkaa Waxaa ku xirmay dooddaada Laangaabnimo ee aad soo celcelisay!
    Midda ah Majeerteen wuu go’i karaa laakiin Mareexaan xaggee buu aadi karaa!
    Mareexaan waa Qabiilka kali ah ee Soomaali ah oo 2 dowladood xudduud la leh, Xagga Soomaaliyana uu Webi ka xigo, Malaha dulkiisa iyo Gedo ayaadan aqoone, yaa Mooryaan!

    Mareexaan waa Nimanka yiri.

    Bal Adigu ka warran 1,500ka qof ee hal maalin Soobbe kaaga dhintay, awal baadan kale jeclayn oo Ninkaa habaarran baad tahaye?!

  9. Faan Badanaa Midgaankan ilka yarta ah.

    A . A . Xade

    Mareexaan ka afarta xabo ah miyaad la sintay Habargidir ? Waxay la mid tahay adoo yiraahda Fahad Yaasiin Qoladuu ka dhashay iyo Hiraab ayaa siman tiro ahaan iyo tayaba !

    Iska faan kolay awood kale ma lihide ilka yar Midgaan ah baad awalba ahaydee waxba kuuma dhoowsanee.

    Gobolka Galgaduud waa tii aan kaa cayrsaday Xuduudahana ku Dhaafiyey ilaa aan ku dul dhacday Ogaadeenkii Kilinka markii ay kusoo Dhaweeyeena aad ayagii Xabad ku biloowday inlayn Daalin baad waligaa ahaydee.

    Maantay Sandwich 🥪 oo kalaa noqotay dhana waxaa kaa tumaya Beesha Ogaadeen dhana Beesha Saleebaan iyo Cayr meel aad ku Baxsatana ma laha.

    Waad dabar go’deen hoog iyo halaag baa idiin sugnaaday ilka yaraay.

  10. A. AXADO

    AXADO CAACLEEY BEENTII IYO WAALIDII MA ZOPPE BAY KULA AADAY. OO DAD MASAAKIIN SHACABA LA LAAYAY OO LA QARXIYAY IYAGOON OGEEYN, OO LA SOO GAADAY, IYO ILKA_YAR HUBEEYSAN OO 500 QUDHA LAGA JARAY IYAGOO HUB SITA, BAAD ISBARDHIGI, WALLE AXADOOY INAAD WAALANTAHAY HORAAN KUU SHEEGAY, OO ADIGA IYO NACAMLEEYE @ALLY MADHIBAAN WAX SI IDINKA YIHIIN. EE ALAAHA IDIN CAAFIYO.

  11. Mooryaan DUCAALE Kaahiye.

    Midgaan caay maaha ee waa magac Qabiil Soomaaliyeed oo Habargidir lamid ah ee caay iga kaa dhicin karta ha moodin!

    Mareexaan isma taqaanaane, Suldaanadii aad Fardaha u soo daajin jirtay baa naga kaa yaqaane, Digirtaada iska cun!
    Daarood Habaaraneey lala doodo waa Xoog DOOFAAR lagu eryey! Kkk

    Dad aanan dhergeyn, xishooneyn, wax ka maqan yihiin illaa iyo Maalintii la abuuray, cagli xumaanta ka celiya aanan lahayn, deris la xaq dhawro aanan aqoon, xumaanta isku kaalmeeya, wanaagana ku kala tago, wax dumis mooyee wax dhisid aanan aqoon, Qiyaano iyo magri aay caado u tahay, Abaal la taray xumaan ku gudo,aanan arkeyn in aay Soomaali Tuke Cambaar leh ka dhex noqdeen! Ma dhameyn karo dhaqanka xun ee Mooryaantan Madmadoow haddii aan tiriyo illaa iyo caawo!

    Dammeer ninkii raran jiray ee uu ka fakaday ha qabsato oo Qoolkii ha ku rito! Kkk

  12. Bal eeg waxa aad halkaan kusoo qortay iyo cantara baqashta Dhuusada kaa socota Kkkkkk

    Sanadkan maantay ah waa dabar go’aadii inlay adaa isku taagay Habargidiree. Asxaan dambe waa dhamaaday awalba Habargidir Niman la yiraahdo Cayr ayaa shalay noo kaa keenay laakiin maantay Magacaaga xataa ma maqli karaan Dadkoo dhana waad isku dirteen.

    Kuwii adiga Dad kuu xigay xataa kuma maqli karaan sida Ogaadeen iyo Majeerteen marka maxaad moodi ummadihii kale ? Sanka ayaa lagaa wada qabsaday.

    Ina gumeed ilka yar Midgaan ismooday wax uusan ahayn.

  13. Ducaale Kaahiye

    Intaan yaraa Waxaan Ku soo korey in hawiye uusan bani’aadam aheen oo uu yahay bahal seen leh oo aanan nasab aheen ..

    Markaan xoogaga soo korey baan arkey dad ladhahayo waa hawiye laakiinse Ka yara duwan soomaalida kale , dad cuqdeysan , oo nasakhan oo shaqooyinka hoose qabta .

    Markaan nin weyn noqdey oo aan dalka Ka baxay iyadoo weli jirto dawladdii kacaanka baa waxaa nin hawiye ah gar u dhigtey nin Sade Daarood Mareexaan ..gartii baan fadhiyey ..wuxuu ninka hawiye u andacoonayaa ninkaan Mareexaan had iyo jeer wuxuu igu yiraahdo waryaa ninkaagaan hawiye ..markaas baan Ku niri soo ma tihid nin hawiye ah ..wuxuu Ku jawaabey maya wuxuu oranayaa si yasid ah ..

  14. Meel kasta Daarood cabaad ayaa kasocda. Daanyeero 🐒 🙈 🙊 ayaad tahiin. Waxaad u barrateen wax aadnaan shaqeeysan oo ruufiyaanimo, dabadhilinimo aad gaaladda dabadda u dhaqdaan ilaa iyo 1960gii ku cuntaan. Wake up, don’t sleep. Maantay waa 2022, Hawiye wuu iddinla xisaabtamayaa. Dalku waa federal ee maxaad Xamar ku darsatteen, amabba kusoo kordhisaan dowladda dhexe? In my opinion, waa nothing but background noise. Bal waakaase, YouTube, iyo social media wax ugga baddala xaqiiqda ah in Hawiye qof aan aheeyn uusan wadankaan dib dambe u xukumeeynin. Hawiye waa Baashtuunka Somalia. Hawiye waa Zuluga Somalia. Hawiye waa warriors dagaalayahannada Somalia. Marka what now?
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  15. Waxaa la wada ogyahay in war murtiyeedkan soo wada saareen dhamaan doolad goboleedyada Soomaaliyeed sida Galmudug, Puntland, Hirsahbeele iyo Jubaland, laakiin kuwan meesha wax ku qora waxay u badalayaan dagaal Darood iyo Hawiye.

    Waxay jecel yihiin isku dirka qabiilada Soomaaliyeed. Mar waliba waxay ka shaqeeyaan oo shaqadooda tahay isku dirka Darod iyo Hawiye. Waxay la baxaan magacyo qabiilo sida Hiraab, ama magacyo deegaan sida Cadaado. Iska jira Soomaaliyeey, cadow idiin bartay oo idiin bareeray baad leedihiin.

  16. Fake news waaye sheekadaan.
    Osman, maxaad tirri, maamul goboeesyadda ayaa warkaan soo wadda saaray? Bulshit. Makula tahay in annIga, iyo dadka Hawiye maantay 2022 aad marrin habbaabin kartaan? Aad seexin kartaan? No way Jose. Hadsii eeysan si dagdag ah Qoorqqor iyo Guudlaawe war u soo Saarinen, oo eeysan kashiffin beentaan Garoowe lagu soo karkarriyay, wallahi labadoodabba istaaga ayaan ku toogan doonnaa. Shiiq Ahmed Madoobe issagana waxaan ka filleeynaa in uu caddeeyo in uusan Denni iyo Majeerteen kubraacsaneeyn warkaan beenta ah.

    Wallaahi baan ku dhaartee, oo bilaahi baan ku dhaartee, oo tollaahi baan ku dhaartee Cadaaso ayaan kasoo jeedaa, addigana beenlow urraayo oo Daarood ah ayaad tahay magaca Ilaahey ayaan ku dhaartee. Thuma Wallaahi ayaan markale ku dhaartee waxaad rabtaa in aad Hawiyaha iyo umadda Somaliyeed oo eey ku jirraan Daarood in aad been u sheegto, beentaas oo ah in Hawiye iyo Daarood eeysan is heeysan. Weeybis hayaan. Hawiyanna waa kaga adkaaday siyaasaddii Daarood. These are facts.marka dadka beenta ka daa iyo in Isaaq amabba Ethiopiyaan iyo Kenyaan soo qaatay magacyo oo Somali bartay in aan nahay. We are Hawiye, and we are going to rule Daarood because we are the rightful rulers of Somalia. We are just leaders unlike you guys Daarood, who have looted, corrupted and fucked up our country and people since independence. No more. Accept these facts because the sooner you do, the better off you will be.
    Dalmida
    Gos bless Somalia 🇸🇴

  17. Issa(ID) Cadaado Saaxiib af canbuulo leh
    baad ragii catir uga dhigtay,oo faruurow
    intii aad kartay oo cay ah baad naqday,oo
    caluuqow waxaad tiri hawiye waa bashtunka,
    iyo zuluga soomaaliya,markuu beeso helo oo
    badar ka dhergo,intuu niikiyo naago doonto
    ee dawladnimo xay tahay, xaadse igu darsatay.
    bal adba ALLOW ALLE Maxaa dameer ciyay coon,
    waa intaad tiri,cidu kuma caayin xaasha wbt

    REPLY

Comments are closed.