DEG-DEG+DAAWO: Golaha Wasiirada cusub ee XFS oo lagu dhawaaqay

Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqay goor-dhaweyd, kadib munaasabad ka socota barxada xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre.

Wasiirada cusub oo kala hoggaamin doona 25 Wasaaradood, ayaa waxaa kamid ah Mukhtaar Roobow Cali Abu Maansuur oo horey u soo noqday kuxigeenkii Hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Axmed Godane.

Ra’iisul Wasaare Xamze Aar ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed la shaqeeynta Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay.

“Xukuumad Xil-kas ah ayaan idiin magacaabay, ka dib latashi aan layeeshay madaxweynaha JFS, waxaan kufaraxsanahay in aan soo bandhigo gabdho iyo wiilal aan kusoo xushay karti, hufnaan iyo aqoontooda, iyagoo kajawaabaya baahida marxaladda dalka” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre.

PUNTLAND TIMES 

23 Comments

  1. After thinking hard,I could only think of three reason why Mukhtaar Rooboow is included in the cabinet,
    1.To use him against Lafta Gareen.
    2.To use him in the new proxy war for Egypt against Ethiopia
    3.And this last reason is odd but very plausible,This government could be planning his assassination through many scenarios once and for all.

    Lastly,suppose all the above didn’t materilaze,since he is been wanted and accused of terrorism crimes internationally,how is going to travel without the risk of being arrested ?

    • You are a liar, manipulator, sowing the seed of hate, war monger and hypocrite.
      Go hell and get lost. Thanks God in Farmaajo iyo qudhunkiisii la tuuray, rag rag ah waddaniyiin ah la keenay, 4 sano buu bilaa maxkamad ku xidhnaa shiikh Muqtaar, maalin umaad damqan, eey eey dhalay

      • Ma aadan gefin. Isha ayaad ka ridday. Ally M waa ey. Wax dhalayse lama yaqaan. He is just ‘figlio di nessuno’. Xataa hooyadiis ma taqaano cid ka dhashay. Carruurta Tumbuluq lagu dhalay waa iska wecelo.

  2. Diinta uu nagu hagayo ma middii ehelu towxiidka lagu laynayaa mise waa mida suuban ee nabagigu nasoo gaarsiiyey.

    Dadkii uu lagaha iyo indhaha tiray aaway xaqoodii miyaa lawaalan ayahay mise anaa riyoonaya

  3. The appointment of so many ministerial portfolios for a nation still on the road to recovery and without its own GDP to sustain them, and which has not even attained real statehood yet, simply boggles the mind.

    What is even more ironical is the slogan the PM has stamped on them: “Dan Qaran”. A ‘qaran’ that is as yet none-existent and whose interests certainly will not be served by such a ridiculously over-bloated administration that is not standing firm on an already established and fully functioning system.

    Even more paradoxical is the fact that each of them in all the three levels of government represents the name of the same clans and sub-clans, rather than representing constituencies and their constituents as is the norm in any other country around the world.

    So, in essence, what we have here is a a so-called government with no GDP of its own and in which all its members at all levels represent the names or titles of the same clans and sub-clans in the land. I often pinch myself reading these stuff about my country.

    • Dr Awlal, I agree with your suggestions and comments but you know the reason; any subtribe that cannot find that cabinet one of their hand picked man will immediately boycott the administration. This is policy of appeasement and keeping the peace overall. Forget about nation building and Education, health services or unemployment. If they don’t follow that line they will be doomed to failure and scuffles, confrontation or maybe war

  4. Somalida waa dadka lagu tilmaamo “Volunteer victims” Naftooda duleeye. Dad walba waxay aad u raadiyaan waa helaan. Dadaalaa waa gaaraa soo maahayn. Waxay aad ugu dadaalaan qabyaalada iyo beenta. Miraha laga dhaxlo labadaas sheyna waa waxa Somali haysta. Hambalyo Hambalyo waxaad jeclaydeen waa hesheen ee ku raaxaysta waa maxay qayladu. Allow Xasan sheikh howshiisa u fududee koley waxa doortay wuu dhaamaaye. Allow Md Deni markale xilka kusoo celi saa saanay ku rabaane. Allow Ahmed madoobe markale xilka kusoo celi saa Kenya u basaasiday ku rabaane. Allow waxay jecel yihiin u sahal. Anigu koley nin baan ahay oo waa ku haystaa siday wax u socdaan

  5. Caydu mana sano walakay shiekh mokhtaarow waa in aad raali gelisaa Ally m. Inkastoon aaminsanahay Ally m eediis aysan dhamaad lahayn kana madhnayn Qbabyaalad uu kula hoos Dhakanayo hadalkiisu Xaq buuse uleeyaha fikir kiisu. Ally m waxaan leeyahaye walee afar sano oo dheer baa kuu hadhay. Utartiibi mucwaaradnimadu waa ok. Hal ogow konfur galbeed iyo Xamar waligood coloobimayan. Mukhtaarna waziir iska dhaafe madaxwayne koofur galbeed iyo midka jamhuriyada Somaliyeedba wuu noqon doona Alle hadu siiyo. Cidi dilimayso haduu Alle doono Moyee. Cidi cidi dhakrimeeyso Xaqo in yuusan ku xaglagoynin. Horsy waxaad usheegtay in dhul la kala dhacayo reeka aad kutuhmayso in ay dhul dhacayaan sow ayadii taariikhdu qortay in ay meeshu dagnaayeen 800(sideed boqol)oo sano kahore. Xaqu wuu iman cidii doontaba hadiidee. Alle waxaan kabaryeena inu Xaqa keeno dhamaanteena nawaafajiyo in aan Xaqa ku qanacno.

  6. Soomaaliya.
    Golaha wasiirada ,ee maantay lago dhawaaqay,waxa warkiisa oo dhan daboolaya in shaqsi argagixisada al ka tirsanaa.
    Muqtaar Rooble abuu mansoor laga dhigo wasiir.
    Wasiirada inta badan sida muuqata waxa soo xulay madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xassan Shiekh Maxamuud.
    Raiisal wasaaraha mudane Xamar dab can in yar buu ku lahaa,oo Madaxwaynaha uu raali ka yahay..
    Muqtaar Rooble abuur Mansuur ma ahayn in wasiir laga dhigo,tani waxay diri fariin qaldan.
    Madaxwaynaha Soomaaliya mudane,Xassan Shiekh Maxamuud,saaxibadii Damul jadiid iyo xisbi giisa in badan buu ku soo daray,wixii ka soo baxa
    bal aano sugno wixii ka soo baxa.
    Gunaanadkii- aano rajayno in Soomaaliya wax u hagaagaan waayo waxay dan u tahay Soomaaliya oo dhan.

  7. Muqtaar Roomow kama dambi badna kuwa badan oo Baarlamaan ku sheegga dhex fadhiya oo uu gacmahoodu ka tifqayo, dhiiggii aay daadiyeen ee ummadda Soomaaliyeed.

    Sida Cabdi Qeybdiid iyo Muuse Suudi oo kursiga looga kacayo markii la arko!!!!

    Soomaaliya waa dalka kali ah ee uu magac iyo derejo ku yeesho, Tuugga hanti qaran ku taajira iyo Gacan ku dhiiglaha dad badan dilo!

    Dunida quman dadka noocaas ahi maanta ama xabsi bay dhex jiifi lahaayeen, ama Tiirka ayaa la geyn lahaa!

    Inta uu mudane yahay meeshan xumi midkii dhigay!
    Ha biqleeyso weligeed, meelna gaari meeysee!
    Muusiyo Qeybdiid iyo Roobow ha maamula meesheeda joogtada!

    • Xade ma Hawiye qudha baa wax dilay? Meeye kuwii kumanaanka duqeeyey ee guryahoodii ku dumiyey iyagoo hurda
      Kuwii wadaada xaafadil quraanka Xamar ku gawracay. Kuwii Jazeera dhallinyaro guryahoodii hurda kala baxay ee xasuuqay, kuwii kuwii kuwii caawa oo dhan dhammaan meyso kuwaa waxaad u taqaan xujay Allah soo diray oo in loo sujuudo mudnayd. Maroodigii takarta saaran aan u jeedin sofa tihid. Muse iyo Qaybdiid waa kuwaas oo kale

  8. waziir macsilow ah dowlad ribix ka radineeysa xaaraan daraag maxaa laguufali magacabidooda.Wixii gabar garcata iyo wixii draagu dilo xasanow adaa kamasuula hingriis(uk) ayaa china maaro u waayay dhaqaalahoodii iyo firfircooni doodii markaasu dowlada derska la’ah ayuu xashiish ku abuuray halkaas laga gelin jiray draaga ilaa shiina dadkoodii baqtiga cunay markii waxgarad koodii yiraadeen waxaan naga jooji xabad baa lagaladaalay chiino waxay noqotay hooygii makhnuudka,dhilad,draaga waxay gaartay caruutodii inay ku gataan xooga draaga duligaas bay ku jireen ilaa moaw testung u soobaxay xukunkiina la wareegay talaabadi ugu horaysay wuxuu laayay wixii mukhadardka cuni jiray oo dumar ubadan wuxuu ogaad fitanka uguweeyn in dumarka tahay malah quraankeena ayuu akhrista china waad aragtaa meeshay mareeyso fitanii dumarka ayuu la dagaalamay.Bal eega raga iyo dumarka isku dhex jira barlamaanka somalia ma waxaa lagaran waayay in lakala sooco meesha fasahaad iyo shugansi baa ka muuqda dahab,uunsi dumar iska soo buuxiyay inay shaqo u yimaadeen MA MUUQATO.ARIKAASU WAA QEEYB DAGAAL SOMALIA LAGUU HALIGAAYO U fiirsada fasahaadka inta badan dumarka sahla HADII DUMARKII barlamanka RAGII caasha saaraysa OO MEEL GOONIYA RAGA KA FARIISAN SOO
    BEEETUL MUQAYIL AMA CLAAB NOQON MEEYSO adeer HADII TALO LA RABOW DUMARKA JAADKA GADA HA LOO DIIDO BARLAMANKA KUWA KU JIRA HA LAGA ERYO WAZIIR BAD SHEEGTAY BIYATOONI KAMA DHIGEEN FIITANF FITAAN FITAAN WAA GURIGA BARLAMAANKA DUMARKA JOOGA IYO QOLADAAN DARAAGA KEENYA

  9. Ally M isaguba wuu caytamaa. Marka in la caayo waa istaahilaa. Waa Faqash futo weyn oo Xabashida ayaa ka daneysata.

  10. Gobannimada Soomaaliyeed Irir Samaale ayaa daafaca. Faqashtuna Axmaaro iyo Kikiyu ayey u soo kaxeystaan si loo aaso gabannimada. Bal eeg Cabdullaahi Yuusuf, Cumar Xaaji Masale, Farmaajo, etc. Xabashi bay dalka ku soo hoggaamiyeen. Irir Samaale ayaa intaba gaashaanka u daruuray oo badbaadiyay
    gobnnimada iyo madaxbannaanida dalka Soomaaliya.

    Sideedabana, Soomaaliyaa waa dalkii Samaalaha. Faqashtu ma jecla inay maqlaan xaqiiqdaas. Runta way dhibeysaa Faqashta.

  11. @Ali Jama,

    Suldaan, you’re spot on in your brief and accurate analysis. I particularly love your precis – “This is policy of appeasement and keeping the peace overall.”

    So true but tragic.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*