DAAWO: Somaliland oo u ogalaatay tagista Hargeysa Madaxda DFS

Xukuumadda Somaliland ayaa ogolaatay in madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya ay imaan karaan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, haddii ay u soo gudbiyaan dalab.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in u ogolaanayaan madaxda Soomaaliya, si ay uga qeybgalaan Aaska Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi).

Senator Cabdisamad Abwaan, oo kamid ah Aqalka Sare ee BJFS, lagana doortay Puntland ayaa waraaq furan oo uu u diray Somaliland ka ka dalbaday madaxda Somaliland in loo fududeeyo dadka doonaya inay ka qeybgalaan Aaska Qaran ee Abwaan Hadraawi.

Wasiir Kaahin ayaa sheegay inay arkeen fariimaha lagu dalbanayo ka qeybgalka Aaska AUN Hadraawi, balse uusan jirin codsi rasmi ah oo lasoo gaarsiiyay dawladda Somaliland.

AUN Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa maanta ku geeryooday magaalada Hargeysa. Waxaa uu kamid ahaa hal-abuurka ugu magaca weyn Soomaalida, isagoo aad loo jeclaa suugaantiisa.

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

  1. I hope this is not politicized for short-term gain by sick people. He was a legend and those who loved him deserve to attend his mourning and burial.
    We cannot afford to fight over the dead for worldly differences.
    To be a poet is not an easy and for everyone but it’s a gift from our creator. The Quran talks depth about status of poetry for goodness or bad.
    The hero’s legacy lives on and on.
    May Allah have mercy on his soul.

  2. Waayeel dadow, Duni weersatoo, weligeed jirtoo, wacadkii
    ALLA weydaarataan weydiinayaa ?…Somalida Dhaqan ahaan
    GUUR iyo GEERI kuma kala haraan, tani aragtidii Midnimo
    ee mideeyn lahayd Allaha ka dhigo, waxaan filayaa Ajalada
    Abwaan Xadraawi la xiriirto Uq iyo Naxdin uu ka qaaday
    Shacabkii la laayay. Allaha u naxariisto Samir iyo iiman
    Allaha naga siiyo. Biixiyow talaa kuu taal, Dalkii hooyo
    DUMAAL oo Dadkii uu ka tagay daryeel. Wbt

    • Jirac
      Who will believe a jealous boy known to Puntland poat readers? SNM simply the best, it built a country from nothing into a wonderful, advanced country with institutions in the Horn of Africa.

  3. AUN hadraawi runtii oday somaliyed ayuu ahaa qofkastana wuu dhiman
    Waxaand dhihilahaa somalida
    Wixii nool in aay dhistan
    Mustaqbal fiican aduunku I Koobane somalidii intii waawayned dhinte wixii aay abuurteena allahaa ayaa abaal
    Kasiindoona hadrawi AUN
    Aamiin aamiin.aamin

  4. Waa riyo in dadka koofur ka Soo jeedaa yimaadaan Somaliland,qofoi a ha ku riyoonin, nin ku yidhi sinaan meyni adna did sareyntiisa.
    Viva Somaliland.

  5. Khalid ,kula yaabi maayo da’daada ayaa ah 4O jirka hadda jooga waqtigaas
    BUURYO-QAB buu ahaa waqtigaas, oo waba ma ogeyn cid aan la garamana ii
    keen kuma lihi,haddii aadan taariikhda aamini kain,idaacada,buugta iyo
    Computerka aad wax ku qoreyso, guri la gatay waa dukumebtigii CABDALLA SHIDEEYYE, Ninka ay kaaga dhegan tahay, waa ninkii bedelay kii magaciisa
    lagugu seexin jiray ee General GANI, markii uu idiin naxariis tayne aad
    bixiseen mooge waa abaal ka dhac. tan kale SIYAD BARE adaaba sheegay oo
    MAJEERTEEN gacalo uma gelin, waana ninkii idiin dhisay dekadda BERBERA
    iyo Airporka Caalimiga ah ee HARGEYSA ee maanta aad ku gorgortaan oo aad
    khyrkiina ugu faantaan. tan xasuuqa in kastoo cid WAYSO U DHAWRAN TAHAY
    aysan jirin, idinka waxaa idiin dheer xabaalo qufid aad ku dooneysaan
    CITIRAAF, tab kale dalka aad sheegataan , oo aad maalin walba dadka ku
    laysaan waxaas ka degtaan HAGEYSA IYO BURCO, dadka waxaad ka tihiim
    2O% Waxaad daboolysaa siyaasada Somali diidka ah SNM waxaad xaqiresaa
    Dhulbahante,Warsangeli,Godabiirsay,Ciise, Samaroom, Fiqi shini, iyo
    Gabooye, Dinoqoraadiyad been ah baad wadaa oo dadkaagii ku leysay, sido
    kale ayaad Siimaalidii soo qaxday ee ku magansatay u tarxiishay waxay
    lahaayeene u dhacday, Dagaalkii SIYAAD BARE waxaa keenay dagaalkii 77
    ayuu idinka cidsaday in qaadka itoobiya la joojiyo, maadaama lacag adag
    oo doolar ah inga baxdo, idinkuna aad noqoteen dad wada edect ah oo rag
    dumar qaadku wada qabatimay, dhaqankii iyo diintiina suuliyay,dagaalkuna
    ka horreyo, saaxiib soo kor kolkaad waayo joogto ayaan kula garamin
    waxaa ku faraxsanahay inaan waxaad moogeyd sidii D/Day 1945 tan oo ahayd
    Abaarihii 1988 adiguna aad sabiga ahayd soo kor huuno WBT

  6. aas qaran!!!!!
    aas qaran!!!!!
    aas qaran!!!!!
    meequu jirranaa????
    meequu jirranaa????
    waxay u awoodi kari waayeen inay cusbitaal ku geeyaan lacagta ay carruurahooda jallaatada xad dhaafka ah ku carrabinayeen!!!!! maxaa laga wadaa aas qaran??? yaabnaye ma yaabteen!!!! meeqa sanuu sariir saarnaa??? kolba mid baa isku sawiri jirey hadraawu.. … cal sugule dun carbeed baan arki jirey hadba kii booqda imaaraadka sariirtuu ku rakibnaa bahalkii naqaska qaadi jirey ay kolba dhinac ka istaagaan iskuna sawiraya!!! wallaahi isla xilligaas waxan arki jirey ehelkiisa waxay la hadli jireen somaliweyn… ilaahow yaa ka hadal siiya ehelka hadraawi urugada soo martay, xaaskiisa siday u dayaceen oo ugu yaraan toban sano dul fadhiday baa innagaga filan,, adeerrayaal caalamka waa laydinla joogaaye, qiiro jabbaanta iyo ilmada yaxaaska la fariista…

Comments are closed.