DEG-DEG+DAAWO: Somaliland “Waxaan qabanay ciidammo Xamar ka yimid, oo cirro dalbaday”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin ayaa sheegay in Ciidanka Booliska Somaliland ay gacanta ku dhigeen Ciidammo ka yimid Muqdisho, kuwaas oo uu leeyahay musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ayuu ku sheegay Wasiir Kaahin, in Cirro uu Ciidammo ka keensaday Xamar, xilli lagu wado in berri ay bannaanbaxyo waa weyn ka dhacaan deegaannada Somaliland, kuwaas oo ay iclaamiyeen xisbiyada mucaaradka ah.

“Booliska Somaliland ayaa qabtay ciidan Xamar ka yimid oo uu Cabdirraxmaan Cirro xidhiidh la leeyahay” ayuu yiri Wasiir Maxamed Kaahin.

Waxaa uu intaas ku daray “Hadalka uu caawa jeediyey Musharaxa Cirro waa khalkhal gelin nabadgelyo darro iyo dagaal”.

Mucaaradka Somaliland ayaa berri qabanaya bannaanbaxyo waa weyn oo ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ay ku eedeeyeen inuu diidan yahay qabashada doorashada loo madlan yahay bisha November ee sannadkan.

PUNTLAND TIMES 

27 Comments

  1. Shaki kuma jiro inay Garxajisku ugu badanyahiin Shacabka Somaliland ee degan Xamar, laakiin uma maleynmahayo inay Ciidan ku jiraan.

    Sidoo kale uma maleynhayo inuu Cirro yahay nin dagaal ka bilaabi ama ka Jabuuti Dowladda Dariskaa ee Somaliland.

    Somaliland waa ONLY Dowlad uu shacabku doorto marka la barbardhigo dhigooda Somalia iyo DJouti, sidaas daraadeed waa inuu Cirro aamino Shacabka Somaliland.

    • Suuliland xagay ku taal ader? Burca iyo Hargaysa oo Iidoor kii macaluul ugu dhinteen lagana yaacay Iidoor kiina Muqdisho iyo Garowe dawarsadaan gabdhahoodiina dibka wada dhiibteen ayaan ogahay xaqiidii waa dad u baahan in loo gurmado dadkaasi oo dhiban.

  2. Wasiirka Arrimaha Gudaha maamul gobaleedka Somaliland, Maxamed Kaahin

    Waa siyaasi cabsi ka qabo in uu kursigiisa waayo

    Warkuu sheegay waxba kama duwana warkii mucaaradka farmaajo ka sheegayeen oo ahaa farmaajo Eritrea ayuu ciidan kala soo dagay oo xukunka Somalia lagu qabsanayo

    That’s new somalian political hypocrisy

    • Warkaa waxaa xigi doono in la yiraahdo cirro ayaa dhaqaale shabaab u adeegsaday doorashada maamul gobaleed somaliland kkkkkk

  3. Ninkii garxejis ah ee xamar tegay waa dembiile ayuu Biixi ina barayaa.
    Muuse Biixi waa keligii taliyihii ugu xumaa ee taariikhda geeska afrika la xusuusan doono abid.

  4. Waa maamul jabhadeed ay kusii dabayartay oo wax-kasooqaad maleh. Saadaashaydii sanadkii ina dhaafay aan dhowr goor halkan uga caddeeyay ee ahayd in iyada oo aan xabbad keliya dhawaaqin hab yar oo farsamaysan maamulka geyigan looga la wareegi doono kooxdan yar e jabhadaysan ayaa hadda dhaboobaysa, sida laga dareemi karo salalka iyo saska kooxdaas ku habsaday.

    Waxaanan ku dooday in matalaadda shacabka geyigaas ay si tartiib ah gacmaha ugu geli doonto xildhibaannada iyo xubnaha kale ee dowladda federaalka looga sooxulay beelaha iyo degaannada geyigaas katirsan, jabhaddanna ay iskeed iskaga dhalaali doonto marka awooddu faraheeda ka baxdo.

    Kooxaha canaasiirta ah waa u caado in ay markasta sameystaan oo shucuubtoodana ku xuuxiyaan xunguruf aan jirin oo ay ku halqabsadaan oo waxsaarka, been-abuurka, iyo dacaayadaha qaawanna la beegsadaan. Waa la ogaa Trump iyo xungurufkiisii Latiinada ahaa (gidaarkii Mexico) iyo Boris iyo xungurufkiisii Brexit ahaa (Midowga Yurubta) ee shucuubta USA iyo UK lagu xuuxinayay iyo jabka maanta ka raacay.

    Kooxdan SNM ahna, waxay xunguruf kayeelatay Soomaaliya oo markasta Isaaqa ku xuuxisaa oo kuna raadgadataa. Cirro iyo maxaa isu qareenshay ciidamo Soomaaliya kasoojeeda? Ma cutubyo Gar-Xejis ah ayaa ciidamada federaalka katirsan?

    SNM waxaa billawgeedii hore (92-99) naasnuujinayay reerka Isaaq ee ‘Calan Casta’ loogu magac daray, haddana reerkaas ayay iskugu soo urursatay oo Isaaqii kale way ka huleeleen. Habar Jeclo ayaa ugu dambeysay wax ka carara oo ay mar ‘jeegaanta’ isla soo ahaayeen.

    Waxaa runtii yaab iyo amankaag ah, in iska daaya beelaha kale ee ay SNM sheegato e ay reeraha kale ee Isaaq ah – gaar ahaanna Gar-Xejiska – kasban kari wayday oo teer iyo 92kii godobbo badan kasoo gashay. Waa la ogaa qixii iyo dilalkii daanka ay Gar-Xejisku ka degaan Hargeysa (madaarka aaggiisa) loogu geystay iyo dagaalladii Sanaag lagu weeraray.

    Xataa dabkii bilo hortood suuqii Waaheen basanbaasiyay waxaa soo if baxday in reer ahaan Gar-Xejiska oo iska lahaa kas loo la beegsaday oo ah utuntii ugu dambeysay ee lagu sii kala dhintay. Markaas bay Calan Castu, waxa ay indha’adayg ka qabto, weli ku andacoonaysaa in ay jirto ‘Somaliland’ ictiraaf mudan oo ay ka rajaqabaan.

    Hadda, shacabka ka ilbaxay ee gadoodka muujinaya ayay Calan Castu rabtaa in ay “Soomaaliya” uga dhigato qiilkii ay ku cabburin lahayd oo Hargeysana iskugu sii dhedhejin lahayd. La arki doone halka ay kala dhacdo.

    WHAT GOES AROUND COMES AROUND.

  5. Warkaan waa Fake news. Cinwaanka waxaa ku qoran.

    DEG-DEG+DAAWO: Somaliland “Waxaan qabanay ciidammo Xamar ka yimid, ”
    oo cirro dalbaday” Mee muuqaalka ay Puntland Times leedahay daawada?
    Ma arag anigu! Mana jiro maanta shir jaraaid oo uu qabtay wasiirka
    arimaha gudaha ee Somaliland.

    Waar dadka beenta ka daaya!

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Laaleys@@

      Adigu waxaadan arag mise aadan maqal waa fake news kkkkkk malaha umada kale waxba ma arkaan mana maqlaan

    • Suuliland waa baabi day sagxada rumayso ama ha rumaysan xaqiiqdu waa sidaa anaa hada ka imid gaajo iyo macaluul ayaa dadkii uga yaaceen.

  6. AWLAL:Midgaan ciyey ayaan kaa soo qaadey. Puntland god dheer ayey ku sii dhacaysaa ee badbaadi. Warkaagu waa been cad;waa yo? Dhaqan ayaad u leedahay beenta.

    • @ Dameero fuul suuliland kawaran Puntland inay jidhay maantay ugu fiicantahay ee dadkan muuse handcup uu container ka ku xirtay ee macaluusha iyo gaajadu laysay gurmad u raadi. Gabdhihii Iidoor duhurka cad ayaa suuqyada Muqdisho lagu iibiyaa.

  7. Iidoor gaajo iyo macaluul baa la degtay shansano xitaa wado yar lama dhisin halka reer Puntland dekado iyo airport’s samaysteen . Waa u doqonimo Iidoor uraaye Iidoor murqaan inay isku dherariyaan Puntland oo horumar dhinac walba ah gaadhay.

  8. Akhyaarta aynu reer Puntland wada nahay, fadlan waa ceeb iyo wax dhaqankeenna suubban ee diinteenna xaqa ah ku saleysan ka baxsan in beelaha toos loo jaa’ifeysto, sidaas aawadeedna, waxaan idin ka codsanayaa inaydin hawraarta markasta siyaasadda ku koobtaan.

    Dembi iyo sharaf-dhac weyn ayay nagu noqonaysaa inaynu beelaha Soomaaliyeed ee walaalaheen ah caay iyo aflaggaadho kala duldhacno. Madaxda iyo siyaasiyiinta wixii la doono ha laga sheego.

    Haddii ay xataa kuwooda nasakhan ee meelahan ka caaytama annaga ina deelqaafanan marna yaynaan jahliga iyo cawaannimada kaga dayaynin oo la qasanin. Waa iga talo sokeeyenimo.

  9. Dumar-la-moodka Buqland iyo dumar-la-moodka Hargeysa may midoobaan oo iyagoo wada jira gooni u goostaan?
    Af xumidooda, gaajadooda aan dhammaan, fitno abuurkooda, dhillanimadooda,
    gawaadnimadooda, calaalcal iyo cabaadkooda, may nagala hor wareegaan.
    Abaarahooda iyo lama degaanadooda may ku ekaadaan. Nasab dhimannimadooda
    may ku qancaan? Shaxaadkooda iyo ma-shaqeystenimadooda may la fogaadaan?
    Digirteena, babbaygeena, muuskeena galleydeena iyo beeraheena iyo xoolaheena
    may ka daayaan isha iyo ilaacada? Dawrsigooda iyo Xabashi u jaajuusiddooda may la fogaadaan? Cayda odayaashooda aan xishoon, sida Feysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Faroole may mar uun nagala guuraan. Lama degaannanooda may ku ekaadaan oo iimaansadaan?
    Haddii ay diidaan, dee waa shisheeye edeb daran oo gaajeysan. Waa la gumeysanayaa, waa la baadayaa, waa la kufsanayaa, sida haddaba lagu sameeyo
    marka ay Xamar iyo dhulka Hawiyaha joogaan. Cabaadka iyo calaacalka ha yareeyaan. Ama guur ama gumeysi oggolow.

  10. Yes. Isaaqow gooni u goosasho ma rabtaa? Reer Buqland horey u sii kaxeyso.
    Haddii kale go’imeysid.

    Yaad ku sarriibeysaa Faqashta Majeerteen iyo qashika ay dabada ku wadato?
    Adiga iyo Buqland isla go’a ama meel aad aadeyso ma jirto ee ogow.

  11. Soomaalileenta waan fahmi waayay. Waxa ay rabaan waan garan waayay. They are the most misunderstood people in Somalia. Faysal Cali Dhurwaa soo kii reer Muqdisho cayda ladaba taagnaa ma aha? sidee uga surowdaa in uu gurmad ka codsado? Hawiye ma cawaan bay moodeen? I don’t understand somalileens. Horaan ugu wareersanaa in ay China isku taagaan iyaga oo og in China tahay one of the Veto Power of the UN. China waxay diidi kartaa in laga hadlo gooni goosadka Somaliland using their Veto Power. Somalileen dheel dheel looguma bixin Qaldaans, waa dad Qaldan oo waligood Qaldanaa, kkkk,,,..

Comments are closed.