Farmaajo oo war kasoo saaray guusha William Ruto

Madaxweynihii hore ee dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si dhaqso ah hambalyo ugu diray Madaxweynaha la doortay Kenya ,ee William Ruto .

Qoraalka uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayaa ayaa sidoo kale ugu hambalyeeyay shacabka Kenya doorashada guusha kusoo dhamaatay..

“Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Kenya , William Ruto iyo shacabka Kenya ka dib markii ay doorashada si guul ah ku soo gebagebowday.”

Farmaajo, saddexdii sano ee u dambeysay muddadii uu xilka hayay ma jirin xiriir wanaagsan oo u la lahaa Madaxweynaha xilka ka degga ee Kenya , Uhuru Kenyatta oo xulufo lahaa ninka doorashada looga adkaaday ee Raila Odinga.

PUNTLAND TIMES 

21 Comments

  1. Mareexaan weey ka caddahay oo waa naf lacaari intaas ayeey naf ka raadidnayaan.
    Dhibkii uu kenya u geestay ayuu rabaa in uu ka dhigo wax ka dhaxeeyay asaga iyo Uhuuru. KKKKKK
    Farmaajo siyaasad ciyaaleed.
    To W. Rutu: Congratulation from Farmaajo.
    Farmajo who?

  2. Duf ku bax kan wata magaca wadani
    Qof jira inaadan ahayn waxay ka muuqataa qoraalkaaga micno la’aanta ah, maxaa farmaajo iyo beesha mareexaan isku xiray ee aad magacooda u soo qaadanaysaa waa sheekadii adeer kaa deni ee ahayd gobol ka gedo waligood imtixaan buunda fiican kama keenin.

    • Mareexaan ninkooda xun hadii eey difaacayaan wey la mid yahiin.
      Farmaajo iyo Mareexaan waa hal.
      caaaaada meelkasta kula dhaca.
      caaaa

      • Waa la yaqaan inta Mareexaan oo intuu Farmaajo xukunka haayey ka hortimid oo talo wanaagsan u sheegtay. Waa fara ku tiris.
        Intaasna madaxa ayeey noo saaran yahiin.
        Qaylada jooji qofkii wanaagsan ma dhumaayo.
        Hadii aad CBB tahay waligaa qayli.

  3. Wadani.

    Mareexaan waa Madaxdaadii hore iyo kuwaada Mustaqbalka ee ka xishoo qofyahow waxaad tahay garan meeynee! Kkk

    Ninka meesha ku Sawiran maad ku ekaatid, haddii aad dood u qabto?!

  4. Muuse Bixi ayaa ilmayna oo ka naxsan guusha Ruto. Taiwan na waa la burburin rabaa,Bixi waa cirkaa dheer dhulkaa dheer doorashana way u talaa. Fadhlan ummada Somaliyeed calafkaaga iyo aayahaada u wanaagsane wax la qabso. No more wasting energy and time,Somali world is suffering and we need to save our people across. Sealed and blackened hearts that divide the Ruxum are hell bent.

  5. ninka qaba cudurka qabiil anaa ka tumaaya e SOO DEG, SAARKII CUQDADEEDOW SOO DEG, waa daciif weligayo qabiil ahaan ma abaarin, sidan baanu u dhignaaye naga barta: muuse biixi, maamulka snm ee gabaabsiga ah, xasan culusow xaayow iyo kooxdiisa baahan, deniga tiisii dhamaatay, axmed dhuxulaha aan waxba qaban iwm..
    siminaarka naga barta

    • Nin ka wadani sheeganaya ee group ka deni iyo aaran jaan ka tirsanoow, anigaa reer puntland ah mareexaan waa tolkay shaqsi xun oo adigoo kale ah waa kujiraa laakiin dad fiican ayaa ka buuxa CBB waligay layguma sheegin, farmaajo taageeradiisa kamid maahayn waxka sheeg haddaad doontid, laakiin mareexaan ma caayi kartid.

  6. Doqon haduu jiro waa Farmaajo. Shaki ayaa maanta bilowday, laakiin waxaa la sugayaa Xasan Shiikh waxa uu ka samyn doono. Nin walba oo wax garad ah wuu u jeedaa inqilaabka uu soo wado Farmaajo.

    • Mahbar1 @@
      Kkkkk
      Ilayn jiro looma dhinto

      Adiga ayaa istoogtay oo yiri farmaajo waa doqon !!
      Dabadeed waxaad sii raacisay
      “Nin walba oo wax garad ah wuu u jeedaa inqilaabka uu soo wado Farmaajo. Kkkk

      Waxaad qiratay in ninwalbo wax garad ah farmaajo uu kabaqaayo
      Lakiin adigu se waxaad u aragtaa doqon waayo adiga ayaa doqon aan wax kala fahmin ah kkkkkk

  7. Farmaajo wuxuu u dhaqmay in uu xil u hayo Shacab Weynaha Soomaaliyeed. Doqonta agteeda ayaa usha lagu dhuftaa, marka danbana iyada. Hassan Sheikh fadhi uma yaal.

  8. Farmaajo waa bakhtiyay. Isaga iyo Afweyne ayaa jahannama ku kulmay.

    Naarta ayey isku wareysanayaan.

  9. Kenyaatiga waaaba dad aan caadi ahayn labadii oday dabaday kaga dhaceen!!

    Unkaa leh, badar iyo beeso, naaftiyo badar, waa dad ka caqli sareeya.

    Low IQ culusow iyo miiroogii waxba waa soo kordhin waayeen..

  10. Gobolka aadka ugu codeeyey Dr. Ruto, marka laga yimaaddo gobolka uu Ka soojeedo, waa gobolka Meru & Kikuyada!

    Marka, madaxweyne Xasan gidaar buu hardiyey. Xitaa Raila ayuu kulan la yeeshay markii uu booqday Nayroobi, ujeedadiisa ugu weynina waxa ay ahayd heshiiska ganacsiga ee maandooriyaha qaadka.

    Waxa kale oo la sheegtay in Ruto uu farriin ugu faraxay Aadan-uunsi, oo uu Ku yidhi booqashadaada dib u dhig.

    Gunaa adkii, madaxweyne Xasan intii yarayd ee uu xafiiska joogta waxyaabo badan oo war iskaxoornima ah buu sameeyey, laakiin ishaynu Ku haynaynaa bal waxa uga diyaarsan. Aniguse tii Masar waan taageeray.

  11. Malaadada meshaan ka buxda ee maxamed Cabdullahi farmaajo wali ku dhagan farmaajo baaris aan sameyey dadka kaso horjeedka N&N ama madaxweynahooda waxaa ogaadey in yahiin dadka igu xigmada liita ama igu qabyaalada umada hadii ls weydiiya maxaa ku heysataan waxaa ay leyahiin hade waa marixaane waxkale Uma hayaan kan liita waxaa ay leyahiin waa landheere boqor tageerada wax ku saleeyan qabyaalad

  12. @Saaqidoow, We see you, but do you see us?

    Dabkii uu shiday Farmaajo kuna sagootiyay Soomaalida, Hawiye vs Darood, u ekaa tii uu Siyaad Barre ku sogootiyay shacabka Soomaaliyeed 1991.

    Doqon baa hal god laga wada qaniinaa, Soomaaliyeey Toosa oo baraaruga oo waxa socda eega.

  13. Mahbar1.

    Maxaad adiga oo Hawiye ah u soo qaadatay magac Majeerteen loo aqoonsanaa soomaalida dhedeeda?!
    Cabdalla Shideeye meel kasta miyaay idinla gashay?

    Tankale 91kii Siyaad Barre miyaa ku yiri sidii cawaantii u dhaqan oo maatada Daarood Xasuuq?!
    Waase tumaa maanta Soomaalida aad haayso ee aad toosa leedahay?!

  14. Waakaa waxa aan ka hadlayay. Ninkaan AA Xade waa mareexaan, in mudda ah waan arkayay isagoo sheeganaya Mareexaan.

    Fiirsha siduu Hawiye u aflagaadeenayo isaga oo magac Daarood ku caynaya. Sidaa wax u fahma Soomaaliyeey. Cadowgiina koowaad iyo labaad waa Farmaajo iyo reerkiisa oo Soomaali aaminsan in iyagu leeyihiin. They are Narcists!

  15. Mahbar1.

    Qarsoodi ma ahan in aan Mareexaan ahay, munaafuq dadka kale magacooda ku daba gabbado in aan noqdana, Rabbi baan ka Magan galay!

    Marka ka, intaad iska daayso magacan loo yaqaanay Beel kamid ah Beelaha Daarood ee aad isticmaaleeyso iyo yaa Soomaali ahayda Afka baarkiisa ah, Su’aalahaa aan kor kugu weeydiiyey ka jawaab adigoo magacaada wato!

    Mareexaan Soomaali ma yeelan karo, ee dadka Soomaaliyeed ee aad cuneeysaan Habeen iyo Maalin ayuu kamid yahay! Kkk

  16. Waxan layaabay kan wadani labaxay qabyaali lama odhankaree waa dokhon wuxu soodhagaystay odayaal reerkooda ah

Comments are closed.