Madaxweynaha DFS, Muxuu ka yiri guusha William Ruto?

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya William Ruto.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ku sheegay inuu rajeynayo wada shaqeyn dhow oo dhexmarta Madaxweyne Ruto, si loo hormariyo iskaashiga labada dhinac.

“Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa Madaxweynaha la doortay H.E @WilliamsRuto inuu noqday Madaxweynihii 5-aad ee Kenya. Hambalyadayda ugu wanagsan ee aan kuu hayo markaad shaqadaada ka bilaabayso @StateHouseKenya. Waxaan rajaynayaa inaan si dhow idiinla shaqeeyo si aan u horumarino iskaashigeena dhammaan dhinacyada faa’iidada wadaagga ah.”

William Ruto ayaa ku guuleystay doorasho maalmo qaadatay oo ka dhacday dalka Kenya, isagoo ka adkaaday musharraxa ay loolamayeen ee Raila Odinga.

PUNTLAND TIMES 

32 Comments

  1. It’s too early to congratulate a controversial election! The matter will go to the court. It shows how villa Somalia is unstable and unprofessional.

  2. @@@Suldaan Ciise (Issa),

    War Suldaan, raalli ka noqo inaanan markiiba arkin hadallo sharaf lahaa oo aad bogag hore iga lawadaagtay. Hawada ayaan ka maqnaa oo hawlo adduun iyo adeeg degdeg ah ayaan u baxay.

    Suldaanow, waan soodhoweynayaa dhammaan talooyinka aad inoo soojeedisay oo dalabka doodwadaagga ee aad inoo qaddimtay.

    Waxaa kale oo aan markale kaaga mahadinayaa mas’uuliyadda aadka u culus ee odayeynta ee aad igu sharaftay, walow qaar badani aad uga xajiimoonayaan oo haddeer magacyo bug ah affarta gees la igaga soo docwareemi doono.

    Sida Rabbi (SWT) iyo ragga halka ku xiranba markhaatiga ka yihiin, waan isku dayaa wixii karaan ah inaan kuwa uu shaydhaanku marba is qaniinsiiyo isku maslaxeeyo, hayeeshee waxaan mareegtada ka darsay in ninka baarriga ah ay Soomaalidu u aragto ama nin dulli ah amase mid maryahaba dhigtay.

    Kan aad Ilaahay dartii u difaacday ayaa xataa shaki kaa qaadaya oo toban mayl kaa istaagaya!

    Suldaan, taajka boqortooyo ee madaxa kuu saaran Ilaahay ha kuu barakeeyo, xikmadduna waa u dhalasho iyo hiddo dhaxal ah.

  3. Oh, there are many reasons to care!

    There is a fundamental reason the results of the Kenyan election should really concern Hassan Sheikh and his ardent supporters.

    In that election, Hassan and his allies sided and even campaigned vigorously for Uhuru’s party. On the other hand, Mohamed Abdullahi Farmaajo’s ‘Nabad & Nolol’ pitched their tent firmly in Ruto’s camp.

    Therefore, Ruto’s victory directly translates into a symbolic win for ‘Nabad & Nolol’ and Farmaajo personally. It would be wise to take into full account the victorious Trojan horse in this race, namely Aden Barre Duale.

    There is no doubt that Ruto’s and Duale’s win will completely transform the dynamics of the relationship between Kenya and Somalia for the next five years or so. There will be key questions flying around, beginning with how the Miraa deal between Hassan and Uhuru will pan out henceforth.

    Political analysts are pinning the rebellion of the Somali voters against Uhuru and Odinga firmly on the outcry regarding that deal and the tough stance against Hassan personally. It is not hard to imagine what standpoint and even action Aden Barre might take against that deal when he assumes a decisively senior role in Ruto’s administration.

    And for Farmaajo’s camp, the prospects of a future comeback in five year’s time could not look rosier as a consequence of this election. So, for Hassan and his disciples the script in the wall could not be clearer: “be afraid, be very afraid”.

    • Awlal,the sick minded ones are in frenzy,as usual their sewage mouth is spewing filthy. They can’t figure out I and you are two totally different individuals ,so sometimes they talking us as one person and other times as two different people. That’s what happens to people whose brains is twisted and doesn’t work.

      • Ally M

        Aabbahaa ayaa afka kaa isticmaali jiray. Taas ayaa kuugu wacan edeb darrada.

  4. Worry not my friend Adam bare can not anything in Kenyan politics and Somalis are generally limited in what they can do within the system. Just so you know there are districts within Somali region Kenya. Manadera according to the census of Kenya has the largest population a little less 1.3 million. Garisa district has population of under 900 thousand. Third district is wajir population is less than 800 thousand.
    Who lives in those districts please do the research you might learn something I know it will shock a lot people here. So how did they vote?
    1. Garisa went for odinga odinga who lost the election.
    2. Wajir district Was split.
    3. Mandera district formed its own political party hence don’t have a dog in this fight.

  5. With Corrections
    Worry not my friend Adam bare can not do anything in Kenyan politics and Somalis are generally limited in what they can do within the system. Just so you know there are three districts within Somali region of Kenya. Manadera according to the census of Kenya has the largest population a little less 1.3 million. Garisa district has population of under 900 thousand. Third district is wajir population is less than 800 thousand.
    Who lives in those districts please do the research you might learn something I know it will shock a lot people here. So how did they vote?
    1. Garisa went for odinga odinga who lost the election.
    2. Wajir district Was split.
    3. Mandera district formed its own political party hence didn’t have a dog in this fight

  6. @Gurey,

    It’s quite surprising how casually you are underestimating Mr. Duale’s political clout in not only Kenya’s politics but also the political dynamics in the whole of the Horn of Africa.

    Of course, it was always the case that Garissa – or at least the majority of it – would vote for the incumbent party, for the simple reason linked with the historically close relationship between the Kenyan state and the highly influential veterans hailing from there.

    The bottom line is that the majority of Somalis turned their backs on the ruling party and opted for change. As for Mr. Duale, he was previously pitted against an establishment he could singly not influence.

    Needless to say, every lion has his moment and Mr. Duale has truly found his to shine and prove his mettle in this election. Allah permitting, he will have exert a huge influence on Somalia’s and Ethiopia’s current and future political directions. Expect to see a proper realignment as tectonic plates shift as a consequence of his pull of gravity.

  7. From chicken seller to Kenyan’s President, ilaahay wuxuu kuu qoro qof kale kaama horjoogsankaro.
    President Ruto waxaa looga fadhiyaa siyaasad wanagsan iyo in uu soo celiyo siyaasadii wanaagsaneed ee kala dhaxaysay Somaliya, dhinaca ganacsiga iyo argagaxiso la dirirka, Kenyan secret service iyo Nisa waa in ay isla shaqeeyaan si loo ogaado ganacsatada lacagaha siiya Alshabaab oo dhib u geesta shacabka Soonaaliyeed. Mr President Ruto waa in uu culees saaraa Somali Hawala in ay la shaqeeyaan NISA si loo ogaado dadka diraha lacagaha gaaraya ama ka badan $3000 oo ku wajahan Somaliya.

    Waxaan kula talin lahaa President Hassan Shiikh iyo Mahad Salaad in ay hambalyo deg deg u gudbiyaan Somali ambassador in Kenya Mr Tarsan) lama rabo Twitter Hambalyo.

  8. @You love your country of Ethiopia

    Xabash! Bal fiirsha nacaybkiisa waxa uu qoray: “Mr President Ruto waa in uu culees saaraa Somali Hawala in ay la shaqeeyaan NISA si loo ogaado dadka diraha lacagaha gaaraya ama ka badan $3000 oo ku wajahan Somaliya.”

    This is how much they hate Somalis. Soomaaliyeey waad hurudaan, waxan luuqadiina bartay oo leh, lacagaha waa in la xadidaa qofkii 3 kun ka badan dirayo oo culays la saaraa, meesha uu ka oran lahaa, every one sending money in any amount must present Identification. Kuwan ayaa isku kiim dira marna Darood iska dhiga marna Hawiye.

  9. Kuraasta somalida Kenya
    Duduub =17 Members
    6 are from Mandera district
    5 are from Garisa district
    4 are Wajir district
    1 is from Nairobi
    1 is from kisumu area.
    Clan break down.
    Mandera district
    Afar kursi waa murale gugundabe Hawiye
    Laba kursi waa Gare
    Wajir district
    Labo dagoodi gugundabe Hawiye
    Hal waa Ajuraan jambeele Hawiye
    Halna Ogaden
    Garisa district
    5 kursi dhamaantood waa Ogaden
    Nairobi
    Hal kursi kaana Ogaden
    Kisumu
    Hal kursi waa Dir.

  10. xasan fariintiisu waa tii daciifninada ahayd, halka uu ka leeyahay waan idinla shaqaynayaa, muu yiraahdo waan ka wada shaqaynaynaa nabadgelyada, iyo arimaha kale ee labada wadan quseeya,
    protocol xumo ayaa haysa..

  11. @@@Ally M,

    Caaqil, those only engaged in the act of character-assassination on here are exhibiting all the traits typical of psychopathic morons and paranoid schizophrenics.

    They can’t stand the truth and are totally incapable of handling rational academic debate thus the reason they imagine things and convince themselves that anyone with a different perspective to theirs is an enemy and any two or more of a similar outlook on matters are one and the same person.

    I absolutely hate personal attacks as it’s the lowest of the low that anyone could sink to and certainly totally uncivilized and, therefore, un-Islamic. Never allow them to silence you, Caaqil. The more they rip their hair off the merrier.

  12. Here is a short analysis of what happened in Kenya today.before we start keep in mind this four factors.
    1. All politics in Africa is Tribal.
    2. Uhuru Kenyatta current president is from Gikuyu by far largest tribe I Kenya. Mr. Uhuru Kenyatta is retiring.
    3. Mr. Raila Odinga is From Lou tribe the second largest tribe in Kenya he was running for presidency.
    Now Gikuyu and Lou are bitter rivals since the war of independence. They challenge one another during elections by hook or crook and because of their larger numbers the Gikuyu have always prevailed. Prime example of that was what happened in 2007 elections raila odinga is believed to have won that election nevertheless the Gikuyus too the presidency by force. Of the four presidents Kenya has had 3 are Gikuyu one is kili’injin and that was Daniel Arap Moi
    Mr. Ruto is kili’injin as well.
    To reconcile With Lou tribe the Gikuyu elite this time decided not run their own candidate but instead supported Odinga odinga. However Gikuyu tribe surprisingly broke with their elite and voted for Ruto instead of Odinga Odinga.

  13. Ally M
    Ma waxbaa kudhibay?
    Maxaadse dhibsatay?
    Walaal. NFD in aynu wada leenahay ma waxba kujaban.
    Waxaa wanaagsan in tooshka qabyaalada la wada damiyo nin walibana uu naftiisu kabilaabo.
    Ayadoo Alle laga baqayo.

  14. Codadka Maamul goboleedyada Soomaalida Kenya waa sidan.

    Mandera. 4+1 Aqalka sare, Garre/D&M. 2 Kursi, Murule/Hawiye.
    Mandera. 7+1 for women =8.

    Wajir. 2 Kursi, Dagodia/Hawiye. 1 Kursi, Ajuuran/Beesha 5aad. 1+1 Aqal sare, Ogaadeen/Daarood.
    Wajir. 5+1 for women =6

    Garissa. 5+1 Aqal sare Ogaadeen/Daarood.
    Garissa. 6+1 for Woman =7

    Nairobi. 1 Kursi, Ogaadeen/Daarood.

    Kisumu. 1 Kursi, Dir.

    Wadarta good Soomaalida Kenya. 23 2da aqal.

    Ogaadeen. 10.
    Hawiye. 6.
    Garre. 5.
    Ajuuran. 1
    Dir.1
    Dhaqankii Tom & Jerry. Hawiye vs Daarood!kkk

    • Hawiye, Garre, Ajuuraan, Dir, intaba waa isku Irir Samaale.

      Saa darteed, Irir Samaale 13, Ogaadeen 10. N.F.D. Irir Samaale ayaa majority ah.

      Waa xisaabta aad soo qortay laftaada. Ku raalli noqo.

  15. Caasimadaha Xortaa ee East Africa
    Iyo kuwii Gumeystaha Madow ee East Africa.

    Miyaad ku dhex wareerten
    Shacab wareeray iga dheh

  16. To:AA xade
    I am from Mandera beenta iska yaree. Mandera only elects 6 members of parliament. We are not talking senators. UDM which is a new Somali party formed in won 4 out of the 6 now ask yourself who is UDM. Ajuraan waa ninman Hawiye ah. Xasaabtaad kunoqo senate waxba Kama ah Kenya. Bottom
    Linku waa Hawiye 7
    Darood 7
    Dir 1
    Gare 2
    In Gare uu boqol kursi helo waan rabi la haa saxiib because they are my people.
    Waxaa meesha kacad in Kenya Somalidu
    Usimantahay cid gaar ah oo kubadna aysan jirin heestii ahayd NFD anaga kubadan way dhamaatay. Ethiopiayna waan sugaynaa insha Allah mar Kay doorasho dhab ah dhacdo.

  17. @A.A.Xade iyo Gurey,

    Maxaa faaiido ah oo idiinku jira haddii hal reer wada qaato jagooyinkaas iyo haddii qaarba reer qaato?

    Gurey, haddii Hawiye wada qaato maxaad faaiidaysaa? Haddiise Daarood wada qaato maxaa khasaara ah oo kuugu sugan?

    A.A.Xade, haddii Daarood wada qaato maxaad faaiidaysaa? Haddiise Hawiye qaato maxaad khasaaraysaa?

    Maanaa waalan, mise idinkaa waalan?
    Hawiye iyo Daarood miyey idin biilaan?

    Ka hadalkoodaaba ceeb ah. Malaha waxay ku fiicnayd inaan Soomaaliduba helin wax kuraasa waayo dhib ayey soo kordhinayaan sida muuqata hadda oo dadkii Soomaaliyeed ayaa isku nacaya.

  18. Guulayso Alle haku guuleeyo.
    Wax gaar aha oo faaida aha iiguma jirto waxaase I dhibay beenta halkan lagu faafiyo oo ah in NFD, Jubaland, iyo Somali galbeed cid gaar ah leedahay. Walahay hadi cadaalad, qabyaalad la aan iyo isxushmayn. Dooda lagu wadaago in aadan waligay iga maqlayn qabiil magaciis. Anigoo ixtraamyo dadka meesha dooda ku wadaago. Tobigaasu waan isga weecanaya si loo wada arki dadka aan qabyaalada ka weecan karin.

  19. @ GUULEYSO

    @A.AXADO IYO @ BIDIXEEY Bilaash baad u weerartay, maxaa yeelay waad iska ogtahay in soomaliya wax walbo qabiil yihiin, xitaa ninaan qabiilkaada eheen musqushaada magalo, ceelkaadana kama cabo, iskaba daa kursiyee, soomaalina waxba iskuma ogola, xitaa kuwa gumeeystaha hoos jooga sida wajiga gubtay (itoobiya) iyo kiinya, waadna ogtahay in xitaa qurbihii la isku toleesto, masaajidii qabiil loogu tukado, intii isku qabiilana isla duceesataan iskuna duceeyaan, waadna ogtahay in xitaa masaajidii yaraa ee wax la isugu darayna ku heshiin la’yihiin sida kan soomalida ee towfiiq iyo kuwa kalaba, ee adigga qof soomaliya ha weeydiin maxaad qabiilkaada u difaaci, because you know that, ee friend ama sheekada dhex bood ama isaga aamu, hana iska baru yeelin wax soomali idil ka bari noqoneen yacni qabyaalada ee ha u socoto nimankaa, iyaga lee waaye.

  20. @GUREY

    WALAAL KA RAALI OHOOW, ARINTAA WAANA UN ISKA KAFTAN ARINTU EE dhib HA ARKIN, WAADNA Mhadsantahay.

  21. @ ku cida ay quseyso.

    MANDHEERA:
    4 Garre
    2 Murule

    WAJEER;:
    4 Digoodiye
    1 Ajuuraan
    1 Ogaadeen

    Gaarisa:
    6 Ogaadeen

    senators ku waa sharfid keliya.

    waa laga yaabaa in NFD la wada leeyahay, laakiin halgankii gobanimo doonka laguma wada jirin, la socda oo hada dib u akhriya booranta degan kenya iyo qowmiyadaha kaleba, somaalida hal qolo uun bay ku sheegaan, inta kalena waxay sheegaan oo keliya inay somaalida la dhaqan yihiin,
    HOME WORK baa loo qaadanayaa,,

Comments are closed.