Madaxweyne Laftagareen oo gaaray Addis Ababa, & Itoobiya

Madaxweynaha Maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa gaaray dalka Itoobiya, ka dib markii uu casuumaad ka helay Itoobiya.

Socdaalkiisa ayaa kusoo beegmaya xilli xaduuda Koonfur Galbeed ay la wadaagto Dowlad deegaanka Soomaalida ay weeraro ka bilaabeen todobaadyo kahor kooxo isbaheystay oo Argagixiso, sida ay shaacisay Itoobiya.

Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa dhawaan lagu soo daray Mukhtaar Roobow oo dawladda Itoobiya ugu jira Liiska shaqsiyaadka Argagixisada ah, ee ay mudo baadi-goobaysay.

Talaabada ayaa loo aaneynayaa in ay Addis Ababa doonayso saameynteeda gobalka in ay qeyb ka tahay, Kumanaan Askari oo Itoobiya kasocda ayaa hadda jooga Baydhabo, waxayna gacanta kuhayaan amniga goobaha muhiimka ah, Todobaadkan ayaa isbedel lagu sameeyey taliska hoggaanka, iyadoo xaduudaha Baay iyo Bakoolna la keenay ciidamo cusub.

PUNTLAND TIMES 

44 Comments

  1. Itoobiya nasiib badanaa!!

    Waxaay Horay gacan saar ula lahaan jirtay Qabiiladan, Majeerteen (SSDF) Iidoor (SNM) Ogaadeen (SPM) Hawiye (USC) Haddeerna waxaay heshay (RRA) oo aay Xagga dhaqanka Oromada is shabbahaan oo aaysan Itoobiya Horay u aqoon oo Qowmiyad Soomaalida ka gooni ahi isku arko!!!! Kkk

    Itoobiya nasiib badanaa!!!

    • Ilbaabkii uu farmaajo ka soo xiray maamul gobaleed yada ayaa dib u furmay
      6da maamul gobaleed min raas kamboodi illaa raas caseyr
      Waxaa u talin Ethiopia iyo kenya

      Xassan sheekh kursiga ayuu ku fadhim oo qabyadiisa ayuu dhamaytiran ee yay wax ka maqan yihiin oo qeylinaaya kk

    • Raxanweyn goorma ayey Itoobiya aadday waa goor libaaxii Africa ilko beelay oo gaboobay waxba iskuma kordhin karaan. Nin isagiiba faleebo ku socoto oo wedkiisa kor taagan yahay cidda wax ka dayey aanbaka yaabay. Ninka aad kabtaada ka tolanayso horta tiisa fiiri. Waxaa kugu raacsanahay in RRA u dhaxayso Somali/ Oromo

      • Faarax Garooley baa Waxaa laga hayaa anaga (Abgaal) iyo Ogaden hal midbaan wadaagnaa oo DOQONIMAA NALAGU XANTAA. XASAN XIMAAR SAA ETHIOPIA DALKII BAR LA WAREEGTAY.

      • Cali cadaado

        Ethiopia 🇪🇹 iyadaa ku fadhida oo u talida lixda lax ee maamul gobaleed yada Somalia kkkkkk
        Ee adiga xagee ka talisaa kkk

    • RRA waa in ay iska dhiciyaan yeyda hawiye oo kal hore ku soo duulaay iyagoo dowlad salbalaar caydiid
      maantana waxay duulaan ku yihiin iyagoo dowlad federal shee ganaaya ayay doona yaan in ay lawareegaan shabeela hoose
      “Somalia somali baa leh koonfur galbeed oo kulman unukaa leh. Waa kalmadii roobow ja yiri xiligii ololaha uu ky jiray ee aan la soo xirin .

      Somalia waxaa loo kala qeybiyay camaarado yar yar

      Somaliland
      Puntland
      Galmudud
      jubbaland
      Koonfur Galbeed
      Hirshabeele

    • Xassan sheekh
      Runta ayuu sheegay wuxuuna yiri
      Somali oo aan heshiis aheyn
      Dunidana heshiis la aheyn
      Carers ciise wuxuu yiri
      Waraabow maalin wacan

  2. Waxba ma soo kordhineyso.in addis Abba l aado.iyada oo aad ogtahey waxa ka socda.deegaanka ama halka aad ka joogta dadkaaga iyo dalkaaga in ay tahey heerka ugu hooseeya ee lagu cabir sharafta ama karaamada shaqsiga maskulin ah

  3. Waa Bilaabatay!!! Mucaarad cusub.. Runtii Somalia Wado qaldan ayey qaaday. Allow sahal. Madax-weyne Hassan Sheikhna wuxuu u socdaa Safar cusub & Wadankuu 8aad(Uganda), Mudo ka yar 3Bilood. Hassan ma pilot-baa mise waa President? Ani waa yaabay runtii!!!.

    • Somalia Karaamo iyo dadnimo waa ay kaga dhamaatay adduunka
      waxay noqdeen somali kuwa dibada caddaan addoomo u ah oo isu dhiibay gaalo iyo kuwa ceyr ku qaata dibada

      Waxaa soo haray kuwa la haysto ku ah villa somali oo
      Lootaliyo hadana ismooday in dad yihiin oo wax xukumaan

      So somali are dead people 🙄

  4. SALAAMU CALEEKUM

    Horey aan idiin ku sheegay XASAN DHIIQO wuxuu madaxweyne ka noqonayaa BANAADIR STATE… Xataa GALMUDUG iyo HIIRAAN gacantiisa weey ka baxayaan..

    MISKIIN XAMZA CABDI BARRI, middi saawir ah, oo lagu qalo DAAROOOOOOD…..Nacas DAAROOD laga helay… Walaahi hal wasiir kuma lahaa.. dhamaan waxaa soo wortay XASAN DHIIQO.

    ALOOOOOOOOOOOOOOOOWW ALLEEEEEEEEEEEEEEEEEEEE

  5. Kuso dhawadaa madaxweynaha xamar hassan shiekh ahna rasalwasaraha gobalkaa banadir hassan shiekh ahna taliyaha ciyaal weerada xamar

  6. Maxamed siyaad bare AUN ayaa
    Wariye waydiiyay maxaad isku
    Sifayn lahayed as Maxamed ahaan jawaab deg deg ah
    Ayuu bixiyay aqilkii somalida
    Ahaana maxwaynihii somalia
    Maxamed siyaad bare
    TAARIIKHDA AYAA ISHEEGI DOONTO
    ayuu si hal haleel ah uyiri
    Abihii umada somalida ahaa
    Nin yaqaanay gumisiga iyo dabadhilifka intaba
    ,Farmaajo hada taariikhda ayaa nabartay asagoo nool
    In aay somali ogaatay gesi gesi dhalay oo wadani ah in
    Uuyahay

    Xasan sh maxamud maxwaynaha
    Somalia taladii aan siinay
    Hadii aan nahay shacabka somalida wuudìday laakiin
    Asagaa arkidòono umadu in aay
    Latalisay oo uu diiday
    Lafta gareen dani muse biixi
    Qoor qoor waxaa ufurmay mowjadii uu xiray Farmaajo
    Oo waliba xògbadan dadku
    Doqon mahan roobow waxaa
    Loosodaayay waa in uu kataqalusaa laftagareen
    Asaguna difaac ayuu xirtay
    Oo Ethiopia oo ah cadow somali ayuu aaday hadaba
    Xasanow beertii aad aburtay
    Way sogoday ee lasoco
    Asc Somali all of you

    • Doqon Mareexana iga dhen, waxaad ceebta ow taqaan dad bay camalkooda tahay, Mohamed Siyaad daaquud Somali god dheer ku tuuray iyo Farmaajo oo ciyaalka xaafadda ogaayeen inuu afduub Fahad iyo inta la mid ah ku haysteen villada oo sawir iska ahaa baa noogu celcelinay, Horror movie baad noo shidday, adeer haddii adeerkaa afweyne ahaa oo gedo iyo gaajadii kaa soo xereeyey oo xoolo dadweyne kaa dherjiyey, dadka sidaada camal ha wada moodin, qaar buu xiniinyaha ka tumayey oo god madow ku xirnaa kumanaana qoorta aya aloo dheereyey hal hal laba laba boqo boqol, Illaahay buu maanta hor jooga, qofka diinta yaqaan waa ogyahay xisaabtiisa

  7. Dhabtii Ethiopia iyo Eritrea ee uu Farmaajo ku fadhinjiray ayay u isku garbinhayaan Jufo beeleedkii yar yaraa

    Shaley Deni Garowe
    Maantana Gareen Baydhabo

    Waqti yar ayaa u harey labadaba

  8. Kkkkkkkkkkkk

    Ma Ethiopiyada life support ku jirtaa Naf la biday !

    Alloow Alle ……… Aduunoow cajab baa la yiri maxaan Cayn walbo u Joogay !!
    Jaalayaal Xisaab Qaldan baad isku dhufsateen iyo Been iyo Huuhaa.

    Lafta Gareen waxaa u haray dhowr Bilood kadibna Doorasho ayaa Dhacaysa waana uu qul qulayaa ayadoon barya ahayn.

    Shalay waxaa tagay Gobolka Tigray Magaalada Mekele Ergayga ay Dawlada Maraykanka usoo magacaawday Horn Of Africa iyo European Union 🇪🇺 iyo Ingiriiska Safiiradooda waxayna la shireen TPLF kadibna Addis Ababa ayay kusoo noqdeen ayagoo warqad ka Sida TPLF kadib waxaa dhacay in ku xigeenkii Abbiy Axmed uu Afka Furto asagoo leh waxaa kaliya aqoon sanahay African Union !!!

    African Union ka in Mareykan xukumo oo waliba Biilo Ethiopianka Ma Oga miyaa ???

    • Ethiopia waxa ay dilootay oo ukuma dhigatay waa SOOMAALILAND. Jeneralkii yaraa oo Beledweyne iyo Baydhabo unbaa loo diray. Hadii Ethiopia awood beeshay waa maxay generalkaan yar oo HARGEYSA LOO SOO DIREY OO U YEERINAYA WAXA LAGA RABO MAY CEYRIYAAN

  9. Mohamed Ali

    Siyaad Barre waa runtiis Taariiqda ayaa xustay oo wuxuu ahaa Ruthless Dictator aan waxba hambaynin ilaa uu aaqirkii Exile ku Dhex dhintay Musqul Somewhere in Nigeria 🇳🇬!

    Farmaajana wuxuu noqday Nacas aan awood lahayn Ina Gumeed Ciilan oo Been iska dhaadhiciyey iyo wuxuusan ahayn ! Aaqirkiina ay Dani u run sheegtay.

    Ugu Dambayn Ethiopia waxba idiin ma qaban karto maxaa yeelay Ayadaaba teeda haysataa. Miyaadan arag xasuuqa Ethiopia Dhexdeeda ka socda ?

  10. SALAMU CALEEKUM

    Maantay waxaa soo galay BAYDHABO 5,000 ciidamada LIYUU BOOLIIS iyo FEDERAALKA ETHIOPIA… 10 DIYAARADOOD oo DRONES weey dulhoganaysaa..

    LAFTAGAREEN, isagaa MADAXWEYNE ka ah SOUTHWEST ilaa DAWLAD SOOMAALIYEED laga helaayo..

    XASAN DHIIQO, MUQDISHU aa lagu gudoominaa… XASAN DHIIQO waa madaxweyne HAWIYE… Xataa HIIRAAN iyo GALMUDUG waxaa laga yaabaa in ka baxsadaan

    HA BIQLAYSO……………….

  11. Fad ama Haa fadin waa lagu fadsiin somaliyey

    1,Dekada berbera waxaa loo saxiixay UAE IYO Ethiopia modo 50sano 🇪🇹
    2,dekada boosaaso waxaa lug ku leh UAE IYO Ethiopia 🇪🇹
    3,dekada koonfur galbeed marko iyo baraawe waxaa loo saxiixay Ethiopia 🇪🇹
    4 dekada kismayo waxaa loo saxiixay kenya 🇰🇪

    Xassan sheekh waxba kama gelin Somalia wuxuu ku mashquulsan yahay sidii qabyadiisa u dhamaystirin lahaa4ta sano
    👎 no more crying 😢

  12. xaarsaaq naga dhex baxa idinkuba addisababa baad hoos fadhidaan, ku ekaada xeradiina xaargeysa… haddiise ay jiraan kuwo hawiye ah oo halkan ka difaacaya xasan dhiiqo waxan leeyahay, kenyaba waad tuugsanaysaane, maxaa ku jaban hadii raggaad is haysaan itoobiya iska xaadiriyaan…. cidna waxba isuma yeerin karto… by by dowladnimadii muusaa biduunu wa ciisaa biduunu….
    no more snm

  13. Low IQ culusow

    Doorashadiisa dhanba waxay ahayd mashruuc lagu badbaadinayo ETHIOPIA, waxaana lagu garabsiinayaa axmaaro iyo tigrea.

    Ninkaan ABIY Ahmed waxaa reer galbeed ku haystaan ethiopia ayuu kala dirayaa wuxuuna kor usoo qaadayaa shucuubtii la gumaysan jiray sida Oromo iyo wixii lamida.

    Kooxaha low IQ culusow u sacabtumaa gurbaanka ay tumayaan waa gurbaankii Badbaado axmaaro/tigrea..

  14. After Deni and Gareen, who is the next?

    Ah, forget about it. As we settled the miraa trade deal with Nairobi, bedbaado qaran/dan qaran doesn’t care whichever country you go to; let us have fun.

  15. Ducaale Kaahiye sidii IIDOORKII ha hadlin Musqul sidee ugu dhimannayas qof?Bal caqli yarida Hawiye fiiri state ayaa kafaalo qaaday noloshiisa.
    6 caruur uu dhalay oo dhaqtar ku jiro ayaa la joogay.
    Laakiin Gen Caydiid isagoo xadaayo musqulo ayaa qadaadka laga toogtay siduu Xuseen Caydiid sheegay.
    Adigoo Habar-Gidir ah in aad dadka soo dhex gasho maba ahayn qof kastaa in asd jeebsiibto ayuu ka baqayaa oo tuugnimada ayaad ku faantaa.

  16. Maalinkasta ma taariikhdii mugdisanayn uun baa bogaggan la iskugu fadhi dirirayaa oo maalaayacni lagu camirayaa oo qabyaalad quruntay la iskugu sayrsayrinayaa?

    Aadmiga kale waxay markasta doodaha ku wadaagaan oo mowduucna ka dhigtaan mustaqbalka iyo waxa soo socda, Soomaalidana waa ma gudubto casri waahore hoyaday ku dhex rakatay oo weli ka dhex dinaahaysa.

    Bal boggan oo keli ah daya: waa la camiray oo hal-abuur iyo curin ugub ah oo la hiigsan karo lagu ma arko!

    Sow waajibku ma ahayn in laga munaaqashoodo siyihii iyo siyaabihii qaladaadkii dhacay iyo aafooyinkii inagaga habadayba loo saxi lahaa oo mustaqbal ka tayaysanna loo yagleelan lahaa?

  17. WAR SAXAAFADEED:
    Aniga oo ah madaxweynaha dawladda taariikhiga ah ee SSC, waxa aan caddaynayaa in aannu si buuxda u taageersannahay xukuumadda “dan-qaran” ee uu dhowaan magacaabay wasiirka koowaad ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mr. Xamse, isaga oo la tashaday madaxweynihiisa & bulshada qaybaheeda kala duwan.

    Waxa aan, haddaba, ugu baaqayaa labada aqal ee baarlamaanku in ay si aqlabiyad ah ku ansixiyaan xukuumadda magacaaban si jamhuuriyaddu ay horay ugu socoto, aniga oo weliba ku kalsoon in aad ansixindoontaan haddii alle idmo.

    Intaas waxaa dheer, waxa aan madaxweynaha ugu baaqayaa in uu si degdeg ah war cad uga soo saaro joogitaanka ciidamada Kenya & Itobiya ee ku sugan jamhuuriyadda Soomaaliya, kuwaas oo joogitaankoodu uu halis ku yahay amniga, qaranimada & madaxbannaanida jamhuuriyadda Soomaaliya. Waa in aadan sugin waran kugu soo socda ee aad ka gaashaamataa.

    Fulaynimo ninkeedii way la hadhay. Dib u xasuuso, AUN, ra’iisal wasaare hore Dr. Cali Khaaliif Galydh buu ahaa ninkii Itoobiya ka saaray gobolka Gedo, iyada oo ku ilmo dhashay, isaga oo aan haysan dawlad fadhida. Markii danbana waatii uu xilkiisa ku waayey arrinkaas isaga ah ee ku addana Itoobiya.

    Haddii ay, haddaba, wakhti qaadanayso ka saaritaanka ciidamada Kenya & Itoobiya gudaha Soomaaliya maaddaama ay ka tirsanyihiin ATMIS, waa in ugu yaraan laga soo wareejiyo aagaga ay ka hawlgalaan ee xaduudahooda u dhow si loo sugo dhaqdhaqaaqooda ku aaddan xuduudaha jamhuuriyadda.

    Ma aha, jaalle madaxweyne Xasan, in aad danta qaranka ee aad u dhaaratay uga baqdo waxa aad waayaysaa madaxtinimadaada. Waxa aad ogaataa in hawsha aad hayso ay tahay hawl qaran ee aysan ahayn hawl adiga & asxaabtaada gaar u ah. Waa xaqiiq oo shakhsiyaad baa ku soo taageeray, laakiin taasi ma aha in ay kaa weeciso dantii qaranka.

    Gunaanadkii, jaalle madaxweyne, Itoobiya waxa ay kuu caddaysatay dagaal dhab ah, oo ay kaaga gar darantahay, waa in aad geesinimadeeda yeelataa. Meeshana haka saarin, Kenyana horay bay dagaal noogu caddaysatay. Haddaadan sidaas samayn karin “iska casil” xukunka. Waa madaxweynihii dawladda taariikhiga ah ee SSC, oo aad u xanaaqsan ee halla ii dulqaato. Wbt

  18. Anigu wax is dhaama kuma arag dhammaan madax ku sheegta Soomaaliyeed mid federaal sida madaxweyne ama raysalwasaare ama mid maamul goboleed ha noqotee.

    Maxaa u diiday inay heshiiyaan halkay is dagaalayaan sidii laba dugaaga oo hilib ku heshiin waayey.

    Ciddii fahamsan iyo cidii aan fahamsanaynba Soomaaliya waxay ku sii socotaa godkii ay ku dhacday 1991kii, maalinba maalinta ka dambaysana waxaa sii kordhaya nacaybka iyo khilaafka.

    Haddaba taageerayaasha sharafta leh ee kala taageersan masuul ku sheegtada Soomaaliyeed waxaan kula talin lahaa inaad sida wanaagsan farta ugu fiiqdaan waxa ka khaldanna u sheegtaan kaad taageersantihiin intaad mucaaradi lahaydeen midka kale.

    Saxidda waxaa laga bilaabaa qofkaad taageersantahay, isagaana la toosiyaa marka ugu horraysa si aad u hubiso inuu taasanyahay.

  19. HILLAAC.

    Madaxweyne Soomaali ah Kenya iyo Itoobiya midna iskama celin karo oo dadkiisa ma wato! Marka uu isaga Gardaran yahay ee uu lugaha la galo arrin aay dowlado badan oo dhisan ka gaabsadeen, sida arrinta Niilna warkeeda daa!
    Culusoow Waxaan maqlay arrinta la safashada Masar waxaa ku xambaay “100 Million oo dollar” oo aay Masar u ballan qaaday. Taas oo sida la sheegay 30m oo kamid ahina loo hor mariyey, inta hartayna lagu boodi karo marka Kaarka la marsado! Kkk

    Waxaa la yiri, mid Ogaadeen ah oo joogo Qabri-dahar ayaa wuxuu arkay mid Majeerteen ah oo Tubaako Afka geshaday, markaas ayuu intuu Toorreey iska jaray yiri, awoowgaa la gubye meeshii aad ku tufi lahayd baa lagaa rabaa! Kkk
    Hadda, Culusoow lacagta laaluushka ah ee Masar meeshii uu ku cuni lahaa baa laga rabaa! Kkk

  20. To:Awlal:attention the comments below are not referencing an particular post rather it’s a general assessment: It’s also done with sincerity and at most respect:

    For the first in life I am doubting the benefit of the Somali republic as it’s currently constituted. I think its opportune time to throw in the towel. I sincerely Think it’s time amicably divide Somalia. I can no longer stand endless grievances coming from puntlanders. Keeping this artificial union is like bad marriage that makes nobody happy. Reading your comments concerning the presidency Hassan shiekh mohamoud. Speaks to your frustration with a system that produced this results not because Hassan Shiekh mohamoud is unqualified but rather because Hassan is from certain clan. I am not faulting you or anybody else I just think we need to speak truthfully. Neither the Hawiye nor the Darold’s are here to backdown. Everybody is prepared by hooks or crooks to shove down the throat of the other his own truth. We can deny this truth until one side surrender to the wishes of the other a very difficult situation to fathom or we can denounce our hypocritical affinity to Somali unity. It’s time for Hawiye clans to invite Darood, Digil/mirifle,beesha shanaad, and Dir. to discuss separation not union. We have really nothing In common History of Somalia and Somalis in the view of one clan differ greatly from other. The Hawiye for example think they created modern Somalia. They argue the following points.
    1. First priminister of Somalia was Hawiye.
    2. First president of Somalia Was Hawiye
    3. First army commander of Somalia was Hawiye
    4. First Somali navy commander was Hawiye.
    5. First Somali Air Force commander was Hawiye.
    6. That for the better part of history they ruled horn of African regions where Somalis are found they point to
    7. Ahmed Gurey who hailed from Karanle Hawiye and at one time ruled Eritrea, Ethiopia Jabuuti and Somalia. Historians attest to this fact as well.
    8. They mention Ajuraan dynasty and Hiraab Imamate whose rule lasted for hundreds of years. According to historians the Hawiye were responsible for the spread of Islam to mordern Ethiopia. Hawiye clan feels their brothers specifically the Daroods are determined to deny this history not only that they feel siyad bare’s regime was in fact an ill fated attempt to rewrite history. Neither Abdullahi Yusuf nor Farmajo are seen in a better light. Furthermore rightly or wrongly the Hawiye believe that they are the majority. On the other Hand Darood clans believe Hawiye are in the wrong that they the Hawiye distorted and destroyed modern Somalia. Whose building they attribute to Darood sons of Sayid Mohamed Abdulle Hassan and Mohamed Siyaad Bare. Darood clan do also believe that they are the majority. That areas they occupy in Somalia have better resources a claim put forward by all Somali clans. There is simply no room for compromise. The capacity to think rationally is no longer prevailing. We are in mindset of war. In my previous posts I wanted to be positive optimistic and cordial I remember saying the following “ this time will pass, our wounds will heal, our union will strengthen and our prosperity will arrive” that perspective is today diminished. I have a sinking feeling that breaking Somalia might not be such a bad idea after all. Let everybody trying their luck we can keep our boarders open to one another. Let’s see if we can succeed without one another. Hopefully we can compromise on the boarders of newly formed states. As I have said on more than one occasion you seem to be intellectually astute person. Never the less your blinded by perceived threats and previous grievances. Neither of which can lead to an understanding between us. Wisdom is necessary ingredient to bridge the divide or create the division for the sake of stability and peace. Finally I would like everybody to lower the temperature Let’s speak positively of one another for a change and recognize one another’s contribution to our common history.
    That might be the ingredient we need to heal our wounds whether we remain unified or otherwise.

  21. Yaa dilay Madaxweyne Soomaaliyeed oo la doortey ( C/Rashid Sharma’arke) ?

    Yaa Axmaaro u soo raacey Caasimadda Mogadishu ?

    Yaa burburiyey Midnimadii iyo Democracy lagu heshiiyey 1960 ?

    Yaa markii ugu horeysay Shacabka Soomaaliyeed ku GARAACEY diyaarado ?

  22. Gurey.
    Your are a typical Somali tribalist,all things you listed shows how majority of Somali people educated or otherwise,were same when it comes,to tribalism.
    Mr Gurey never lost hope,good times will return and unity of Somalia will flourish again.
    It’s the that Somali Nation Started,with all the ingredients of one ethnic group ,sane language ,religion actually Somali people is one clan,,but curse is far greater than what we expected.
    Unity rather than separation brother Gurey.

  23. Xaqiiqda waxaa weeye in lafta gareen is difaacayo laguna soo socdo. Nothing more nothing less. Dadka kursiga kula haystana waa isla iyaga, waxa gacanta ku siinayana waa kuwii u ciil qabay oo uu kala saftay Farmaajo.

    Isaaqu ayaan daranaa. Waxa aad farsaxsan tihiin waa dareen idin galay Soomaaliya in ay mugdi gashay? War niman yahoow Isaaq miyaad is nacdeen? Miyiidan xitaa qarsan karin nacaybka aad u qabtaan Soomaaliya.

  24. A.A.Xade, Masar kumaba ogayn dawlad qani ah oo lacag sidaas u daadinaysa. Midda kale, wax xaqiiq ah uma hayno in madaxweyne Xasan uu lacag soo qaatay. Dhinaca nile-kana waxa iska cad in lagu heshiiyey oo ay labada waddan isla qaateen in la ayido qaraarkii UN-ka ee ku aaddanaa biyaha nile-ka, ee ahaa in hal dhinac uusan go’aan kaligii iska qaadan, oo la ixtiraamo xeerarka caalamiga ah ee biyo xidheenada. Intaasna wax ceeb ah oo ka muuqata majirto, waanan ku taageersanahay in madaxweyne Xasan uu walaalaheen Masar booqdo.

    Haddaba, Itoobiya maxay qoonsatay, ee ay indhaha isugu kaaya qabqabanaysaa? Itoobiya waxa ay rabtaa in siyaasadda arrimaha dibedda & gudaha ee jamhuuriyadda Soomaaliya iyada looga danbeeyo. Marka, in aynu annagu Itoobiya ku taageerno damaceeda gurracan waa ayaan darro inteeda le’eg. Waa in ay noo kala baxsanyihiin jamhuuriyadda Soomaaliya & shakhsiyaadka iskubeddela villada.

    Gunaanadkii, Itoobiya, Kenya & musdanbeedkooduba waxa ay duulaan ku yihiin jiritaanka qaran Soomaaliyeed, laakiin Masar kuma aha. Itoobiya & Kenyana qanci maayaan illaa aad uyaka hoostagtid, sida haddaba lagu socdo.

    Waxaase aan meesha laga saari karin in dhibaatada asalkeedu ay tahay hoggaamin xumada villada, oo kaliya eegta damacooda shakhsiga ah, oo lagu daray shicib-gurracnaanta Soomaalida. Waxa aadna dhowaan arkidoontaan Xasan oo Itoobiya looga yeedhay oo madaxa gundhinaya sidii caadada u ahayd. Hadalkii oo kooban, nasiib darraa meeshan ka muuqata e, halla ii saxeexo wasiirkayga boostada & isgaadhsiinta!!!!

  25. @@Gurey,

    Tolow, maxaad maanta iigu xayraantay saaxiib? Maxaadse inta akhristeyaal boggan camiray aniga keligay shiishka ii la begsatay oo aan dhimay?

    Sikastaba, ‘frustration’-ku maanta adiga ayuu kaa muuqdaa oo runtii aad iskaga burqaday. Anigu weligayba doodaha maskaxeed iyo goshiyeed waan soo dhoweeyaa oo waanna jecelahay xaqiiqdii. Maqaalkaaga aqlabiyaddiisa waxaa lagaa dareemayaa nin colaad u warma gurtay, laakiin ii ma muuqdo nacabka aad warmaha u urursatay ee ku hortaagan.

    Aan markale kashiina xumaha ka saaro e, Soomaalidu taariikh qowmiyadeed oo weliba dahabi ah ayay wadaagtaa, islamarkaana waxay sii kala leedahay fadaljeeryo ay qabaa’il iyo beelo ahaanba usii kala leedahay. In aan qabiilkayga hoose fadaljeerkiisa sooyaaleed ee gaarka ku ah dib ugu qalqaaliyay macnaheedu ma aha – habayaraato e – in aan walaalaha kale ee Soomaaliyeed colaadiyay amase fadaljeerkooda inkirayo.

    Maahmaah Carabi ah ayaa tiraahda: “Likulli Maqaamin Maqaal, Wa Likulli Maqaalin Maqaam”. Qofka qoraalkiisa waxaa lagu dheehdaa oo laguna dhaadaa munaasabka uu ku saleysan yahay (context), maan furan oo miyirsanna waa lagu akhristaa. Dhibka qolo aan ogahay idin haysata ayaa ah in idinka oo aan maqaalladaydaba qummaati u daalacanin magacayga kasii xajiimootaan oo waxa aan qoray wax aan ahayn iskiin tusaan.

    Waxaan kuugu soo gaabinayaa in aysan xaajo iyo xalba inoo ka sokeynin annaga oo inta guntan hoose kor ugasii baxno, teennii qowmiyadeed ee aynu kusoo ahayn markale dib ugu saleysanno.

  26. “Never the less your blinded by perceived threats and previous grievances. Neither of which can lead to an understanding between us. Wisdom is necessary ingredient to bridge the divide or create the division for the sake of stability and peace”

    MEANING: The rest of the Somali people should shut up and stop mentioning the appalling atrocities committed by the Hawiye tribe ad infinitum, otherwise, you guys will wage a war against the Somalis again – now that a Hawiye government is in place.

    Well, go tell the Somalilanders and the Israelis that the atrocities they suffered and their grievances are “perceived threats” and “past grievances”, and enjoy the response you get.

    “Finally I would like everybody to lower the temperature Let’s speak positively of one another for a change and recognize one another’s contribution to our common history.”

    It is quite obvious that the thermometer is boiling only inside the Hawiye people’s minds because the rest of us totally chilled and relaxed.

    It is the Hawiye who are so worked up and beating their chests, yelling war cries against pretty much everyone else – the Daarood, the Digil and Mirifle, the Dir, the Bajunis, the Garre, the Amhara, the Oromo, the Tigrayans, the Kenyans, the Turks and so on – and we are none the wiser as to what exactly is raising their temperature quite so high!

    Goodness me!

  27. HILLAAC.

    Illeen ninyahow Warba ma haaysid?!

    War Masaaridu iimaanka ayeey la’yihiine, Kanaal Suweeys oo kali ah maraakiibta marta ayeey bishii ka helaan 200m Dollars.

    Ku darsoo “Gazka” dabiiciga ahna waay soo Saaraan oo aay dhoofiyaan.

    Masar waa dad muslimiin ah oo waay fiican tahay mar waliba in aan xaq dhawrno oo aan xiriir fiican lahaano, laakiin xaq inooguma leh in aay danaheeda noo isticmaasho!
    Xasan Kenya heshiis ayuu la soo saxiixday ku saabsan in wax la is dhaafsado, khamiistii la soo dhaafayna, Ganacsato Soomaali ah Baabuur aay lahaayeen oo Sokor iyo Caano Booro Soomaaliya ka keenay ayeey Xadka 2da Dal ciidankeeda ku gubeen, raggii wateyna aay ka dhigeen wax aay dileen iyo wax aay jir dileen oo aay xireen!

    Marka aan ku weeydiiyee, danta Soomaaliya ma waxaay noqotay in Kenya loo saxiixo Daroogo aay dadka Soomaaliyeed ku baabi’iso oo aay lacagta adag kaga gurato iyo in Masar lagu taageero, xurgufta Itoobiya kala dhexeeysa?
    Bal 2da heshiis ee uu Xasan la galay Masar iyo Kenya dan aay Soomaali leedahay naga tus adoo War bixinteeydaas kore tix gelinayaa caano hele!

  28. Inkasta oo aan waxbarashadaydii hoose, dhexe & sareba ku qaatay dalka Masar, haddana waan kaaga mahadcelinayaa macluumaadka aad ka hayso dalka Masar ee aan walaalaha nahay. Waxa aanse marnaba la isoo marianayn, Masar-taan ogaa baa lacag sidaa u bixiso, hadday hayaan & haddii kaleba.

    Horaan uga hadlay Kenya & Itoobiya, oo ma rabo in aan ku rafto, in aad meesha soo gelisana maba ahayn. Waa maxay heshiiska Kenya & Itoobiya na dhex mari kara, aan ka ahayn meesheena aan kala joogno?! Maxaa ciidamadooda na dhex keenay? Bad bay nalagalaysaa ee nimankaas halkaas nooga xidh.

    Waxa kaliya ee ay doodi inooga furantahay waddanka Masar sida aan qabo. Madaxweyne Xasan xaq ma u lahaa in uu booqdo Masar? Jawaabtu waa HAA baan filayaa. Itoobiya intaas bayba diiddan tahay inta aan heshiiskaba laggaadhin. Masarna wax aadan adigu rabin kuguma khasbi karto.

    Ereteriyaannu kal hore saarnayn, iyaga oo ciidamadii ugu badnaa noo tababarayey, oo aanan weligood dibindaabyo nagu samayn. Hadda Masar baannu saarranahay, xaggee loo socdaa.

    Midda kale, anigu taageere uma ihi madaxweyne Xasan, mucaaradna hadda kuma noqon karo. Waxa aanan aamminsanahay in xukuumadda hadda la soo magacaabay sideeda lagu ansixiyo, oo lagula xisaabtamo wax qabadkooda. Ku darsa oo, ma taageerin booqashadii madaxweynaha ee Kenya, iska daa heshiisyo ay wadagalaane. Waxa ay ahayd, sida aan u arko, booqasho laga baaqsan karay haddii dhinac kasta laga eego.

    Hadalku waa nagu dheeraanayaa, oo laga gayoon maayo xaalka Soomaaliya. Waxa aan hadalka ku soo koobayaa, oo aan mar kale codsan lahaa, in wasiirkayga boostada & isgaadhsiinta (ee A-da ah) aad nimankiinan reer Koonfureedka ahoow ii ansixisaan inta aydaan igaga daba iman oo aydaan iga qaadan. Caana hele, intaas baan idiin ka codsaday wixiinna kale iska qastoo!

  29. awlalow horta soomalida waxay tidha ama afeef hore yeel ama adkaysi danbe yeelo.
    anigu afeef ayan ku bilaabay qoraal kaygii aan meeshu soo dhigay. Afeetaydasi waxay nasiib wanaag jabaab unoqotay qoraalkaadii kobaad ee afsoomaliga Kuqornaa. sida awgeed taasu meesheedas ayan kudayn. Tan is babardhiga Hawiye, Hitler iyo Siyaad Bare ayadana in ay jawaab iga mudan tahay uma arko. Waxa layidha hadal waa margiyoo nina si uyidhi nina si uqaaday.In aan kugu xad gudbo madoonayo waxaan qaba in aad qof wanaagsan tahay. Caws jiilaal waa lama huraane yeeynaan kala fogaan. Deelqaafkana nagadaaya waxii danbi ah Alle ha inga dhaafo. Yeenaan noqo ninkii safaraye ee oomay ee qadh qadhayey ee gaajood. Dabeed mar kaliye helay dab, cuno iyo biyo. Marku aad ufaraxay ayaa cud wayn oo cabsileh ka duli yeedhay. Waxaa lagu yedhi mid unbaad dooran karta. waxuu yidh allow yaa idaneeyo ii daayo kuligeed. aniguna waxaan leeyahay Alow yaa Somalidu kadaayo deelqaaf oo usu dumo dhamaanteed.

  30. @@@Gurey,

    Saaxiib, waan kugu waafaqsanahay 100% talada nabaddoonnimo ee aad soojeedisay. Ma hubo in aad qoraalkaagii hore dib u akhrisatay, waayo waxaad hadalka u dhigtay si hanfafsan oo xanafsan oo marna qalbijab weyn, marka kalena digniin sarbeeban laga dhadhansanayo. Runtiina filanwaa ayay igu noqotay qaabka aad arrimaha u naqshadeysay maadaam aan adiga lagaaga baran.

    Marka uu qaran burburo, dabcan in qaladaadkii dhacay la iskulaxisaabtamo oo dib loo saxo oo godobbadii la kala galayna la iska kala cafiyo ayay bulshadu ku boogadhayaysmaysaa. Haddii kale dulmiyadii dhacay iyo tabashooyinka la xiriira ayaa qarannimada ku noqonaya humaag iyo daruur madow oo dul hoganaya.

    Anigu, sida la igu yaqaanno, waxaan aaminsanahay oo duuliyaa fikradda ah in aynu sooyaalkeennii subbanaa dib u cuskanno oo dowladnimadeenna kusaleysanno. Waana Soomaalinimada salka kuhaysa Islaamnimada. Ii ma muuqato sabab macquulsan oo hadda lafteeda inagaga gudban in aynu dallad noocan ah isku hoos dugsanno.

    Marka aan kutalinayo in ay Puntland mansabkeedii boqotortooyo dib ugu tiirsato, qasadka ku duugan ayaa ah in yoolka yagleelidda Saldanadda Soomaaliyeed uu Puntland kasoo billaabmo oo lagaga daydo. Nasiibdarrose, dadka halkan ku xiran badankoodu si gurracan oo qabyaaladaysan ayay taas u fasirtaan.

    Haddii aynu tuhun iyo shaki la’aan iyo maan iyo qalbi furan faallooyinkeenna ku akhrinno, waxaan hubaa in qummaati la isu afgaran lahaa oo aan la isku marnaadeen oo la iskana laallaadmeen. Isma garan waynno.

  31. Anaga Waxaan sugnaaba waa wajiga ugu danbeeya in other words, their big War and Plan towards us. It seems here our only chance is a War. It looks like in si xun la isugu diray Soomaalida. Waxa kaliya ina badbaadin kara is an outside War. Waxaan meesha ka buuxa oo jaajuusiinta Xabashida ah, aad baan ugu qoslaa.

    The Black Nigger have No Idea how the West sees him, but somehow, he is the one they use to destroy his own Race. What are we going to do with Ethiopia, they are the stupidest Africans living on Earth. Waxaase ka doqonsan Iidoorka loo isticmaalo in uu burburiyo Soomaalida kale.

  32. To: Awlal
    ASaxaabtii Nabi Mohamed nabad iyo naxariis dushiisa ha ahaate. Ee reer ansaar oo koobna aws iyo khazraj. Ayaa ayagoo shekaysanayo. Soo hadalqaaday taariikhi hore iyo Dagaalo dhexmaray awow yaashood. Dabeed way ka yara tafatayo wayagii Seefta Isu labaxay. Inaguna ayaga kun jeer bayno kaliidana. Il adeertu Tartan waa ucaadee ceeb uma ahaan jirin. Mar waad isu yara cadhootaan mar way ku ciil tiraanoo caano iyo maal iyo cudud bay ku siiyaan. Somalidu waa isu wada limo adeertaas.

  33. War nabad’ ’ Wadaninimo ma aha mid maalina qabyaalad u durbaan tuna ,galinika xigana Soomaalinimo u ololeeya,isna qaban karto.
    Hadaan soo qaadano Boqortooyadii Roomaanka ( Roman Empire )
    tii beershia ( Persia ) waa taariikh,tii guriga iyo kuwo kale,waa taariikh hore,.
    Dhulka iyo dadka Soomaaliyeed,waa in loo arko mid quro oo runtii ah hal qowmiyad oo ah mid isko mid ah.
    Waxaa nasiib daro ah,in la is barbar dhigo Israel iyo gobol Soomaaliya ja mid ah.
    Sooyaalka taariikhda dunuda wadamada dunida ee maantay,badan kood waa ay is dileen,oo waliba kala qowmiyada iyo isko mid ah sida Soomaalida.
    Gunaanadkii war umadda Soomaaliyeed,siiba dadja u dhasha Soomaaliya yeysan kala qaybin,balse iso keenidoida halaga shaqeeyo.
    Soomaaliya Abaarta iyo macaluusha ALLAHA ka bixiyo,Soomaaliduna sida dadyowga kale dunida,dalkooda ha dhisteeb
    Ethiopia waa wax ka badan 80 qowmiyad,Kenya waa 40 qowmiyadood.
    Soomaaliya waa hal qowmiyad.
    Kuwa wax aan qabyaalad ,cay iyo aflagaado ahayn qora,yaan kago Dayan waayo waa badow.
    Soomaaliya guul iyo gobanimo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*