Madaxweyne Xasan oo darajada Ciidanimo u soo ceshay ‘Saadaq Joon’

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee lr. 2 oo soo baxay sanadkii 1973-dii ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in Booliska Soomaaliyeed ay saldhig u noqdaan hannaanka dimuqraadiyadeed iyo ilaalinta sharciga dalka.

“Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Maxamed, laga bilaabo maanta oo aan saxiixay xeerkan Madaxweyne, waxa uu xaq u yeelanayaa dhammaan xuquuqda ciidan ee sharcigu uu u ogolyahay, iyadoo xeerkani uu baab’inayo dhammaan wixii xeer ah oo ka horreeyey.”

Xeerkan Madaxweyne ayaa dhaqan galay Isniin, 15-ka bishan Ogoosto, 2022 oo ah marka uu saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES 

13 Comments

  1. Calaamka iyo marka la eego xikmada guud,dadka xanafta leh waa la iska fogeeyaa.laakiin Xasan Shiikh wixii dad xanaflahaa ayuu isku wareejiyay ka biloow Rooboow to Mahad Salad to now Saaqid Joon.
    Hal booli ah nirig xaal madhasho.

  2. Saadiq is fine individual who stood for democracy and objected an illegal term extension by farmajo. He is owed his military rank illegally taken from him. I suspect he will be appointed to some kind of position soon. If that were to happen it will be deserved.

  3. Somali haddey qof fogeyn ama ka yaxyaxi la fadhigiisa dhan Dhiig Muslim iyo dhan Somalinimo.

    Waa ninka la dhaho Morgan, oo malaayiin Soomaali ah ku xasuuqey,
    Hargeysa, Xamar iyo Kismaayo, iyo Gedo ilaa Baydhabo.

    Dadbaa ka dhigto ninka ugu sharafta badan.

  4. Aqyaarey hassan sheikh waa nin koox koox ama groubesyiga ku dheer hadii ay tiisa tahey somalia gees ka gees waxaa rabaa in u ka dhigo damac jadiid waxanaa badanaya tuugsiga dasada Maran in lala wareego calanka kuso Rida Wana dowlad cimri gaaban maxaa wacey land landadii kale oo dhan waa kaso horjeedkan illahey midaan dagaal dib nogu celin

  5. !!!!!!! iska jiraaaaay, kan @@khalid la baxay waa snm tii oo aan biyo is marin, yuu idiin dhuuman, eega moorgan buu ina soo dhex geliyey, halkee xukumaa moorgan? waa yaab!!! jagadeese hayaa? cajiib, cajiib!!!!
    cuqdadlow ku dhimo, maxaa kaaga jira somali is cayrsanaysa? ka waran habrahii xaargeysa isku dhex cayrsanaayey??… kan kale ee isu baxshay @eerible faraanfar waa sakhraan soo baraarugey iminka yuu la hadlayaa waa cawaankii XAARSAAQ oo shaqo la’aani inagu soo qaaday, iminkay soo hambaabureen,
    ku ekaada xeradiina xaargeysa..
    no more snm…

  6. Waxaan yaa leh Dadka soo dhawaysanaya Farmaajo Dictator Wadan Kana halis galiyey iskuna dayey in uu ku darsado 2 sano oo Sharci Dara ah sidoo kalena Dambiyo Xasuuq ah ka gaystay meelo Badan Oo Wadanka ah sida Baydhabo, Hiiraan iyo Muqdisho etc … Ninkaa Asaga ah ninkii hor istaagay ee u hiiliyey Democraadiyada Saadiq John waxay ahayd in loo Hambalyeeyo Generaalka maxaa yeelay Hadii asaga iyo Ciidamadii Badbaado Qaran aysan joogi lahayn waa Lagu kala tagi lahaa marka Dadka Sharafta leh ee Badbaadiyey Qaranka iyo Dawladnimada Somalia 🇸🇴 waa in loo Hambalyeeyaa Salaana loo diraa !!

  7. Yaabayee ma yaabteen(salaama) Nin 70 jir ah oo aqoon maadi ah iyo mid macnawi ah leh oo gole fadhiga ku talax-tegav,oo jare tuurka iyo hogaamintane kagu yiqiin, haduu maanta ciirsaday ilma cayroow,iyo ilmo caayane. isagoo cawro-tiru noqday salaadiinta, aqoonyahanada, iyo waxgradka (ABGAAL CISMAAN)
    markuu la taliye sare oo siyaasadeed u magacaabay XIRSI oo kuray aan da’ iyo aqoontoone ku matali karin talada iyo siyaasada soomaaliya, horayna mujtamaca soomaaliyeed qurbaha uga samreen markuu dhal iyo dhaqashaba ka tegay(Alaa Kariim)Clusow MASYR-TIR buu maamuuskii dawladaka dhigay wbt

  8. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,waa in ay arrintan uga
    hortagtaa xeernudaamiyaha CQS (Milatry code of conduct)
    waa ilhaano, iyo fal cawaan.in ninkii Saafac dalkiisa u
    dhaartaym Astaantii Dalkana Madaxa iyo Garbaha loo saaray
    Loona balan-qaaday in caruurtiisa loo koriyo waxna loo
    baro intay ka baaluqayaan kii awood u lehne uu bedelo.
    isla sharciga xuquudaas siiyay,ayaa ciqaabayo hadduu
    amardiido shaqo sameeyom taas oo marar kalifta DIL
    toogasho ah. askarigu ma aha shaqaale caadi ah. ruuxii
    wadanka. Ninkii shalay qabiil ahaan ugu yeertay ka yeeli
    meyno.Barlamaanka waa inuu doodaa, xeer ilaaliyaha guud
    waa inuu war ka soo saaraa, sharciga ciddu kama sareeyso
    waxaa ugu yeerayaa indheer garatadda soomaaliyeed in ay
    ka hortagaan falkan wax magarataddu sameeysay, hassan
    beri buu arkayaa verooyinkii ciidanka oo maran markii
    Askari walba loo yeerto siduu sameeyay.
    (Ar Farxaan Qaroolow Maandhow ii kaalay) Shacabka Soo-
    maaliyeed waxaa Qalbigooda harsanaya lana hooyanaya
    Farxaan Qaroole iyo Odawaa yuusuf raage oo tusay kalsoonowadaninimo oo ka sareeysa qabiil, waxayna ku
    asteysan yihiin shuhadaa Nolol iyo Geeriba (ha Noolaato)
    Waxaan sugeynaa Go’aanadda falcelinta Shaxabka Soomaaliyeed (Gudaha uyo Qurbaha).

  9. U maleyn maayo in aay Mooryaan ciil u qabto garbaha oo looga buu iyo, derejo aaysan hayn ciidan aay ku xukumaan oo Shariif Af gaduudo ayaa hal maalin 400 u xiray wada Gaashaanle sare! Kkk

    Saadaq John oo siduu Mooryaan dadka laayo u ahaa Ingiriiska Tahriib ku galay oo Taxsiile ka ahaa, awalba derejadiisa waxaay ahayd, derejo Hawiye, haddii loo soo celiyana waa un iyadii! Kkk

Comments are closed.