Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Wakiilkiisa ‘Ururka EAC’

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd u magacaabay Cabdisalaam Hadliye Omer Ergaygay Gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrka ee EAC, sida lagu sheegay qoraal kusoo baxay bogga Twitterka ee rasmiga ah ee madaxtooyada.

Cabdisalaam Hadliye ayaa horay Soomaaliya uga soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bishii hore magaalada Arusha ee dalka Tanzania, uga qeyb-galayo shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), waxaana uu sharraxaad ka bixiyay sababta ay Soomaaliya u dooneyso inay uga mid noqoto ururkaas.

“Madaxweynaha ayaa ahmiyad weyn siinaya kor u qaadidda dhaqaalaha dalkeenna iyo xoojinta in Soomaaliya ay wax badan ka dheefto iskaashiga dalladdan, taas oo shacabka Soomaaliyeed u saamaxaysa inay ka faa’idaystaan fursadaha dhaqaale ee ay abuuri karto ka mid noqoshada Bulshada Bariga Afrika (EAC),” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Villa Somalia.

PUNTLAND TIMES 

4 Comments

  1. Yaabayee ma yaabteen(salaama) Nin 70 jir ah oo aqoon maadi ah iyo mid macnawi ah leh oo gole fadhiga ku talax-tegav,oo jare tuurka iyo hogaamintane kagu yiqiin, haduu maanta ciirsaday ilma cayroow,iyo ilmo caayane. isagoo cawro-tiru noqday salaadiinta, aqoonyahanada, iyo waxgradka (ABGAAL CISMAAN)
    markuu la taliye sare oo siyaasadeed u magacaabay XIRSI oo kuray aan da’ iyo aqoontoone ku matali karin talada iyo siyaasada soomaaliya, horayna mujtamaca soomaaliyeed qurbaha uga samreen markuu dhal iyo dhaqashaba ka tegay(Alaa Kariim)Clusow MASYR-TIR buu maamuuskii dawladaka dhigay wbt

  2. Islow Hiraaboow, ixtiraam,weyneyn iyo walaaltinimaan kuu hayaa abad,kaama maarmo,igamana maarantid,si aada oo kalsooni ayaan ugu farxay, sidaad ii duubtay. waxaase igu adkaaday, adiga oo islaw Hiraab ah, iyo Suldaan Awlal oo mawlaca xaaray Ardo qoraalna ku hayay, mudane u tababaray in ay talo,tahbiib, iyo toosin ku dayaan siyaasada tiiceysa ee soomaaliyeed ka talaabsado , talo walba.waxaan idinka codsanayaa inaad raali ku ahaataan.
    Oo waa tii Soomaalidu tiraa (Awlo awlaa ka weyn ilmana Aabahood) Suldaan Awlal waa Gudoomiye, Islow Hiraabne waa Ku-xigeenm Issa,Khalid,Barawaani,Ally M,Xade,Ibrahim waa Qorayaal A.Arar waa tafaftire.Gaylan waa Milkiile
    Balankeenu waa midnimo,run,daacadnimo,iyo Alla aqoon.
    Siyaasi walba, dhaliil iyo ammaan wuxuu muteysto Shacabkaan u bandhigaynaa.auadoo cidna laga haybeysan
    Nartilmaameedkeenu waa sidii Kacaankii Dhaqanka ee shiinaha, Kacaankii Shiicadda ee iiraan, anagu awood kale ma lihin Isbedelkeenu waa toosin,iyo tahbiib talodhiibasho Saxaafadeed oo ka maran qabiil. hawsha ha u socto(Sida liifad duushiyo rasaas leebabo dhicin, ama
    loolibeyntiyo mawjadoo lulan) Wbt
    .

  3. Islow Hiraaboow, ixtiraam,weyneyn iyo walaaltinimaan kuu hayaa abad,kaama maarmo,igamana maarantid,si aada oo kalsooni ayaan ugu farxay, sidaad ii duubtay. waxaase igu adkaaday, adiga oo islaw Hiraab ah, iyo Suldaan Awlal oo mawlaca xaaray Ardo qoraalna ku hayay, mudane u tababaray in ay talo,tahbiib, iyo toosin ku dayaan siyaasada tiiceysa ee soomaaliyeed ka talaabsado , talo walba.waxaan idinka codsanayaa inaad raali ku ahaataan.
    Oo waa tii Soomaalidu tiraa (Awlo awlaa ka weyn ilmana Aabahood) Suldaan Awlal waa Gudoomiye, Islow Hiraabne waa Ku-xigeenm Issa,Khalid,Barawaani,Ally M,Xade,Ibrahim waa Qorayaal A.Arar waa tafaftire.Gaylan waa Milkiile
    Balankeenu waa midnimo,run,daacadnimo,iyo Alla aqoon.
    Siyaasi walba, dhaliil iyo ammaan wuxuu muteysto Shacabkaan u bandhigaynaa.auadoo cidna laga haybeysan
    Nartilmaameedkeenu waa sidii Kacaankii Dhaqanka ee shiinaha, Kacaankii Shiicadda ee iiraan, anagu awood kale ma lihin Isbedelkeenu waa toosin,iyo tahbiib talodhiibasho Saxaafadeed oo ka maran qabiil. hawsha ha u socto(Sida liifad duushiyo rasaas leebabo dhicin, ama
    loolibeyntiyo mawjadoo lulan) Wbt.

  4. Islow Hiraaboow, ixtiraam,weyneyn iyo walaaltinimaan kuu hayaa abad,kaama maarmo,igamana maarantid,si aada oo kalsooni ayaan ugu farxay, sidaad ii duubtay. waxaase igu adkaaday, adiga oo islaw Hiraab ah, iyo Suldaan Awlal oo mawlaca xaaray Ardo qoraalna ku hayay, mudane u tababaray in ay talo,tahbiib, iyo toosin ku dayaan siyaasada tiiceysa ee soomaaliyeed ka talaabsado , talo walba.waxaan idinka codsanayaa inaad raali ku ahaataan.
    Oo waa tii Soomaalidu tiraa (Awlo awlaa ka weyn ilmana Aabahood) Suldaan Awlal waa Gudoomiye, Islow Hiraabne waa Ku-xigeenm Issa,Khalid,Barawaani,Ally M,Xade,Ibrahim waa Qorayaal A.Arar waa tafaftire.Gaylan waa Milkiile
    Balankeenu waa midnimo,run,daacadnimo,iyo Alla aqoon.
    Siyaasi walba, dhaliil iyo ammaan wuxuu muteysto Shacabkaan u bandhigaynaa.auadoo cidna laga haybeysan
    Nartilmaameedkeenu waa sidii Kacaankii Dhaqanka ee shiinaha, Kacaankii Shiicadda ee iiraan, anagu awood kale ma lihin Isbedelkeenu waa toosin,iyo tahbiib talodhiibasho Saxaafadeed oo ka maran qabiil. hawsha ha u socto(Sida liifad duushiyo rasaas leebabo dhicin, ama
    loolibeyntiyo mawjadoo lulan) Wbt

Comments are closed.