Puntland “Somaliland duullaan ayay nagu soo qaaday xilligan Abaarta ah”

Puntland ayaa ku eedeeysay maamulka Somaliland inuu duullaan kusoo qaaday degmada Boocame ee gobalka Sool.

Wasiirka Duulista Hawada Puntland, Ilyaas Cusmaan Lugatoor oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa xusay in Ciidammo kamid ah kuwa Somaliland ay kusoo duulleen Boocame, balse ay iska caabiyeen Booliska Puntland ee ku sugan degmada iyo dadka shacabka ah.

Lugatoor oo ku sugan Boocame ayaa sheegay in Somaliland labo ujeedo oo kali ah ka leedahay duullaankan, kuwaas oo kala carqaladeynta nabadeynta beelaha walaalaha ah ee Xasan Ugaas iyo Maxamed Ugaar, oo ku dagaalamay deegaannada Saax-meygaag iyo Sangejebiye, iyo in ay mashquuliso shacabka Somaliland oo ku kacsan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka Akhriso qoraalka Wasiirka Duulista Hawada Puntland.

“Waxan ku sugna ilaa shaley Degmada Bocame waxaan rabaa in aan la wadaago Shacab iyo Dawlada PUtland iyo Umada Somaliyeed ba in maanta ay duulan ciidan ku Soo qaadeen Ciidanka Somaliland magalada Bocame yagoo wata 45 tigniko ah, aynu weheliyaan ninka sheegta Gudomiyaha Gobolka Sool ee Somalind iyo saraakiil ciidan iyo dadkaloo weheliya oo Ka Soo raacey Laascaanood.”

“Waxaa Ka horyimid dadka magalada degan qeybihiisa kala duwan iyo ciidanka Boliska degmada.”

“Waxaa u suuro geliweydey in ay magalada Soo galaan, kana helaan Soo dhaweyni.
Waxaa nasiib daro ah in maamulkaas xiligan adag ee abaraha iyo sixir bararku dadku la daaladhacayaan ay duulan Soo qaadan.”

“Waxaa duulanku daarana labo ujeedo, mid in lacarqaladeeyo nabadeynita beelaha walaalaha ah ee Xasan Ugaas iyo Maxamed Ugaadh iyo Bahdubeybi oo meel gebegabo ah mareysa isimada dhaqanka ay hada gabagabeyni teeda ku jiraan aynu ugu dambeysey gogoshii Ugaad Maxamud Ugaas Cabdulahi dhegey Bocame iyo shirka hada Garoowe isimadu ujoogaan.”

“Waxaa kaloo la rabaa in lagu mashquuliyo reer Somalind oo hada Muuse Biixi rabo inuu boobo,:oo hada buuq weyni Ka taagan yahay. Bocame sacad kadib weyka tageen yagoo kabadan joogi kari waayey.”

“Bocame hada Waxaa ku sugan aniga iyo Xildhibaan Cabdiraxaman iyo gudomiyaha Gobolka Sool iyo mamulkii degmada waana nabad.”

PUNTLAND TIMES 

38 Comments

  1. TH REAL ALTERNATIVE

    “Puntland baa duullaan nagu soo qaadday” iyo “Somaliland baa duullaan nagu soo qaadday” waa hawraar uu waahore hoyaday casrigiisii habaaranaa ee habawgana la ahaa. Waxay ahayd marxaladdii mugdisanayd ee ay Soomaalidu burburtay oo waaqiciga dhabta ahna aad uga dhacsanayd.

    Waaqiciguna waa kan qeexaya in Puntand iyo Somaliland yihiin geyiyo mataanaysan oo ayna ku wada dhaqan yihiin beelo isku dhiig iyo dhecaan ah ee asal keli ah kasoo faracmay oo fadaljeerkooduna yahay mid qur ah ee haddana aad u fac weyn. Waa wiil iyo abtigii iyo inan iyo habaryarteed. Waa ul iyo diirkeed.

    Dabcan, walow ay Soomaalidu siyaasad ahaan burburtay oo aysanna weli kasoo kabmin, waxaan weligeed burburi karin Soomaalinimada midda ah. Bulsho is ahi waxaa burburkeeda siyaasadeed kaba oo u boogadhaya asalnimadeeda aan marna dhaawacmi karin.

    Magacyada haybeed faa’iidadoo uun bay leeyihiin oo ay aayadda Qur’aanka Kariimkaba hoosta ka xariiqday: in qoys iyo dhalasho ahaan la isu aqoonsado oo aanay u dhicin musiibada walaalo kama’ isu aroostay.

    يَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍۢ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَـٰكُمْ شُعُوبًۭا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓا۟ ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ ٱللَّهِ أَتْقَىٰكُمْ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌۭ

    Soomaalidu aayaddan iyada ah xataa macnaheeda asalka ah ayay si aad u qaldan oo gurracan ugu fasiratay in ay isugu qabyaadalayso, laakiin macnuhu waa mid saynis ah ee loolajeedo “in aydin qoys iyo dhalasho ahaan isu aqoonsataan (oo aan guur ahaan la iskugu siganin).

    “Tacaarafuu” ma aha in hayb mise qabiil ahaan la isu ursado sida ay Soomaalidu u maldahatay.

    Marka waaqicigan dhabta ah iyo caqliga saliimka ah la kaashado, geyiyadan mataanada ah ee Puntland iyo Somaliland loogu magacdarsaday waa dhul iyo dad ehel ah oo wadaaga ee aan kala guuri karin oo kala maarmi karin. Dad bulsho ahaan iskugu dhex milman ee aan kala soocmi karin, waa mustaxiil in xuduudo la kala dhexdhigo.

    Sidaas ajligii ayay lagama maarmaan u tahay in inta nacasnimadii casrigii jabhadnimada iyo burburka laga hayaamo, looga sii gudbo hayaanka sida runta ah tolweynahan iyo dhulkoodan midka ah uga tarjumaya, waana inta Qaddiyadda Waaqooyinimo la haybsado deeto siyaasadda saxsan looga unkado oo tolweynahan aan kala go’i karinna u haleelo xasilloonnida iyo horumarka laga soo ragaadiyay ee uu mudan yahay.

    • Awlal
      Haddii Hawiye weerari lahaa Puntland calool jileecaan lagama heli laheyn, Waxaad u egtahiin dad ka baqa Qabiilkan Isaaq ee Somaliland sheegta.

      • Mie ogow, iidoorland malaayiin dollar baa looga dishaa sool oo awood ay leeyihiina kuma joogaan caddayna waxaa kuugu filan Magaalada Buuhoodle ee Burco qarka usaaran iidoor awoodoodi oo dhan bay intay isugu geeyaan hal taako xitaa qabsan waayeen. Marka annaha iidoorland hanagusoo dhisin.

      • @Farxaan….Ishaa ka tuurtay. Waa la jilcay. Midda kale dowlad Federal ah nasoo weerartay hoogayoo ba na’yeey lama oran karo oo qaylo been iyo bus la iskuma qarin karo ilaa waa labo Maamul waxaa is hayaa. Soo tii magacyada xun xun loogu yeerayey. Markii wax laga qaban waayey awood ahaan baa beerlaxowsi la bilaabay.

      • Farxaan Awlal waa nin kaa weyn oo kaa aqoon badan, wuxuu ogyahay waxa is weeraray inay yihiin isla Dhulbahante, meesha Isaaq ma joogo, Majeerteena ma joogo, yaad isku dilaysaa, hoos waxba uma ogid

      • Haddii aysan puntlaan ku deg-degin dagaal ay la gasho soomaalilaan waa sax.Waayo dagaal dadbaa ku dhinta ee dad kuma soo dhasho.Tan kale waxaa sanka isu galinaya puntlaan iyo soomaalilaan waa niman ah dhulbahante oo labada dhanba ka ugaarsada.
        Isaaq iyo Majeerteen xuduudi kama dhaxayso.Wax kalena iskuma hayaan ee nimankaas dhulbahante baa dadka madaxa isu galinaya.
        Tan Hawiyaha waa sax in ay reer puntlaan u soo wada gurmadaan dagaalada Hawiye.Sababtoo ah hawiye hadday il kaa helaan dad iyo duunyo waxba dhaafimahayaan.Waxay arkaan cagtay mariyaan.Laakiin Isaaq dumarka iyo Ciyaalka kaa layn mahayaan oo Maacuunka kaa qadan mahayaan.

    • Maanta wuxuu u hadlay Suldaan Awlal si heer sare ah oo ka turjumaysa, aqoontiisa iyo garashada Allah ku galladay marka aannu is yeelyeelin oo wax iska dhici ku jirin. Maalinta odaygu sidan oo kale u hadlo, hadal lagama daba odhan karo, waayo wax walba uu qoray waa runtii, dadku waa isku mid, xuduudna lama kala dhex dhigi karo waa runtii, aniga oo ah nin Habarjeclo/Muuse Abokor/Biciide, hooyadayna tahay, Dhulbanahante/Naaleeye Ahmed/ Bah-Idarays, reer Xuddun, xuduud nalama kala dhex dhigi karo. Cid soo duushay ma jirto, cid lagu duulay ma jirto, cid wakhtigan isku dilaysa macno darro ma jirto, Abtiyaaladay hawlahooda hoose ha saxdaan, oo hadal haku xalliyaan, gacantii fududayd ee laynugu yiqiinnay ha joogsato.
      Awlal, maalin dhoweyd buu isoo yara qaaday oo wuxuu yidhi nimanka reer Woqooyi ee Somaliland ama Reer Sheekh Isaxaaq markaan kaftanno ee aan ka badiyo waa baxsadaan oo jawaab iima helaan, abti jawaab ma wayno waase xishoonaynaa, naaskii hooyo, ayeeyo iyo habaryar, habrawadaag, ilmaabti baa na haya, waana ninkii Geelle la baxay ee aad baacsatay sidaad sheegtay.

      • ASC.
        Jaalle Geelle waad ku mahadsan tahay rayigaaga dhex-dhexaadkaa.Saad sheegtay haddiiba ad u dhaxaysid labada reer ee ad ka dhalatay waa inoo wada muhiim in ad wanaag ka dhex raadisid.Mahadsanid mar kale.

  2. Qaddiyadda Waaqooyinimo waa midda salka kuhaysa labadan geyi oo isku waafaqay ismaamul labadooda daan u kala baxsan laakiinse ku shuraakaysan waaxaha waxsoosaarka, ganacsiga (maxalli iyo caalamiba), dhaqaalaha, amniga, iyo xiriirka caalamiga.

    Haddii sidaas la solo, xeebaha labadan geyi ee kamid ah kuwa Afrika uugu istraatijisan ee uguna dheer oo keli ah ayaa kufilnaan lahaa in caalamku kusoo hirto oo tolweynaha kudhaqanna xayaatada iyo horumarka uugu tayada sarreeya si wadajir ah uga dheefo, inta aan la islaba gaarin wixii waxsoosaar ah iyo kheyraadka ku hoos duugan.

    Dadka nolosha iskufilnaanshaha ku hanta ayaa awooda in ay nacab oo dhan iska caabbiyaan oo asalnimadooduna u badbaaddo – diin, hiddo, dhaqan, isir, jiritaan iwm.

    Nacasnimada iyo kaslaannimada ina ragaadiyay ha lagasoo hambaabiro oo waaqiciga dhabta ah iyo runta ha la oggolaado. Haddii kale, dayac iyo darxumo loo siman yahay ee lagana siman yahay yaa lagu waari doonaa oo “land”-yadanina waxba inoo ma soo kordhin doonaan abid.

    • Awalal, war ninyahow hadal badan haamo ma buuxshee maad maqaaladaan buugaagta u eg ee iskallifaaddu ka muuqato iyo ka bad-badiska xoogaa dabcisid.😂

  3. Dhulbahantaha la socda Somaliland waxba kuma qoraan Facebook Ka , hadalkooda iyo ujeedkooda si cad beey uga sheegaan idaacadaha ..

    Laakiinse Ilyaas Cusmaan Lugatoor wax buu Facebook Ka Ku xagxariiqey taas macnaheedu wuxuu yahay war Somaliland soo dhaqsada ..

    Puntland waxay u baahan tahay in ay faraha Kala baxdo arrimaha dhulbahante iyo isaaq.

    • Dhulbahante waa Daarood Ismaaciil weliba Harti kasii ah, Puntland bayna katirsanyihiin oo wax ka aasaaseen magac iyo sharafna ku leeyihiin.

  4. Inta habarmajeerteena iyo halash naagaa leh
    Waa heshiiskii Deni iyo Biixi ee Doorashadii Deni
    Ku ceeboobey kuna caydhoobeey ee ahayd boocame
    La wareega Anna Bahda Isaaq hay foodo codka hay siiyo
    Cod ahaan baan isagoo Duban u haynaa marka
    Lugatoor waa hawtul hamag aan waxba ogayn

    • ASC.
      KU:Nightmare.
      Marka hore cay ninkii yiri bay ku kooban tahay.Marka labaad Majeerteen waa kuwaas halkaas dagan oo Ilaahay (swt) ma ahee an cidkale magan u ahayn.Waligoodna dad magan uma noqon.Dhul ay leeyahiina reero kale kama talin.Dhulkooduna waxuu maanta ka mid yahay meelaha soomaaliya ugu ammaanka iyo horumarka fiican.
      Ugu dambayn miskiin yahoow HAWEENKU SOO MA AHA HOOYOOYINKEEN iyo AYEEYOOYINKEEN?
      Ma cay iyo yasid baa agtooda taal?

  5. Beenta Deni miyuu isaga gadayaa?
    Lugatoor waa nin muwaadin wareersan ah,kana shaqaysta Garowe oo ah maamul Somaliya ah.
    Somaliland fidmada iyo xasaradda sidiina xarfaan kuma aha.
    Shalay baad Buuhoodle ciidan soo gelinayseen maanta marka wafti gudoomiyaha gobolka Sool ee qaranka JSL booqasho iyo indho indhayn ugusoo baxay Boocame iyo meelaha gobolka hoos yimaada miyaad qaylo ka wareegteen?
    NINKANI WAA NIN JILICSAN OO LIITA ISAGOO KA DHAARANAYA SHIR BEESHA CIISE RIYOOLE CABSI DARTEED INAANU WXBA KA OGEYN KADIB DIIDMADII BEESHA DHULBAHANTE EE GUDIGII DHEXDHEXAADINTA EE DHUL SOOL AH RAACISAY NUGAAL BAAN ARKAY!!!
    Anagu cid iskuma dirno ee diirada waanu saari difaaca dhulkeena iyo ka Dhulbahante ee ragga magac u yaalka ah ee Garowe u shaqo tegay rabaan inay Puntland ka xaraashtaan.
    Nabadda iyo daris wanaag ha lagu wada noolaado iyo is xurmeyn maya faro gelin,ku meeraysi dhulkeena iyadoo dhuuni raac la adeegsanaayo.

  6. Majerteen wake the f#ck up. Dhulkawase waa caadow. They’re your enemy who always betray you. The only reason Isaaq are in Sool is because treacherous Dhulkawase support them. It is time for reer Majerteen to kick reer underwear out of Garowe and redistribute their seats to other clans who are loyal and deserving of support.

    • ASC.
      KU:Card.
      Ugu horayn looma baahna cay iyo aflagaado si gaara dad gaara ugu socota.Midse waa run oo Isaaq waxaa dhulka dhulbahante ku soo hogaamiya niman dhulbahante ah.Hase ahaatee eedahaas dhulbahantoo dhan kama wada masuul aha ee waa dad gaara oo dano garaa wata.
      Nimanka dhulbahante ee danaha gaarkaa wataa way joogaan labada dhanba.

  7. @Sitaha Jumce,

    Maqaallada qoriddooda aniga wax culays ah igu ma hayaan e adigu ma akhriska ayaa kudhibaya?

    Maqaalladayda haddii aad kuwo lamid ah la iman karto dee is muuji, haddii kale hinaasahaaga iska la burqo.

    @Sitayaasha Farxaan & Mohamed Nugaal,

    Mowjadda aan ka hadlayo iyo heerka aan uga hadlayo in aydin dhaaddaan ayaa idiin ceeb yaraan lahayd xaqiiqatan.

    Hawiyuhu geyiyada Waaqooyiga (Bari iyo Galbeed) ee aan anigu asal ahaan kasoojeedo qayb kama aha oo deagaanna kumaleh. Dadka iyo degellada aniga i khuseeya ayaan ka faallooday e idinkuna ka hadla oo talada kadhiibta waxa idin khuseeya.

    Middakale, maxaa markahoreba keenay in la is weeraro? Maxaa loo dirirayaa oo laguna dirirayaa? Yaase beel xaqa u siiyay ay beelo kale ku weerarto? Maxaase laga dheefayaa oo wanaag ah? Sow hadalkiinnu ma aha hadal jaahiliga Islaamnimada iyo insaannimadaba ka baxsan ee laga wiswiso?

    “Waa la jilcay” kuyeen. Subxaanallaah! War Ilaahiin ka baqa oo aakhiradiinna ka fikira.

  8. Farxaan,

    It is because Dhulkawase are the ones who always welcome Isaaq to their land and perform as Isaaq’s servants. This is really embarrassing to Puntland. You will never see Majerteen allow another clan to come to their land and act as their servants. Dhulkawase wayay ceebeeyeen PL. I will be the happiest man in the world if PL kicks out reer thong and redistribute their seats to other PL clans that have self respect and are loyal to the state.

  9. baahidu qofka waa dulaaysa marduf qaada kii hela cidu uu ka naxaayo male somali duqonimo iyo waali baa isku darmaday tiih bay ku jiraan wax kanaxa iyo ehel maleh
    horta yaa xakuma somalida?umadaan waxaa xakuma sheedaan iyo ninka qaadka daraaga iyo
    khameiga kaa dherkiyay.Waxaay adoon u yihiin shilimaad kan siiyah xalene jooga amarka xalene socda waa laga yaaba culaska musa biixi inay ka fududayaan talada iyo masiirkaga somalia xalene taala.Waxaan soomaray turkiya dhaqnxumada somalida waaka yaabaysa keneda amerkia iswiidan norweeg hingiriiska dhalin somali baa iskudisha dumar muxrim la soconoo u kala gooshaaya dunida dacaladeeda meel kasta dhaqn xumo taala dibadiina faaiido kumaleh gudihiina waa aragtaan dilaal boob akhlaan kii malin marduuf waaya ciidisau gadan mashaqeesta habaar qabe orod hooyada barakici

  10. Somaliland ma soo gasho Dhulka Majerten ee hoostago Somalia, wali lama sheegin Somaliland soo tilowday xadka Somaliland iyo Somalia.

    • Shan cartoon oo Sacdiya soo dirtay 20 nin baa ku dhintay, 40 waa ku dhaawacantay! Xuduuda garoowana waa waddo furan, see wax u qaldan yihiin..

    • Waar Geelle waa aniga, mana aqaani Awlal , qofkii Awlal fikirkiisa ku raacaa ma isagiiba, haddii aad ii baahan tahay numberkayga waa ku siinaya, Awlal nin ka aqoon badan halkan ma joogo,

  11. @Sitaha ‘Card’

    It’s totally immoral and uncivilized of anyone to insult a clan or sub-clan. Behind these abstract lineage titles are real human beings, real people that are related to us all since we are all one and the same. They are our true relatives one way or another and whatsoever the shortcomings.

    It’s equally grossly wrong of some Somalis to make a habit of verbally carpet-bombing clans and sub-clans with disparaging and demeaning remarks and also misrepresenting the special dynamics that historically bind some clans and sub-clans together more than others – such as the Dhulbahante, Warsangali, Ogadeen and the Isaaq.

    Our clans and sub-clans are not the the problem here as they have co-existed for centuries and are geographically and demographically utterly inseparable. As educated and mature adults, we ought to understand that the problem lies squarely in the phantom politics being peddled by greedy warlords which has badly poisoned the relationships between our clans and sub-clans and completely upset age-old dynamics.

    Therefore, my humble and honest advice to you all is to think, act, and react rationally and advocate for the inconvenient truth that is being either ignored, avoided, or hated altogether: that our society is absolutely inseparable and that we must embrace and accept reality which dictates adopting the right politics that can and shoulder all of our people.

    If it is the case that we could never erect any barriers in our nuclear kinship, there is no way on earth that any other types of boundaries can be placed between us whatsoever. It is the false politics which has victimized our entire network of kindred clans and sub-clans that we should discard, not add insult to injury.

    • PARDON THE TYPOS

      1. They are our true relatives one way or another and whatever the shortcomings.

      2. which dictates adopting the right politics that can and should deliver all of our people.

  12. @@@Geelle,

    Marka ugu horreeya waad ku mahadsantahay qalbiga furan iyo lillaahinimada aad runta iyo xaqa u sheegtay oo iigana sheegtay. Oday laftii iyo akhyaar sidiisa ayaad runtii hawraarta u kala dhigdhigtay – canaan iyo amaan intaba.

    Geellow abti, sida uu Rabbi shaahidka ka yahay, sidii aan mareegtadan ugusoo biiray waxaan kala kulmay magacaaga oo marba qaab u hingaadsan – ga’da weyn, ga’ada yar, isaga oo lammaanan iyo isaga oo keli u taagan.

    Badankoodana si xun ayaa la iigu qadfay (aniga iyo waalidba) sida maragta laga yahay. Sidaas ayaan u kala saari kari waayay Geellaha runta ah iyo kan bugta ah ee la iagu maagayo. Dabcan, bina aadam baan ahay oo xaasha in aan qalad iyo dembi kasaliim ahay, waxaadse ogaataa in aysan iga suuroobin in aan gacal adiga oo kale ah ee wanaag iyo walaalnimo dhab ah ii haya xumo u quuro abid.

    Haddii aan si gef u muuqda magacan Geelle usoo hadalqaaday oo aad adiga isu qaadatay oo qoonsatay waan kaa xaalmariyay 100%.

    Midda kusaabsan kaftanka iyo xifaaltankana, waan tabay in dadka halkan ku xiran badankoodu baabkaas aad ugu liitaan oo qoonsiguna xad dhaaf yahay. Marka aan sirtoo kula wadaagana, masraxyadan oo kale waxaan ka dheelaa shaxda maskaxeed oo qodqod iyo xas-qaraac badan baan sameeyaa, aniga oo mararka qaar is yara nasakhaya si aan kuwa ii bartilmaansan maankooda qummaati u salgaaro.

    Kii fariid ah wuu ila fahmaa, kii kalese dabinka ayuu toos ugu dhacaa oo midabkiisa asalka ah lasoo baxaa. Waxaan kugu latalinayaa, abti, in aad magaca ku lammaaniso mid kuu gaar ah ee lagugu garan karo, amase aad astaan saarato.

    • Abti waa Geelle Faarax, Mahadsanid
      Dadka kii u aqoon badan ayaa u eed badan, waxgaradka Somalida maanta waa isla liitaan, waayo wuxuu arkayo ma arkaan, caadifad gaaban bay ku shaqeeyaan, kamana fekeraan sannado soo socda iyo siday noqon doonto, markaa waa lagu rifaya ee iska wad, dadka halkan soo galaa waa reactionist hadba warka maalintaa la soo qoro iyo waxa dhacaya bay ku cad goostaan, never think further than that, very short sighted.

  13. Maxaa Isaaq iyo majeerteen ka khuseeya laba dhulbahante ah oo dhul kala qabsaday.

    Arinkani maaha hawl u taal Puntland iyo Somaliland midna labo dhulbahante oo wada xasan ugaasa oo Boocame kala riixanaya.

    Dadka beenta ka daaya shayaadiinyahay qabiilku dilooday.

  14. madheerteen marka la waso eyey dhulbahante caayaan, idinkaa dhul aaneydinlaheyn sheegtee iidoor iska ciliye futo jilicyey

    • KU:Hargeeysa Booy.Saad u hadashay bay yahiin caqligaaga iyo aqoontaaduba.Waan tay horay u tiri soomaalidii hore qoriba qiiciisuu uraa.Waxa ad tahay baad ka hadasay.

  15. @@@Mudane Geelle Faarax,

    Abti, mar aan hawada ka baxay ayaad jawaabtaadii ugu dambeysay ee sharafta badnayd ii soo dhigtay. Waano aan qiimaheeda iyo qaayaheeda laqiyaasi karin ayaadna igu nasteexeysay, taas oo garaadnimada aad dhaxalka u leedahay markhaati ka ah.

    Shukran Jaziilan Abti.

  16. Wixii qoomu-luud ah cidina u jawaabi mayso waayo maba istaahilaan in loo jawaabo.
    Waxaa ku filan acuudu billaahi minal liwaadi walmakhnuudi.

  17. xosh kibray isaq dhilo iyo khaat somalia(xamar) keentay.Berbera warsangeliga dooyaha lahaa Cadan dadka uqaadi jireen muwjaduh badu markay kacaan rakaabku waa wareeri jiray horiyo dobo noqon jireen nimanka baxaarida waxay ahaayeen warsengeli iyo isaaq kuwa warsangeli dumarka fuulfuuli kuwakale rag iyo dumar isgumid bay ahaayd maxaad raga wax ugadayin lagu jiraado wuxuu ku dhihin cunqaacada wareeka kaaga ba’aaya marka hargesa boy taarikh buu haya reerkooda wixii lagu sameeyn jiray.Ibnu xalaal wayaalaha xunxun kuma hadalo acuudu billaah l

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*