SAWIRRO: Aas Qaran oo loo sameeyay Xildhibaan Baduugaaye

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Qaran oo Garoowe loogu sameeyay AHUN Xildhibaan hore Gen. Cabdicasiis Siciid Siciid Maxamuud.

Aaska Qaran waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Goleyaasha Dowladda, Saraakiisha Ciidamada, Ehelka marxuumka, Culimada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Garoowe.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa markale uga tacsiyadeyey bulshada Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida AHUN Gen Cabdicasiis Siciid Maxamuud, si gaar ah wuxuu Madaxweynuhu ugu tacsiyeeyay ehelkii, qoyskii iyo caruurtiisii oo uu kula kulmay Aaska.

Alle ha u naxariisto Gen Cabdicasiis Siciid Maxamuud wuxuu xilal kasoo qabtay Dowladihii soo maray Puntland, wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii Puntland isagoo soo noqday Taliyaha Ciidanka Booliska DPL, Wasiir ku-xigeenka Amniga iyo Xildhibaan.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Midda koowaad tani shacar ha u noqoto Deni.
    Midda labaad waa maxay sababta Aaska loogu yeeraya Aas-Qaran?Aaway Xasan Shiikh iyo Guddoonka Parliament?
    Calanka Somalia meel kasta hoos malloodhigay?Yacni,wuxu waa Aas-Gobol ee ma aha sida wax loodhigaya.
    War dadka maxaa ka khaldan.
    Yaab!

    • Ally adeer anagu xasan xoolo iyo shabaab ka Villa wardhiigley jooga waxba kuma qsybsano waxna nagama dhexeeyaan adaa wax u yaqaan anagu waxba uma naqaan. Xasan xoolo markuu xor noqdo oo Villa kana xoroobo amison iyo Ugandise ka musqusha la gala Puntland haysku dhereriyo laakiin nin gurigiisii max buus ku ah waa gun mana kagtami karo. Adeer Puntland waa qaran waana xor madaxdeedu 3000 km amni iyo barwaaqo ah ayay ku dhex xarogoodaan amison iyo gabdho ma ilaaliyaan. Waxaa laga rabaa xasan xoolo inuu ciyaal weero heshiis lagala wasiiradana wax ka siiyo

  2. Ally M
    (Inlaah wainaa ileeyhi raajicuun) saaxiib makrlii ajalo xaq ah dhacdo waxaa kuu banaan oo keliya inaad tiraahdo Towxiidka kor ku xusan oo keli ah,waa kaa aqoon oo kugu duri maayo, waxaanse ka afeefanayaa sida aad u dhaqanto.
    anigu nadasha qaruub baan ku ahay ficilaana i keentay ninka aad u tabaagootay la igma maro dhankiisa,waxaanan kula rafiiqay, hankiisa iyo hoodaarnimadiisa. ragu waa kasiman yahay raganimada laakiin xafiilo rabaani ah ayaa lays dheer yahay. Intaan waxaa kuugu filan halkuu joogo, iyo meeshuu haabtay, asagoo kun kii kuxugay kow ka yahay ay lugaha haystaan oo ka tillabsaday. haatane rabo inuu mar labaad hanto. saaxiib ma duudani la xafiiltam laakiin meelaha qaarkood waa laga xishoodaa, anigu run
    ahaantii ninkii suldaan awlal grabka ku haya ma garbin karo, umana tanaagoon karo wbt

  3. @@@issa,
    Adigoo raali ah, maxaad igu haystaa?labo mar ayaan aqriyay qoraalkaaga xoogaa waan fahmi waayay.

    • Ally doqonimadada ayaa wofwalba la yaabanyahay iyo caqli xumidaada, niman Villa wardhiigley Ugandise ku waxeeyo ayaad madax qaran u taqaan dad amnigooda ku filaaday dhulkoodan horumarsaday oo xor ah ayaad la sinaysaa lahaysyaal. Duf ku bax cuqdad iyo caro u dhimo Puntland waa qaran nin maxbuus ahna wax uma oga.

  4. Issa

    Dhiq ayaad leedahay markii laguu xoqi waayo meesha ku cuncunayso

    Golaha waa lagu kaftamaa ee maahan
    Hall aroos oo la isku amaano.

    Saakey waxaad laheyd owner Golaha ayaan kugu dacweyn, oo ma adaa la leh company mise waa Gole qabiil,

    ” waad la qabsan ee barafka badso,
    Heatwave ayaa dumida ka jiree.

  5. Issa

    Diin daro ayaa ku heyso ayaad ku dhahdey @ Ally

    Adiguna waxaad qortey

    ( inlaah wainaa ileehi raajicuun)

    ” Innaa Lillaahi wa Innaa ilaahi Raajicuun”

  6. Ally M salaan ka dib waad mahad santahay,wavaan qoonsadayboga ii tacsi taal oo aan murugeys nahay ayaad falaad iyo kaftan bilowday, anigu nadasha qaruub baan ku ahay waxaa isoo dhaweeyay Suldaan awlal, ina sheegay in goluhu ammaano yahay wax garadku ku garamo, anigu dareen ma wado diina wax kama sheegin,ee raashinka dekadda yaal ee la boobayo gaari gacan u raadsada, ane mohorad igu soo tuura wbt shaqo wacan
    c/c khalid raga kala qabo oo maslax

  7. Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Naxariistii janno allaha ka waraabiyo, ehelkiisiina samir allaha ka siiyo.

    Akhyaarta, marka tacsi laga hadlayo yaan waxkale tacsida la raacin waayo meeshaas ayaa idin sugaysa. Tan kale qofka muslimka ah waa inuusan u dhaqmin sidii qof aan aakhiroba weligiis maqlin.

    Mar labaad isagana alle ha u naxariisto innagana alle haynoo naxariisto.
    Geerida innagoo dhan waxaa inoogu sugan ku waana qaadasho.

  8. @issa

    Waxaad tahay nin wax garada una caqli celiya, kala maslaxa, kala waaniya, labadii halkan isku dirirta, adigaana ugu fiican hoggaan yacni halkan hogaankeeda, ee awlal waxba ma hogaansho, mana yaqaan, mana kala maslaxo, iskumana shideeyo wixii halkan isku qabsada, ee un wuxuu u garaabaa kii reerkiisaa ama abti u yahay, waana nin aan hadaf leheen, mar leh hiraal+ hiigsi, marna leh boqortooyo majeerteen, ama daarood, marna leh itoobiya basaas haloo noqdo, mar marna waaba weerar ba’an, mana arko nimanka tolkiisaa qaladkooda, ee waa u gaashaam, isagu yacmi diifaaci, marka niyoow issa waxaa ila wanaagsan in aadan ninkaa daba fadhiisan, aad adiga talada meesha la wareegto, ood afgambido awlal, adigaana hogaan mudan waaya ragna ah waadna sheegtay in awlal ku soo dhoweeyay, oo ku cusubtahay madasha, ee haku sirmin ninkaa iyo nimankaan, ee iska fiiri saaxiib.

    Hadii aad awoodana, oo aadna sidaadan u fikirto, u dhaqanto, adaa noo odayaha.

  9. Waxaan aad ula yaabay kuwa madaxdoodana gabdhaha Ugandise ku musqusha geeyaan dadkoodana ciyaal weero duhurka cad baartaan ayaa dad 3000 km amni iyo horumar ka samaystay afka ku taagaya waa cajiib walahi. ALLY waa sick man homless ah Puntland yuu inaga cawryin.

  10. Hiraab

    Adiga yaa kuu fasaxay inaad xirato
    Taargadaan ” Hiraab”

    Ninyahow magac kale soo qaado
    Haddaad tahey Hiraab, waxaan aaminsanahey inaadan aheyn
    Hiraab.

    Even haddaad tahey iska dhig
    Kabahaan kaa waaweyn, oo soo xiro Kabo adiga kugu number ah

    Waa talo walaal iyo sharaf Cidda aad ku maratey lugaha.

  11. @ ibrahim

    Walle war baa jira hadii aad saxaraha puntland nabad iyo horunar ku tilmaantay.

    Hadii muqdisho layiraana, un waa kuwa villa sheeydaan ka buuxa kuwa musqulaha la geeyo sida saciido denida garoowe ku suganba loogeeyo, laakin inagu magaalada waa inoo nabad, ciyaal weerana waxba inooma dhibaan, waana is naqaan, madaama aan hawiye is la nahay, waana un majerrteen kuwa muqdisho lagu kufsado, lagu furto, lagu cabsi geliyo, lagu garaaco lagu dhaco, sidii hore hogaamiyihiina siciido deniba ku soo dhacday, c/laahi yuusufna looga ceershay, loogu diiday, markii dambe na itoobiyaan soo watay, isagii iyo itoobiyaankiina la isla saaray, gadaashiina farmaajo qurun looga xooreeyay, waana halka hada ciyaal weeradu ka dhalatay, ujeedkooduna waa in eey ceeyrsadaan haraadigii mareexaan ee hantidii qaranka la baxsaday, sidii kol horeba ina siyaad gadaashii u dhacday 1991, daarood kastana waa yaqaan sanadkaaa, waana keey ugu necebyihiin hadana ku catabaan, iskagana digaan, intana isku xusuusuyiyaan, wallee waa un daarood waxa ciyaal weerada ku dhibanee.

    Ee ha moodin in nin hiraaba muqdisho iyo meel kalaba lagu fiiriyo, iskaba daa in la taabtee.

    Mida kale dhulkaas aad tiri maxaa idinka galay, waxaa inagga galay soomaliyoo idil baa iska leh, oo idinkuba waa kuwan muqdisho ka hadla, waana loo simanyahay, waana la is difaaci, waana la iska dhicin cadowga, sida maskii rooboow ee aad u doodeeysay iyo garoowe_landba, ee ninyahoow iska daa turufada, catowga, iyo maxaad naga rabtaa aan tuladeena garoowe iska joognee, lagaa yeeli (la idinka yeeli) maayo middaa, weeynu idinkugu imaan inshaallah.

  12. Islow Hiraab
    waan gudoonay amoo Awlal ka wakiil ah, maadaama uu odaygii madasha yahay, kuna careysnaa. waxaan ku duuleynaa kalmadii ahayd (Likuli naas khadaa uun wa khayrahun tawaabuun,

  13. @@@Suldaan Ciise (Issa),

    Mar haddii aad Suldaankayga Nugaleed tahay, talooyinka aad niyaabadayda ku go’aamiso xaggayga waa calal cayn wa ra’as!

    Dadka intooda kale ee boggan ku talaxtagay waxaan ku nasteexeynayaa in ay qaataan waanada waxgaradnimo ee xaqa ah ee uu Ustaad Guulayso idin ku nasteexeeyay. Bogagga ay tacsidu taal hawraar kale uma furna, siyaasadna warkeedaba daaya.

    Akhlaaqda Islaamnimo, qiyamka, iyo aakhiradaba ha la dhawro oo goggosha tiiraanyadu taal ha laga daayo buuqa, dembiga, iyo xasaradda.

  14. Suldaan Awlal saalaxweelataan la galay ragii,markaan ogaaday in lays xulafeystay,ayaan usugaabiyay sheekadane hoos ugu dhigay,beer-laxawsi iyo lixi-jeclana ka doonay. la iguna raac.Awlalow ragu maa miid iyo malab aan la quuri karin, ww dhalinyaro ku asteysan aqoon maadi iyo macnowi isugu dhafan, waa rag yoolka aan rabno nala soo taaban kara. waxaan isla meel dhignay inaad noo odayeeyso adoo hadba mowduucii laga had wbtwlayo noo fura noona xira(Go=aan mideysane ka gaarna

Comments are closed.