Alle ha u naxariistee meyda Wasiirkii Arrimaha Gudaha dawladda Jubbaland, marxuum Gen. Maxamed Warsame Faarax (Darwiish) ayaa maanta la keenay caasimadda KMG ah ee Jubbaland ee Kismaayo, iyadoo loo sameeyay Aas Qaran.
Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland, xubno kamid ah golayaasha dawladda Jubbaland, Wasiiro ka socda dawladda Puntland, masuuliyiin katirsan DFS iyo qeybaha kala duwan bulshada Kismaayo.
Gen. Maxamed Warsame Darwiish, oo dhowaan ku geeryooday dalka Jarmalka ayaa kamid ahaa Aas-aasayaashii Jubbaland, isagoo sannado badan ka shaqeynayay dawlad dhiska dalka iyo dib-u-heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed.
PUNTLAND TIMES
Aniga magaran !!!
siyaasi haduu dhintaa waxaa loo sameeyaa AAS QARAN oo waxaa janaasidiisa ku tugta siyaasiyiin oo keliya
Hadii sheekh allaah karaameeyay ama shaqsi Somali qaali ah uu dhintaa aas qaran looma sameeyo ee
TALOOW
siyaasiyiinta maxay dheeryihiin umada kale
Mise
Waxaa looga hiilinayaa kitaabkii ay ku dhaarteen misana ku xadgudbeen
Ayaa loogu hambelyey nayaaa
(AAS QARAN)
wax ayaa ku hoos jira
Aan islaam shaqo ku laheyn
JANNAASO RAG IYO DUMAR SI GARBA SIMAN U TU KAN HAYAAN MAXAY AHAYD
MALAHA WAA DIINTA CUSUB EE IBRAAHIMIYA LA SHEEGAAYAY…
Wallee Somali silic aduun aakhirana Allah kaliya ayaa og.
Siyaasiinta Soomaaliyeed xusnu danni ma u hayo dhankayga.
Laakiin waan jeclaan lahaa in aduunyada ku silcaan si cashar ugu noqdaan kuwa ummada aayahooda suuban ka hortaagan e naxariisdarrada badan.
ALLY SXB QOFKII DHINTAY WAXUU KAA MUDANYAHAY ALAHA U NAXARIISTO.
SIDAAD U HADLEYSID HADDII LAGUU RAACO QOF ADIGA KULA WADANI AMA HALYEEY DAD KALE AYAA U HAYSTA MUJRIM.
MARKA INTI LA IS WADA HABAARI LAHAA WAXAA WANAAGSAN QOFKII GEERIYOODA WAA MARXUUM ALAHA U NAXARIISTO AYUU INAGA MUDANYAHAY.
Wiil waamo @@@
Fadlan wax soo baro inta aadan ku hadaaqin kalmad dambi ah (MARXUUM)
Somali waxay caadiyey qof kastoo muslim dhintaa in ay ugu yeeraan MARXUUM
hadaba ma adigaa og ama ogaatay in ilaahay u naxariistay maaydka aad ugu yeertay
MARXUUM OO MACNAHEEDU YAHAY
kii illahay u naxariistay
Somali waxay ku hadaaqaan waxaysan garanayn
Marxuum MARXUUM MARXUUM
Ee fadlan isticmaala kalmada allah u naxariisto hadaad qeyr ku ag tihiin maydka
@@Afuufay,
Meyd waxaa ugu ayaandaran mid ay siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaaliyeed salaatul janaazada ku tukadeen. La’aanteed baa u dhaami lahayd.
Awlal @@
Kkkkk wallee waad asiibtay markaad tiri
“Meyd waxaa ugu ayaandaran mid ay siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaaliyeed salaatul janaazada ku tukadeen. La’aanteed baa u dhaami lahayd”
Jannaasa munaafiqiin u duceeyeen
Waxaa dhaama jannaasa gaalo u duceysay
Waayo allah wuxuu inoogu sheegay qurankiisa kariimka ah in munaafiqiinta ay kaga hoo seeyaan naarta gaalada
Hadaba warka waa uu cad yahay
Munaafiqiin iyo gaalo waa cadowga diinta iyo dadka iyo dalka muslimiinta ee gaduu walalkaa yahay
Allaha u naxariisto kaama mud na haduu munaafaqad ku dhin taaa
Warkaan waxaa fahmi kara cidii cilmi daalacatay
Alle ha u naxariisto.waxa aad ka hadleysaan.meesha ma yaalo.waa qof islaan ah oo dhintey duco ayuu idinka mudanyahey.naxariisna rabigii abuurey.
Ibrahim@@@
waxaa kaa qaldan ninka dhintay islaam ma,ahan diinteena ayaa islaam la yiraahdaa mana noqoni karo ee waxaad tiraah daa wuxuu ahaa muslim/munaafiq
Mr Ibrahim
Waxaadan faham sanayn nin somali funaafiq iyo gaal uhuuru kenyatta
Midnaba lama orini karo
ALLAHA U NAXARIISTO
infidels and hypocrisy are far away from Allah’s mercy if they did not repent
Before they die
إِنَّ ٱلْمُنَـٰفِقِينَ فِى ٱلدَّرْكِ ٱلْأَسْفَلِ مِنَ ٱلنَّارِ وَلَ تَجِدَ لَهُمْ نَصِيرًا ١٤٥
Indeed, the hypocrites will be in the lowest depths of the Fire – and never will you find for them a helper –
Quran is not joke
Allaha u naxariisto lama orani karo munaafiq diiday diinta dastuurkana ku dhaqay kuna dhaca umada xoolaheedi iyo Netanyahu haday san towbar keenin
Naartooda waa u diyaar sida Allah inoo sheegay
Many people say all Muslims will go to paradise. even if some muslims ended up in hell, they will eventually go into paradise after their punishment.
But hypocrites are Muslims. And according to my understanding of Surah Al-hashr verse 16-17. Hypocrites will stay in hell forever.
Al-Hashr 59:16
كَمَثَلِ الشَّيْطٰنِ اِذْ قَالَ لِلْاِنْسَانِ اكْفُرْ ۚ فَلَمَّا كَفَرَ قَالَ اِنِّيْ بَرِيْٓءٌ مِّنْكَ اِنِّيْۤ اَخَافُ اللّٰهَ رَبَّ الْعٰلَمِيْنَ
[The hypocrites are] like the example of Satan when he says to man, “Disbelieve.” But when he disbelieves, he says, “Indeed, I am disassociated from you. Indeed, I fear Allah, Lord of the worlds.”
Al-Hashr 59:17
فَكَانَ عَاقِبَتَهُمَاۤ اَنَّهُمَا فِي النَّارِ خَالِدَيْنِ فِيْهَا ؕ وَذٰلِكَ جَزٰٓؤُا الظّٰلِمِيْنَ
So the outcome for both of them is that they will be in the Fire, abiding eternally therein. And that is the recompense of the wrong-doers.
So that means not every Muslim will go to paradise and those who are hypocrites will stay in hell eternally?
So hypocrisy have place in paradise
And and that’s why so many Muslim countries are severing in this world 🌎
Allah subhanahu wa ta’ala says,
وَاعْتَصِمُواْ بِحَبْلِ اللَّهِ جَمِيعاً وَلاَ تَفَرَّقُواْ
“And hold firmly to the rope of Allah all together and do not become divided.”
It was said that the rope of Allah refers to Allah’s covenant as Allah subhanahu wa ta’ala said in another ayah,
ضُرِبَتْ عَلَيْهِمُ الذِّلَّةُ أَيْنَ مَا ثُقِفُوا إِلَّا بِحَبْلٍ مِّنَ اللَّهِ وَحَبْلٍ مِّنَ النَّاسِ
“They have been put under humiliation [by Allah] wherever they are overtaken, except for a covenant from Allah and a rope from the people.” [Aal-Imran 3:112]
A rope from the people refers to pledges and peace treaties.
“And do not become divided,” orders sticking to the community of the believers and forbids division. There are several ahadeeth that require adhering to the Jama’ah [congregation of the believers] and prohibit division.
Hadaba shacabka Somalia iyaga ayaa is tiqyaarka leh haday siyaasi qabyaalad dishay wax ka su gaan iyo in ay isku tashadaan oo sameeyaan sidii
SRILANK mafax tooyada loogu daatay oo la iska ceyriyay madaxweynihii waddankaas .
@@ afuufa
Page kaan janaasada adiga ayaa ku afuufay aayado quran cid kuugu mucaarada la waa
Ee fadlan full stop ✋