SAWIRRO: Laftagareen oo bilaabay dhaqangelinta heshiiskii Itoobiya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey Shir deg deg ah oo ay isagu imaadeen Saraakiisha Laamaha Amniga Qeybahooda kala Duwan,kuwa ATMIS iyo Saraakiil ka socday Dowlada Ingiriiska.

Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in shirka looga hadlay xoojinta Amniga, iyo iskaashiga qeybaha kala duwan ee Ciidanka.

“Shirka waxaa diirada lagu saaray Xoojinta Amniga,Iskaashiga qeybaha kala duwan ee Ciidanka,Wadaagida Xogaha Argigixisada ay ku dhibaateyaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Xoojinta Howlgalada Socda.”

Shirkan ayaa imaanaya xilli maalmo kahor uu Madaxweyne Laftagareen kasoo laabtay socdaal maalmo qaatay oo uu ku tagay dalka Itoobiya, kadib weerarkii Al-Shabaab ku qaaday deegaannada dhaca xaduudka gobalka Bakool uu la wadaago Dawlad deegaanka Soomaalida.

Cabdicasiis Laftagareen ayaa heshiis la gaaray dhiggiisa DDS Mustafe Muxamed Cumar (Cagjar), kaas oo la xariira iskaashiga labada maamul ee Amniga iyo la-dagaallanka Argagixisada.

PUNTLAND TIMES 

21 Comments

  1. SALAAMU CLAEEKUM

    War hurdada ka kaca… Waa in aad aaga xidhitaan. MOORIYAANTII HAWIYE, iyo XASAN DHIIQO waa idin ku soo wajahan yiheen.

    War aaga hirta…. waa in aad kaa shataan DDS, PUNTLAND, JUBBALAND.. Gacamaha is-qabsada.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Asc.Barwaani.
      Waa ceeb in loo gafo qoys somaakiyeed.marka saaxiib.luuqada laaxinka ayaad ka baratey.ee wax iskula hadh.qabyaalad iyo qudhan.baa ku madax marey

  2. Ar ninkan lafta garuun waa naf la caari ka haray doontii dagtay ee N&N ogna in lagu soo wajahanyahay, maskii rooboowna lagu fasaxay, weliba isagoo wasiira, alla nafta xanuun badanaa waa isagii adeeradii markii hore maska ka xiray kursigana saaray u cararay ee leh dhulkeena soo gala qaarna qaata anigana kursiga baydhabo igu haaya, waana kuwan qaar inta ka taageerayaan dhul goosiga adoonka musastafe lugjar iyo mulkilayaashiisa itoobiya la damacsanyihiin dhulkeena.
    Laakiin waxaan rajeeynayaa in lafta garuun sidaa ku nabad galin, lugjarna kuma dhaco dhulkeena isaga iyo kuwa maamulaba daba dhilifyada itoobiya ee halkan ka qeeliya sidda awlal somali galbeed, walle wax fiican baad heli doontaan mar dhow hadiina is ceebaysan oonam is xakameen.

  3. HIIIRAAB

    SOOOMAALINIMADII adi qaado… Waa ka guurnay, waana ka gooysanay… TUUGNIMADAADA, BILILIQADAADA, KUFSIGAAGA gurigii hooyadaa la aad…

    From now on, we are going to be an independent states like SOMALILAND or will join hands with DDS, PUNTLAND AND JUBBALAND..

    QAADO SOOMAALIYAA.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  4. Barawaani King,

    Abti, ka waantow inaad la qasato affar meeshan caanka kaga noqday inay yihiin tukeyaasha cambaarta leh. Qowmiyadda Irirna afhayeen uma aha oo Hawiyaha iyo Hiraabka nasabka ah uma wakiilanin inay Soomaalida kale sidan u jaa’ifeystaan, balse wayba ka edbin lahaayeen.

    Waa duul dhimirka ka buka e madasha ha isku hor ceebeynin. Akhyaarta Irirka dhaladka ah ee madashan inala wadaaga waa macruuf oo waxaa malaaq u ah Aw Yuusuf Jaamac.

    Reer Baraawaha iyo Daaroodka aad ka dhalatay waa Soomaali sharaf weyn iyo sha’ni sare kudhex leh Soomaaliweynta kale oo sidaas aawadeedna afxumeynta, jaa’ifeynta, iyo qadfinta walaalaha Soomaaliyeed hiddo iyo dhaqan iyo sinji iyo siif midna umalihin. Weligaa xadka inoo seeran garo oo xeeri. Waana iga talo ehelnimo.

  5. AWLAL

    INSHALLAAAHO, mar dambe la hadli maayo… Abti, waxaan soo xasuustay, aayadii qur’aanka ahayd (وَعِبَادُ الرَّحْمَٰنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلَامًا).

    Marka, kuwaas jaahiliinta ah, waxaano leenahay…SALAAMAA, SALAAMAA.

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. @@Barawaani King,

    Waad asiibtay, abti.

    Magacyadan haybeed ee guudka loogu abtirsado runtii waa iska cillan aad uga duwan caadyaalka dhabta ah ee in Soomaalidu tahay qoysas isdhaldhalay oo iska kaladhashay oo haddana wada dhashay ee aan waxba kala ahayn.

    Bal ufiirsada da’weynteenna iyo waayeelkeenna marka ay goob iskugu yimaaddaan: wax aan ka ahayn ina-abti, habarwadaag, abti, habaryar, ayeeyo, awoowe, dumaashi, seeddi iwm isku ma bariidiyaan oo isku ma marxabbeeyaan – aroos noqotayaa; xaflad noqotayaa; tacsi noqotayaa iyo meelkaleba.

    Abid arki iyo maqlina maysaan iyaga oo “war kii reer hebelow” isku bariidinaya, sababta oo ah waa wax xeerkeenna iyo dhaqankeennaba aad uga baxsan oo qadaf weynna noqonaya.

    Waa arrimaha uugu cajiibsan ee aan bulshada Soomaaliyeed (weliba jiilashii hore) kala kulmay oo aanay ummadaha kale lawadaagin habayaraato e. Kuwa naadirka ah ee ay cawaannimadu ku gaamurtay oo hiddaheennan iyo dhaqankeennan suubban ka arradan weeye waxa meelahan iskaga burqada oo ka caytama.

    Waa kuwa ay qabato maahmaahda qalaad ee tiraahda, “Daasadda Marani Shanqadha Ma Dayso”.

  7. Bariween queen iyo awlal.

    Waad is taageerteen, isku hiiliseen, nin raggoo idinla doodayna af xumo ku eedeyseen iyadoo runtu tahay in waxa weerarka, caayda, afxumada daba dhilignimada itoobiya, iyo hawiye neceybka, iyo soomaali neceybka wada idinku tihiin.

    Baraawe waxaad soo daliishatay aayad quraana adoo hadaayay ku hadlay wax fuxshi, iyo wasaqa, waxaase layaabay afka hadaayay caytamayay haddana quraanka aqrinaya ee leh u jawaabi ma hayo ruux aad adigu weerartay, waa kaa caqli xumada garoowe iyo fuleynimada, waxaase idiin sheegayaa iska daaya catowga iyo beenta oo u hadla si fiican, hadii halkan qof laga ganaaxayana waa bariweyn iyadaa ugu af xunee, ugu indho adag ugu wasaq ku hadal badan, laakiin heesata garab waa awlal iyo qodxo fuul iyo daba dhilifka low memory somali galbeed ama lugjartwo.
    Sidoo kale iska dhaafa is kugu hiilinta gardarada iyo beenta, caayda iyo wasaqda iskana fogeeya bariweeyn iyo low memory amxaar galbeed, iyo kuwa caayda badan, warkuna waa intaa, war badana looma baahna, wadaaynimoidinkama rabo, wadankana annaa iska leh (hawiye), aan kala weeydaaranee,ee war xumayaaloow hadal wacan.

  8. LAFTAGAREEN iyo daskiisa way ogyihiin sheekadii 1991 iyo dadkii dugaaga ahaa ee precursor u ahaa Ashbka maanta.
    Rixinwayn dhehdi dhuugsooy waliigii rabtooy indifaaceey dhulkood un fadaase.

  9. Madaxweynaha maamul goboleed K/G waxaa ku filan in laga goosto dhaqaalaha ay dowlada dhexe siiso maamulkiisa, very simple step asoo guurguuranaayo ayuu imaan lahaa villada.

    Maamul ka K/G wuxuu ku taagan yahay dhaqaalahaas wax kale ma heystaan.

    Maamul Goboleed ka xoog badan dowlada dhexe in uu jiro waaba qalad.

    Xagee lagu arkay maamul goboleed oo wadan dhan heshiis lasoo galaayo ayadoo joogta dowlada dhexe.

  10. Hogaamiye aka hoogte ama hooge

    Ma waxaad taageereeysaa caayda barawe girl, mase moodaa in caaydaasi howl qaran tahay, mase idinka difaaci karaa hawiye, mise waa iyada waxa ka soo cararay ee garoowe (majeerteen ex faqash) desert village kasoo dhex qeelineyso iyadoo isku kiin haleeneesa, wallee war baa jira baa isu hiilina hawiye ma hor istaagto ee hoogoow aka hoogaamiye habeen wacan.

  11. asalaama calaykum hawraar mima si u yiri nina si u qaaday anigu inta nadasha ku bahowday waan wada citraafayaa ,saddex ka mida waa ragii la arki jiray oo sax ah , oo waatii la yiri (Rag qawl baa xira Naagna ninkaax)radaas waa kuwa ka adag afkooda ,aragtidoodana dhiibta ayagoo ku laraya, quraanka kariimka sunada iyo dhaqanka suubam. awlal xade iyo aw yusuf, waxaan kala tebayaa araar, waxaan yaqiinsaday inaad tihii qaamuus dhaqan isla matkaama aan ka daa;in in madasha la asluubeeyo, sida gavanka aan abtiga u ahay ee la ciilo, af soomaaligiisana lagu liido, laakiin aan u arko aqoon yahan,siyaasi, iyo wadaa kitaab gaable ah oo soo koraya, laakiin caradu ka xoogbineyso soona arkay asagoo da” YAR HALAAGII 91. WAXAN KALOO RAF KALE OO MARADU KA DHACDAY MASUUL SARE WAXAAN UGU YEERAYAA INUU QAYBO QADARKA WANAAGANA UUSAN KA TEGIN, KAFTANKU HA KU QOTAMO, RUN SIYAASADEED, QAWL DIIMEED, ARAGTI FOG, OO AAM QOFNE SHARADTIISA DHAAWICIN, HOOYO LA CAAYO IKABA DAAYEE. WAXAAN MAR LABAAD HALKAN KU XUSAYAA KUNA FARAXSANAHAY INAAN ABAABULI KARNO LAKABYO DHAQANKA SOOMAALIYEED U MOOSI KARA, QUBAHA DHQANJII BAA SUULAY, DIINTII
    BAA CIIRTAY, ABABKII DHALAANKA AYAA LIICAY (WBT)

  12. @@Issa,

    Aw Ciisow, Garaad muqaawir ah sidiisa ayaad runtii hadalka u dhigtay oo cabbirkaagana ku qiyaastay. Waxaynu kuugu caleemasaarnay mid kamid ah isimada madasheennan.

    Waana runta oo madashu muddo hadda affar bilood ahayd way naga agoomowday maadaama uu ka baxay Ustaadkii ugu weynaa ee A.Arar. Waxaan Rabbi uga rajeynayaa inuu bad iyo caafimaadba qabo inshaa’Allaah.

    Allaah Yacizak Suldaan Ciise.

  13. @Issa

    Saaxiib waan ogahay qofka aad ula jeedo sheekada waana aniga, waxaadna sheegtay in ragga qaar hooyooyinka caayan, xaashaa wallee saliim baan ka ahay midaa, mana ihi nin aflagaadeeya hooyooyinka, ee waa un inanta aad u hiilineeyso ee aad leedahay abti baan u ahay, waa la ciilay, baraawaa laga soo ceershay, wallee waa un qofkaa haduu qof qool xumi jiro, waana qofkaa ka salaanta islaamka ku bilaaba, caayda iyo xubno taran ka sheekeen, xaar ka hadal, qoowmu_luudnimo ka sheekeen, ninaan dhalin difac, iyo catowga la soo taagan, markii la garaacana aayadaha quraanka bu baxsata, waxaase ka sii daran abtiyaasheed (majeerteen aka mandheer) oo soo kala yaaca una hiiliya, sida awlal qaarna kuba sheegaan halyeey sida hooge.

    Midda kalena waxaad sheegtay in awlal yahay qof saliima, laakiin runtu waa in yahay qabyaaliste, qeeybiye, basaas, xumaan u hiiliye (inanta bariween) iyo itoobiye kalkaal kun wajiile ah, hawiye neceb, kana hadla wax la dhoho hiraal iyo hiigsi beena isagoo saxaraha garoowe ku sheega boqortooyo, taageera lugjar, lafta garuun amxaar galbeed aka somali galbeed iyo kuwo kaloo xun, ninkaas baad sharaftay waa un xigaalkaa ee saaxiib iska dhaaf rating ka beenta ah ama faalo ka bixinta raggan aad qaarna dhoweeysaneyso, iyagoo ah kuwii xumaa, qaarna eedeeyneyso iyagoo ah xaq u dirir, is difaacayaal, iyo kuwa lagu gardarooday, ee si fiican isaga fiiri rating oo hadii cadaalad tahay iska sax, hadii add qabyaaliste tahayna, qabyaalad looma baahna qeelana wax tari meeyso, qabyaaliistoow qoraal wacan.

  14. Barwaani queen
    Naarta ilaahay bilaash uma samaysan
    iska dhig magaca reerka sharafta badan
    Ee aad kuqaraabato
    Majeerteen miyaad kabaqaysaa inaad sheegato
    War sheego reerkaaga
    Marba darbiyo isku garaaca waa dhaqanka dhabayaco

  15. asalaama calykum
    Garad Awlal shukran alif maraat,wixii maanta ka danbeeysane ciddu nooma dhxeyso,oo wixii la bixin waayo adaa u oday ah (GARTA GOOYE.LOMA GOOYE,GUDOONSHE) Sidaas ayaan kugu (Cano shubnay)ee naga gudoon waa guurtidii
    Budunbuto iyo Biciid la saar.
    Awlal waxaan kaa codsanayaa inaad il maslaxdo (Islowga) hiraab oo eed ka tirsanaya Barawaani,maadaama aad madasha oday ka tahay oo aanan kaa feer hadli karin.odaygu wuxuu ka wakiil yahay beel hiil iyo hooba u leh asal ahaan.tan kale waxaa sheekadii iyo gar-naqsigii naga dhabqiyay mid la yiraa (Gadolamd)oo wiilkii yiri hala dhengadeeyo(bal-adba) sidaa ayaa la ii badawsaday ee rog inta aan u soo xaydanayo (Gedoland) odayoow habeen wacan

  16. @@@Suldaan Ciise (Issa),

    Maasha’Allaah! Inaad Suldaan Nugaleed tahay hadalkaaga haybaddiisa ayaan ka dhugtay xaqiiqatan. Allaha Kariimka ah sharafta aad dhaxalka xariirta ah u leedahay hakuu ziyaadsho.

    Geesi iyo Hanad baa la Gabboodsadaa,
    Rag Ninkii Waxgaradaa la Garwaaqsadaa,
    Waa Nin Gala Abaaloo,
    Gudi Kara Wanaagoo,
    Sama Kugu Gargaara.

    Suldaan Ciisow, waad ogtahay oo hiddaha iyo dhaqankeenna marka raggu garnaqsi u madlan rabo waxaa jira hannaan sugan oo loo maro ee ka kooban xeer, asaaliib, iyo qiyam sugan.

    Meeshanna iiga ma muuqdaan rag halbeeggaas gaaray oo shuruudahiisana oofiyay ee u qalma in ay adiga kula garratamaan.

    Waxaadna weligaa ka feejignaataa in ay website-kan kudhex falaadaan qaar dhimirka iyo akhlaaqda ka dhinsan oo magacyo beeleed ku qaraabta oo iyagana magacyo kala duwan kusoo hoos dhuunta si ay dadka iska daacadda ah u qaldaan oo islamarkaana akhyaarta halkan daalacatana qabyaalad gorodda isugu geliyaan.

    Labadaas aad xustay xataa magacyadooda saxda ah ma aha waxa ay sheegteen e dhinac uga dhac oo ka lad Suldaan. Dheg jalaq ha usiinin oo hana laqabsanin yaysan cumaamadda kaa dhiiqeynin e.

    Shukran Jaziilan Suldaankayga sharfta huwanow.

  17. RAALI GELIN

    waxaan raali gelin ka bixinayaa hadalkii anoon ogeen aan ugu gafay awoowe daarood, ulama jeedin anigga in aan awoowe weeraro ee waxaan rabay in aan nimankan magaciisa huwan iska qabto, waxaan rabay in aan
    Iyaga muhaajirnimo ku eedeeyo laakiin waxaan ugu gafay awoowe, mana u qasdin midaa iyo kuwa kale oo badan oo hadala oo aan sheegay, waxaan rabay in aan majeerteen (yacni kuwan hada nool) ee fitnada badan weeraro laakiin waxaan weeraray daroodoo idil, waana qaladkeeyga waana qaadanaya yacni masuuliyadiisa foosha xun dhabarkaa saaran, waana ka soo horjoodaa hadalkeeygaas si dhaba, waana cambareeynayaa, waana diidanahay si dhaba, raaligelin daacada waan ka bixinayaa arrintaa aan daarood oo dhan iyo awoowaba aan ugu gafay.

    Marka nimanyahoow hadii la hadlayo, la is weerarayo, la is canaananayo yaan loo gefin awoowayaal (darood _ hawiye _ isaaq) iyo kulli awoowayaaloo idil, nin kastana haka hadlo qabiilkuu doono isagoo iyaga (dadka qabiilkaa ka dhashay ee hada joogo ee uu u dhaarsanyahay ama weerarayo) iyaga keliyana haku e kaato siiba intii nool ee yaan la aflagaadeen awoowayaal, iyo maatida, iyo dad mar hore xijaabtay iyagoon waxba galabsan.

    Wixii khalad iga dhacayna (caaydii aan awoowe u geeystay iyo daarood guudba) waan ka xumahay si guud, daacada ee allaha ii dambi dhaafo, awoowana u naxariisto.

    Hadii aan u soo noqdo ragga faqashta ee halkan ka qeeyliya iyaga waa inoo taal ee waa awoowe iyo dadkii guud ee aan u gafay wixii aan raali gelinta ka bixiyey, ee ninkastoo qofkii hadda jooga ee aad heesato ama qabiilkii ( dadkiisa hadda is heesataan ) iyaga lee ha idiin ahaato, hadii aan magac qabiil iraahdana ogoow in aan awoowgii laga soo farcamay heesan ee aan heesto kuwa waalanee hadda nool.

    War kuna waa intaa,

    Wax xunna uma qasdin.

    Wadaaynimio idinkama rabbo.

    Waxaas xun ( qaladkaas) anaa iska leh.

    Aam kala weeyraadanee,

    War nimanyahoow habeen bar wacan.

  18. Islow Hiraab
    waan gudoonay amoo Awlal ka wakiil ah, maadaama uu odaygii madasha yahay, kuna careysnaa. waxaan ku duuleynaa kalmadii ahayd (Likuli naas khadaa uun wa khayrahun tawaabuun,

Comments are closed.