SAWIRRO: MD Xasan Sheekh, Muxuu kala hadlay Wasiirada cusub?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyey xilalka loo magacaabay.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaare Xamse, latashiyada ballaaran ee uu sameeyey iyo dadaalka uu ku bixiyey dhismaha Xukuumad tayo leh oo hanan karta himilada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan dowladdooda iyo fulinta hiigsiga ku aaddan Soomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah.

“Dadka Soomaaliyeed waxa ay idin ka sugayaan in aad si daacad leh ugu adeegtaan, in aad ka shaqeysaan wax ka qabashada dhibaatooyinka ay la tacaalayaan, taasna waxaa aasaas u ah in aad idinku masuuliyad iyo wadajir ku shaqeysaan oo maanka ku haysaan dhaarta iyo masuuliyadda.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Golaha Xukuumadda in ay xoogga saarto xaqiijinta amniga, gurmadka abaaraha, dib u heshiisiinta, dhammeystirka dib u eegista dastuurka, horumarinta dowladnimada iyo kaabeyaasha nololeed ee shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena ay hagaajisa xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya ay la leedahay dunida.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka codsaday Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ansixiyaan Xukuumadda, si ay degdeg u gutaan waajibaadka qaran ee loo igmaday, waxa uuna Alle uga baryey in uu waafajiyo wixii dan u ah shacabka iyo dowladnimada Soomaaliyeed.

PUNTLAND TIMES 

10 Comments

  1. WHERE IT ALL WENT WRONG FOR XASSAN SHEEKH

    Sidii aan horeba u bayaamiyay oo ay Soomaali badanna ilawadaagto, Xassan Sheekh wuxuu fashilku kuhabsaday isaga oo aanay madaxnimadiisuba rasmi u billaabmin.

    Magacaabiddiisii Mahad Salaad waxaa kuxigay safarradii dalka dibaddiisa ahaa ee uu fiirali’ida ugu degdegay oo ah halka uu jabka uguweyni kasoo gaaray madaxnimadiisa curdanka ahayd.

    Sida borotakoollada dowliga iyo diblumaasiyadeed waafaqsan, Xassan Sheikh waxaa waajibkiisu ahaa oo uu dal iyo dibadba mansab iyo magac kaga hanan lahaa in uu sidan hoose udhaqmo.

    * In uu sugo inta uu ra’iisal wasaaruhu dowladda soodhisayo oo ladhaarin doono oo xukuumaddu iyo baarlamaankuna si rasmi ah u hawlgalayaan.

    * In uu muddadaas sugitaanka dhismaha dowladda socdaal kusoomaro dhammaan caasimadaha dowlado goboleedyada oo madaxdaas lasoo qadeeyo oo shacabka maxalliga ahna hadal yar oo guubaabin ah lasoowadaago.

    * In uu kalfadhiga kowaad ee baarlamaanka ka qaybgalo oo labada aqalba khudbad ujeediyo, kaddibna uu xukuumadda ladhisay shir rasmi ah layeesho oo ay is bartaan.

    * In uu kulamo rasmi ah la qaato golaha xukuumadda oo ay islameeldhigtaan qodobbada arrimaha khaarijiga ee uu madaxda kale kala xaajoon doono.

    * In isaga iyo wafdi wakiillada Waaqooyi Galbeed kamid ah ay si lamafilaan ah Hargeysa uga degaan oo caasimadda labaad ee dalka booqdaan oo Muuse Biixi iyo Suldaanka la qaxweeyaan oo shacabkana inyar oo salaan ah shawaariicda ugu tuuraan.

    * In markaa kaddib uu wafdi uu xeer-ilaaliyuhu mise qareen ay xukuumaddu leedahay kamid yahay hore ugu siiqaato safarrada daruuriga ahaa ee u qorsheysnaa inuu galo, maadaama uu markasta u baahnaan doonay in dhanka sharciga iyo dustuurka lagahago marka uu shirarkaas yeelanayo.

    Hadda, maadaama aanu borotokoolladaas tixgelinin, wuxuu caalamka ugu muuqday daciif dowladnimadiisa iyo qarannimadiisa sixun ugu digtay ee aan xurmad iyo qaddarin mudnayd.

    Waxaa sixun u seegay in uu wajiga markahore dadkiisa iyo dalkiisa ka raadsado – Allaha Kariimka ah kasokow.

    • Faqashkiiyow,

      Marka aad adigu taliso samee wixii munaasib kula noqda. Haddase adigu ma talisid ee waa laguu taliyaa. Naag fiican u ekaw oo ninkeeda qancisa dhankii loo rogoba. Ama foorar ha laguu dhabo ama soo jeed ha laguu dhabo. Naagi dhankii loo rogoba ma diiddo. Faqashna waa sidaas. Waa la idiin fuushan yahay ee bahalka ha isku ruxina, yaanu xiidmaha idin jarin e.

  2. Eerible Faranfar

    Qowmaluudh baa tahay maxaa Ka soo doontey halkaan .. Qowmaluudhka waxay leeyihiin boggag u gaar halkaas Ka qaraabo ..

  3. Low IQ culusow

    Oo muddo 3 bilood ah la rafanaya gole wasiiro ah, maxaad ka filan kartaa dawlad shaqaysa!!

    Waxaan sugnaaba waa amaro laga soo diro qurfadda Sisi oo xukunka Netanyahu saaray ina bin zayiedna ku biilo. Saadaasha garashada badhaxtiran ku salaysan waa inay hoos usii dhigaan MARYOOLEY mooyee aanay uga rayn doonin kooxdan (dulmi jadeed)

  4. SALAAM CALEEKUM

    XASAN DHIIQO.. you are completely political failure.. waxaad kufsatay siyaasadii SOOMAALIYA, meelna gaari meeysid.

    XASAN DHIIQO .. Ma tihid Madaxweyni SOOMAALIYEED.. Waxaad madaxweyni u tahay HAAWEYDA HAWIYE… BANAADIR iyo HIRSHABEELEE iyo GALNUS.. soo dhaafi meeysid.

    MISKIINKAAN XAMSE ee aad ka soo dooratay ee aad raratay meel ku tegi meeysid…

    SOOMAALIYEEED, hal ogaada??

    WALAAAHI THUMA WALAAHI, hal wasiir uu soo qortay XAMSE CABDI BARRE, kuma jiro golaha wasiirada..

    Dhamaan Wasiirada waxaa soo qortay XASAN DHIIQO.. wuxuuna ku soo qortay in dawlado aysan meelna aysan gaarin..

    KOOOOOW: Puntland wuxuu ka soo qortay nin la yiraaahdo Abshir HURUSE, waa nin Cusmaan Maxamoud oo ahaa mucaarad weyn ee la safan MOORIYAANTA ILMO DIYAANO ama Boqor BURHAAN..

    Halkii ay ahayd in ay la tashadaan BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI, beey waxeey ka soo dhex qabsadeen nin MUCAARAD ah oo PUNTLAND burburinayaa.

    LABO: Maamulka Koonfurta Galbeed, waxeey ka soo qorteen ABOU MANSOOR ROOBOOW, oo ah nin gacantiisu ku maqan tahay 10,000 oo qof oo Soomaali ah, oo muslim ah.

    Dadka diinta wax ka yaqaan, denbigaas oo galay ROOBOOW, yaa iska leh oo caffin kara… waxaa caffin kara dadkii lalaayey oo afka ROOBOOW uu qirtay in uu isago amray in dadkaase la’laayo.. waxaa ka mid 2009 hotelka SHAAMBO oo ay ku dhinteen 1,500 oo isugu jidha arday, wasiiro, waalideen.. waxaa ka mid ahaa DR. QAMAR, DR CABDI CADDOW iyo kuwo kale oo badan..

    XAMSE CABDI BARRE, waa lagu khasaaray… waa nacas Ogaadeen ugu liita.. Madaxa uu hoos u laalaadinaa… Hal wasiir uu soo qortay kuma jiro..

    Dhamaan wasiirada waxaa soo qortay XASAN DHIIQO… marka DAAROODOOOW, nacas la soo helay ayaa la idiin adeegsanaaa…

    TALLO… dhamaan MAAMULADA GOBOLEEDYADA:

    — JUBBALAND
    — PUNTLAND
    — SOUTHWEST

    Waa in aad wax la qabsataan ETHIOPIA… Maantay laga bilaabo, waxaad la mid tiheen DDS.

    Hadii ETHIOPIA see jirto, waa intii la rabay, ee xooga iyo dhaqaalee, iyo wada shaqeen waa in aad la yeelataan..

    Hadii ETHIIOPIA burburto, waxaad wax la qabsanaysaa DDS, gacmaha is-wada qabsadaa, dhaqaale wada sameeysta, Dawlad kale ku dhawaaqa…

    Maamulkii idiin yimaadanaa, wax la qabsada..

    XASAN DHIIQO, yuusan halkaas idiin soo dhaafin… Hadii uu soo adeegsado Mooriyaanta ALSHABAAB oo HAWIYE ah, dee rag baa ILAAHEEY idin ka dhigay ee wax iska dhaba…

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  5. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaan helmaamay doorkii DIPLOMAASIYADA… Waa in dunida loo sheegaa in:

    – XASAN DHIIQO yahay ALSHABAAB
    – ALSHABAAB in ay tahay XASAN DHIIQO..

    Si aan loo ictiraafin, si uusan u helin dhaqaale, magaca Soomaaliyeed. Waa in xooga la saaraa, EUROPE iyo NORTH AMEERICA..

    Maantay dunido iyada ayaa yaaban… dagaalkii UKRAIN iyo RUSSIA ayaa waalay.. Ha laga faaideeysto..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  6. SALAAMU CALEEKUM

    SOOMAALIYEEY, ma la socotaa in la baa’biyey wasaaradii MUSIIBOOYINKA iyo ABAARAHA.. Maxaa loo baa’biyey? Is-weydiiya?

    Waxaa loo baa’bi’yey in la maal geliyo CABDISHAKUUUR… oo aan laga dabayuusin.. ee wixii magaca SOOMAALIYEED lagu helo ay qaybsadaan XASAN DHIIQO iyo CABDISHAKUUR..

    SOOMAALIYEEEY LA SOCDA….

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. Madaxweyne Mudane Xassan Shiekh iyo Raysal Wasaare Xamsa Waanu idin leenahay Hambalyo horay haloo socdo Guul iyo Gobanimo.

    Dadka ah Mucaaradka qaasatan kuwa raba in ay wax dumiyaan il Gaar ah halagu hayo.

    Dawladan Barakaysan waa socotay Trainkii waa dhaqaaqay cidna loo Joojin maayo.

    Habar baa darooryeysa Oday baa dareen galay maxaa iigaaga Gadhiish ah ….. Miyaano kala jecel nahay waa maya !!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*