Wafti sare oo ka socda Itoobiya oo kusoo wajahan Garoowe (Ujeedada socdaalkooda)

Wafti ka socda dawladda Itoobiya ayaa lagu wadaa inay soo gaaraan caasimadda Puntland ee Garoowe, sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil kamid ah Madaxtooyada Puntland.

Imaanshaha Waftiga ayaa ay aqbashay Madaxtooyadu kadib markii fariinta socdaalkooda ay qunsuliyada Itoobiya ee Puntland u gudbisay. Waftiga ayaana kulan la qaadan doona madaxda sare ee Puntland, iyagoo sidoo kale soo gaarsiin doona dhambaal ay ka wadaan Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali.

Waftiga Itoobiya ayaa horey booqasho ugu tagay magaalooyinka Baydhabo, Beledweyne, iyo Hargeysa oo ay u gudbiyeen dhambaal ka socda Xukuumadda, oo ku qaadan iskaashiga Amniga, la-dagaallanka Argagixisada iyo wada shaqeynta labada dhinac.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadyo kahor Addis Ababa kula kulmay madaxda dawladda Itoobiya oo ay ka wada hadleen arrimaha labada dhinac ka dhaxeeya.

Dawladda Itoobiya ayaa bilowday xariir ay la sameynayso Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya, tan iyo markii uu dalka la wareegay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Waxaana xariirkan sii dardargeliyay dagaalka kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday Dawlad deegaanka Soomaalida.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Low IQ culusow

    Siyaasadiisii ayaa lagula dhaqmayaa, taasoo ahayd in dawladii markaa jirtay tabar darrideeda la tuso caalamka kale.

    Xaalka waa back to square one. Maamul kasta waxaa loo sheegay in hawshii ADIS Ababa iyo safaradii faraha badnaa bilaabmeen.

    Aritaan beesha lixaad ee xalane fadhidaa aadbay ula dhacsan yihiin.

    Haduu culusow Kenya u dagaalamay hadana Nileka udagaalamayo dad kale ka waran..

  2. Mahbar iyo Gumeystaha Madow waa isku mid tuuladaan yar ee Garowe waa in loo furo dhaqan celin.

    Dhabtii Axmaarka ee laga ceyriyey Farmaajo iyo Fahad Yasiin ayay isku garbinhayaan Jufooyinkii yar yaraa ee hoos joogey Mogadishu.

    • Khaalid— ma adoo SNM ah oo Amxaaro ku sameysatay 30 sano dabada u dhaqayey oo shalay waftigaan kula joogay HARGEYSA baa dad kale ku dhaleecaynaya. Malaha waa ka hinaastay oo AMXAARKU Muu kaligay i haystaa leedahay. CAJIIB WAR DADKU DULISANAA

  3. Reer isxaaq illaa reer kambooni ee jubbaland waxaa u taliya oo ay ukala dhuuntaan

    Amxaar oromo iyo tigray
    Kkkkkk kkkkkk kkkkkk
    Dabadeed waxay is moodeen oo ay sheegtaan
    In ay ummad muslim yihiin

  4. Low IQ Culusow, wax ha Ka sheego, markuu dalka alshabaab gacanta ugashey Masar oo cadow la ah Ethiopia la safety oonka soo horjeestey dalka deriska nala ah oo aan wadaagin 100km xuduud cidna war diyeyn.. marka dalka mooryaan la wareegto aan aqli, aqoon iyo aragti midna lahayn saan buu udan beeyaa, hadba mwadan buu udhoo fayaa deedna uru kuu cayaa madax dooda sida Egypt iyo Uhuru Kenyatta. Balo Ku degtey

  5. MAALINTA XIGTANA GEDO AYUU KA DAGI DOONAA. XAMAR UNUKAA. LEH BAA LOOGU DULQAADAN JIREY, WAXAY KU DARSADEEN AF XUMO IYO 91 BAA LAGU NOQONAYAA. MAREEXAANOW MEESHAAN XAMAR OO DHIIGA IYO XAARAANTU KU BADATAY KA QUUSTA OO GOBOLKIINA U TASHADA. MEESHAAN RAJO MALAHA. QOWLEYSATO IYO MOORYAAN BAA QURMIYEY ADUUNKA WADAMADA DARISKAA WAX LA QABSADA SAAXIIBAYAAL.

  6. SALAAMU CALEEKUM

    Waxaa geeska Afrika ka socda, waxaa ka masuul ah, XASAN DHIIQO… Isaga ayaa soo abaabulay ALSHABAAB in ay dagaal ku qaadaan DDS.

    XASAN DHIIQO wuxuu ka abaal dhacay dagaalkii ay wadagaleen isaga iyo BOQOR SACII DENNI. SACIID DENNI wuxuu eed ballaadhan ka galay MOXAMED CABDULLAHI FARMAAJO..

    Dhamaan, Ummada SOOMAALIYEED hadii aanu nahay, waxaan leenahay FARMAAJOOW, xaal qaado..

    Waxaanu raacnay wax aan rag ahayn, cadowtanimo DAAROOD ka buuxdo, oo xiqdi ah, oo Soomaalinimo rabin, oo dawlad rabbin.

    Hase yeeshee, Ummada SOOMAALIYEED, waxaan ugu bishaaraynayaa in XASAN DHIIQO uu dhameesto waqtigiisa isaga oo XAMAR soo dhaafin..

    Waxaa igu maqaalo ah, in XASAN DHIIQO damcay in uu soo buuqdo PUNTAND, laakeen waa laga cudur-daartay..

    Waxaan aad uga xumahay waddankii oo xukuumada cusub ay ka jirto oo aan dhaafin saddex bilood, in mucaaradkii ugu weynaa uu ka hor yimid..

    XASAN DHIIQO, waxaad madax u tahay oo kaliya HAAWEYDA HAWIYE, sidaa ula soco..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  7. Mohamed Nugaal

    Soo Hargeysa ma joogtid, dacaayaddu way kuu furantahay maadaama aad ka mid tahay shacabka hoos joogo mid ka mid ah Dowladaha Xortaa ee DJouti, Somaliland iyo Somalia.

    Freedom of expression is the rights of Minority people.

  8. KHALID

    Ade xagee joogtaa oo aad ka hadlaysa.. Ma yahay guri ILMA CABDURAHMAN ISMAACIIL JABARTE… Halkani ma aha guri ILMA BUCUAR BACAYR… Halkani ma ahaa guri ILMA GEN. MOORGAN… Halkani ma aha guri COL. AWES GEEDOOW…

    Edeb darrada la aada guriyiheen… Guryo dad islaam ah intaad timaadaan, ha ku caaytamina..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

  9. SOMALILAND IYO ITOOBIYA WAXAY ISLA GARTEEN INAY YEESHAAN ISKAASHI MILATERI,MUKHAABARAAD SOMALILAND-NA SOO XIDHO XUDUUDEHEEDA SOMALIA KADIB MARKII LAYSLA ARKAY KHATARAHA ARGAGIXISO EE LABADA DAL KAGA SOO FOOL LEH SOMALIYA.

  10. Deni & Puntland weftigu waxay u sheegayaan in ay ku ekaadaan dhulka PL,farahana kalq baxdo Somaliland hadii kle waxa ka yimaada iyadu qaadi doonto.
    Waxa intaa raacda in Somalia inqilaab ka dhici doono Itoobiyana geli doonta laba asbaabood hadaan Xasan Sheikh gacmaha taagan
    1-Arinta webiga niilka oo Somalia Masar la safatay oo hadii lasoo hujuumo dhul kaa dheer bad kaa fog oo iska daawan doonta
    2-Duulaanka Somalia argagixisadeedu ku qaaday Itoobiya oo gobolka khatar ku ah.
    3-Shaambadayn ah waa dawlad argagixiso Somaliya oo xaqiiqo ah Xasan iyo Xamzena waa hogaamiyayaal urur diimoodo dalal kale maamulaan oo carbeed.

  11. SALAAMU CALEEKUM

    IIDOOR WAGASHLEE, ILMA GENERAL MOORGAN, ILMA COL. AWES GEEDOOW, meesha nooga bax… xaarka aad daadinaysaan guryihiina la aada

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Wiil Maryo Calas

    Ma waxaad Xaal siin Farmaajo markii Ogaadeen laga dhigay Rasal wasaare

    Waxaan ogayn idinkoo leh, Doorashada waxaan ugu jirnaa sidaan Villa Somalia u dhaafin laheyn Farmaajo, hadde Farmaajo wuu dhaafey Villadii oo waad gaarteen dantiinii maxaad kalood hamminayseen

  13. KHALID

    Ma ina GEN MOORGAN maa tahay mase in COL AWES GEEDOOW, mase GEN. GAANI.. Koleey mid uun baa ku dhalay, ee waa keeeeeeeee???

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  14. WASTED OPPORTUNITY

    Intii xusuusan, waa anigii bogaggan kaga taliyay in ay xaajo ku qurux badnayd inaysan Dani iyo Madoobe Farmaajo geesaha darin e ay si tolnimo, Soomaalinimo, fariidnimo, fiiradheeri, iyo waddaniyad dhab ah lagu dheehay uugu caqliyeeyaan oo maankiisii kelitalinismo kasoo hambaabiriyaan – waayo intiisu taas uun bay ahayd.

    Waa anigii aad uga xumaaday markii ay weerarka isaga ka dhanka ah iclaamiyeen, aniga oo marka ugu horreeya dalkeenna u damqanayay oo marka xigana diiddanaa sumcad xumada iyo kalajabka Daaroodka kasoo gaari doonay. Waxaanan dooddayda kusaleeyay – ciddii xusuusan – in aanu jirin mid Farmaajo waqtigan xaadirka ah dalkeenna iyo kheyraadkiisaba u dhaama oo ay ku asturnaan karaan.

    Macal asaf, maanta ayaa la hayaa labadii dhibaato ee aynu aniga iyo akhyaarta ila aragtida ahayd ka digaynnay. 20 sanadood ayaa ilbiriqisi dib loo dhacay.

    WIXII AAD BERI TUURTAY,
    IN BADAN BAAD HIBATAA E,
    BAADI DOON MA KU RAAGTAY.

  15. mahadsanid MAXAMED NUGAAL kan @khalid ku soo gala ma reer xaargeysa baa???
    meeshan xaarsaaq loogama baahna ku ekaada xeradiina xaargeysa…
    no more snm

  16. CM IIDOORLAND WAA AL SHABAABLAND.
    MAXAAD LA DAGAALANTAA ADIGAABA SHABAAB AHEE.
    SHEEKH AADAN SUNNE MEEL KU SHEEG?
    INA GODANE YUU AHAA?
    IIDOOR = TERORIST

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*