Kumanaan kamid ah Ciidanka Itoobiya oo soo galay G. Gedo, qabsadayna

Kumanaan Askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa la xaqiijiyey in ay galaan gudaha gobalka Gedo ee Jubbaland, kuwaas oo la wareegay sida ay ilo wareedyo xaqiijinayaan Garoonka diyaaradaha ee Doolow-Soomaaliya, kaas oo ahaa Halbowlaha ay ka dagaan duulimaadyada aada Gobalka Gedo.

Gobalkan ayaa muhiimad weyn ugu fadhiya cida gacanta kuhaysa, waxaana la aaminsan yahay in uu Udub-dhexaad u ahaa khilaafyo siyaasadeed, dhawaana Agaasimaha NISA Mahad Salaad & Madaxweyne Xassan Sheekh ay ka wada hadleen sidii gacanta loogu dhigi lahaa, iyadoo loo marayo siyaasiinta kasoo jeeda Gedo ee kasoo horjeeda maamulka hadda kajira.

Sidaas oo kale ciidamada Itoobiya, ayaa dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay gobalada Baay, Bakool iyo Hiiraan, waxaana wararku sheegayaan in ay qaadayaan howlgal ay ku doonayaan in dhammaan deegaanada Xaduudaha ay lawadagan-Soomaaliya ay kaga fogeeyaan kooxaha Argagixiso.

Wafdi kasocda Itoobiya ayaa todobaadkii hore tagay Baladweyne, Hargeisa & Baydhabo, iyagoo kuwajahan hadda Puntland.

Laftagareen ayaa maalinkii 2-aad wada hadal laleh Dawladda Itoobiya oo ay ka wada hadlayaan Iskaashiga labada dhinac.

PUNTLAND TIMES 

31 Comments

  1. This is what we have been warning for so long.Those who lack insight will never be able to foresee sorts of this kind.
    The idea is massacre of our people,Gedo and Southwest by provoking Ethiopia and Kenya.
    In other words,The Habargidirization plan is in full motion,it’s not coincidence.
    After the destruction of that region,Habargidir wants to go in bed with Ethiopia
    and Kenya. There is no government in Somalia,Xasan Shiikh’s masterplan for tribal dominance.
    Meeshaa wax Dowlad ah kama jirto,kuwa isku sheegaya xubno Baarlamaan e qabaailada kale boorsooyinkooda ha qataan.
    As for Xamza,Dont do what is called self fulfilling prophecy e ahayd Ogaadeen waa nacas wayna shisheeye jecelyihiin.Resign now.

  2. Low IQ culusow

    Walaalihii Masar intee soo jiraan, Ethiopia waa ka warqabnaa halahay maleegasee..

    • Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable, warsangali waxay miciin bideen Ethiopia.

  3. Masar weligeedba cid uma hiilin inay hiil dalbato mooyee.
    Waa sugaynaa masar oo dhigaheedii iyo udbaheedii wata.
    Maxay muddo Soomaali doqona dabin uga tallaabsatay.
    Saaxiibayaal masar barta.

  4. Soomaali oo dhan baa Mareexaan u ciil qabta and it is obvious why Ethiopia started with Gedo. Xabashida were always our enemies and will be our enemies, waad u jeedaan fursadii ugu horeeysay in ay dafeen. Waa dad si fiican inoola socda. Soomaaali waxaan oran lahaa, hala iska ilaawo wuxuu Farmaajo ka damcay ama u gaystay Soomaali, khaasatan Hawiye, una kaca Gedo waa dad Soomaali ah. I know they don’t deserve help, but what can we do? They are our people.

    Mareexaan mar dambe uun bay fahmi doonaan dambiga ay shacabka Soomaaliyeed ka galeen. Hawiyoow iska cafiya oo ka daaya siyaasada aad u degteen Reer Gedo, or else, Darood baa soo galaya Dagaalkan as they did it before, Stop it before this goes out of control. Let’s tell Ethiopia to leave Somalia period. And if they don’t, let’s turn it into an opportunity to Unite Somalia.

  5. Farxada foolxuma kadanbayso.
    Habaas iyo haraad.
    Habeen seexad waa iyo
    Marka hoog lagu hubsado
    Ayey huleeli doonta heeryo wayntaa Axmaaradu.

  6. Ethiopia iyo Argagixisada ay wadato waa isku mid. Naguma Cusba Cadowga Madow oo soo galo Somalia.

    Tani waxay horseedikartaa in la xoreeyo Somaligalbeed.

  7. Mahbar1!!!!

    Aniga ayaa Mareexaan Gedo ah, Wallaahi in aan maanta ka jecleen Mooryaan Indho Cas Cas oo Isir Daarood ahaan ii neceb iyo Axmaar Soomaali nimo ii neceb!
    Waan ku soo dhaweeynrrynaa Itoobiya in aay si fiican u saldhigato, Gobolka Buuraleeyda ah ee Gedo!
    Markii uu Shabaab Ceelcadde Ciidankii Kenya ku xasuuqay, Culusoow ayuu ahaa ninkii Nairobi ugu sajuudayey Bakhtitii Askarta Kenya, iyadoo Kenya aay cir iyo Dhul si aargudasho ahi oga duqeeyneeyso shacabkii Gedo!

    Marka, nacab waa nacab ama Mooryaan ha ahaado ama Axmaar iyo Kenyane!

    Bal haddeer hadalkaaga u fiirso! Mareexaan iyo Farmaajo ayaad ka dhigeeysaa in aay dambi wada galeen, adigoo og in uu Farmaajo Mareexaan ku dhibaateeyey Dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa ee dhulka Hawiye dhiseeysey!

    Well come Itoobiya and carry on your offensive against the Mooryaan and their Shabaab Terrorist!

    • A.A Xade, waxaad ka hesho Itoobiyaan waxba hanaga siin, haddii ay kheyr kuu leeyihiin adeer hayso oo ka mid noqo haddaan doonto, cidna lagu bajin maayo, Hassan casimaddii Xamar cadday buu iska fadhiyaa, naf kaa ordaysa lama ceshan karo, xoolo kaa fakaday baala ceshtaa. Itoobiya u sacab tuma, iska daa maanta ee 100 sanno oo soo socda baad dareemi doontaa, waddanka ama madax ka noqday ama Itoobiyaan noqday hadday tahay, adeer Itoobiyaan noqo wallee inanad mar dambe madax noqonayn, Somali meel iyo qabiil aadan godob ka gelin ma jirto, gees ilaa gees. Hassan kuuma soo socdo, maxaa yaala meeshaa

  8. @@@Ally M,

    Yep, you were indeed the first to sound the warning alarm on here, and the episodes as they are unfolding couldn’t be more Hollywood.

    I’ve lost count of the popcorns I’ve munched through ever since the first episode hit our screens. Nothing amuses me more some fruitcakes here who believe Hassan is their Rambo and Terminator combined.

    “We kicked the Americans’ and Ethiopians’ a*ses in Mogadishu”

    It would be great if they could tell us whether we’re going to be treated to repeat of the acclaimed heroic performance, now that the Habasha are back and the Americans have been pissed off by their Rambo and Terminator combo Lionheart.

  9. hore u soco ithiopia, eaad naga raagtay, qalbi furan ku soo dhowaada, wadaniyad danbe oo beenbeena waan ka ilbaxnay, calan blue ah oo la dhalanteed ruxo waa ka gudubney, somaliyey toosoo danteeduna tahay awr kaxsi waa laga gudbey, cadaw waa cadaw sida saaxiibka hotr ee A.A.XADE sheegay, in kastoo aanan ku qabiil ahayn laakiin waxan la dhacsanahay wadaniyada laysku gaadaayo.
    mar kale walaalaheena itoobiya soo dhowaada.

  10. 5SANO O XAMAR NEFSATEY DAWLADNIMO IFKA USO BAXDEY NABAD SHAGO BEEYSO XAMAR WEY HILACEYSEY HADA WA 5SANO O XAMAR NASA BEYLA WA ADOO IS YIDHI MALEY GACMAHA KUGABSO XASAN CULUSOW KITBKA LO SO DHIBEY WA CIDANKA BURBURI KUWI ERETREA HALKAS KU SILCI DAWLADANIMO YESAN SHAGEYN MASAR IY EMERATI KU DHANTEYA SOMALIA IYO KUWO BADAN XASAN CULUSOW LAGA YELI MAAYO WALE WALI RAAG BA NOOL MAR UUN XASAN CULUSOW HILFAHA LO LABI

  11. Soomaali dhoyla’
    Haddii qofkasta oo Soomaaliya doonayo inuu dhaco, kufsado, dilo, barakiciyo, dulleeyo, dulmiyo, nolosha u diido, walaalkiisa Soomaaliga la ah maxaa diidaya in dhammaan Soomaaliya amxaar, keenyaati, ama yuhuudi dullayso illaa iyagaa doortay in la dulleeyo.
    Arrinkani maaha dekradayda ee waa sida quraanka iyo sunnada nebigu inooga digeen.
    Haddaan Soomaali israbin midaan wada rabin ayaa alle ku sallidayaa oo wada dulleeya
    Haddii kii xukunka qabtaaba ku fekerayo inuu Soomaali walaalkiis ah dhibaato u geesto, halkii uu kala heshiin lahaa miyaan cadowgu xaq u yeelanayn inuu dhammaantood dulleeyo.
    Haddaad idinku walaal isu quudhi weydeen waxaa ilaah idiin keenayaa mid wishaa (wasakh) idiin quura shaabuugna idinla dhaca.

    Kuwiinan fitnada hurinaya aakhiro iyo adduunba waad eedaysaan cayda iyo nacaybka aad shidaysaan.
    Itoobiya iyo Masar midwalba dantiisuu idinka rabaaye dan idiinma hayo.
    Idinka ayaa isla Soomaali ah iskuna soo haraya. Haddii kalena burburaya.

  12. Asc

    Ma indho qabiil ayaa mar labaad lagu fiiriyey duulaanka qaawan ee Ethiopia ku soo qaaday qeybo ka mid ah dalkeennna ?

    Ceebeey tacaal !!!

    TEEDA KALE MA AQAAN SHEEKADDAAN MEESHA HABAR-GIDIR LAGA SOO GELIYEY !

    Dadkii shaley Soomaali-diid dad kale ku tiimbareenaayey ayaa maanta Soomali-diidnimmo u xuub-siibtey.

    SHAME.

    200 oo sanno weligiisba Amxaar igama faa’iidin !

  13. Ma kala jeclin Soomaali iyo Amxaar hadaanu Mareexaan nahay waxaa
    noo roon inaan Soomaali mooryaan ka baxno Gobolka Gedo na ku biiro
    Itoobiya

    • Mooryaan isku kalsoonaw oo magaca ii dhig.

      Shame on Puntlandtimes for allowing this corruption to continue!

  14. Raali ahaada waa anigii oo weekend ku jidhee. Ii soo duceeya in ilaahay
    iga daaweeyo cuqdada qabiil nacaybka.

    • A A xade.

      Sidii kuwii kaa horeeyey baad ciil iyo cuqdad ugu noolaan,,
      Maanta Cid kaa liidata ma jirto dal iyo dadba GEDO waa xero Amxaar iyo Sangadhuudhi,,
      Somali kuu jixinjixaysaana ma jirto waayo gun baa tihiin dowlad ku nool camal kaleba aqoon yacni foolxumada somalida iyo halka ay taalana Adeerkaa Afweyne iyo daalimiintii kadaba nacleynayey ayaa dhigay,,
      Inaad hadasho’ba waa kugu khalad
      Xoreyso Gedo xoree
      U diirnax dumarkiina kana xoree Amxaarka/Sangadhuudhiga iska lahaaday,

      Waar hadal kuuma banaana hawl adag baa ku hortaal,,
      Good luck with your friends Amxaar lovers

  15. Xasan wuxuu u maleeyey inaan la fahmayn ujeedadiisa guracan ee uu doonayo inuu soo celiyo sheekabaralaydii 1991kii in hawiye xoog ku qaato deegaan uusan lahayn.

    Imminka rahanweyn baratay sheekada hawiye ee dhul boobka ku salaysan; Daarood baray dawlad hawiye madax u yahay; diri baratay sheekadii irir ayaynu isku nahay deedna dhulkooda la boobo.

    Xasanow ama dal u dhoof ama joog waa lagu yaqaan inaa tahay odaga beesha hawiye ahna hoggaanka hawiye action group.

  16. Tartanka qabiilada sheegta somaali waxuu gaarey meeshii ugu xumeyd abid. Waxay somaali kusii dhacaysaa god ay gacmaheeda ku qodotay.

    Maxaa loo yiri somali waa isku jinsi.
    Wa in DNA layska qaado dhamaan somali oo dhan.

    Ficilada somalidu waxay iftiiminaysaa in aysan somali wadaagin fir iyo jinsi… iyo ab iyo isir toona.
    Shaqsi ahaan waxay iila muuqataa in somalidu tahay bulsho aysan dhalasho ka dhaxaynin… laakiin uu dagaanku ka dhigay daris iyo dan wadaag. Afsoomaaligoodu xaataa ma aha mid ay ka siman yihiin… oo qolo Kasta si bay ugu dhawaaqdaa.

    Hutu-ga iyo tutsi-ga Rwanda waa isku wadan oo jinsi ma wadaagaan….Waana sababta ay dhexdoodu uga dhacday foolxumadii ba’nayd.

    This is Just my observations. I hope am wrong.

  17. Beensheege.

    Laga Roone Iidoorow Adigu xaggee baa ku xanuuntay?!

    Marka hore Afweyne 30 sano ka hor buu dhintaye ka seexo oo Xafaayadaada Futada ku dhuuqso!

    Marka xigta, dhul Mareexaan Sankadhuudhi xitaa shaqaalo ahi ma joogto, iska daa Askar teeda ahe!

    Laakiin Waxaan ogahay in aay Hargeeysa joogaan 100kun oo Kenyan iyo Oromo ah oo dumarkii aad Qowmu luudka iyo Muqayiliinta ka noqoteen ee aay awal ciidankii 26aad idiin asturi jireen aay haddeer idiin asturan!kkk

    Tan ciidanka Itoobiyana Annaga ayaa u gacan haatinay oo rabno in aan Mooryaanta Hawiye ku Muslimino sidii uu ina YEEY ugu muslimiyey!
    Midda ugu dambeeyso, ciilka iyo carada ku haayso ee aad dalaq u soo leedahay marka aad aragto qof Mareexaan ah oo hadlayo ayaan ku arkaaye, Askartii Kacaanka ayaa Hooyadaa kugu inkirtay! Kkk

    Ugu dambeyn Mareexaanka aad gun ku sheegtay, waa kii 21 sano surka kaaga taagnaa, waana mid kamid ah jifooyinka Daaroode Qabiil gooni ahi ha moodin! Kkk

  18. yaa salaam ma xaarsaaq baa inna dhex miranaya, halkan boos idiinkama banaana, ku ekaada xeradiina xaargeysa, goormaad itoobiya hoos fadhigeeda cid ku eedayseen???
    no more snm.

  19. Its sad to see jubilation and concerns tainted with I told so attitudes. Sorry to break it to you guys but Ethiopian have been in Somalia since 2006 when Abdullahi Yussuf brought them in. The activities of Ethiopia military of today or Tomorrow changes nothing in the calculus of Mogadishu. For it can’t and won’t threaten it. Abiy Ahmed is neither impressive nor intimidating. Therefore an ignore policy on the part Somalia is highly prudent. The conflict between Mogadishu and Adisababa is Centuries old. So literally where and what is the news here? What will you say when what your hoping for fails materialize.?

  20. SALAAMU CALEEKUM

    What are you talking about??… DAROOD is ETHIOPIA. ETHIOPIA is DAROOD. If ALSHAAB comes, then ETHIOPIA should come back to help DAROOD as they help in 2006 with Col. Abdullahi Yusuf.

    We are not talking innocent HAWIYE, we are talking the MOORIYAAN HAWIYE. We shall defeat them as we have been always defeating them.

    BUT, we shall let XASAN DHIIQO to be president of HAWIYE BANADIR STATE, same status of Mr. ALI GUUDLAAWE, as president of JOWHAR exclusive HIIRAAN.

    We wish the population of SOMAALILA peace, prosperity and progress.

    VIVA SOUTHWEST
    VIVA PUNTLAND
    VIVA JUBBALAND

    • Shut Up Stupid Amhar! There is no Darood and Hawiye when it comes to dealing with Ethiopians. Even Somalis in Ethiopia don’t see themselves as Ethiopians, how do you think the free Somalis are, you are dumb as a brick. FYI, we will destroy Ethiopia sooner or later, you need to get that in your head. The Hate is Real!

  21. remnants of coward Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable, warsangali they got no option other than getting shield from ethiopia.

  22. Mohamed Ali ilkayartu dhaqan Somali bay leedahay ragga ma dubeyso.kkk they got no option getting shield axmaar.Are you joking?adigoo ah BUCURBACAYDH.
    SOMALIYAY XISHOODA AMXAAR NINKII TAAGEERAA WUU QALDAN YAHAY.
    Mareexaan meel uu Amxaaro ku doobtay ma hayno iimaanlaawena qolo kastaa waa ku jiraa. Waa fashil haysta dawaladda federalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*