XOG: Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan & Mukhtaar Roobow?

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Puntlandtimes, in Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay Mukhtaar Roobow Cali.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Mukhtaar Roobow looga hadlay dhismaha Golaha Wasiirada cusub iyo siddii uu ula shaqeyn lahaa Dawladda uu hoggaamiyo Mudane Maxamuud.

Kulanka oo ka dhacay Villa Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xilli lagu wado in Abu Maansuur uu kasoo dhex muuqdo Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, oo lagu dhawaaqin goordhow.

Mukhtaar Roobow ayaa horey u soo noqday hoggaamiye kuxigeenka kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, sannado uu duurka ku jiray, oo ay is hayeen hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab Axmed Godane oo la dilay 2014kii, ayuu isku soo dhiibay dawladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo sannadkii 2017kii, balse Dawladda ayaa kasoo xirtay Baydhabo December, 2018kii xilligaas oo u taagnaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES 

13 Comments

  1. sharn dowlad màtaalee in
    Latashado oo somali wixii
    Waxa garad ah aay somalia
    Talo fiican looraadiyaa
    Ayaa fican , xasan dagaal
    Aan dhamaad lahayen ayuu bilaabay wuxuuna donayaa in
    Asaga iyo kooxdiisu aay lacag
    Sameeyaan tusaale Ethiopia dagaalka uu xasan lagalay
    Waxaa uu kalayahay fowdo
    In uu dalka galo oo markaas wixii uu doono sameeyo
    Robow waa dagaal kusocdo
    Koofur galbeed iyo in lasocaliyo dhibtii aay kabaxeen xasan mahan nin
    Wadikaro somalia waxaan kaxumahay in xasan uu sonoqdo
    Marlabaad taas oo ilhaano ku
    Ah umada somalida why
    Waa nin aan horay unaqaanay
    Waana ninka aan nixun asaga
    Oo baydhabo kuboqday qaxooti
    Ayaan aragnay markii ladoortay muxuu uqabtay
    Gunaanadkii xasan allaha
    Somalia kabadbaadiyo,,,,

  2. Xasan Shiikh wuxuu isticmaalaa lafo Gari iyagaa la isku jabiyaa.
    Rooboow waxaa loogu talo galay in Raxanwayn la isku laayo deedna dhulkeeda la isku balaariyo.
    Civil War II is in the making.
    The naming of the ministers would be the final straw.

  3. Somalida waa dadka lagu tilmaamo “Volunteer victims” Naftooda duleeye. Dad walba waxay aad u raadiyaan waa helaan. Dadaalaa waa gaaraa soo maahayn. Waxay aad ugu dadaalaan qabyaalada iyo beenta. Miraha laga dhaxlo labadaas sheyna waa waxa Somali haysta. Hambalyo Hambalyo waxaad jeclaydeen waa hesheen ee ku raaxaysta waa maxay qayladu. Allow Xasan sheikh howshiisa u fududee koley waxa doortay wuu dhaamaaye. Allow Md Deni markale xilka kusoo celi saa saanay ku rabaane. Allow Ahmed madoobe markale xilka kusoo celi saa Kenya u basaasiday ku rabaane. Allow waxay jecel yihiin u sahal. Anigu koley nin baan ahay oo waa ku haystaa siday wax u socdaan

  4. Mohamed Nugaal

    Salaan kadib way fiicnaan laheyd inuu Deni ku soo laabto marlabaad laakiin taasi waxay ka soo horjeedo Dastuurka maamul beeledka Puntland kaas oo ku dhisan kursi ku WAREEGO Jufooyin gaar ah

    Faroole yuusan ku maqlin wiilkiisa ama Wasiir Juuxa ayaa tiriyo maalmaha u harey Barasaab Deni.

  5. Kkkkkkkkkk waxaan ku faraxsanahay in farmaajo iyo shurunshuurtii uu watay Aysan waligood xukun soomaliyeed aysan ku soo noqon doonin, dalku waa federal, muqdisho maamulgaae ah ayeey yeelan doontaa lagama yaabo in sidii foosha xumayd ee loo bahdilay dadka muqdisho ay dib dambe u dhacdo, hoteeladii lagu raaxaysanayey xilligii ina farmaajo ee lagu cunayey canshuurtii sida xoogga ah looga qaatay dadka reer muqdisho dib dambe u dhici mayso, kooxdii cbb ee ina farmaajo wali rajayqabaan lkn taariikhda bari doonta in nin walbo tuuladiisa aado, farmaajo muxuu xamar ka samaynayaa muu aado caabudwaaq kkkk oo wali ma rajuu ka qabaa fillada kkkkkk mahad saladoow hawshaada qabso,

  6. Ali.

    Farmaajo wuxuu kaa hor taagnaa dadkii Shabeelada Hoose ee aad Biyaha Webiga ka iibin jirtay, dedkeediina wuxuu gaarsiiyey in aadan maanta u bareeri karin in aad Qarax ku disho mooyee!

    Sidaa darteed, ama GalNus ku noqo oo Digirtaadii iska cun, ama Xamartaa Qabuuraha ah Abgaal ku qabso oo JILAC URE iyo Daroogo isku haysta! Kkk

    Waxaan kuugu darayaa, Farmaajo wuxuu ka dhashay reer talin jiray. Marka, ninkii Talin jirayna wuu talinayaa, ninkii loo talin jiray ee aay Shaqadiisu ahayd in uu SUUQ MADOOW ka shaqeeyana, si kastoo xukun loogu dhiibo, SUUQIISII MADOOBAA un buu ku soo noqon doonaa, saa wax kale ma yaqaane! Kkk

    Run baan la sheegin maahinee Faras Dammeer ka ka Raad xurqoon!! Kkk

    Haddii si kale loo dhahana, Daarood Hawiye ka Dowladsan!! Kkk

  7. War reer Quwaax ah oo Dhulkaan Xortaa maamul loo dhiibay waxaa ka jiray labo Dictator markii laga reebo wiilkii Sacadku keenen ee C/Rashid Sharma’arke oo sanad kadib reer Quwaax dileen

    Labada Dictator waa Afweyne oo Salaad Gabeyre meesha ku tiriyey

    iyo Farmaajo oo katirsanaa shacabka Mogadishu

    Labadiina xoog ayay uga tuureen labo nin oo Sacad ah, Ceydiid iyo Rooble.
    Midna Qaxooti ayuu ku dhintay ileen haddii laga cararo Dowladaha Dariskaa majirto meel aan aheyn xerto Qaxooti oo la isku celiyo

    Farmaajo wali wuxuu la jooga ragguu ka tirsanaa.

    Reer Somalia
    Cabdullaahi Ciise
    Aadan Cadde
    Cali Mahdi
    Cabdiqaasim
    Nuur Cadde
    Shiikh Shariif
    Xassan Shiikh 1st

    Dhamaan waa rag xukunka keenay meel doorasho kadibna ku wareejiyay rag kale.

    Dictatorship Laguma sheego dowlad wanaag waxaa loogu yeeraa, xukun Boob kadibna carar.

  8. Mooryaan Khalid.

    Marka hore isku kalsoonaw oo magaceeyga aad nafta ka dayeeyso iska daa!

    Dowladnimada Soomaaliya waxaay dhedhen yeelataa markuu Kursiga ku fadhiyo nin Daarood ah, sharaf, cisi iyo maqaam sare oo Caddaan iyo madoowba aay u sare kacaan haddii aay lahaydna, waxaa soo maray Siyaad Barre oo cid ka horreeysey oo Soomaali ahina aaysan heerkaa gaarin, cid ka dambeeyeyna aaysan weli geerin, isna Daarood buu ahaa.

    Waxaa ku xigay oo rajo Dowladnimo soo celiyey C/llaahi Yuusuf oo Madaxtooyadii aad Digirta ku dhex karineeyseen ee aad Xitaa C/qaasim u diideen in uu ku shaqeeyo laad iyo haraantai idinkaga saaray oo gacanta Ummadda Soomaaliyeed ku soo celiyey, isna Daarood buu ahaa!

    Midda aad tiri C/rashiid buu Sacad keenay iyo Salaad Gayre ayaa Siyaad Barre keenay!
    Ka doodis ma mudna. Sababta oo ah, haddiiba aad dad Kursi Saari karto, Adigu maad fuushid maxaad qof kale u saari Kursi aadan Adigu tagi karin?!! Kkk
    caqli Mooryaameed aanan gadmeyn iga dheh!

    Dowladnimadu maahan Daawo iyo Bur Dhacay oo la iibiyo ee waa xirfad u dhalasho ah!

    Bal haddeer fiiri Culusoowgaa 10ka hadal ee iska hor imaanaya arrinta Masar ka sheegaya ee intaa raalli gelinta bixinaya isagoo shigshigaya! Kkk

    Meel dheerba adoonan aadin, dhulkuu Daarood dego iyo dhulkuu Hawiye dego ee Soomaaliya muuqaalka aay kala leeyihiin isu fiiri!

    Dadna sida aadanaha ayeey u noolyihiin iyaga oo aaysan Dowlad dhexe waxba ku tarayn, dadka sida Duurjoogta ayeey u noolyihiin iyagoo wixii Soomaali ka dhexeeyey lagu dabo wado!!!

    Run baan la sheegin maahinee Faras Dammeer ka Raad xurqoon! Kkk
    Haddii si kale loo dhigaana, Daarood Hawiye ka Dowladsan!

  9. Kkkkkkk A. Xade
    Horta waad måla haboowday, haddiise aan taada kuu raaco laga soobilaabo 1969 ilaa maanta somaliya dawlad sharciyad ku shaqaysa kama jirin, waxaa talinayey nin qori la ordaya, arrintaasi in albaab keeda laxiro waxa iba furay reer puntland oo ku dhawaaqay maamul federal ah oo dastuur leh waana midda maanta farmaajo afka Ciidda u dartay isaga iyo sharanshuurtii uu watay, sxb waa inaad qabashaa waaqiciga iyo runta, muqdisho iyo inta ku xeeran hawiye ayaa iska leh waana ay qaldsmeen markii fahad iyo farmaajo isu dhiibeen oo waliba dulqaad lagu ammaanay ay muukiyeen.
    Sxb wixii hadda ka dambeeya dalkaan waxaa xukumi doona ninkii wax ku sookordhin kära horumarkiisa, tusaale
    Hawiye waa dad wax leh waana dad wax ku korddhin karo dhaqaale ahaan iyo deegaan ahan waxaa sidaas oo kale ah majeerteen oo is kaleh dhulballaaran dekedo iyo eeraboorro waa weyn, sidaas oo kale isaaq waa dad wax leh oo wax ku kordhinkaro dalkaan oo maal iyo canshuurba ku kordhinkaro dalka, sidoo kale ogaadeen waa dad dhul iyo dhaqaale haysta dakado iyo eeraboorro waa weyn haysta, dadka iyo qabiilada asn kör ku sheegay ayaa dalkaan hoggaamin doona mustaqbalka soosocda, kkkkk farmaajo iyo fahad dhul iyo dhaqaale midna kuma sookordhin karaan dalkaan, dalkaan 6 sano kudhawad ayeey afduub u haysteen lagama yaabo ineey iyaga iyo kuwo la mid ah oo shurunshuur ah hoggaanka dalkaan qabtaan,
    Madaxweyne xasan iyo raisalwasaaraha waxaan u jsynaynaa Guul iyo hoggasn wanaagsan waxaan kaloo ka sugaynnaa ineey sharciga horkeenaan farmaajo iyo qaswadayaashii kale dalkaan khatarta galiyey
    Guul dalkeenna

  10. Cali Mooryaan.

    Marka hore bal Afka Soomaaliga dugsi u gal oo sida loo qoro soo baro, kadib fagaara yaasha ka dood, ilmihii Fowdada ku hana qaaday dhaqankoodii iyo qoraalkoodii baad leedahay, beena waay kugu anqariyeene!!

  11. Dhulka reer Quwaax ma waxaad ula jeeda
    Dhulka Majerten mise Degmada Cabudwaaq ee u qeybsan labada qeybood

    Sharaftayda kuma jirto inaan adiga kuu naago Mareexan ama Daarood

  12. Wargaysyada caalamka qaar kamid ah baa warbixintaan qoray.

    In televised remarks on Tuesday, Barre said Robow, who once had a $5m United States bounty on his head before he split from al-Shabab in 2013, would serve as the minister in charge of religion.

    “After much deliberation with the president and the public, I have named cabinet ministers who have education and experience and they will fulfil their duties,” Barre said before announcing the cabinet appointees. “I ask the parliament to approve the cabinet.”

    Waxaa iga su’aal ah ninkii shareecada islaamka lugu xukumi lahaa oo caruur badana agoomeeyey qoysas badana caruurtii ka laayey ilaa 7 gobol iyo in ka badan in loo magacaabo wasaaradda diinta waa wax caqliga qof bani aadam ah gali karin. waxaan aad uga yaabanahay dadkaan soomaaliyeed meesha loo wado.

    Waxaan sugayaa baarlamaan kusheega waxay ka dhahaan arinkaan.

    Jaamac Kadiye wuxuu yiri “BAL TAARIIKHDU WAXAY SUUBISIYO SAANDANBE AAN DHOWRNO”.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*