AKHRISO: Nuxurka khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh ee QM

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York.

Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa billaabay wax yar ka hor 7-dii fiidnimo xilliga Muqdishu, waxaana uu kaga hadlay caqabadaha haysta guud ahaan dunida sida isbeddelka cimilada, Covid-19 iyo argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u sheegay shirka 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay in caqabadaha dunida haysta ay isku xiran yihiin, ayna u baahan yihiin isbeddello waaweyn oo dunidu si wadajir ah ugu dhaqaaqdo iyada oo iskaashanaysa, si ay isbeddeladaasi u waaraan, waxna looga qabto isbeddelka cimilada dunida iyo caqabadaha dhaqan-dhaqaale.

Waxa uu sheegay madaxeynaha in fursadda la haystaa ay kooban tahay, waxaana uu sheegi in ficilka ay dunidu si wadajir ah ula timaado inuu tusaale u noqonayo sida xal loogu helo. Waxa uu sheegay in guuldarro aysan ahayn mid meesha ku jirta.

Madaxweynaha ayaa sheegay in cudurka Covid-19 ee dunida uu beddelay sida ay dunidu u nooshahay weligeed, waxaana uu muujiyey, ayuu yiri, sida aysan dunidu ugu diyaarsanayn qalalaase baaxaddaas leh. Waxaa kale oo qalalaasaha Covid-19 uu muujiyey, ayuu yiri, sida aysan dunidu u sinnayn marka ay noqoto ka jawaabista Covid-19.

Waxa uu sheegay in halka dunida horey u martay ay tallaalkii nafta badbaadinayey ay dadkooda horey ka siiyeen si aan sinnayna loo qaybiyey in waddamada Soomaaliya ka mid tahay ay sugeen hadba ciddii wax siisa.
Waxa uu sheegay inay Soomaaliya mahad uga hayso beesha caalamka iyo isbahaysiga caalamiga ah tallaalkii ay heshay. Waxaase uu sheegay inu rajaynayo inaysan sidaasi oo kale dhici doonin marka ay timaado wax ka qabashada qalalaasaha cuntada dunida.

Waxa uu sheegay in dunidu u baahantahay inay si wadajir ah u shaqayso ee aysan ahayn in dib loo gurto oo keli-keli loo waajaho dhibaatooyinka, loona khafiifiyo khataraha, lana maalgashado barnaamijyo u adkaysan kara isbeddelka cimilada, gaar ahana waddamada ka hooseeya saxaaraha.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay waajahayso abaar iyo macluul. Waxa uu sheegay in dawladdiisu ugu baaqday ganacsatada Soomaaliyeed iyo qurbajoogta inay la shaqeeyan dawladda si looga hortago macluuul laga yaabo inay dhacdo. Waxa uu sheegay inuu ugu baaqayo dawladaha iyo ururrada baha-wadaagta la ah Soomaaliya inay u dheg raariciyaan baaqa dawladda ee ah in gargaar lala soo gaaro.

Waxa uu sheegay madaxweynuhu in dawladda Soomaaliya ay dhistay wasaaaradda bii’ada si ay wax uga qabato xaaladda degaanka ee sii adkaanaysa oo ay sii xumeeyeen daadadka iyo abaaaha.

Waxa uu shegay in loo baahan yahay in isbeddelka cimilada si dhab ah loo qaato, waxa uu sheegay in isbeddelka cimiladu yahay wax jira, waxaana uu sheegay in Soomaaliya iyo waddan gaar ah uusan horumaraynin haddii aan si wadajir ah loo wajahin caqabadaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale ka haday dhibaatada ururrada argagaxisada sida Al-Shabaab iyo Daacish oo uu sheegay in dawladdiisu ay la dagaalamayso.

Waxa uu sheegay in khatarta ka imanaysa ururradaas ay sii xumaynayso xaaladda cuntada iyo barakaca. Waxa uu sheegay in argagxisadu aysan diin lahayn, aysan qiime u haynin nolosha aadanaha, ayna argagixiyaan dad aan waxba galabsan. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in si wadajir ah loogu wada istaago.

Waxa uu madaxweynuhu ku celiyey istiraatiijiyadiisa ah inaan kooxahaas looga guulaysan karin in lagu hayo meel gaar ah, lana wiiqo, waxaana uu sheegay in loo baahan yahay in laga guulaysto.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay burburiyeen ceelashii, islamarkaana ay dileen dad rayid ah, taasina ay keentay inay dawladda Soomaaliya, iyo maamul goboleedyada oo dadka degaanka taageero ka helaya ay ka jawaabaan. Waxa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay billaabeen inay si iskood ah u kacaan iyaga oo taageeraya dadaalka dawladda ee ah in kooxahan laga guulaysto.

Waxa uu sheegay inuu ku kalsoon yahay in dadaalka bulshada oo lasii xoojiyo in dawladda Soomaaliya ay ka tirtiri doonto argagixisada Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in dawlada Soomaaliya ay ka go’an tahay inay sii waddo wadashaqaynta dhinacyada ay iskaashiga leeyihiin si loola dagaalamo argagixisada, waxaase uu sheegay inay Soomalaiya ka go’an tahay inay hawsha inteeda culus iyadu qabtaan.

PUNTLAND TIMES

14 Comments

  1. Xasan mahaysto waxa kala
    Taliyo oo uqoro qudbadaha
    Wuudadaalayaa marka uu
    Layahay aduun wada socdo
    Oo waxaqabto.majiro waduun
    Mid ah aduunku waa xuluufo
    Udhisan koox koox
    Somalia xasan adigaa xukumo
    Ee jaho udhaqaaji dadka howl
    Gali

  2. Wuu dadaalay madaxweeyne Hassan Shiiq but unfortunately we have a long way to go. Waa nasiib darro in madaxweeynaheena uu UN ka tuugsaddo. Jaale madaxweeyne fiiri waddan kasta qaasatan waddamadda far east Asia, sidda Malaysia, Singapore, Indonesia etc. Waxeey isku waqtiyo isku dhow xornimadda qaateen waqtiyadii eey Afrikaanya eey Somalia ku jirto ee daanyeerradda ah eey xorriyafda qaateen. Haddana arka farqigga u dhaxeeya wadamaas Asia iyk Africa shinac walba horrumar, caafimaad, waxbarrasho iyo Amni etc.

    Wadamaddaas masoo baryin waxa eey gaareen laakiin weey shaqeeysteen.

    Wqxa kaliiya oo aan ka fillayay madaxweeyne Hassan Shiiq in uu xooga saaro, caqligiisa iyo maskaxdiisanna isku geeyo waxeey aheeyd in laga kaalmeeyso Somalida, innagunna aan safka horre ugga jirno dagaalka argagixissada alshabaab. But, Mr. President, you lost me when you talked about covid-19, climate change, and famine.

    Addiga ka madaxweeyne ahaan, iyo Somaliya maxaa priority u ah oo ugu muhiimsan? Illeeyn baahiyadda oo dhan hal mar lamma wadda xallin karree. Addunka iyo waddamadanna isku baahi maahan. Baahidda amniga iyo security ga ayaan aaminsannahay in eey ka horreeyaan baahiyadda kalle oo dham (Abraham Maslow’s hierarchy of needs).
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  3. Low IQ culusow

    Oo caalamka usheegaya inay si qaldan uqaybiyeen talaalka covid19 wadamadii soo saaray!! isagoo shaqaalaha ku xeeran jifadiisa ku koobay! 4ta lataliye ee arimaha shidaalka 4taba waa Haawiye etc.

    Markhaatigaa janno Alla hafuro, maanta adigaa markhaatiga furay sidaad low IQ u tahay.

    Waa layaab inuu dawlado kale usheego inay cadaalad ka raadiyaan caawinta shucuub kale oon xil ka saarayn, markuu asagii u cadaalad samyn kari waayay kuwii wax u dhiibtay!!!

  4. @Amxaar/xaar💩 galbeed

    Shut your stupid sheeydaan camiil daba dhilif amxaar ogaadeen doqon munaafaq mouth, ama hadii kale bahal feer ah iyo kan🍆 oo wadda socda baa shut gareeyn doona.

    Shit empty iq xaar amxaar galbeed niil niil niil niil hawiye hawiye hawiye hawiye xasan xasan xasan xasan wax aan eheeyn ood ku wardido ama ku doodo maheeysatid miyaa, shit xaar galbeed inaadan heeysanin waan ku ogohee ee bal dadaal oo wax kale oo aad ku wardido kuna doodo raadso.

    Shit amxaar aka xaar galbeed war baa kuu yaal waadna arki doontaa ee igga warsug caacdaadii waaba badatee waa inaan howl kaa qabtaayee. Walle war baa kuu yaal.

    • Cawaanta

      Waad ku mahadsantiin inaad fariimaha toosinta iyo wax sheega ah gaadhsiisaan cidahay khusayso.

      Wada shaqayn fiican..

  5. @Empty IQ xaar/amxaar galbeed huraale habeedle afku xaarle.

    Waryaa amxaar galbeedoow maxaan gaarsiinaa madaxda uu madaxweyne xasan ugu horeeyo? Ma calaacalkaada iyo dhuusadaada qarmuun beeynu gaarsiinaa?, mise niiil niil niil niil niilka aad ku heeyso ood ku waalatay kuna hadaaqdo beeynu gaarsiinaaa kkkkkkkkkkkkkk. Wallee amaxaar galbeedoow nin bukka oo kaadida amxaarada ku sarqaamay baad tahay markaasaad halkan qurun iyo qashin matageeysaa ka dibna leedahay madaxda hala gaarsiiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Amxaar galbeedoow ma lahan ama ma jiraan wax aad qortay oo qiimo iyo macno leh oo mudan in madaxda la gaarsiiyo ee dib isugu noqo, oo kana soo dagg buurta dheer ee aad isi saartay si aad isu faaniso yaadan kasoo dhicinee.

    Shit amxaar galbeedoow is aqoonso oo isku xishoo oo isxakameey inteey goori goor tahay oo jooji caacda iyo cabaadka calaacalka iyo amxaaro u hadalka hadaaqida baqtigga ah ee aad waddo iyo u baroorashada boosaneerka niil ee aad ku waalatay.

    Bye shit xaar galbeed.

  6. Mashallaah, Madaxweyne lagu faano ayuu noqday Xasan Shiikh, Guul iyo Gobonimo! He is the only President for a long time, oo furay wadadii dheerayd Muqdisho to Gaalkacyo, kana xoreeyay Alshabaab. Today, I’m a Proud Somalian, thanks to President Hassan Sheikh, well done, keep up the good work!

  7. Bahalka la yiraahdo “Jiirka/Doolli” marka aad rabto in uu ka qaxo gurigaada nawaaxigiisa, mid kamid ah ayaa inta la qabto Rinji cad la mariyaa isagoo dhan oo lagu dhex daayaa! Kkk

    Jiirkii/Doolligii kale marka uu arko beledan cad ee ku soo ordeeysa, Jaanta ayuu rogtaa, oo mid kasta hortiisa ayuu u cararaa! Kolkaas ayuu kii Rinjiga la mariyeyna is dhahaa ka daba cararaa oo Jiirkaada gaar illaa iyo aamanuu! Kkk

    Hadda, Culusoow tiibaa haaysato oo iska Daa Soomaali kalee in uu kasbadee, Abgaal ayaa agtiisa ka qaxay markii aay arkeen, beledan Indhaha Cas Cas ee ku hareereeysan! Kkk

    Ninka aad rabto in uu si deg deg ahi u fashilmo, Habargidir un baa lagu hareereeyaa oo dhinac kasta laga dhigaa! Kkk

    Waxaan Maqlay in W. Arrimaha Dibadda in uu shirkii “New York” is kaga baxay, markii aay kursigiisa isku qabsadeen koodi fariisan lahaa, Odowaa iyo Bukhaari, Gabar uu Culusoow dhalay iyo mid Xog hayn u ahaydna aay meeshii ku dagaaleen!!! Kkk

    War Ninku Heeryo qaad xumaa, midduu dhalayna maxaa meesha keenay?! Kkk

  8. baryo badan iyo bugaan badan waa laysuku naca imman Allow uur buuxi waxaan maqlaaya 151 malyan baa tuugsi lagu helay minfadlan 20 malyan goblada u qeeybi intakale dam kasii ama backasiiy gabdho yar yar duf kubax goblada kuwa joogow idinkuna laba laba ceel qoda intakale dam dam dam kiisiiya

  9. ilaa hadda maanan arkin Jeberti ka sheekeyn Booqashadii uu Muuse Biixi ku yimid Dalcadda ka koreyso Garowe oo uu halkaas ugu qudbadeeyay Ciidamad Somaliland.

    Hadalkii Taliye Taani waxaa ka mid ahaa waxaan u nimaanay Tukoraq oo labo cariish leh, maantana Madaxweyne indhahaada ayaad ku aragtaa Hotels iyo horumarka aan gaarsiinay Tukoraq.

    • @Khalid

      Hadaad doqon tahay, maxaan kuu samayn karnaa Khalidoow. This is nothing but a photo apportunity for this upcoming elections, you should know that at your age, but then, doqon baad tahay oo ma fahmi kartid shaxda siyaasada la ciyaarayo.

      Muuse Biixi, gobolka Sool reerkiisa malahan. We are a Tribal Nation, nin waliba oo Soomaali ah wuu yaqaan degmada reerkiisa. Stop wasting your time with Puntland and Somaliland. Go to sleep Khaalid the Cawaan Man.

  10. @khalid
    waa lagu aqoonsaday cidaad tahay,
    qof kuu jawaabayaana ma jirto,
    somalida ayaa wada doodaysa,
    adigu oromo af somali baratay,
    halkaa nagu sii sug..
    xataysiiska snm ta. kkkkkkkkk

  11. Issa(ID)
    Mareykanku wuxuu leeyahay dad badan oo aqoon iyo cilmi-baaris
    ku kooba siyaasiyiinta caalamka,waxaa diiwaanada xafidan(Archive)
    ku jira in(Xasan) hadii (Badar iyo Beeso) uu helo wax walba laga
    heli karo sidaa awgeed ayaa Milyano nashaariic ku socday loo
    weeciyay (Abaar & Macaluul) horay afka loo geliyay, isla markana
    Beesadii laga reebtay, oo loo weecshay (World food programe) badar
    iyo caano-boore bal adba(Mashaariic iyo beeso) ma leh,waxaas milyano
    ah oo aduunku maqlay, waa keydkii(Bakhaarada) ku caaryeeystay(Jac)
    baa ku dhacday(Siyaaso Amerikan) Amoo yar baan NACNACA ilno uga
    sasaban jiray, Xasan caradii buu khudbadiisii(United nation) ka
    ku duray cadaalad xumo, Covid 19.cimilada,cadaalad la’aanta, waa
    wareeray xasan (la taliyayaal) aqoon,iyo da’ba hooseeya ayuu isku
    wareejiyay , hadda dagaalka saad uma haysto(Daawo,Shidaal,iyo
    Hub, cunto karis iyo dab rabta waa loo sheegay,malaayiine waa
    lagu hafray bal adba, Allow Alle(Siyaasadu waa hibo Alla bixiyo)

Comments are closed.