DAAWO: M/weyne Xasan “Annaga Gooni Isu-taagga Somaliland ma ogalin”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uusan marnaba aqbalayn gooni isu taaga maamulka goballada waqooyi ee Somaliland.

Khudbad uu xalay u jeediyay Soomaalida Mareykanka, ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sheegay in aysan gorgortan ka geli doonin midnimada Soomaaliya.

Somaliland ayuu xusay inay u ogal-yihiin, si lamid ah siddii hore fududeynta mashaariicda hormarineed, balse uusan marna yeelayn ajande kasta oo kala qeybinaya Soomaalida oo horey u kala fogeyd.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu dalka hoggaaminayay sannadihii 2012 – 2017kii, wada-hadalo la qaatay hoggaankii xilligaas ee Somaliland, Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kuwaas oo aan natiijo wanaagsan kasoo bixin.

Maamulka Somaliland ayaa muddo ka badan 30 sano, sheegaynaysay in ay ka go’day Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, balse weli ma helin aqoonsi caalami ah.

PUNTLAND TIMES 

52 Comments

  1. Xassan Shiikh waa Madaxweynaha Somalia, ma waxaad ka sugeyseen inuu maqaayad lagu sheegaysan ka dhex dhaho waan ka noqonay Heshiiskii Adeerkay Aadan Cadde iyo Muuse Biixi adeerkiid Max’ed Ibrahim Cigaal.

    Waxaas waa arin looga hadlisoono miis ay wada fadhiyaan Somaliland iyo Somalia.

  2. Haddana wuxuu dhahay
    ” Anigu ma TAAGEERAHAYO” laakiin waan ka wada hadlaynaa.

    Waa xaqiiq inay suaashan waydiiyeen Minority shacabka Somaliland,

    Waxaanse xasuustaa suaal lamid ah middaan mar la weydiiyey Mr Farmaajo
    Jawaabtiisuna aheyd ” Way igu adagtahey inaan ka hadlo Dhulka Somaliland”

    Eed maleh oo wuxuu ahaa nin meesha lagu hayey oo aan xor u aheyn afkiisa iyo awoodiisa.

  3. Aqoonsi muxuu Somalia u kordhiyay?
    Somaliland aqoonsi ma helin intaan laysku maaweelin maafiyo aqoonsi caalami ah iyo kuraas golayaasha caalamiga ah ay ku leedahay maahane maxay haysaa nidaam iyo dawladnimo?
    Xasan Sheikh awalba anaku wanaag kaamaanu sugayn waana ognahay dawlad kasta oo Xamar ka dhalata inay cadowgeena tahay.
    Xasan intu iska daayo sheeko rakhiista uu isga gadayo jaaliyada beeshiisa ha ogsoonaado inaysan jirin wax dawlad soomaaliyeed iyo qaran soomaaliyeed la dhaho oo uu xukumaa jirin talo iyo samato bixinna beeshiisu uga baahantahay iyo nabadeynta dhulkiisa.
    Maraykan kasoo xaraash Berbera adoo sheeganaya waa u socon weyday waxana la yidhi arimahaas kaala hadli mayno ee meeshaad ka taliso ayaan wax kaa weydiinaynaa ee ka jawaab!!!!

    • Caalamka jifooyin lama macaamilo, umana qaybsho tuulooyin. Somalia oo dhan baa dawarsi iyo soo biiri ku nool.

      30 sano ka hor laamigii laga tagay baa la dul socdaa, hadii la qiimeeyo baabuurta ina muuse biixi daba socdo 60ka mile oo burco iyo berbera u dhaxeeya waa dayac tiri lahayd. Cidmuu ka cabsanayaa jifadiisuu dhex joogaaye.

      Siyaadbaa na laayay iyo calan qabiilbaa lagu mashquulay, waxaanay ogayn maraykan asagaa siyaad barre rasaasta siin jiray lagula dagaalamo wixii ku mucaarada ina barre, sida ay haddaba saaxiib ula yihiin Erdoganka kurdiska laaya.

      Waa lana laayay maraykanoow waana go’aynaa! waaba ninkii kasoo biloow 1978 Sovietka kadib MARYOOLEY xabada uqaybshay, haday ETHIOPIA tahay iyo haday Somalia tahayba.

  4. Issa(ID)
    Xasan Shalay wuxuu marti u ahaa Kamas hawiye,
    Au-stiin,Fool-baxsi(BUN-SHARUUR)iyo(DAANGO)
    waa baashaalay,hub iyo beeso waa loo balan-qaday,
    Maanta Weliyow cade aas arkay ,soor & calooley,
    Kable & Kaabuun,iyo geelow umul ah caanihiis.
    Baashaal ka bacdi xasan berbera waa saxiixay ,
    xasan beelaha hala hubeeyo,abaarta beeso hala
    keeno,aniga kistoo pocket money ha ley siiyo,
    Bidan u sheega bisha danbe balan ha ii sameyo,
    xasan wuxuu qalinka ku duugay oo saxiixay in
    la duqeeyo deeganada sh/hoose,J/Dhexe,iyo pay
    waa (Ku jirow ka bax) waa fariin ku socota
    HABAARANEY ,waa hayaan siyaasadeed oo dib koogu
    noqonayo Guri-ceel iyo godin-lane wbt

  5. @cm

    War ninkaadan cm layiraa ee beenta badan hal mid ogoow, ma’aha cadowgiina xasan sh ama wixii muqdisho jooga ama ka taliya, ee waa naagta joy layiraa iyo jaamacadeeda abaarso iyo kaniisada baqtigga ah ee hargeisa ka dhex taagan, ee hadaad run sheegeeyso iyagga iska qabta, oo soomaaalinimada iyo islamnimadaba usoo noqda, markaas baad liibaaneeysaanee. Ogoowna waligiin soomaali baad eheeydeen, oo waligiina waad ahaan doontaan oo muqdisho baana niliiga talin doonaa insha’allah, ee beenta iyo bururqda jooji. Wabillahi towfiiq.

    • Wiil Hiraab
      Ma idinkaa soomaali diin u sheegaya?
      Soomaali u talin maysaan ee tuulooyinkiina nidaam ka sameeya Xasan Sheikh waa madaxweynaha Banaadire kkkk

  6. Tolow, maangaabyadii cajalad margatay sideeda halkan kaga hadaaqi jiray “saddexda dowladood oo urur samaale” maxay maantana kuhadaaqi doonaan, mar haddiiba Xassan Shiikh USA gudahiisa huuhaadaas biyo baraf ah ku dul shubay?

    @Cm,

    “Hawiye iyo dowladda urur samaale ee Xamar waannu garab taagannahay” maxaa ka dambeeyay maanta?

    “Mareykan baa na aqoonsanaya iyo Congress-ka ayaa na ictiraafi doona”, maxaa xigay?

    Qaab uu qosolku iiga soo go’o ayaan garan waayay runtii!

  7. Issa(ID
    Anoo ku hadlaya magaca ummada Soomaaliyeed ee
    midnimada,cadaalada iyo sinaanta taageera waxan
    tacsi u direynaa biixi,waraabe,xirsi,cabdirahman,
    hor-galoo dhan,ilka cas oo dhan,gows cagaar oo dhan,
    qaldaan oo dhan iyo mirfishle geeridii ku timid
    inankii GOONI ee ka saqiiray, waxaanan Alla uga
    baryeeynaa bedel kheyr qaba *Samir iyo Iimaan) wbt

  8. Xasan Sheekh war cusub ma sheegin. 2012 ayuu hadalkaan oo kale yidhi,
    Sheekh Shariif markaa ninkan shaqada uu hayo ayaa ku kelifaysa
    inuu dhaho midnimo waa muqadas!kkk

    Somalilanders hadaanu nahayna anagana go,aankayaga gooni isu taaga
    waa noo muqadas!

    Hadalka Xasan Sheekh waxa qudha ee ku cusub inuu rabo in Somaliland
    iyo Soomaaliya nidaamka confederation ku dhaqmaan. Dhuux hadalka;

    “waxaanu rabnaa inaanu walaalaha fursad siino oo xitaa ay ka timaado
    dhankooda sidaan u midoobayno”

  9. Canfarta iyo Jeberti waa shacab kala hoos joogo sadaxda Dal ee Irir Samale.

    Minority way hadli karaan
    Way mudaharaadikaraan laakiin waxba laga weydiin mahayo Go’aamada Dowladaha Dariskaa.

    Sidii aan waxba looga weydiin go’aamaddii Mogadishu iyo Hargeysa kala saxiixdeen 1958.

    1. Aadan Cadde- Guddoomiyaha Xisbiga SYL
    2. Cabdullaahi Ciise Rasal wasaare Somali
    3. Shiikh Mukhtar G/kuxigeenkii SYL
    4. ZOOPE Xubin

    Dhanka Somalia
    1. Max’ed Ibrahim Cigaal
    2. 3 nin oo Isaaq ah iyo
    3. Nin Dhulbahante ahaa

  10. Madaxweyne Xasan sheekh wax kusub kuma hadlin waana wixii awalba Xamar iyo koonfur yaalay, laakiin wuxuu u calool qaboojinayaa dadkii awalba Munaafaqad ku noosha ahaa ee lagu seexin jirey Midnimo beena oo aan jirin kkkkkk, dadkaas ayuu xasan kayara qoslinayaa Midnimo inuu u jeego si ay u yara seexdaan kkkk,
    Midnimo hadii ay cidi u baahan tahay Koonfur ayaa u baahan oo 5 maamul oo kala fadhiya,
    Somaliland arimaheeda hasan waa ogyahay meesha ay marayaan, umana malaynayo in madaxweyne xasan moogan yahay Arimaha dhex yaala dowladaha Xorta ah Somaliland/somalia

    Xaqiiqda somaliland cidna looga sheekayn maayo cid wax yeeli kartaa ama wax ka bedeli kartaa ma jirto intay doonto ha qaadato 100 sano ha qaadato, Somaliland Is gone for Ever never Back,,

    Mudane madaxweyne sii maaweeli qoloyinkii riyo kunoolka ahaa Ee Somliyeey Toosoo xafladaha Ka qaadi jirey kkkkkkkkk

    Viva The Irir Power
    Viva Caasimadaha Xorta ah
    Muqdisho
    Hargeysa
    Jabuuti.

  11. @Laalays aka Yoocada aka Edbiye aka…,

    Adiga ayaa dhoohan oo aan waxba dhaadin e waxa aydin isku xagxaganaysaan waa iska CILLAN e CAADYAAL ma aha. Ma aha wax dhab u jira oo run ah; waa iska khayaal.

    * “Somalilanders” dad rasmi loogu aqoonsanyahay dunidaba kama jiraan, waayo “Somaliland” dal dunida rasmi uga jira iyo dowlad goboleed dalka rasmi uga jira midna ma aha. Dhul aan si rasmi ah dunida uga jirin mayeelan karo dad lagu nisbeeyo.

    * Marka uu Xassan oranayo “walaalaheenna”, wuxuu ulajeedaa jabhadda SNM ee Hargeysa fadhiidka ku noqotay oo uu ugu dhegahadlayo inay go’doon yihiin maadaama iska daa beelaha kale ee ay sheegtaan e Isaaqa badankooda xataa faro kuhaynin.

    * Xaqiiqadu waxay tahay in Isaaqa iyo dhammaan beelaha kale ee ay SNM sheegato Dowladda Federaalka iyo Xamar dhoobanyihiin oo geyigaa ay SNM sheegatona dunidu u aqoonsantahay mid Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya si rasmi ah ugatirsan.

    Waa laga fiicanyahay inuu nin weyn oo “gadh” iyo gafuurba kuyaallaan hawraarta reer waalanka akhyaarta hortooda kaga hadaaqo.

    • @ Awlal,

      Hadalka Xasan sheekh wuxuu XUMAD JEBIN u yahay Adiga iyo munaafaqqinta bernta iyo hiuuhaada ku nool kkkkkkkkkkkk,

      Waar miyaad waalan tahay Xagee Midnimo ka jirtaa Somalo italinano ayaa 5 XAAFADOOD u kala fadhiya, beenawwas kaadib ah oo xishoon baa tahay, waxa ku indho tiray Qabyaalad iyo xigdi aad reer somaliland u qabtid,

      Yaa wax kaa weydiinaya arimaha somaliland
      Yaa wax yeeli kara,
      30 sano calaacal iyo Niic iyo baroor ayaad wadeen, ma cid baa dheg jalaq kuu siisay?

      Waxaadan waxba ka qaban karin haku waalan Odey, waxba cuqdad iyo Xased cidna ma yeeli kartid Xaqiiqdana waxba kama bedeli kartid, kelmad meel laga yidhina waxba ma bedeli karto,
      Meelahaa Xafladaha ka baroorta somaliyeey toosoo’na Ka qaada bal inay wax kuu tarayso,,

      • Big facts, Farxaan waan kugu raacsanahay ninkaan Awlal caafimaadkiisa ayeey saameeysay qabyaaladda iyo naceeybka uu u qabbo qabiilo Somaliyeed and he is confused yet thinks he is intellect. What a monkey 🐒
        Dalmida
        God bless Somalia 🇸🇴

  12. @Awlal
    Zxb siyaasadda iyo walaaltinimadu noo kala qalan ee waxba ha nagu dhex lumin.
    Waxba ha dalin anakaa masiirka soomaali hayna hadaanu Isaaq & Hawiye nahay aka Irir Samaale.
    Idinku Xasan Shikh iyo Hawiye waxaad ula dagaalantaan una mucaaradaysaan waa dhuuni iyo wax na sii,lkn anaku waxanu leenahay walaalayaalow aynu kala warwareegno laba dawladood baan nahayee kkk
    Waxba kama rabno ee fahan oo baahi nama haysee.

    • @ibrahim

      War ninkaadan ibraahim la yiraa ee marna iidoorka ah marna daaraood aljebertiyiinka ah maxaa ka qaldan oo kaa siya.
      War ibraahimoow ma double person baad tahay waa adiggan marna ku haya viva buut_land viva dhaba yaco viva siciido deni, marka kalena yiraa viva abaarso_land viva iidoor viva muuse qaaruun. War miyaad waalatay ibraahimoow mise waa lagu soo hayaa yaabnayee.

  13. Hawiye waxay ogaadeen Alshabaab cida u talisa in ay yihiin Iidoor. Waxay u rogayaan Soomaaliya waa si ay Ictiraaf ku helaan. Soomaalileentu waa umad dhukan oo qaldan waligoodna meel xun wax ka raadin jira. In otherwords, they were always on the wrong side of history. War ileen tanoo kale, abooyoow maxaa qaldaamadan wax inoogu daray waa yaabe. Hawiye iyo Darood oo sidii la ogaa la isugu baa ba’ay waa ay wada shaahaan. Laakiin Cawaantan Iidoor naag waalan oo masayrsan baa u talisa and I think her name is Edna, Lol.

    • Mahbar1,
      Big facts ayaad sheegtay. Hawiye iyo Daarood oo dhibka eey isku geeysteen, wallina isku waddaan ka baddantahay tan Isaaqu sheegto in loo geeystay, ma eeysan dhihin midkoodna Somalia waan ka go’eeynaa. Laakiin Isaaqu waxeey illa tahay in eey ka fullaysan yahiin labadda reer ee Korreba therefore.
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

  14. A close friend of mine has warned me jokingly that I might be getting addicted to watching the short-fused maniacs that I trigger off on here ripping their hair out and screaming like toddlers that can’t stand playground politics.

    All I ever do is place on these pages a few baits laced with phrases designed to irritate their feeble minds and send them frothing and screaming out their lungs to bursting point.

    Oh, how I relish watching their toddler temper tantrums over a hot cup of tea; but my buddies find it even more hilarious and shed buckets of tears! They even tell me in advance whom and whom to expect to come bursting onto the scene howling with rage and frustration whenever I’ve placed a bait, and they get it spot on each time.

    It’s so addictive, really.

  15. Hiraab
    Aryaa hiraabow runta u sheeg inaan mehaan tuulooyin sida Somaliland ah looga baahnayn.
    U sheeg inaan laga aqbalayn in ciddaan lugaheeda isku taagi karin gooni isu taagto oo Soomaaliya ka go’do waayo meel cidla ahaa waraabe ku cunaa.

  16. Day hee, Xasan waa igaar caqli badan oo waxuu diidaa in reer wakhooyigaa waalan meel cidla eh waraabay iyo dugaag ku cunaan. Nabee caqligii mudduloodaa ku jira.
    Mugga runtaa dhoohanay wakhooyi loo sheegaa.

  17. Daaroodku geesinimadaa ma laha, Farmaajo maxuu ka yiri Somaliland ” Anigu Somaliland waxba kama dhihi karo”. deegaanadaa Puntland madaxdoodu waa kuwaa beylihiyay,iibiyay Daaroodkii ama aan idhaahdo Hartidii ugu dhoweyd ee la dhistay maamulka. puntland waa maamul aan laheyn qadiyad Jinsiyadeed iyo mid Soomalinimaba. waxa aan aaminsanahay nimankaa hogaamiya Somaliland waxa Hawiyuhu u ogol yahay in aaney Soomalida kale u ogoleyn, dhabtiina waa ay og yihiin.

    • Hawiye muxuu cid u ogolaadaa ee haystaa isagaa ah dulin ku nool macaawinada umadda soomaaliyeed ka dhaxaysa iyo magaca dawladnimada e?
      Cashuur ma qaadaan,ciidan mushahar ma siiyaan ee deeq caalami ah baa lagu bixiyaa mushaharka ciidanka,baarlamaanka,shaqaalaha xukuumada wasiirada iwm.
      Hadii aanay intaas jirin maba noolaadeen ee sidoodii bay ku noqon lahaayeen.
      Intii dawladnimada xamar lagu celiyay bay baahi baxeen ganacsi sameysteen ee dacas bay xirnaayeen.

  18. Kkkk

    Maskiin @ Madarkicis maqley

    Horta Makala taqaan Lahjad Madarkicis iyo mid Mudulood.

    Jeberti Madarkicis ismoodey markuu arkay Indhaha Wiilasha Somaliland ee Badhan iyo Tukoraq ku DUBAN AWLALKA.

    Iska deymo magaca @ Madarkicis ileen Alle ayaa kaa dhigey @ Jeberti gabey
    Kaftan rageed marba hadduu Feysal Waraabe seexiyo MAQRIBKII.

    • Khalid: daba-ka-tuur,
      Hal abaarso-laand ahaa tahay oo hawiye ku gabanaaya. Go’id iyo beentaa dadka u sheegaysi waa la diiday. Soomaaliya midnimo. No more abaarsoland, more dawlad goboleed.
      Waa lagu qabtay master abaarso hawiye idmooday.

  19. Khalid
    Suuasha la weydiiyay Farmaajo ee uu dhahay waa su’aal adag ma hayn gooni isku taag.
    Waxay ahayd Sool, Sanaag iyo cayn
    Sabata uu u dhahayna waxay ahayd dadka deegaankaasi dega waxay katisanyihiin Puntland iyo Somaliland.
    Marka iyaga horta ha is racaan oo ha yeeshaan hal mowqif markaas waa laga hadli karaa.
    Laakiin dad u dhaxeeya labo maamul wey dadgtahay in laga hadlo waayo xagee lagu tiriyaa bal adiga ka jawaab.

  20. Garyaqan

    Adigoo ku mahadsan kala qeexidaada

    Ma waxay aheyd
    ” Maxaa kaaga Qorshaysan shacabka Dhulbahante iyo Warsangeli ee rabo MIDNIMADA?

    Mise Waxaa la weydiiyey
    Xaggey ” Maamulkay” ka tirsanyahiin labadaas beeleed.

    Si kastaba horey looma maqlin masuul sheegan Madaxweyne Soomaaliyeed oo leh
    ” Way igu adagtahey Suaashaas because ma wusayso Villa Somalia “.

    Sidaad ogtahey Xitaa Somaliland way ka hadashaa Doorashada Somalia, waliba ayagoo leh ” Wali waxbaa naga quseeyo Somaliya”
    Dad ahaan Ganacsi iyo Hanti ahaan, Somalinimo iyo daris ahaan,
    Iyo iyo waliba anigoon IS MACASALAAMEYN.

    – Kama jawaabikaro waxay aheyd hadal
    Ardey year three ah.

  21. @mahbar1

    War mahbaroow halkan aad wax ku qortidee horta meel isku sheeg oo kugu wareernayee bal wax na fahansii.

    War mahbaroow kumaad tahay.

    Deegaankee kasoo jeedaa ku garan waayayee.

    Diintee heeysataa kaa shakiyayee, kadib markaad gaashii munaafaqada mushrikada eheeyd ee baqtiday aad halkan uga duceeysay tacsina uga dirtay

    War mahbaroow jinsigee tahay nin ama naag ku fahmi waayayee, maadaama aad marmarka qaar sidii dumarkii usoo caytanto.

    War mahbaroow intaadan halkan wax kusoo qorin bal suaalahan xali.

  22. Ictiraaf sida lagu helo waa fududahay. Waa uun deegaankaaga utali, lacag kuu gaar ahna samayso, shacabkuna ha noqdaan dad ku qanacsan xuduudkooda. Laakiin qoorta ayaa loo gashay dhul Harti, iyaguna malahan caqli ku filan oo ay ku gartaan in Sool iyo Sanaag yihiin waxa ictiraafkooda sii fogeynaya.

    Umad 30 sano ictiraaf raadis ah, that is not Normal! Waxaa la gaaray wakhtigii Soomaalileentu ay dib isu xisaabin lahaayeen, because this is too much. They say if you keep doing the same thing again and again and you look for a different outcome, by definition, you are a Mad Man,Lol.

  23. Kkkkk

    ” N”adarkicis maaha ee waa @ Madarkicis

    Sidoo kale maleh Lahjadda Abgaal

    ee marka hore iska hubi Passport Madarkicis ee aad ku kaftamirabto

    Muhiimaddu maahan socdaan ahey ee waa
    Policies iyo figradda aan aaminsanahey

    Nin rag ah haddaad tahey qiro siday
    Laascaanood ahey waqtiguu maamuley Jeberti iyo maanta oo ay maamusho Somaliland.

    Tuulo aad geedaha harsataan ayay aheyd waqtigii Jeberti, haddana magaalo Nal iyo Jidad leg.

    Labo Qaawan oo midna Mogadishu ka yahey Minority, Midna Hargeysa ka tagey Minority ” ISMA DHAXAN TIRTO ama Abaaro iskama saaraan”.

    Magaca
    Madarkicis Golaha uga Kaftan ” waana kugu deyn”.

  24. odagaan miska lagala dhacay dubaha oo beesa doonka ah cidina wux uma diidi karo cidna wax masiinkaro haduu rabo beryo noolaado miskaha mareenkako haka daweeyo

  25. Low IQ culusow

    Sheekadan waxuu ku qarinayaa heshiis uu saxeexay oo daba socday safarkii muuse biixi, kaasoo maraykanka siinayaa inuu toos u isticmaalo dekeda berbera Somaliayana aanay ka hadlin, somalilayna loola dhaqmo si ka baxsan somaliyada kale.

    Anthony blinken wasiirka arimaha dibada wuxuu ka hoos shaqayn jiray Susan rice oo somalilayn u ololayn jirtay taasoo waqtigii Obama Hussein arimaha securityga u qaabilsanayd.

    Marka yaan lagu sirmin durbaanka culusow ee beenta ah, doorashadii muqdisho kooxda muuse biixi xasan culusow waa u ololeeyeen si loo hirgaliyo heshiiskan oo kooxda farmajo u arkay inay caqabad noqon karaan..

  26. Kkkk nimankaan SNM…. markii dube xamar ka yimid ku dhaco waxay ku mashquulaan oo aflagaadeeyaan reer puntland.

  27. Nin lagu dubeeyey Dubai oo sirdoonkii Imaaraadka dhalfo Kala daaleyn miyuu Ka hadlikaraa arrimaha Somaliland.

    Soo ma aragtaan siduu u nasakhan yahay oo ay uga muuqato dubeeskii Imaaraadka.

    ViVA DAWLADDA BARAKETSAN SOMALILAND

  28. Somali Galbeed, kumma dhahayo go back to school saa iigamma kaa muuqato in aad school aadayee, so waxaan ku dhahayaa go to school si aad u hesho critical thinking skills. Daanyeer 🐒 ayaad tahay iska dhex arkay madaxweeyne Hassan Shiiq.

    Yes, Isaaqa amabba Dirta waa u codeeyeen 5/152022 madaxweeyne Hassan Shiiq, so did Daarood baddan, so did Hawiye baddan iyo Eelaay. Farmaajo iyo faraskaadii waa lagga adkaaday. Aqbal taas oo haku qamaarrin noloshaada iyo nolosha ciyaalkaadda mustaqbalkooda.

    Somalia lamma kalla gooyn karro, laakiin wax kasta oo kalle aan kawadda hadalno qabiiladda oo dhan oo eey ugu horreeyaan Isaaq. Waa jid hor u socod ah. OK.

    Hadii aad dooneeysid Somalia oo gees u riixda Isaaq, amabba u dulmissa waxaad tahay qeeyb kamid ah mushkiladda Somalia oo xal ma heeysid.

    I don’t give a fuck Susan Rice or Anthony Blinken, waxeey u baddan tahay in aad been ka sheegeeyso sidda aad madaxweeyne Hassan Shiiq beenta uga sheegeeyso, btw, magaca madaxweeynahii horre waa Barrack Obama, not (Hussein) waa middle name, ok. SOMALIYANA WAXAA ISKA LEH DADKA MAGACA CALASSOW, CULLUSOW, JAAMAC AND QOWDHAN WATTA, NOT MOTHER FUCKING ARAB NAMES LIKE ABU ABU AND SHIT!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

    • Caado

      Wanaaga naftaadaa laga bilaabaa if iyo aakhiro kuu doono haku wajahnaadee, siyaasad waxaad u taqaan daarood nacaybka, adiga iyo low IQ culusow maangaabnimda waad udhalateen iskool waxba idinka badali maayo.

      Haa booqashadani waxay dhamaystir u tahay tii ina muuse biixi, waa war lahayaa xiiso maleh, ka waran hadii intaan maraykan muuse ka hordhahay, (somalilayn waxaan ula macaamilaynaa qayb Somalia ka mida).

      Schoolkaad sheegtay waxba kuu tari maayee meel caqli lagu gado haday jirto raadso, maba jirtee.

  29. Waxaan la yaabaa sida ay ugu hayaan Itoobiya waa walaalahayaga iyo siday Itoobiya ugu digriso Soomaaliland waxay ka mid tahay Somalia. Kenya sidaa oo kale, Somaliya waa Soomaaliya. Kuwan halkan ku arkayay oo leh siyasada arimaha dibada waxaa u taliya Irir Samaale, kkk,,, but the truth is Darod iyo Hawiye waa ka siman yihiin Soomaalinimada. Doqontu marka la ficil tamayo in laka tagayo ayey moodaa, islaanta Edna u sheega xaalku sidaa in uu ka duwan yahay, Lol.

    Marka la idin leeyahay war nimanyahoow Somalileen ordaya oo dib isugu laabta, there will be No ictiraaf, garasho malihidin. Maalin walba waxaad meelahan ku soo qortaan Darod vs Hawiye. Darod iyo Hawiye, danta dalka iyo dadka iyo diinta waa ka dhaxaysaa, meelna uma kala socdaan, again, habartii Edna ahayd yaa ka dhaadhicin kara danta guud, No one, waa umad Naago utaliyaan oo har iyo habeen ninkii wasi jiray u baroorata.

  30. @ Cadaado, Thanks!

    Ninkan magaca Cadaado wata by his name, most likely waa nin HG ah. Aniguna waxaan wataa magac Mj ah. Hg and Mj, Danta Dalka iyo Dadka waan wada difaacanaa. Qabiil walba haduu doolad gaar ah noqdo, waxaa hoos u dhacaya qiimaha Shakhsiga Soomaaliga ah, sababtoo ah “Population” is a big deal in the world stage. Qabiil Qaran ma noqon Karo, Fact!!!!

    • Yes indeed, Mahbar1,
      Habargidir ayaan ahay Saleebaan ah, remember back in old days SSDF before USC?. Waxaan kaloon ogahay isbaheeysifii Mudulood iyo Majeerteen waxaana ku ahay 💯 percent ok with it.

      Si iyo meel ayeey wax ka qaldammeen. Ma’iska illaalin karnaa in qaladaadkii horre iyo qalad cusub aanan u sameeyn si aan u soo nooleeyno Somali cusub oo heshiis aan ku wadda nahay oo caddaalad ah? Qabiil walba?
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

  31. Xasan kòfurta xal ha ukeeno
    Xasan nin somalida degto
    Waqòyi xal uhayo ma.ahan
    Waa nin hadalku ufududyahay
    Xasan laakiin ficilku uu
    Ku adagyahay 4sano xasan
    Ha iska hadlo kadibna
    Xogaga uu aduunka kahelo
    Turkay daaro hakadhisto
    Iyo waliba xamar
    Somalida waqooyi magoyaan
    Dalka somalia ayagaa lah
    Hasugeeno farmaajo iyo
    Ninkiikale ee imandoono

  32. @ Cadaado

    Haa, waa in la iska ilaaliyaa qaladaadkii hore loo galay, especialy now more than ever. Gaajada isku kaaya dirtay meesha hadii ay ka bixi lahayd, nin walba quudkiisa meel uun buu ka raadsan lahaa, kuraas dooladeed la iskuma xag xagan lahayn, wadankeenana kama aan soo haajiri lahayn. But that is exactly what happened to us. We got destroyed.

    I really believe in naloo tashaday, oo la isku kaaya diray, khayraadka dalkeennana nala ka hortaagan yahay, fidno iyo colaad har iyo habeen nala ka dhex abuurayo si aan u gaajoono oo aan isku xag xagano wadankana uga haajirno, kuwa joogana baahi u dhintaan. Fadhi nooma yaal hadaan Soomaali nahay. We are in trouble as a Nation!

  33. Cadaado
    Dameer baantuu ah kuma xumid.
    Hadalkaagu maaha qariib sababtoo ah addoon waa uun kii sayidkiisa u adeega kana dambeeya.
    Majeerteen baa ku lahaa oo aan kaa xoreeyay qarni ka hor oo ku jeedali jiray.
    Mooryaanimadaada iyo xarakada beeshaada waxba ha nagulasoo galgalan.

  34. Mahbar1 iyo Cadaado

    Hadii la heli lahaa 100 nin oo sidiina oo kale meel dheer wax ka eegaya…. dadka iyo dalka somaaliyeed waxuu yeelan laha rajo mustaqbaleed.

  35. Xasan waa nin qabiil maahan nin qaran waana ku caan amuurtaas.
    Afar dullaal oo beeshiisa ah ayuu u wadan safar kasta oo uu u baxayo asagoo ka tegaya waziiradii lahaa shaqada uu kala hadlayo dawladahaas ama ururadaas.
    IMF ayuu la kulmay mana wadan waziir maaliyadeed sidoo kale wasaarada gaashaandhiga Maraykan buu tegay mana wadan wasiirkii waszaaradaas iyo qof ka socda toona.
    Waxa kasii xun waziirkii amuuraha dibeda wax shaqo ah ma hayo oo waxa bedelay la taliye Xasan ku hayb ah!!!!
    Maxaa waxaas u sabab ah?
    Waa nin wax qarsanaya oo qaraab iyo bewcinta dalka iyo dhunsashada hantida umada loogu deeqo u socda mana rabo asaga iyo bewshiisuba in soomaali ogaato hawshiisa.
    Badar iyo beeso iyo dawladnimo kala fogaa!!!

Comments are closed.