DAAWO: Muuse Biixi oo si kulul ugu jawaabay MW Xasan Sheekh ““Haddaad muruq leedahay..”

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu ka sheegay dalka Mareykanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeedinayay Soomaalida Mareykanka ayaa sheegay in uusan marna aqbali doonin goon isu-taagga Somaliland, iyo in la sii kala fogeeyo midnimada Soomaalida oo horey dhaawac u gaaray.

Muuse Biixi Cabdi ayaa xusay in hadalka Xasan Sheekh uu yahay wax lala yaabo, maadama uu yahay qofkii ugu horreeyay ee madax ka ah DFS oo si cad uga horyimaada gooni isu-taagga Somaliland.

“Haddaad muruq siyaasadeed leedahay oo aad xor tahay maxay kuu ilaaliyaan nimanka Afrikaanka ahi, waxan la yaabbanahay inaad faanto oo aad tidhaahdo Somaliland muruqayga ku isticmaali maayo, Alshabaabna ay daarahaaga cashuur ka qaaddo,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu dalka hoggaaminayay sannadihii 2012 – 2017kii, wada-hadalo la qaatay hoggaankii xilligaas ee Somaliland, Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kuwaas oo aan natiijo wanaagsan kasoo bixin.

Maamulka Somaliland ayaa muddo ka badan 30 sano, sheegaynaysay in ay ka go’day Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, balse weli ma helin aqoonsi caalami ah.

PUNTLAND TIMES

15 Comments

  1. Hassan Sheikh waa qiiq isku qarin iyo inuu iska jeediyo kuwa hadhaaga Afweyne ee ogaaday in MARAYKANKu degayo Berbera oo hawshaa Hassan Shiikh iyo cid kale toona waxba laga weydiinayn oo fajac usoo baxay. Hassan waa ogyahay runta, waa ogyahay awooddiisa waa ogyahay in mamul goboleedyada Federaalka khaati kala taagan yihiin, Hassan SHIIKH waa in weyn oo ogyahay inuu Abgaal ku heshiisiin karin Mayorka Caasimada oo Somali oo dhan macha Benaadiri uga hadhay, sidee Hargeisa ku xukumay, kuwii kurgu dhowaa baa hadalkaaga maqlayn, Wacbuudhaan iyo Daa’uud baad kala celcelin mise Somali. Waar midnimf iska daa waxaa la isku hayaa SOmali ma jiri doontaa, sidi Farmajao adiga oo aan Xamar dhanna u dhaafin baad iska tegi doontaa.

  2. SALAAMU CALEEKUM

    XASAN DHIIQO, dee xaar siyaasadeed lee iska walaaqanaa… Habar dhali weyday, Aleele ku waalatay….

    XASAN DHIIQO isma oga in uu yahay Madaxweynaha HAWIYE. XASAN DHIIQO soomaali madaxweyni uma aha…

    XASAN DHIIQO waa madaxweynaha Gobolka Banaadir, iyo Hirshabeele iyo Galnus.. Meel kale uu ka taliyo ma jirto.

    XASAN DHIIQO daasadiisa ha iska sito.. Ha ku qaraabto magaca soomaaliyeed… YAA ALLA WAX SIIYEY… sidee habar caalwaa ah.

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  3. Issa(ID
    Anoo ku hadlaya magaca ummada Soomaaliyeed ee
    midnimada,cadaalada iyo sinaanta taageera waxan
    tacsi u direynaa biixi,waraabe,xirsi,cabdirahman,
    hor-galoo dhan,ilka cas oo dhan,gows cagaar oo dhan,
    qaldaan oo dhan iyo mirfishle geeridii ku timid
    inankii GOONI ee ka saqiiray, waxaanan Alla uga
    baryeeynaa bedel kheyr qaba *Samir iyo Iimaan) wbt

    REPLY

  4. Xassan Shiikh wuu ogyahay inaysan Somaliland ku soo laabanaynin Heshiiskii midowga labada Dal ee 1958 ay kala saxiixdeen Adeerkiis Aadan Cadde iyo Biixi adeerkiis Max’ed I Cigaal.

    Wuxuu kaloo Xassan ogyahey inaan Xoog looheyn Somaliland lagu soo celiyo.

    Sidaas daraadeed wuxuu dheelahayaa labo game,
    Mid inuu seexiyo Minority kala hoos joogo Mogadishu iyo Hargeysa.

    Midna wuxuu ka hordhacahayaa
    Shirka Dowladaha Afsoomaaliga ku hadlo ee ka dhicidoono DJouti, shirkaas oo looga wada hadlidoono.
    Amniga, ganacsiga, walaaltinimada, iyo iskaashiga Africa.

  5. Jawaabta uu dhiibay Madaxweyne Muuse Biixi
    Waxay ku soo aadey Waqti uu baahanyahey hadalka Xassan Shiikh kasoo yeeray.
    Muuse wuu ogyahey inuusan Xassan dhihin hadal xun ama xajiin leh oo uu just dhahey ” TAAGEERIMAHAYO kala tag ku yimaado Dowladihii israacey 1960″.
    Hadalku waa Taageerimahayo.

    Laakiin
    Wuxuu ku soo aadey waqti uu Muuse Biixi u baahnaa, maadaama uu ku jiro
    ” Political crisis ” wuxuu u baahanyahey
    Abaabul midayn shacabka ayaantan ku mudaharaadahay.

    Warkiisu waxaa waaye
    Waa inaan u midowno Cadowga dibadda
    Waa inaan dib u dhigano midda dhexdeenaa
    Maanta oo qatar la galiyey madaxbanaanidii Somaliland ninkii nagu mashquuliyo Muran dhexdeenaa waa nin aan jeclayn madaxbanaanida Somaliland.

    Waxaa loogu yeeraa
    Xamar lovers
    Qaran dumis
    Carqaladeeye

    Perfect time ayuu ku soo aadey hadalka Xassan Shiikh.

  6. xasan dhalaaye shaqadiisu waa tahriib suuqiisu waa xaami boqol kun wuu dhoofin wadan midnimo midna dan kamale beeso daaro maskaxdiisu a ka buuxda rag iyo dumar waa la dhoofin yaan lagu dambaabin ragii hore dhoofi jiray hala weediiyo qurabaha sida loogu noolaado warsangeli iyo isaaq madaaris fura bara qurbaha sida loogu noolaado ilaa turki iyo griig beey daadsanyihin dowladii tahriib horle wada joojiya tahriibta midnimado gacantaad kuma jirto af gobaadsilee waayee!!!!!

  7. @@ kan khalid @@
    immisuu qiiq isku qarinayey, oo dadka somaluda xurta ahi lahaayeen snm baad adeer tahaye na weydaaro.. bal halka sare waxa uu qorayo eega…

    Khalid says:
    SEPTEMBER 18, 2022 AT 1:55 PM
    Jawaabta uu dhiibay Madaxweyne Muuse Biixi
    Waxay ku soo aadey Waqti uu baahanyahey hadalka Xassan Shiikh kasoo yeeray.
    Muuse wuu ogyahey inuusan Xassan dhihin hadal xun ama xajiin leh oo uu just dhahey ” TAAGEERIMAHAYO kala tag ku yimaado Dowladihii israacey 1960″.
    Hadalku waa Taageerimahayo.

    Laakiin
    Wuxuu ku soo aadey waqti uu Muuse Biixi u baahnaa, maadaama uu ku jiro
    ” Political crisis ” wuxuu u baahanyahey
    Abaabul midayn shacabka ayaantan ku mudaharaadahay.

    Warkiisu waxaa waaye
    Waa inaan u midowno Cadowga dibadda
    Waa inaan dib u dhigano midda dhexdeenaa
    Maanta oo qatar la galiyey madaxbanaanidii Somaliland ninkii nagu mashquuliyo Muran dhexdeenaa waa nin aan jeclayn madaxbanaanida Somaliland.

    Waxaa loogu yeeraa
    Xamar lovers
    Qaran dumis
    Carqaladeeye

    Perfect time ayuu ku soo aadey hadalka Xassan Shiikh

  8. Khalid,
    Fadlan munaafaqnimada iska daa oo sheego ciddaa tahay waxba hawiyaan ha ku meeraysan sidii rati macasaro shiidaaya. Meeshan waxaa ugu jirtaa inaad adoo hawiye iska dhigaayo isku dirto Soomaali si aad isugu dirto oo dab uga dhex shiddo Hawiye iyo Daarood.
    Munaafaq fowqal munaafaq.
    Be courageous
    Be who you are
    And stop your stupidity
    Be confident your abaarso land

  9. Somaliland dhibka halaga daayo. Waryaara anagu aqoonsi idin ma hayno. Laa xasan sheq wala somalida kale. Hada aqonsi rabtan waraq kensada ana qof somaliya ah oo idiin saxiixaya inaa dal tihiine.

  10. Muuse qaaruun bal haduu isagga xoog leeyahay car hakala geeyo jamhuuriyada samaale, oo car hal taako keliya haka goosto.

    Shit muuse askari qaaruun waa nin waalanoo mirqaana moodana in jamhuuriyada samaale ciyaar ciyaar iyo been been soddon sanno iyo sedex maalin oo ciyaar ciyaar iyo caay caay ah lagu kala geeyn karro.

    Muuse intuusan car oran bal isagga car ha sameeyo balaayada iyo beenta uu ku riyoodo marfishyada muqayiliinta iidoor ee bukkana uu la fadhiisto oo uu uga hadaaqo iidoorka bukkana ugu sacab tumaan iyagoo waxa uu sheegayo runtii mooda.

    WALLLEE WAR BAAYAAL. Soomaaliya midd ah. Dal iyo dad mid ah. No munaafaq, no kala qeeybiye, no muuse askari qaaruun, no feysal waraabe dhurwaa, no riyada iidoorka bukka ee ah jamhuuriyad abaarso_land la yiraa, Yes hal jamhuuriyad oo samaale ah oo sharcigga EEBE iyo kitaabkiisa kariimka ah lagu xukumo insha’allah.

    Wabillahi towfiiq.

    • Horta hore qofba Mar ayuu dhaliyaa gool siyaasadeed oo umada oo dhan taabata oo buugiisa taariikhda lagu qoro. Waxay u muuqataa in Xasan shiikh gurguurte uu goolkaas dhaliyey markii uu noqday hogaamiyihii ugu horeeyey ee ku dhawaaqa in somalia la Kala goyn karin.

  11. Doqonkaan gaboobay ee Muuse Biixi, gobolka Awdal reerkiisa malahan, sidaa oo kale malahan Sool iyo Sanaag. Wuxuu isoo xasuusiyay sheeko xariirtii ahayd Maxay ka Nuugtaa Maxayse ku Nuugtaa. This guy waa in World International Court lagu dacweeyaa that he is about to start a Tribal War in Somalia, sababtoo ah, wax uusan dhaxal u lahayn ayuu rabaa in uu xoog ku qaato, yaa ka yeelaya? He needs to F*ck Off!

  12. Markaad Mj aragtaan bish bay idinka tidhaahdaa
    MUJ.Faysal Cali Waraabe kkk
    Hadalkii Faysal waxbuu u taray Xasan Shiikh runtii kkkk
    Mahbarow
    Adeer mujaahidkii duleedka Garowe ayuu imanayaa ee Moorgan meeyay?

Comments are closed.