DAAWO: MW Madoobe “Muhiimada shirku waa in dalka horey loo riixo, is taag-taagna..”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in shirka ka furmaya caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, una dhexeeya madaxda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo dawlad Gobaleedyada looga hadli doono marxalada dalka ka jirta.

Isagoo saxaafadda kula hadlayay qeybta VIP-da ee garoonka diyaaradaha Muqdisho oo uu maanta ka degay, ayuu Madaxweyne Axmed Madoobe sheegay in shirka diirada lagu saari doono arrimaha amniga iyo la-dagaallanka Argagixisada.

Waxaa uu xusay in loo baahan yahay isku tashi Soomaalidu ay sameyso si dalka looga saaro marxalada adag, loona raadiyo taageero dhab ah oo caalamka ka yimaada.

“Muhiimada shirkayagu inaan is weydiino in fadhigii laga kaco, taagtaag badana ma jiree waddankana horey loo riixo, shaqo xoog lehna la qabto.”

Madaxda Dawlad gobaleedyada ayaa lagu wadaa inay gaaraan ilaa berri Muqdisho, si ay uga qeybgalaan shirka wada-tashiga ah ee furmaya gelinka dambe ee berri soconayana labo maalmood, balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu ka biyo diidan yahay ka qeybgalka shirka.

PUNTLAND TIMESΒ 

12 Comments

  1. Issa(ID)
    Awr daba la’aan dhacay war hoy, hoy hoy waxaa cuna
    dugaagee, dib u fiirso ha dedegine day dayo danta ,
    lagama boodee,waxaan axmed kula socodsiineynaa in
    si feejigan u tilaabo qaado,adoo la saf ah ragaagii
    isbahaysiga dawlad goboledyada oo dantaadu ku jirto
    iyo tan juboland, xasan waa kaad ogeyd oo hadda mid
    yar oo RABAAUADA kuu helay, jartu ha noqoto tanaan
    degay tu kalane ii laabam,(RAGA HA KA HOR-DHICIN)wbt

    REPLY

  2. Jufada yar ee Saxaraha waxay ka Maseyrtay kursiga la siiyay Maamulka Jubboland ee ay ku mideysanyahiin dhamaan Soomaaliyoo chan.

    Guddoomiye adigaa ka Wakiil ah Jeberti ee qeybtooda u qaad.

    Dowladaha Xortaa ee East Africa way ku qasbanyahiin inay aqbalaan
    Freedom of expression of Minority communities.

    • @Khalid Haawayda hawiye Garowe ayaa looga taliyaa waana dameero majeerteen leeyahay ee miyaadan ogayn.

  3. Waxaa muuqata in Axmed Madoobe iyo Saciid Dani soo gaareen kalabbayrkii siyaasadeed.

    Su’aasha meesha ku duugan ayaa ah in dhambaalku yahay dillaac yar oo derbigii Kablalax galay mise in gidaarkuba hadda qummaati u kala dhambalmay maadaama uu Xamze xisaabta kusoo biiray.

    Xassan waxaa lamoodaa inuu sifiican u dheelay shaxdii ahayd: “laffo geri iyagaa la isku jebiyaa”, kaddib markii uu kursiga ra’iisal wazaare u adeegsaday cad uu Daaroodka kudhex tuuray si uu iyaga iskugu jeediyo oo isagana iskaga siijeediyo.

    Waxaan xusuustay tix kamid ah gabey dheer oo uu tiriyay Abwaankii weynaa ee Ibraahim Hadraawi.

    Ooshu waa halkeedii
    Cirku waa engegan yahay
    Naxariisi kama iman
    Dhulku waa arradan yahay
    Oogadiisu damac ma leh
    Waa abaar dad qalata ah
    Waa sabaan la adhax jabay
    Ma aloosna geedkii
    Afti baana sii tiil
    Dadna waa ogsoonaa
    Anna baanahaygii
    Ku adkaysan waayee
    Sow iimahaygiyo
    Alabkayga lama baran.

  4. Gudoomiyaha degmada Kismayo oo waliba Sawaaxili/Kenyaati la xukumo baa saf dheer garoonka loo galayaa. Bal macnahaas kaliya yaa macneyn kara? War meeshaan dal iyo dowlad nagama jiree waa waxa loogu yeero new frontier oo Carab iyo Ethiopia/Kenya isku haystaan

  5. war ka leexda ninkaan 3 pasapoor buu sita lakiin waxaan ka biqiin sadexda pasapoor inuu jeebka wada kashado u ku qaldamo cid somali wadani rabta male ninkasta maeeshuu soo gaaro ha ijaarto daarood sidii beri ah loo dad qalatow

  6. @@@Ugaas A.A.Xade,

    Ugaas, waxaan boggii hore ee uu Rabbi ku kashifay mujrimkii iskukeen salliday ku arkay qoraal magacaaga lagu tabiyay ee oranaya webkan waad ka tegaysaa.

    Ma kala hubo inaad adiga tahay iyo in kale; marka, fadlan ii xaqiiji inaad adiga tahay oo ilana socodsii marka aad go’aansato inaad Puntland Times iskaga baxdo, aan aniguna iskaga huleesho e.

    Mahadsanid.

    • A.A.XADE

      Saaxiib xade waxaan umaleeynayaa in qofka magacaaga qaata uu yahay @laaleeys. Bal u fiiri lahjadda iidoor iyo calanka iidoor ee uu sito waa isagga ruuxan hadda magacaaga sita ee qooraalkan ugu dambeeyay soo dhigay, ee maxaad uga carareeysaa halkan, ma ninbaa carara mise dhoocil baabad eheeyd oo ragg la diririd diyaar umaadan eheeyn.

      war hooge A.A.XADE iska joog meeshaadan oo libaaxyadeenan hanooga tagin saaxiibadaa fulayada ah ee @awlal iyo @ally madhibaan, yeeysan cidloon oo anaguna cuninee adaaba hadda nagga yureeya oon dartaa uga joognaayee.

      war hooge xade waa kan saaxiibkaa @awlal ooyaya uuna leeyahay hadaad tagto ana waan taggi oon carari, ileen bahalka adiggan A.A. XADE ah maaesha kaa saray anigu ii daahi maayee, ee bal xadoow iskala joog saaxiibkaa @awlal, oo libaaxyadan aan amiggu ku jirro ha uga cararin, maxaa yeelay doonimeeyno in @awlal dhaqaajiyo sababtuna waxaan rabnaa ineeynu ku ciyaarno oo aynu dhexda gishano mar walbo oo aynu la doodno si aan u fahano maskaxda daaraood sida ay u fakirto, haduu nagga taggana waa nagu dhib, oo adigga iyo @ally majiirteen buu halkan ku weheshadaa ee iskala joog hadaad nin tahay oo saaxiibadaa ha cidleyn, Horaaba waxaa halkan uga cararay @qardafuui iyo @hilaac iyo suu hadda awlal sheegayo oo baafintiisana ku qoran A.XARAR oo uu @awlal u barooranayo, ee bal adigga iska joog oo saaxiibadaa wehli.

      Midda kalle saaxiib A.A.XADE ANIGA WALLAAHI BILLAAHI TALLAAHI IN AANAN KU JIRIN KUWA MAGACYADA DADKA BILILIQEEYSTA AMA DANO KALE KU FUSHADA AMA XITAA INTA SOO QAATAAN DADKA KU CEEBEEYA EE OGOOW MIDAA, OO ANIGA HA I TUHMIN HADAAD MAGACA EEBE DHAARTA AAN KUUGU MARAY IXTIRAAMEEYSO OO AAD MACNAHEEDA GARANEEYSO. SALAAMA SAAXIIB.

  7. A.A.XADE

    War xade saaxiib miyaadan arkin ninka la yiraa @gedo_land ee mareexaanka ah ee kalshaale iyo halkanba wax ku qorra. Ninkaas aan kuu sheegayo waa nin ragga, maxaa yeelay keligiis buu ku yahay kalshaale oo saaxiib iyo difaac midna kuma heeysto, saasoo tahayna taasi kama hor istaagto inuu hadlo ama ragga iska dhiciyo oo uu reerkiisa digfaacdo.

    Marka A.A.XADE saaxiib adigu saaxiibo baad heeysataa ee walwalka iyo cabsida jooji, saaxibadaa @awlal iyo @ally madhibaan_na haka taggin oo oo weey kuu baahan yihiinee ha cidleeyn, ragganimana iska raadi oo magacaaga iyo reerkaada ilko yar difaaco.
    Warkuna waa iga intaa. Ee salaama saaxiib A.A.XADE. πŸ₯ΊπŸ₯ΊπŸ₯ΊπŸ₯ΊπŸ₯ΊπŸ–βœ‹πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–πŸ–.

  8. odaygaan kitaabo xoorkaa
    Gacan saduu kubixi
    Dhabayaco iska murma
    Waa inoo buaale iyo saakoow iyo jilib
    Ogaadeen caqli awalba malahayn
    Aaway xamza cabdi
    Reysalwasaare mj ah filo Ama mr ah
    Yaa doqon wax udhiiban jiray
    Waa sawir maaryaa ah xamza cabdi
    Lix bil kabacdi waa kudaayay
    Xitaa hal sano gaarimaayo

  9. Issa(ID)
    Dani wuxuu tagaa meel gari taal oo goglan,gar-cadne
    ku dhan tahay, mase tago meel sawir lagu galo oo aan
    mansab iyo maamuus lahayn. waa nin wixii caruuri so
    maagan tahay sii moosa oo ka muraadsada, ALLOW idiin
    maciin oo moosku yuu jabin ,,,,,,ka soco wbt

  10. Issa(ID)
    run ahaantii waa wax la la yaabo in la yiaa ruuxii
    daawo waa tii ALLA dibadda u raadsada waxaa lagu
    xiraa koor sida awrta dhulbahante u kalow-kalow
    tiraa oo toos u sheegeysa odaygii xaajo qabsi ugu
    garguurta habarta, buste qariyane aan la arkeyn,
    (micro chip)waa qalab tuhun dhaliyay,bal hubaal
    aan raadino Axmed wax ma qario waa geeleey ee aan
    is qaybinee (Formajo baridiisa bidix) waxbaa ka
    dhikeysane hubiya, dibad danbe aaa war dacar hala
    qasto,geed quwaax iyo quule hala karsado,gogobane
    halagu qubeysto wbt

Comments are closed.