DAAWO: MW Xasan oo weeraray Puntland “Taako wanaagsan hadaad doonto waa inaad ku dagaalanto”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay ka go’an tahay muddo-xileedkiisa in dalku uu horey u dhaqaaqo, oo aan loo joojin dadka qeylinaya.

Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka, ayaa xusay inuu rabo in uu furo albaabo aan horey loo taaban, sida Batroolka iyo Gaas.

Waxaa uu sheegay in tallaabo kasta oo horey loo qaado Soomaaliya, ay jiraan dad diidan, balse loo baahan yahay inaan loo joojin, lalana galo dagaal adag.

Madaxweynaha DFS ayaa tilmaamay in la rabo in la fahmo muhiimada ay leedahay in dalka horey loo dhaqaajiyo, iyadoo ugu yaraan ay isla gartaan dadka siyaasadda hoggaamiya.

Hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusoo aadaya xilli habeeno kahor ay Puntland, si adag uga hortimid qorshe iyo dhaqdhaqaaqyo cusub oo ku aadan shidaalka Soomaaliya, kuwaas oo ay wado Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh.

PUNTLAND TIMES

66 Comments

  1. adigu maxaa karabtaa qaldaan majintiis qaadka u tuur waa majuun falan berbera qalinka kuduug besca amerikaan waa madxween somalia oo ugu horeeyay loga yeero pentagon cidna ha u joo jin beesa laraba dadkii baahi ayaa dilootay muse bixii maa looga yeero pentagon haduu qiimo leeyahay baqbaqle xogaaga qaado biix aamus waa maqleeysaa xasan cidna u joojin maayo

    • Sida wax loo qoro horta soo baro inta aadan faaalo gelin. Look before you leap. America in Hassan Shiikh la waardiyeyo waa ogyahay.

  2. SALAAMU CALEEKUM

    XASAN DHIIQO, tuug tuug dhalay. Wuxuu sameeystay guddi ka kooban ee HAWIYE.. Aaway dadkii kale. Ma HAWIYE baa dhulka wada leh. Hadii uu sameeystay Guddi ka kooban ee ka soo wada jeeda HAWIYE, dee waa in dhulka HAWIYE baasiinka laga raadshaa..

    Hadii kale, waa in gudigaas la’baabiyo, oo lagu soo dhiso 4.5 se aan waxba loo qarsan. XASAN DHIIQO wuxuu rabaa in qalin mariska (commissions once the contract are signed) in uu hoosta gashada..

    Dhulka HAWIYE, wax batrool ah oo ku jidha ma jiro. BATROOLKU wuxuu jeefa PUNTLAND, SOOMALILAND iyo JUBBALAND..

    Marka, HAWIYOOOOOW, yaa waayee dadka iyo shirkadaha aad la galaysaan hishiishyada.. Hadiiba ay jiraan shirkadahaase, waa in ay ka baaraan dhulka HAWIYE..

    XASAN DHIIQO, wax ka caqli liita ILAAAHEEY ma abuurin. Dejaajka ayaa caqli dhaama.. Shimbaraha aa caqli dhaama, se waxeey dhistaan buulal aan la gaadhin karin oo caruurtooda ku dhalaan oo ku ilaashadaan… Hadda maska ma soo gaari karo. Laanta fiinteeda ayaa ka lulayaan buulka… Hadii uu mas soo fuulo, laanta ayaa la liicaysa markaas uu dhacaya oo dhimanayaa..

    Marka XASAN DHIIQO, waxaa caqli dhaama Shimbarha yadh yadh…

    XASAN DHIIQO, karaamo ma laha, caqli ma laha, xishood ma laha, diin ma laha, oday celiya ma laha, dhalinyaro celisa ma laha..

    XASAN DHIIQO waa dameer dhuus-dhuusayaa..

    WA BILAAHI TAWFIIQ

    • Barawani Queen,

      Hooyadaa waxay deggan tahay Minneapolis, Minnesota oo ah dalka Mareykanka.
      Shuqa ama apartment ku taal makhaayadda 1st. Cup Cofee dusheeda. Waxaana ay u fuushaa Cabdi Hiiraad.

      Laba arrimood bal ka ogow hooyadaa.
      A. Waxay jeceshahay in gadaal laga isticmaalo.
      B. Waa naag da’ ah oo nadaafadda ku liidata. Qolka oo dhan ur baan loo joogi
      karin marka ay marada iska rogto.
      Midna waa laguu sheegayaa: kufsigii ay Hawiyuhu adiga ku kufsadeen waa lagaa xaal marin. Barawaan iyo Faqash baa saf ballaaran loo kufsanaayay waqtigaas. Adna waabad ku raaxeysatay kufsiga, baa la lahaa.

  3. Salaam Dhammaantin:
    Xasan Maxamud Culusow, shirkii uu la qaatey beesha Hawiye ee Washington cidna kuma weerar kuma qaadin damaciisa uun buu sheegay oo ah in uu deg deg uu xarashto Batrolka iyo Gaska Somaaliya isago uu xilsaray afar nin hawiy in ay deg deg uu iibgeyan qima kasta ha noqoteh.
    Puntland waxay leedahay degaanada PL patrolka laga baarayo hesiiskiisa dowladda iyo shacabka PL baa xaq uu leh uu leh sida dasurkeedu ku qoran in ayagu la hesiyaan cidda deeganadooda ka baraysa.

  4. Ninkanu runtii laanta uu saaranyahay ayuu faash ladhacayaa, malahayguna ma aha inuu muddoxileedkiisa gudan doono, haddii uu gutana wuxuu dalka kaga tagi doonaa marxalad aad u xun iyo isaga oo 20 sanadood dib u riday.

    Teer iyo shalay waxaa hawraartiisa kasoo ifbaxay inuu isaguna maan kelitalisnimo oo aad u gaaban la liito sidii Farmaajo, waxaase labadooda shaxda diblumaasiyadda kaga fiican Farmaajo.

    Siyaasadda sideedaba waxaa lagu socodsiiyaa afgoobaadsiga iyo aftahannimada, waxaana aad looga ilaaliyaa afka qayaxan iyo hawraarta bareeran ee qeyrkaaga lala beegsado. Siyaasiga Soomaaliga ahna, wuxuu nasiib-wanaag u yeeshay luqad qani ku ah fanka iyo suugaanta oo aad ugu sahli karta inuu libinnadiisa si xikmadeysan kusoo dhacsado.

    Xassan waxa uu iskuhubo ee uu labada maamul iyo geyi ee dalka uugu tunka iyo tanka weyn (Somaliland iyo Puntland) bareerahan uugu dhiirraday ayaa fajiciso nagu noqotay, laakiin hadalladiisa qayaxan ee teer iyo shalay kasoo burqanayay waa kuwo uu isagu sixun isugu minjaxaabinayo oo madaxnimadiisana ugu boqonna-goynayo xaqiiqdii.

    Hargeysa wuxuu ku dakhray hadalka ah: “ma oggolin”, Garoowena wuxuu ku dharbaaxay hadalka ah: “waannu diiddannahay”. Waa hadallo ad-adag oo Xassan Shiikh dib u qaniini doona runtii.

    Hadaljeedintiisa Somaliland iyo Puntland ku aaddanayd aad ayay uga hoostay oo dhaawac xunna gaarsiisay rajadii lagu hanweynaa ee Soomaaliya oo dhowaan kabantay oo dib u midowday.

    Qummaati u dhuuxa hadalkiisa qaybta 2:43 ka billaabmaya ilaa kalmadda ugu dambeysa muuqaalka ee ” waannu diiddannahay”; dagaal buu iclaamiyay iyo inay ka go’antahay inuu sharikadaha shisheeye isaga iyo xulufadiisu kheyraadka dalka cuduud ku boobaan, wax kasta oo dhaca.

    Sidoo kale, in aanay dan qaran ahayn waxa uu u halgamayo ka dhadhansada marka uu oranayo: “wixii qaldamay ‘ciddii inaga dambeysa’ ha toosiso”, macnuhuna yahay in marka uu jagada banneeyo wixii dhaca aanu dan iyo muraad ka lahayn, haddase uu danihiisa kucayuuqanayo waxwalba oo dhaca.

  5. Xassan Shiikh waa nin og
    HAGBADDII Degmada Garowe inay hoos taalo Wasiir Haruuse iyo Duq Faroole.

    Wasiirkiisii hore ee Qorshaynta Mr Deni waqtigii ayaa ka dhamaadey, Villa Somalia ka yeelimayso ” Kororsi iyo Maryo Calaseyn”.

    • Maxaawahynaha somalia
      Mr xassan sh maxamud
      Wuxuu umùqdaa nin aan
      Haysan support shacabka
      Aniga waan rabilahaa in
      Uu guulaysto as somali ahaan
      Midakale dowladii farmaajo
      Hididiile ayaa shacabku qabeen
      Waa labo nin oo somali ah
      Farmaajo iyo xasan laakiin
      Somalidu nin waxatar ah ayaay
      Ubahanyihiin hasan wuxuu dhaxgalay how adag allaha
      Ufududeeyo puntland iyo
      Maamuladakale wixii uu sax
      Kuyahay xasan kuraaca wixii
      Uu qalad ku yahayna kudiida
      As danta shacabka

  6. nacasyo badanaa reerkaa 30 sano oo doqonimo ah ayaa ku dhacday watr shidaalka waxaa laga baaray badda ila Hobyo iyo KIsmaayo isagaana hore u fasaxay hadeerna meeshaas aa la soo sarayaa kiina waa ka haray fursadii hore oo baarista

  7. Low IQ culusow

    Wuxuu cadeeyay inuu qaladaad hor leh galayo dalkana gadayo, jiilasha dambana u taalo waxii sixitaan ah.

    Meesha uu ka bilaabayo qaladaadka waa taabtay waa gadista khayraadka dabiiciga ah oo usagu ugu yeedhay “traditional” .

    Duqaan waa la keensaday waana laga shuban, somaliyana maahan dalkii ugu horeeyay, waxay noqon mid ka mida liisto dheer oo horay u jirtay, sida Congo, Angola,Libya iyo kuwa kaloo badan.

  8. Salaam Dhammaantin:
    sida uu dhigtay hadalka kaayaga waa la ogyahay meesha uu ku jiro horey baana loo sahamiyey. Tan labaad MD Deni haddii uu kororsanayo cidda ay qusayso waa shacabka PL oo kaliya garan maayo meesha aad ka soo gashan dakiina magayada badan.
    Tan kale ninka Dani profilkiisa ka hadlayow ma aad taqana tan CULUSOW soo ma aad ogid in uu ka midhaa MORYANTI xamar dadka ku baran jirtay oo USC dagaloo badan uga qeyb qaatey sida kee MUDUG ka dhacay oo maki maxbuus lagu qabtay oo la wediyey war maxaad naga soo dontay in ABGAAL baad tahay uu ku jawaabey “AR WAA LA II JARAY AR XAY II YIRAHDEN GAROOWE KAMA SOOKEYAAN” maka CULUSOW aqoon gara baa loo qabah wa ninka ka xishoon wayey in uu 4 hawiye ah uu la shirtago isago macaga iyo calanka SOOMMALI horyaalo

  9. Kkkk

    Reer Miyi

    ” KAATAGA ” kuye

    Waxaad leedahay waxaa ka jiro RIYAHA Abaarta joogo.

    Waa badow Afsoomaaliga bowsaday.

  10. Salaam Dhammaantin:
    reer badiyo ama aan reer magal aan ahaade. ANIGU JACAR, BARGAN, MAXAAS IYO MOQOKORI, RAAGE CEELE, CEELDHEER, CADALE, BAXDO, BARAXLEY, CADAADO IYO KUWO KALE WAA IGU FADUL HADDII AAN KA HADLO MARKA KUGU FADUUL IN AAD PL IYO KA HADASHAAN QOWLASTIINA.

  11. Xasan Shiikh waa nin Xariif ah,he doesn’t miss any opportunity when it presents. He throws his closest individuals under the bus just like he did to Deni.
    Before the election or selection many of us knew Deni would never be the president of Somalia and also all the signs were there that Deni was taken for a ride and soon would be discarded into the rubbish. We knew because Deni was disconnected from the People of Puntland.And what happened,Puntland lost its strong position in the Federal government. No voice. The same Deni who was telling us Xasan Shiikh was the best is now telling us Xasan Shiikh is the worst.
    As for Xasan Shiikh,he deployed the best strategy,divide and rule. He aligned with Faroole ans rewarded him,because Xasan Shiikh knows the next president of Puntland would most likely 98% would come from Ciise Maxamuud.
    Now, to totally pour on Deni makes perfect sense for him.

    Read this below I pasted:

    “”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali Yuusuf””

    Anyway,today Xasan Shiikh has scored a goal against Deni.

    And Deni,he must get the message that he can’t hold the people of Puntland as hostage or sida badeeco suuq loowaayay oo bakhaar lagu hayo inta suuqa dib caadi u noqonaya.

    • Ally M,
      And you are a sour loser. Keep your negative energy to yourself. Munaafaq ayaad tahay. Majeerteen will be OK. Denni waa ku mahadsanyahay in uu dalka Somaliya qeeyb ka ahaa daskii ka badbaadiyay daanyeer Farmaajo oo sabbabi rabbay dagaal sokeeyo.

      Majeerteen waa lasiin qeeybtooda eey xaqqa u leeyahiin, no more no less. Waa dad wanaagsan Majeerteenku, Daaroodka kale ee yaryarka ah iyo agoonta kacaanka iyobwalliba qaar kaloo Hawiye ah ayaa mushkiladda Somaliya ah

      Aan iskugu immaano xisaab xassadimo ah sidda dad walaalo ah. No munaafaqnimo iyo negative energy.
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

  12. Maraxweyne xasan waa nin ragga oo sidaas baa la rabaa yaan loo joogsan islaamaha iyo maamulada maseeyrsan ee wax qaribaya, ganuunaca iyo been beentana wadda.

    Waxaan leeyahay madaxweyne xasan horey usoco, oo dalkan qeeyraadkiisa faraha badan ee uu ALLE SWT ugu kaalmeeyay usoo saar oo tuugsigana jooji, kheyraad anagoo heeysano inaan maalin kasto tuugsano waa nagy ceebee.
    Wabillahi towfiq.

  13. Empty IQ @amxaar galbeed.

    Waryaa amxaar maxaa kaa galay shidaalka iyo kheyraadka soomaliya yaal, war baqtiyohoow maxaa kaa galay hadeey qeyraadkaan dadkii lahaa lasoo baxaan oo gaajadan iyo dhibtan heeysata isaga dabaraan.

    Waryaa amxaar galbeed hadii ay shidaal ciddi si qaldan u qaadaneeyso, waa kiina oo itoobiya hadda qaadan rabto ee isagga ka dhacsada hadaad run sheegeeyso, baqti baqtigiisoo kale jirin baad tahay, oo iyadoo amxaar iyo kufaarta itoobiyooo idil shidaakiina guraneeyso , baad kan jamhuuriyada samaale oo dadkii lahaa si xalaal ah ula soo baxayaan ka daba ganuunaceeysaa, oo aad u diidantahay inay shidaalkooda lasoo baxaan, tiyoo aadba itoobiyaanka dhulkiina gumeysta u ogoshahay inay kiina qaataan wiliba si xaaraan iyo boob gumeysi iyo xoog sheegasho ah.

    Shit amxaar galbeed shut your stupid mouth, hadii kale bahal feera baa shut gareyn doona insha’allah. Bye.

  14. Huuraale/hiiraab

    Low IQ culusow iyo adigoo no brain ah
    Waxba isma dhaantaan, run sheega waa soconayaa, dal xorana lagaa badan iyo kuwaad nigisyada uxidhaba, hadaad caqli ku dhaami lahayd waxbaad u sheegi lahayd.

    Shidaalkaad gadasaa gurigee kuu yaal, beentii waa soo dhamaatay. Jubalayn, putlayn, konfur galbeed waa intaase xagee kasoo gashaa, adigaa MARYOOLEY qaybshee cidla hakusoo dhicin.

    Horena waa kuugu sheegay wabi shabeele dadkii lahaa baa utashan daniba cadaabta(caado) waa kugu celin.

  15. Huuraale

    Oromigaa iyo eritreanga labadaba MARYOOLEY waa udhaamaan low IQ culusow, kalsooni darada haysa iyo dad kale ushaqaynta ku jirta. waa ninka Nilekaan difaacayaa ku hadaaqay asagoo duburtiisa 1000-mile looga jeedo.

    Ku bishaarayso waxa dhawaan la furayaa mashruuca ka faa’iidaysiga webi shabeele oo jawaab u ah caqli xumada low IQ culusow, kaasoo ilaa 100km oo dhawr goobood u qaybsan kelliyo la gaadhsiin doono somali region.

  16. Somali National Asset Register ( Aseendooyinka waxa soo saarka quudka dalka. Gobolada Hiiraan, Shebbeelada Dhexe, Shabeelada hoos, Bay, Jubada dhexe. Goboladaan waxaa ka taliya dhamaantood Xassan Shiekh mooriyaantiisa oo NGO ahaan u afduuban, waxey dhoofistaan sisinta qudaarta, iyo ubaxa ay ka dhoofiyaan magaalada dekeda xamar, Xassan Shiekh waa ogyahey arintaas. Ma mooga, in qeyraadka assseendooyinka muqdisho laga dhoofiyo, Ugaandhoiska xalane loogu iib geeyo xerooyinkooda, Jabuuti militeriga jooga loogu iib geeyo.

    Xassan Shiekh, waxuu yiri Somali land ma ogoli iney godo waxaas waa maaha wax saxsan ee waxuu goynaya Somaliland.

  17. Hassan Shiekh waxaba darbiga madaxa hala dhicin madaxweyne waxaa laguu dirsadey waxey aheyd, inaad ku dhaqanto cilmiga Science

    Hadda waxa aqoonta cilmigu tahay, haddaynu si sax ah u hadalno oo aynaan raacin wax la mid ah, way caddahay waxa soo socda. Dhammaanteen waxaan u maleyneynaa in waxa aan ognahay aysan xitaa awood u lahayn inay noqdaan kuwo kale; waxyaalaha awood u leh inay noqdaan kuwo kale ma garanayno, marka ay dhaafeen meel ka baxsan kormeerkayaga, inay jiraan iyo in kale.

    • Socdaal kun mayl ayaa ku bilaabmaya hal tallaabo.

      Habcilmiyeedka aduunku kudhismo waxey sheegayaan in Xassan Shiekh
      1- cowradiisa asturto.
      2- Mooriyaanta daba qoodhiga ah ee dilaaiinta ah ee xamar jooga xassan shiekh uu laaluushka ka qaata ee dalk rogaya kamidtahey hurmood daba leef iib geyna qeyraadkii lahaa wax soosaarka azeendooyinka ee dhaqaalaha u kobcin lahaa dalka dadka ku nool siin lahaa awood ay ku dhaqaaqaan ka afduubtey ee u iibgeysta qeyraadka beerha gobolada hiiraan sh dh sh h bay iyo j8bada dhexe kuna sheegey dadkii aseendooyinka ka buufin jirey cayaanka. Hada la magac baxey ciyaalka dalka oo lagu ijaafeynayo dadka Somalaiyeed.

      Hassan Shiekh

      Dastuurki dalka iyo lashaqeytii barlamaanka Somaliyeed, dhisidii heyadaha Xuduuda Somaliyeed, ilaalinta jinsiyada Somiyeed data.
      Daryeelka bulshada.

      Xassan Shiekh waxuu ka doorbidey inuu madax la dhaco birta.

  18. Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable iyo warsangali nacalatullah Wali waa rafanayaan waxay intaas raadinaayaan inay khilaaf iyo in la is dilo, ma adaa noo fairways oo noo sheegaayo in H.E HSM IYO PUNTLAND STATE is hayaan nacalatullah 😂🤣🤣🤣😅😅😅

  19. Ku: Mohamed Duran

    Adoo Somaaliyeed ah qoraalkaagana ku tilmaantey “Caro Illah”

    Waxaad u baahantahey walaakey Mohamed Duran Somaaliyeed Doctor dhimirka!

    Ma waxaad ka carootey inaan fikirkeyga qorey anoo Somaaliyeed jinsi iyo farac ah?
    Caro Illah iska key huwisey?
    Ku nool qurbaha in ka badan 34 sano.

    Waxaan qoraalkaaga ka dheehdey qoraal xagjir ah.

  20. Mashallah Mr. President Hassan Sheikh! He is on the right side of History. Thank you, Mr. President, if these people were serious, they would have done something about it a long time ago, because we all know in waa hore la ansixiyay Qorshaha Baarista Shidaalka Soomaaliya.

    Waxaan oran lahaa isbaarada ka daaya masaakiinta gaajada u dhimanaysa. Waxaa layiri you can not sell water to a thirsty man, xili wax la mucarado lama joogo. We are dying as a Nation period. We must cash out The Somali Oil & Gass sector before it is too late because we all know Electric Cars are taking over very soon!

  21. @ Somali Galbeed

    Doqontii ku dhashay was, aaway shidaalkaagii? Amxaar ayaa wuxuu doono ka sameeyo, xitaa laguuma ogola maamulkeeda and you have the nerd to talk about Somalia’s Oil and Gas? Aabahaa iyo fulaygii ku dhalay was.

    Tigray oo kaa tiro yar agtooda lama mari karo, waa laga cabsada, adiguna amxaarada wixii lagu difaaci lahaa ayaa dhulalkiina laga qoraa oo loo tarxiilaa dhalinyaradii Soomaaliyeed si ay ugu dhintaa difaaca nin Amxaar ah. Hadalka waa kaa xiran yahay adoonyahoow dhintay, Shut the F*ck up!

    • Mahbar1,
      Indeed, let’s cash out this lottery of so called gas and oil in Somalia.
      Waa runtaa walaal, Somaliya waa gaajeeysantahay, waxa iaku dirrayana badannaa waa gaajadda. Anniga ma aaminsanni in Somalida is necebtahay, baahi uunbaa isku dirraysa.

      Ee bal shidaal, beero, iyo xoolo wax kasta oo aan heeysanno inta ka faa’iideeysanno, aan shacabkeena u xaqiijinno in eey ugu yarraan qof kasta uu helli cuuno labba mar maalintii, hellaana gurri iyo meel nabad eey ku seexdaan kaganna soo toosaan.
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

      • MOORYAAN hunguri loo sheegay waa waasheen. Arya batrool aa lasoo saaraa. War heedhe biliqo,mooryaameyn, iyo qabyaalad wax laguma dhiso waxna kuma dhismaan. Waad isku sii bireyndoontaan un. Sidiinii unbaad isku casuuqeysaan. Nidaam iyo caqli baa loo baahan yahay. Labadana midna ma lihid. MOORYAAN IS ALWAYS MOORYAAN

        • @ Mohamed Nugaal

          Adigu Carab Saalax baad tahay oo dega Nugaal. Maalin dhawayd baan kuu jeeday adiga oo qiranaya in aad Carab Saalax tahay. So please afkaaga wax ku karbash, ka bacdina isku diyaari in laftaada la karbasho, that is fair! Laakiin Mj ayaan isku ekeysiinayaa, ka bacdina dharbaaxada iyaga haku dhacdo, that is not fair!

  22. No brain, Empty IQ, @amxaar galbeed.

    Waryaa amxaarkaadan afka ku huurada leh ee nin raggoo hawiyaa oo ilko cad cad huuro ku caaynaya waxaan ku dhihi lahaa orod oo addiga soo cadayo oo afkaadan qurunka oo kaadida amxaaradu ka soo ureeyso maadaama aad cabto iska soo cadday, ogaadeen yahoow kaadida amxaarada ku nool.

    Midda kalena amxaar galbeedoow waxaan shaqadaada eheeyn faraha hala soo gelin, ee orod shaqadaada qabso, shaqadaaduna waa un itoobiyaan u qidmeeynta iyo dabba u dhibashada aad amxaarada dabadaada u dhibato ee orod iyada ku ekoow, oo wixii aad ka hesho iimaanso, oo madaxweeynaha jamhuuriyada samaLe iyo beesha sharafta iyo xurmada leh ee hawiye ee aad ka daba ganuunaceysana jooji, waanba ogahay in kadaba ganuunicidoodu qeyb shaqadaada ka midda tehee, maadaama ay itoobiyaanka intaa kuusoo direen.

    Shit amxaar galbeed aan mar labaad kuugu celiyo digniinta, waxaa laga yaabaa inaadan tii hore aragee, waxaan ku leeyahay oo iga digniin ah shut your stupid shit stink mouth, ama hadii kale feer baa shut gareeyn doona, ogoowna haduu jiro mid no brain ah waa un adigga.

    Wabillahi towfiq.

  23. Empty IQ amxaar galbeed

    War amxaar galbeedoow nii
    Baad ku waalatay ee allaha kugu harqiyo.

    Bal arka waxa uu amxaarkan afka ku kaadida leh ku hadlayo waryaa amxaar galbeed horaan kuugu sheegay oo niil iyo wixii la halmaalaba shaqadeena maaha, ee orod adigga kaligaa qaado, oo biyihiisa cab intaad kaadida amxaarada cabbi leheeyd, war amxaar galbeedoow ALLAHA ku hojiyee afkaadan qurunka ah nagala dabba har, oo nabad geli jamhuuriyadeena xorta ah ee samaale, iyo madaweeynaheena hawiye ee high iq xasan sh.
    Shit amxaar hal mid ogoow halkan u qidmeeyn gaalada iyo itoobiyaan ama xitaa kiinyaanka loogama baahna ee kala tagg waxa qurunkaa ee aad la fadhiso, war ileen ogaadeen waa wada daba dhilifyo wada camiiliin ah. Bal arka empty iq amxaar galbeed oo nacamleeye itoobiyaan ah, bal arka axmad madoobe oo eey rabaayada oo kiinya leedahay ah, kaasoo marna lugaha u dhaqa marna siyaasadooda u ololeeya oo un iyaga u daacada.

    Acuudu billah. Wallee ogaadeen waa wada daba dhilfyo wada rabaayad ah, waxaana u maleeynayaa in xasan sidaas xamze ku qaatay oo uu ogyahay inuu rabaayad u noqonayo.

    Allow alle wallee war baa jirra. Wabillahi towfiq.

    • Hasan gurguurte gool taariikhda gashay ayuu ka dhaliyey goonigoosadka .laakiin waxuu isku dayey in uu Isla lugtii gool kale uga dhaliyo Puntland iyo guud ahaan masiirka iyo mustaqbalka umada somaaliyeed… wuuna la gafey in uu lugta la haleelo banoonigii.
      Hadii uu laacib ahaan lahaa waxuu Isha ku hayn lahaa gool-kiibarka iyo laacibiinta kale ee Lidka ku ah… inta uusan Isha la raacin oo u riyaaqin dawwadayaasha aan badneyn ee u subcinaysa.

  24. Ku: Hiraab
    Qabyaalad iyo qudhun mooriyaan hiraan kukuuyo iyo jalwo ayaa kaa uraya.

    Qabiilkaagu waa Hiraab

    Soomaaliyeed qeyraadkeedii azeendooyibkii quudkii umada Soomaaliyeed u ahaa awood meel ku sheeg? Gobolada, Hiiraan waxuu leeyahey 170 ku oo azeendo
    Shabeelada hoose waxey leedahey 230 kun oo azeendo
    Shabeelada dhexe jawhar waxey leedahey 215 kun oo azeendooyin. Saxid beero maha.
    Azeendooyin (Somali national asset)

    Hiraab hadeysan qabyaalad kaa guuxeyn meel kusheeg hantidii qaran ee qarank u aheyd dhaqaale lagu quusiyo wadanka oo dhan.

    Oil iyo Gas laga soo saarey kililka ethiopia Somali ayaa loo asturey.
    Hiraaboow abgaaloow Dalk xaarka ka daa.

  25. @liifo

    Sitaha “Hiraab” Hawiye ma ahan, meeshan anagaa muddo joognay, waa lafaha Hawiye sheegta oo Isaaqa la daga waana Naag. Ragga Hawiye meeshan soo gala waa dad la fahmi karo oo danta guud ka hadla, waxna iska dhacsha, kan Hiraab waa doqon meeshan ku waalatay, iska daa waa naage.

  26. Hiraab
    Ninyohow weligaa caddaaladda ha ka tegin. Eexda dhinac u iilashada iska ilaali. Soomaaliduna waxay ku maahdaa meeshaad nin soo dhoweysato nin ayaad kaga tegaysaa.
    Anigu waxaan u arkaa Xasanna saxan Puntland saxan waayo Xasan waa madaxweyne oo wuxuu rabaa in khayraadka laga faaiidaysto. Puntlandna waxay tiri intaan khayraadka laga faaiidaysan waa in la raaco dastuurka federaalka ah oo sheegaya in la qeexo sida khayraadka dalka looga faaiiidaysanayo iyo sida loo qaybsanayo waana arrin saxa iyo shuruuc loo sameeyo ka hor intaan khayraadka sida batrolka la soo saarin.
    Haddaad Xasan ku taageerto inuu siduu doono ka yeelo khayeaadka dalka ayadoo aan sharci qeexaya qaybsiga loo samayn sida adduunka kaleba yeelaan waxaa dhici doonta in berri aad ka cabato marka madaxweyne kale oo ama daarooda ama dira ama raxanweyna yimaado waayo haddaad Xasan ku taageerto khaladkaas oo kale filo.
    Waxaa saxa in batroolka xeer loo sameeyo oo baarlamaanku ansixiyo ka hor intaan la soo saarin.
    Sharciga iyo kaladambayntu cidkastay u fiican tahay.
    Waa ku sidee maxaa kuu diidaya inaad u hadasho si akhyaarnimo leh oo masuuliyadi ku jirto, sow adigii hadda ka hor igu yiri Xasan taageere indho la’ uma ihi.
    Puntland maaha cadow ee dad Soomaaliyeed oo xisaabtamaya. Weligaana cashar ka baro 1991kii sheekadii Daarood saara iyo dabadeed wixii dhacay ee ahaa hawiye kala celiya. Taasi wa sunnada adduunka oo marka khalad laysku raaco khaladkaas ayay ku soconaysaa.

  27. @Liifo

    Nacalaa kugu yaal, eey yohoow halkeed igu aragtay anoo kikuuya u doodaya, war eeyohoow halkeed ka keentay waxa beenta ah ee aad ku hadaaqday, war miyaadan ogeeyn in ogaadeenku yihiin daba dhilifyada aad sheegeeyso ee itoobiya iyo kiinya u qidmeeyo, bal arag midka la yiraa amxaar galbeed ee itoobiyaanka u adoonka ah, bal arag midka la yiraa axmed madoobe ee kiinyaanka iyo kikuuyada u eeyga rabaayada ah, bal arag adigaadan itoobiyaanka ah ee qurunka ku hadlaya.

    Midda kale maxaa adigoo itoobiyaan/ogaadeen ah hiiraan iyo shabeelaha hooose shabeelaha dhexe iyo muqdishaba oo dhul hawiye kaa galay, war orod doqon yohoow kiliinkiina qurunka ah ee gumeeysiga amxaarada xaarka badan hoos jiifa xureeysta, oo ka daba harra dhul dadkii lahaa heeystaan oo u xorr ah qeeyraadkiisa xalaasha ahna kala baxayaan.

    Sidoo kale nikaadan hal mid ogoow hawiye waa dad gob ah, ee ma’aha sidda daaraood oo gunniyiin wada daba dhilifyo ah.

    Wabillahi towfiiq.

  28. KU: Hiraan

    Mar hore waxaad xumaan iyo ijaafo ku sheegeysey Somalida kilika ee Ogaadeenia aan aniga wali u aqaan.

    Waxaad caayeysey dowladaa weyn ee Ethiopia een nahey ceshoow milix, Ethiopia waa lagu daydaa.

    Hiraaboow maxaa lagaaga daydee?

    • Hiraab ma waxaad leedahay dowlad federal ma rabo?

      Hassan Shiekh looma sooran federalka Somalia?

      Xassan Shiekh maxuu ka dooney Us?

      Xassan Shiekh looma dooran miyaa, ama doorashada kuma uusan imaan la dhaho wadanka Simalia Xassan Shiekh?

  29. Sitaha Hiraab wuxuu qoray fiiriya:

    “Sidoo kale nikaadan hal mid ogoow hawiye waa dad gob ah, ee ma’aha sidda daaraood oo gunniyiin wada daba dhilifyo ah.”

    Marka aan idin leeyahay waa Naag been baad moodayseen. Qaladaad hore oo sidan oo kale ah ayaan ku arkay.

  30. Aniga waxaan la yaabaa kuwa Aqriya hadana u jawaabo kuwa maskaxda qurunka ka buuxo e Alle Aadmi ka xishoonin.
    Akhyaarta qiimaha leh halkan fikirka isku weeydaarsato waxaan kula talinayaan eega magaca deedna ha aqrinin waxay soo qoraan. Qofka nijaasada ah markasto waa nijaaso. Waxaan formed behavior oo permanent ah.
    Most likely sida Diinta noo sheegtay caadiyan dadka noocaan sidaa ayay ku dhintaan iyagoo filth iyo Akhlaq xun.

  31. Hasan gurguurte gool taariikhda gashay ayuu ka dhaliyey goonigoosadka .laakiin waxuu isku dayey in uu Isla lugtii gool kale uga dhaliyo Puntland iyo guud ahaan masiirka iyo mustaqbalka umada somaaliyeed… wuuna la gafey in uu lugta la haleelo banoonigii.
    Hadii uu laacib ahaan lahaa waxuu Isha ku hayn lahaa gool-kiibarka iyo laacibiinta kale ee Lidka ku ah… inta uusan Isha la raacin oo u riyaaqin dawwadayaasha aan badneyn ee u subcinaysa.

  32. @Liifo

    Midda kalena ogoow punt_land aka buut_land aka qurun_land aka buuq_land waa dhulkeena asalkiisuna waa dhul hawiye oo daaraood oo muhaajiriin ahaa aan dejinay si ay ugu nastaan nabadna ugu helaan maadaama saxaraha cumaan laga soo tarxiilay oo ay baddu soo qaaday balse ka dib bey nooga xaareen dhulkeenii oo markii uu urayna udug ugu weceen, hadana na leeyihiin anagaa leh iyo shidaalkiisa xaqq uma lihidiin kkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Walle baan taas laga yeleenee.

    Marka sidaa darteed hadda dhulkan jamhuuriyadda samaale oo idil anuka (hawiye) baa iska oo saan doono baan ka yeelaneeynaa ee hadaad awoodo ama daaraoodka kale kula awoodaan car nagga hor istaaga, waana siduu madaxweyne xasan idiin sheegay ee car isku daya inaad hor istaagtaan.
    Wabillahi towfiiq.

  33. @nabadoon

    Saaxiib nabadoon waxaasii oo idil ma jiraan.
    Dhulkaan oo idil oo ay buut_land ku jirtana unukaa iska leh oo saan doonaa ka yeelaneeynaa, loona joojin mahayo muhaajiriinta daaraood oo iyagu halkan is leheeysiinaya iyagooba qariib ah oo aan waxba ku leheeyn, nagamana hor istaagi karaan qeeyraadka dhulkaan aan awoowgeen samaalee ka dhaxalnay oo aan anaggu leenahay. Wabillahi towfiiq.

  34. @ Hiraab: kkkk, unuka unuku waaye kulahaa. Wallaahi buusan Hawiye ahayn, you should have said mahaan maheeni waaye. Hiraab waa Gaal, usoo duceeya in Muslim nimada Allah ku soo celiyo, kkkk,,..

    @Nabadoon: Mashallah, sifiican baad fikirkaaga u soo bandhigtay. Qof lagu daydo baad tahay, from now on, qalin iyo buug waa in aan soo qaataa si aan wax kaaga faa’ido.

    @ Qardafui: I like sida qaboow aad u macaaraday Xasan Shiikh. Waxaan u rajaynayaa Xasan Shiikh in uu fahmo sida ciyaarta siyaasada loo ciyaaro with a style.

  35. Akhyaaray,
    Hiraab iyo Khalid waa laba nacas oo aad u akhlaaq xun oo aan xishoonayn. Aan idin kala baro cidday kala yihiin. Khalid waa nacas u maleeyey inuu hawiye iyo daarood isku diri karo oo ah reer “daami” Somalilander isu maleeyey. Doonayana in loo maleeyo inuu hawiye yahay.
    Hiraab waa doqon Jajeele ah oo ka soo orday qurac-joone oo hiraab aqoonsi ka doonaya. Waase yaabe Hiraab sidaas aqoonsi ma ku baxshaa.
    Khalid waan ku dhaaran karaa inuusan hawiye ahayn. Hiraabna waa ku dhaaran karaa inuusan abgaalna ahay gabargidirna ahayn ee uu yahay kuwii la qaraneeyey 1991kii.
    Hawiye yaan loo gafin kuwaas dartood.
    Ninkii Hawiye la doodayaa Guray iyo Cadaado ha la doodo.

    • Huuraale
      Iyo
      Cawaanta u naageeysa

      Low IQ culusow waa darajo uu ku mudaystay garashadiisa, ximaar lama iibsado hadaanad wadan dhengadaad ku garaaci lahayd.

      Low IQ culusow iyo cawaantan meesha wax ku xarxariiqday fariinta waa inaad qaadaan oo saxdaan cawaanta maahan inaad halakan ka nacnaclaysaan.

      Haa low IQ culusow waxa dhaama oromiga eriteriga, asaga Nilekaa khuseeya iyo daba dhilifnimada cayaalka reer zayied iyo Netanyahu, low IQ culusow rufyaanimaa loo tababaray ninkii madaxda u ahaa ee hawshan kala haana waa geeriyooday, marka nolosha low IQ culusow baaba rufyaanimo iyo dal lagado ku salaysan.

      Waad dhagaysateen reportkuu Pentagon geeyay waa arday macalinkiisa cashar uga soo baxaya camal..

    • Jim-belo,
      Points fiican ayaad soo qaaday. Laakiin sow impossible maahan in la ogaada qofka walliba Somaliga ah, ee soo gala web pages Somali leedahay oo sidda kan oo kale puntlandtimes aanan laheeyn extra layers of verifications and walls, lagu xaqiijiyo qofka xataa in uu yahay qofka uu dhahayo wuu yahay, iska dhaaf qabiilka uu sheeganayo’ee?

      Nasiib darro Somalideena waa on extra energy iyo Brian cells aan guano aan gallino kalla saaridda qofka social media si qaldan iyo qof uusan ahewyn iska dhiga si uu addunka oo uu issaga xattaa ku nool yahay uga dhiga meel fucked up ah.
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

  36. @Mahbar1 aka mujrim1 aka majnuun1 aka munaafaq1

    Mahbaroow labadeena kan gaalka ah ee gaalada jecel ee geeridooda ka naxa ee u duceeya oo tacsidooda ka qeeybgalla meel kastana ugga dooda oo naxariista ALLE u rajeeya inkastoo gaal aysan naxariista EEBE USUGNAAN waxyaabaha bidcigaga ahna ku dooda EEBE wuu ogyahay anagguna waan ognahay oo waana aragnay.
    Waxaana kuu sheegaya inaan anigga muslim ahay sunni ah shafici ah ee yaad addiggu tahay. Diinteed heeysataa kaa shakiyayee, ma nin baad tahay mise naag ku kala saari waayayee maadaama aad mar_mar sida dumarkii u caaytanto, ma idoor baad tahay mise jeberti al muhaajir, sheegi waayay cidda aad tehee ,maadaama aad marna iidoor iska dhigto marna daaraood ka jawaab su’aalahaas mahbaroow inta aadan anigga wax igu soo darsan. Wabillahi towfiiq.

    • Low IQ culusow

      Oo qirtay inuu qaladaad galayo oo jiilasha dambe saxi doonaan nin walba hala socdo hadaa dadka loo digayaa, haday ku dhibto gurigii hooyadaa aad hadaanba cidla lagaa helin, waayo dadka halakan soo gala mudakar maahan waa kuwo garaadkooda aad hooseeyo oo cayda moodaya inay wax u tarayso.

      Taa badalkeeda markay caytamaan waxaan u fahmaa inaan taabtay boog loo baahnaa in la taabto, anoon caytamin.

      Marka low IQ culusow iyo cawaantiisa haw diyaar garoobaan ulo badan oo wax lagu saxaayo.

      • Low IQ culusow

        Oo la kulmay xubno u ololeeya tplf oo uu hogaaminayay nin kaaliye professor ka ah jaamacad ku taal gobolka Virginia ee maraykanka

        Arintan ayaa daaha ka fayday xidhiidh la tuhunsanaa inuu ka dhaxeeyo kooxda culusow iyo TPLF oo laga faramaroojay xukunka ETHIOPIA muddo haatan laga joogo saddex sano..

        • Somali Galbeed,
          What is up with your obsession with TPLF?
          You be dumb numb if you think TPLF, or Tigray are lesser evil than Amharra or Oromo when it comes to their Country Ethiopia vs out Country Somalia.

          Ninyahow school aad, ka shaqeeysii maskaxxda uu Ilaahewy ku siiyay. Daanyeer caqli xun ha noqon. Addna haku dhameeyn waqtigaadda negative energy, iyo isku dir dad. Hadii eey Tigray personally dhib u geeysteen qoyskaada hab iyo niddaam ayaa jirra aan kaagalla shaqeeyn karno, addigana aad uga shaqeeyn karto in aad hesho caddaalad. Laakiin dagaalkaan shaanshida camal, ee daanyeerrnimadda ah oo aad waddid maahan mid effective ah.

          Dib iskugu noqo.
          Dalmida
          God bless Somalia 🇸🇴

  37. To: All
    Hassan’s plan does not include puntland coast mark my words it also does not include jubaland coast. This was done because the federal Government wanted to avoid argument with either puntland, jubaland or Kenya. Hence the seismic tests were conduct on areas from Marka to Hobyo coast. konfur galbeed, Banaadir, Hrshabeele, and Galmudug whose coasts will be involved are in agreement with federal Government. If Puntland wants to negotiate a separate agreement for its energy resources fine and dandy but it can’t hold the rest of the country hostage. I am of the opinion and so says the seismic test results that energy resources of Somalia are mainly located between baraawe and Hobyo. I could be wrong but that is what test results say.

    • @ Gurey

      Thanks for the info, I did not know that. It sounds good to me. Besides, meel hadii wax laga helo, is a win-win for all of us. Waxaa la arkayaa in meeshaa la isugu tago oo laga wada shaqaysto. Soomaali waa dad wada xidid ah.

  38. Hiraab,
    Ninyahow waad ka dhacsantahay hadii aad moodo xisaabta Hawiye iyo Daarood ineey tahay zero sum game amabba qasaarads mid in eey faa’iido u tahay midka kale. Dadkaan Hawiye iyo Daarood waa wallaalo, yes indeed dhib baddan waa isku geeysteen laakiin mid kamid ah oo dhahaya Somaliya waan ka carrarnay oo waa ka go’nay ma jirro sababtoo ah waa impossible waxaas eey Isaaqu dhahaan. Somalia lama kala gooyn karro, Manna kala go’eeyso waligeed, ee grievances ka iyo waxa aan kala tirsanneeyno inta soo qorno aan si public ah dowladdaheena qabiilada iyo dowladda dhexe dhexdeeda ugga doodna.

    Daarood waa dad muhiim u ah xalka Somalia, so is Hawiye, so is Isaaq, so is Eelaay iyo qabiiladda yaryarka ah xataa.

    Wax gar ah kulla dood dadka. Wax bulshit ah Hiraab iyo Hawiye kaama yeelayo. Noo sheeg wax gar ah!
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  39. @ Cadaado

    Well said! Waxaa inoo balan ah Danta Dalka iyo Dadka.

    @Somali Galbeed iyo Hiraab
    Filinkiina eey baa cunay. Idinka isku caaya Daarood iyo Hawiye, inaka we are out of it!

    • Yes, Mahbar1,
      Taas ayaa noo ballan ah walaal..

      I know for a fact, that Somalia can be great again haddii ann iska qabbano dadka Somali Galbeed iyo Hiraab dadka watta magacyadooda halkaan. Sabbabtoo ah, Somali waa wada guuleeysan amabba waa wada qassaari at the end of the day hadii aannaan iskugu duubneeyn, united front. Diinta Islaama ayeey ku qorrantahay waxa ewy tahay isku duubni, lacagta Mareeykanka oo eey kasoo qaatteen diinta Islaama ayeey ku qorrantahay isku duubnidda waxa eey tahay.
      Dalmida
      God bless Somalia 🇸🇴

  40. Ha lala dagaalamo!!!!
    Macnaha Puntland ha lala dagaalamo mar haday ka hor timi beecinta khayraadka dalka ee mooryaanta.
    Haloo sheego inu metelo Hawiye not soomaali madaxweynana u ahayn waxna laga dhegeysanayn dagaal uu la galo soomaalina inaan hal doolar uga qasaarayn ayaga ee asagu ku khasaari doono.
    Umada macaawinadii caalamku u yaboohay markii layska dhaafay ayaa la bilaabay in dhulkooda iyo khayraadkooda lagu dul xaraashto!!!

  41. Waar khayraadka laga hadlayaa xaggee ku jiraa?
    Anigu waxaan aaminsanahay inuu Soomaaliya oo dhan ku jiro. Haddii meel Soomaaliya ka mida laysku khilaafo meel aan laysku khilaafsanayn ha laga soo saaro. Maxaa ku jaban in hadba meel wax laga soo saaro. Muhimaddu waa in la xaqiijiyo in khayraadka lala soo baxo si dhibta looga baxo.

  42. KHALID LAANGAAB KU QARAABTA IRIR QABIILKAA ILEYN MA JIRO QABIIL LA YIRAAHDO IRIREE ????
    IRIR WAA URUR AY SAMEEYEEN MARXUUMIINTII CIGAAL(IIDOOR) IYO JIMCAALE(XAWAADLE),SI KULA DAGAALAMAAN AWOODII DAAROOD GAAR AHAAN MAJEERTEEN EE LIXDAMEEYADII.
    KHALID QABIIL LAAWE URURKA IGAD ISKA SHEEGO AXSAN.

  43. Oo xasan xoolo xagee shidaalka ka qodaya ma Villa wardhiigley!! Nin isagiiba Ugandise waardiyeeyo oo aan km4 gaari karin oo shidaal ka hadlaya waa waali cad . Puntland dhulkeeda xasan xoolo waxba laga waydiinmaayo shaqana kuma leh ee Villa wardhiigley haka qodo shidaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*