DAAWO: RW Xamze “Soomaaliya waxay u burburtay cadaallad-darro”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamze Cabdi Barre ayaa sheegay in Soomaaliya ay u burburtay cadaallad-darro ka dhacday dalka.

Xamze Barre ayaa xusay in xukumadda ka go’an tahay dhab-u-yagleelidda garsoor madax bannaan oo xaqiijiya wadajirka bulshadda Soomaaliyeed, si meesha looga saaro cadaallad-darada ka dhacday dalka.

Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaraha XFS ka sheegay xilli uu isniintii guddoominayay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan, kaas oo diirada lagu saaray dardar-galinta howlaha hortabinta u leh hay’adaha Caddaaladda.

PUNTLAND TIMES

5 Comments

  1. RW Xamze MUQDISHO barashaa kuugu laaban ama waa iidheh hadalkaagu. MUQDISHO/Somalia oo dhan iyo cadaalad kala dheer. Maba dhici karto FIQI, MAHAD SALAD IYO GUURGUURTE meel ay madax ka yihiin inay cadaalad ka jireyso saa waligood xaaraan iyo waxay dhaceen waxaan ahayn maba cunin/arage. FIQI IYO MAHAD SALAD WAXA DHIIG MASAAKIIN KU MAQAN WAAD OGTAHAY EE BEENTA ISKA AAYAR SXB.

  2. Waa runtaa Rasal wasaare
    Soomaaliya waxay la burburtay markey Dabatadii ku soo yaaceen Caasimadihii midoobey 1960.

    Markuu Shacabkii Hargeysa diyaarado ku GARAACEY Dictatorkii beenuyay Aayadaha Quraanka.

    Maxay ka dheefeen inuu Afweyne ku dhex baqtiyo MUSQUL Qaxooti.

    Hadda waa loo ogolaan inay ku soo laabtaan Caasimadaha laakiin waa inay bartaan sida loo shaqeysto.
    Gacan Hoorsi iyo Canshuur ku noolaasho ma jirto.

    Haddii kale naga jooga XERYAHA Dhadhaab iyo Qurbaha Gaalada.

  3. Issa(ID)
    Xamze siyaasada waxaan u galay baad tiri(JANNO) markaan raad
    kaagii guray,waxaan ogaaday in lagu mmarin habaabiyay oo lagu
    yiri (TABLIIQ)lagaana tuuray,Jiirtii(QABNO) oo lau weydariyay
    Guri-xeel,sino-dhaqo,ceel=dheere,iyo dhuusa-mareeb kaabigane
    laguu saaray (Ceel-buur)Xasuuq(Muursade) loo aaday,markii si
    walba loogu galgashay(Xawaadle) iyo intii la degto, marka war
    Xamze(JANNO) doon oo (Baydhabo) iyo Masaakiint khayr ka doon,
    TABLIIGA dalka lagu qabsanayo ka har ee janno doon Allaha kuu
    Sahlee, (Aakhiro moog) wbt

  4. @Khalid xoolo in aad tahay.Bal is weydii nin dawalad ay qaaday noloshiisa,oo ay la joogaan 6 caruur ah oo uu dhalay midi dhaqtar yahay la ogaan inuu xanuunsan yahay caqliyan muqsul siduu igu dhiman karaa?
    Caqliga Somalida intaa ayuu la eg yahay.Ninkaas weyn ee mentally handcup ankee wixii loo sheego ma awoodo inuu iska fiiriyo dameerkii aad la nooleyd ayaad la dhaqan noqotay.
    Caydiid AU isagoo wax xadaayo ayaa qadaadka iyo dhabarka laga toogtay ayaa runta uga dhaw sababtoo ah jincwax xado wuu yahay oo waa habargidir janbadda ankee haddii ay tagaan xatooyo ma daynayaan.Tan ayaaba ja macquul San.

Comments are closed.