DAAWO: Xasan Sheekh oo u socdaalaya Itoobiya (Maxay ka wada-hadli doonaan Abiy Ahmed?)

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu u socdaalo todobaadkan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.

Waa safarkii u horreeyay oo uu ku tagay Madaxweyne Sheekh Itoobiya, tan iyo markii la doortay 15kii bishii May, ee sannadkan, isagoo horey booqashooyin ugu tagay dalalka dariska la ah Soomaaliya iyo kuwa gobalka, sida Kenya, Jabuuti, Eritrea iyo Ugandha.

Hoggaamiyaha Soomaalida oo casuumaad ka helay Addis Ababa ayaa kulan la qaadan doona Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali, oo ay ka wada-hadlin doonaan xariirka labada dal iyo arrimo kale, oo uu kamid yahay dagaalka argagixisada.

Xariirka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa u muuqday mid aan wanaagsaneyn intii uu xafiiska joogay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana mugdi badan sii galiyay kaddib booqashadii maalmaha qaadatay ee uu Madaxweynaha Soomaaliya ku tagay caasimadda Masaar ee Qaahira.

Wafti hordhac u ah Madaxweynaha DFS ayaa ku sugan Addis Ababa, wararka ayaa sheegaya in laga yaabo in Xasan Sheekh Maxamuud uu Addis Ababa gaaro arbacada berri ah.

Telefishinka dawladda Itoobiya ayaa dhowaan warbixin uu baahiyay ku sheegay in xubno ka agdhow Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariir la leh TPLF, ay ka shaqeynayaan xumeynta xariirka labada dal, balse war kooban oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya ayaa lagu sheegay warbixintaas aysan ka turjumeyn siyaasadda dawladda Itoobiya.

Addis Ababa ayaa xariir wanaagsan la laheyd Dawladdii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana mucaaradkiisii oo hoggaankooda uu kamid ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda talada haya marar badan ku dhaliileen in uu la sixiixday Abiy Ahmed heshiisyo halis ku ah dawladnimada Soomaaliya, kuwaas oo aan la horgeyn Baarlamaanka JFS.

PUNTLAND TIMES

18 Comments

  1. Issa(ID)
    Ethiopia diiwaanadeeda waxaa ku xusan raadkii hore,wax isbedel
    ah ma jiro,waa inuu ogol ahaado wixii loo yeeriyo,waxaana lala
    gelayaa hishiis uu isku dhiibo, loomana jixjixayo,waxaana lala
    socodsiinayaa amar ah inuu bedelo siyaasadiisa Arrimaha dibadda
    iyo xulufeysiga MASAR,iyo Arimaha gudaha ee Konfur Galbeed iyo
    Juba-land gaar ahaan GEDO,Culusow caruur iyo cawaan baa Ambiyay
    Siyaasadu waa hibo ilaahi ah,iyo dhaxal awoowe , Allow alle wbt
    wuxuu moog yahay webi shabeele iyo juba, intuu nile daafacayo,

  2. Waxaaba Qalad ah in Madaxweyne Xassan Shiekh uu waqti ku Lumiyo maxaa yeelay Ethiopia is like a dead Donkey !

    Abbiy Ahmed Xataa waxaa nacay Amxaaradii ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

  3. Ducaalow Hawiye ayaanan meel fog wax ka arkine, Soomaaliya iyo Itoobiya maanta Waxaa liita Soomaaliya!
    Sababtoo ah, Soomaaliya waxaa ku sugan ciidan Itoobiyaan ah oo gaaraya, ” hal Gaas/Kablador” oo Soomaaliya ka caawinaya, abnigeeda aay ku filnaan waaysey in aay sugato!
    Sidoo kale Diyaaradaha Caalemiga ah ee dadka Soomaaliyeed Dunida ku xira Waxaa kamid ah Diyaaradahooda!
    Markii I taasi dhinic la iska dhigaan, Indho Buluug baa u jooga marka aay kufta garabka qabanaya oo kicinayo!

    Haddii aaysan na dheereyn intaas aan sheegayna, Oromo oo dhaqan Hawiye leh baa waa hore u fiiqan lahayd, sida uu Hawiye Soomaaliya u fiiqday!!! Kkk

  4. Abiy Ahmed oo isku soo dhiibay Hassan Shiikh markuu armay Egypt oo dowlada Somaliya siiyey hub culus oo lagu dagaalamaya Al shabaab iyo guushii ay dowlada somaliya ka gaartay la dagaalanka Al-shabaab.

    siduu sheegey wasiir Fiqi waa markii koowaad 14 sano gaari ka baxa Mudisho oo taga Dhuusamareeb.

    Abiy Ahmed asaa hada culees siyaasad heesto dhulal badan ayaa laga qabsaday, shirkii UNITED NATION waa loo diiday VISA in la siiyo, Sudan dhul ayey ka qabsatay bilal ka hor.

    hassan shiikh guusha gacantiisa ayey ku jirtaa, waa in uu Abiy Ahmed cadaadis ku saaraa in aan maamul goboleedyada loo tababarin wax ciidan ah, in Abiy Ahmed xukumadiisa joojisaa xiriirka kala dhaxeeyo Maamul goboleedyada, in aan wax hub la siinin maamul goboleedyada oodhan xataa Somaliland.

    hassan shiikh waa in uu 5000 ama 10,000 ciidan somaliyeed oo ka dhameesto in loo tababaro.

    THIS IS A GREAT APPORTUNITY FOR HASSAN SHIIKH.

  5. Ninkii dhulka lahaa ayaa yimid Villa Somalia , Abiye Ahmed wuu ku qasbanyahey inuu baryo the lions of Somalia.

    America iyo Ethiopia way kala yaqaaniin ” Dhul ” ku jiide cadowga iyo
    ” Dhabta Cadowga ” ku fadhiiste.

    • Xassan sheekh waa addoon loo yeertay kala doorasho ma,lahan waa in uu soo qaataa oona fuliyaa go.aamada loo yeerin doona kkkkk

  6. Walaalaha Hawiye mid ogaada Qabiilka Daarood la dhaho iyo Al Shabaab waa isku mid waa labo caddaw. Walaahi Daarood waa idiin Ciil qabaa inkastoo aysan lahayn awood ay Hawiye kala hortagaan Laakiin waxay idiin soo wataan Amxaaro waana sababta ay u jecel Yihiin Ethiopia.

    Farmaajo wuxuu hoosta ka galay Abbiy Axmed si uu u helo Ciidamo Xabashiya kadibna uu Hawiye ku xasuuqo. Maantay Hawiye waxaad Haysataan fursad dahabi ah waana in laga faaiidaystaa !

    Ciidamada Macaawiisleeyda ah waa in uu Hassan Shiekh Qarameeyaa Ciidamadana ku daraa sidoo kale yaan la ogolaanin in Qof dambe oo Daarood ah loo ogolaado in ay ku noolaadaan Deegaanada Hawiye.

    Hal Qof oo Hawiye ah kuma noolaan karo Deegaanada Daarood Nacayb ay u qabaan Hawiye awgeed marka sidoo kale yaan ayagana Loo ogolaan Deegaan dambe oo Hawiye oo ku hoydaan.

    Daarood waa Caddaw soo dhaways malaha inta yartaa ee hada Xamar joogtana kasoo saara oo u tarxiila Tuulooyinkii ay Ka Yimaadeen.

  7. @ Ducaale Kaahiye,

    Walaalaha hawiye uma baahna Daarood waayo Waxay haystaan Garab weyn iyo cudud Duriyada
    Reer sheekh Isxaaq, Isaaqu waa Garbka
    hawiye Marwalba waayo Daarood waa cadow kalkaal marwalbana Cadowga soo hogaamiya kuna soo hogaamiya Ciida Somaliyeed,,
    Waa kugu raacsanahay in Daarood Dhulka hawiye Laga soo raafo dhulkooda Saxara ah lagu soo celiyo hawiye haduuba joogana
    haka soo baxaan,Daarood AKA FAQASH waa Rufyaano Cadow ah hoosta kaa neceb Cadowna hoosta ku wata,
    Kab iyo xaarkeed Waa laysla tuuraa,
    Hawiyoow Mardanbe yaan Villa Hawiye Daarood haweysan kana ilaaliya waayo waa ku qasban yihiin inay aqbalaan minority looga taliyo Dowladaha xorta ah aka The Irir power,,
    Muqdisho
    Hargeysa
    Jabuuti

  8. Soomaaliya.
    Waa dal xor ah,oo aan marna ogolayn in la faragelyo arimaha guda ee dalka Soomaaliya.
    kuwa wax ma garadka ah,ee ee qabyaalad iyo kala qaybin shacabka Soomaaliyeed,kula dhexe jira,kuwaasi waa dad aan wax qiima ah lahayn oo la oron karo,maskaxiyan xitaa waa bukaan.Soomaaliya dulkeedo waxa uu xuduud la leeyahay Djbouti, Ethiopia Kenya iyo Bada Cas iyo Bada Indian Ocean.
    Soomaaliya xitaa iminka oo ay dagaal kula jirto,wuxuushta al shabaab,Qabyaalada iyo Abaar iso besdhay macaluul,shaki kuma jiro in ay difaaci karto,qaranimadeeda,wada jirkeeda,iyo gobanimadeeda.
    Dunida oo dhan,waa jiraan,dad yar oo oo wax magarad ah,jahlina u dheeryahay,oo had iyo goor qabyaalad iyo kala qaybin,umadda kula dhex jira,nasiib wanaag,waxba uma dhimi karaan,shacbka Soomaaliyeed garanaya,in ay yihiin,hal qowmiyad oo isko mid ah.
    Soomaali cidna wax uma dhimi karto,Ethiopia iyo Kenya shaki kuma jiro in aysan,waxna u dhimi karin,Soomaaliya,shalay,Hadda iyo mustaqbilka toona.
    Soomaaliya,guul iyo gobanimo.

  9. Edbiye/laga Roone:

    Nin baa nin ku yiri qolomaad tahay?
    Suu yiri, reer hebel oo uu qolo yar sheegtay!
    Suu isna yiri, adiguna qolomaad tahay?
    Suu yiri, Aniguna qolo kuguma dhaamo oo reer hebel baan ahay! Kkk

    Hadda, Iidoor iyo Hawiye oo aanan Ab iyo Isir wadaagin waxa macag Bir qalax la dhoodhoobay (Irir) ku mideeyey sow Laandheeraha Daarood maahan?! Kkk
    Hawiye Qolo kuma dhaantid oo adiguna Iidoor baad tahay!! Kkk

  10. @ Axado.

    Get off my dick bitch,

    Kacaankii Afweyne weli waad ka samri la’dahay yaa Qaxba,
    Wixii aad baratey baad weli raadinayaa BOOLIDII iyo xaaraantii lagugu soo koriyey Yaa ibnu Sina,
    Xaaraan bay kaa tahay dowlad danbe oo aad canka ka buuxsato kkkkkk
    Hawiye waa tashaday munaafaqadii aad kula dhex wareegayseena si fiican bay u fahmeen,

    Ma adigoo Yixir mareexaan laangaab ah ayaad cid laangaab ku sheegaysaa,
    Waar hadaad nin raga tahay odoonta iyo xabashida gedo iyo dadkeedaba waxay doonaan ka sameeyaan ayaa kaaga baahan waxaad ku faaneyso Yaa jaahil,

    Waar waa kugu jiraa ee haysku dhaqdhaqaajin Kkkkkkkkkkkkkkk

  11. kkk @A A Xade kkk kkkkk kkkkk waa mataqi gaarey saan u qoslaayey kkkkk mooryaanta halkaan isu jiijiibinaya maanta adaa u dhameeyey kkkkk. Wacade wiil hoog waa tahay!!! Kuwaanu damiir malahan maxaa yeelay maalin kaste haragaa laga siibaa waase soo taagan yihiin duf ku baxooyin kkkkk

    • Waxa jiro dad somaali nala ah hadane amxarkas jaceyl ey u qaban madaxweynahoda u aflagadeynayan waxay jecel yihin kuna faraxsan yihin in amxarkas la isku dhiibo inoo na taliyo ayago ku andacoonaya waa meesha somaliya laga dumiyo wa inan la heshino iwm Russia Ukraine siduu rabo ayu ka yeeli jiray waagi hore ciduu rabo ayu madaxweyne ka dhigi jiray balse maanta wata diyaar u ah iney ka xoroowdo balse rag waweyn oo madax iyo shacab Isugu jiro aya la soo taagan Ethiopia waa mesha nalaga dumiyo wa in loo nacam leyo siyasadena arimaha dibada na wa iney ayada u talido cidaan laheshineyno wa iney noqotaa cid eey maslaxadeda ka aragto dadka fikirkoda uu sida yahy wa gumeysi doon si dadban aye ugu adeygayan gumeysiga haba isku maleyan wadaniyine damiirta aya ka dhimatay dadka nuucas ah ileen haduu damiir leyahay Ethiopia wixi ina dhexmaray wuu og yahay iyo dhulkey naga heysato amxaarna waligii somalIya oo dowlad xoog leh inuu arko dooni maayo ilen wuu ogyahy in maalin uun laga xoreyn dooni dhulka u xooga ku heysto. Hadii aad tahay somali sax ah fikirkaduna ethiopian ha la isku dhibo yahy dalka meel qaldan ayad la rabta inkasto dhawanahan so bateen oromo afka somaliga taqaano bulshada somaliyed na kala qeybiso qabilada qarna aflagadeyso ayago iska dhigayo qabil kale si ey isgu diran somalida arintan iskama lihi oo caadi ayan u arkay kuwo oromo ah. Ha laga digtonado somaliyey wa arin jirto

  12. Hadda Waxaalaga hadlaayo waa Ethiopia . Ethiopia marka ay tagan tahay waa dal weyn oo deris nala ah laakiin nasiib wanaag hadda waxay bilabeysaa wixii aan soodhaafnay oo qoomiyado Xarash isku haaya oo dagaalamaya marka Ethiopia ay tagan tahay aniga oo Hawiye ah waxaa walalkeey ah Darood iyo Isaaq.Madaxweynaha Sharafta leh ee Siyaasadda qaangaarka ka ah waa aadayaa iyadoo sii burbureysa oo u kalabaxaday ,Amhara,Oromo,tigray,Afar,Binshangul Gumuz,anaga Xasan qurux waxaan karabnaa Somalia oo heshiis ah dunidana heshiis la ah iyo horumar.

Comments are closed.