DEG-DEG+AKHRISO: Puntland oo ka hortimid go’aan kasoo baxay DFS “Waxaan nahay Dawlad madax banaan”

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda dawladda Puntland ayaa si adag looga horyimid go’aan maalmo kahor kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya oo kulan la qaatay safiirada dalalka shisheeye ee ku sugan Muqdisho, ayaa u sheegay in shatiga Kalluumeysiga dalka ay bixin karto DFS, ciddii aan ka qaadan, oo ka kalluumeysatay Biyaha Soomaaliya ay kusoo oogi doonaan eedeymo la xariira in si sharci darro ah uga kalluumeysanayeen.

Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa sheegtay in go’aanka Wasaaradda Kalluumeysiga Federaalka uu baalmarsan yahay dastuurka DFS, iyo Puntland iyo heshiisyadii horeyto u dhexmaray Dawladda Federaalka iyo dawladdah xubnaha ka ah ee Baydhabo iyo Addis Ababa.

Ugu dambeyn, War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland Dastuurkeeda iyo kan DFS, ay u ogallanayaan inay u dhaqanto sida Dawlad madax banaan inta laga dhameystirayo Dastuurka KMG ah, ayna u madax banaan tahay ka faa’ideysiga kheyraadkeeda.

PUNTLAND TIMES 

26 Comments

  1. Dowlad madax banaan kulaha meshaan waxii La rabo La, iska sheganaa dalku Hal dowlad u leyahey inta kale waa maamul goboleedyo qeyraadka dalka waxaa masul ka ah central waa Maxey damacan waalida ah oo shatiga dowlada lagu qarabanaayo gorma laga gudbaa sidaan socon weysay miyaa wayahii tahey wax laga baran waa yabe

    • Saaq adeer kooxda Villa wardhiigley Ugandise ku ilaaliyo yay dowlad u yihiin? Puntland waa dad iyo dowlad isku tashaday 3000 km iyo xeebta ugu dheer Africa leh dhulkeeda iyo badeeda wiil xamar jooga waxba laga waydiinmaayo mana iman karo Puntland haduusan visa soo. Xasan culusow sidii loola dhaqmay markuu Puntland yimid ayaa cadayn kuugu filan. Xasan xoolo iyo kooxda fashilmay ee Villa wardhiigley waxay isku dayayaan boob hantida somaliya balse aalatahay bowe

      • Faisal,
        Adeerow meeshan khayr kama soo socdee seen ka yeelnaa. Anigu waxaan qabaa gooni isytaag lamida SLAND.

        HA KA YAABIN XAMAR RAJO KA SOOSOCOTAA, TII ALLE MOOYEE….
        FIKIRKAAGA WAA CAANO LAGU QABEY…

  2. Issa(ID) mudane madaxweyne,
    Dr,Dani waxaan kugu salaamay 114 iyo quraanka karimka
    cadadkiisa,amoo ku hadlaya danta guud ee shacabka aad
    madaxwenaha u tahay, waxaan kaa codsaneynaa inaad si
    taxadar leh & sidii lagugu yaqiin ula socoto fadhiga
    aan loo dhameyn, wixii ka soo baxane,NAQTIIN,& NAQ-DIN,
    kii ku haboon saarto hadiise aysan u cuntamin inaad
    si toos ah shacabka ula hadasho oo aad qodob dastuurka
    puntland ku xusan u ansixiso guurista habka labaad ee
    (Confadaration) oo jawaab u ah siyaasada cunaqabateynta
    ee Nadaxwyne xasan oo ah(wixii adunka laga helo wax
    kuna lihidin,waxna aduunka ma weydisan kartaan) waxana
    ma qabsan kartid,

  3. Maamul xaafadeedka garoowe ee muhaajiriinta ah ee aan sida ku meel gaarka ah halkaas saxaraha ah ee garoowe u dajinay weeyba ku kibreen oona is yiraahdeen adinkaa iska leh saxarahan ee saad doontaan ka yeesha oo ninkii lahaa oo markii horre idin dajiyeyna waa hawiyahee ka xigsada kkkkkkkkkkkkkkk.

    Wallesan midaasi dheceeyn ee waa in maamul xaafadeedkaas aqlaaqda iyo anshaxa xun ee aan martinimada ilaalineen talaabo sharci ah lagga qaadaa oo muqdisho la hooskeenaa inta yar ay hadda sidda gaarka u xukuntaan ama dhamaanba dalka laga tarxiilaa oo inta doonyo lagu gurro cumaan lagga turaa, cumaan beey u dasheenee oo xaquuqna ku leeyihiinee.

    Sidoo kalena maanta ka dib ma jirri doono hal markab oo jamhuuriyada samaale ama jamhuuriyada hawiye hal xabo oo kaluuna ka qaadan karra isagoon xamar idin weeydiisan insha’allah ee daaraood al muhaajiriin sidaa ha ogaadeen oo calaacalka iyo dhuuusada la igalama tashan iyo la iima sheeginta ay wadaana ha joojiyeen maxaa yeelay maba jiraan wax lagala tashto, sababtoo ah dhulkan unukaa iskaleh oo saan donnaan ka yeelaneeyna iyaguna waa muhaajiriin marti noo ah oo halkan war iyo sheeko midna ugama furna. billahi towfiiq.

    • @ Hiraab hawiye adeer dowlada aad sheegaysaa xagee joogtaa ma Villa wardhiigley kooxda joogta ee Ugandise ku ku waxeeyaan ayaad dowlad u taqaan. Adeer Puntland waa qaran 24 sano amni iyo nidaam dowladeed le maamula dhulka iyo bada ugu wayn Africa canaasiirta xamar joogtana waxba laga waydiinmaayo dhulkaa iyo bada Puntland. Dowlad waxaa ah ninka dhulkiisa ku filaday amnigiisa iyo horumar kiisa amison iyo africana waardiye ka hayn.

  4. Issa(ID)
    Ruux walba oo soomaali ah ha akhristo Sharcig iyo dastuurka
    puntland ee ku xusan qoraalka dawladda iyo wasiirka shiriyay
    safaaradaha oo codsaday in ay ku kaalmeeyaan jilaabashadda
    kaluunka puntland oo sharciyan xuduudiisu tahay ilaa iyo
    24 neutical mile, (Malaay maanyo ku jira,xawaaji u shiido)
    (Dabne u shido) wbt

  5. Maamulka Puntland hadii ay diidaan amarada Dawlada Dhexe taas Oo masuul ka ah Wadanka hade waa in laba mid suubiyaan.

    1 – In ay ogolaadaan in ay Soomaali wax la qaybsadaan iyo
    2 – In ay iska go’aan oo isku tashadaan inlayn saan laguma jiri karee Ijiid aan ku jiidee waa gacmo daalis bay Soomaalida tiraahdaa.

    Hadaan nahay Beesha Hawiye waxaan diyaar u nahay in aan ka Tashano Maamulka Majeerteen ayaguna ay tashadaan maxaa yeelay Wax aan dhib ahayn kuma qabno Majeerteen ha iska tagaan mana Rabno hada Kadib in wax dambe aanu is kugu imaano Muusaa Bi Diin Ciisaa Bi Diin.

  6. Cawaankan doqonka ah ee haya kalumaysiga iyo kheyraadka Puntland waa in si dhakhso ah loo ceeriyaa. Kan oo kale waa reer baadiye, Soomaalida kale ayuu nagu dirayaa. He needs to get the F*ck out.

    • kkk @Mahbar1 tuug tuug dhalay adoo mooryaan iljex ah baa MJ iska dhigtaa oo halkaan mooryaanta kale ugu nacamleesaa kkk afkaaga huurada leh ka jeedi wasiirka aadan xaarkiisa gaari karin khasiis waaxid. Adiga get the F*ck out mooryaan fooqal mooryaan.

  7. SOMALIA WALI GARAN MA AHO DASTUR IYO KALA DABEYNA MAYAALO XAMAR KUWAA JOGA HADEY MADAX NOGDAAN WA JEYBKA BUXSO KUWAN LAND LANDKANA MADAX MA AHEE AYANA WA JEYBKA BUXSHO DALKII SOMALIA BALAAYO KU HASTEY EE EBOW WANU KU BARINAYE KUWAN KAGABO MASIBIDAN SHACABKII DIRTEY

  8. Majeerteen ayaa Siyaasad yaqaana ha iga harto! Sow nimankii Culusoow oo aay horay fara oga soo gubteen oo illaa iyo Buurtinle Hawiye ayaa leh yiri Farmaajo ku beddeshay maaha?!

    Haddii aaysan siyaasadaadu “plan B” lahayn sida reerkan oo aad “Plan A” wax kasta ku xalli is tiraahdo, yura yureys un baad ku jireeysaa wiligaa!

    FG. Dowladda dhexe waxaay xaq u leedahay in aay maamusho.
    1.Lacagta. 2.xudduudaha dalka oo aay ku jiraan, Cir, Bad iyo Dhul. 3 Militaryga. 4.iyo arrimaha dibadda!
    Sidaa darteed, kheeyraadka ku jira gudada badda Maamul goboleed kasta wuxuu lamid yahay, kheeyraadka ku jira berriga Maamul goboleedkaasi. Isaga ayeeyna hoos imaanayaan ka faa’iideeysigooda. Laakiin dowladda dhexe waxaay ku lahaaneeysaa badda Maamulkaas hoos imaaneeysa, qidmadii aay ku lahaan lahayd berriga Maamulkaas wixii laga helo, sida Shidaal!

    Sidaa darteed Puntland iyada ayaa xaq Dastuuri ahi u leh, qandaraas siinta cidda Shidaal, macdan iyo Kalluun kala baxeeysa deegaanka aay Maamul goboleed ahaan maamusho!
    Mutafaqun caleeyhi! Kkk

    Culusoow khayraad uu u boobo sida Dowlad dhexe oo awood leh sida Kacaankii haddii uu rabo, ha boobo badda u dhexeeysa Hobyo iyo Muuqdisho ee aay beeshiisu degto! Kkk

  9. Well done Puntland xasan xoolo iyo kooxda hawiye waxay u maleeyeen inay boobi karaan hantida qaranka Puntland. Cashar haloo dhigo lama iloowaan ah gunta dabada madow leh

  10. Haloo diro G/kuxigeen Sacdiyo Salaad oo xoogaa Biscuit ahna horey ha u sii qaado.

    Dumar maseyray wax lagu maslaxeeyo waa la yaqaan laakiin Deni Maseyray maxaa lagu DIBIRO TIRAA.

    Xamza waa Rasal wasaare, Garowe waa degmo ka tirsan degmooyinka hoos joogo Dowladda Somalia.

    • Somalia waxaa ay ka dhaqaaqi weyday waa damaca sad bursiga ku dhisan, hadii villa xamar lacag so hesho waxaa rabnaa qeebtenii dalka ka midnahey hadii sharuuc parlamaanka baasiyo ee puntland kamidtahey sharcigaas nama quseeyo anaga xorbeynu nahey waa muufeysi iska cad

  11. @yoonis

    War yoonisoow dabada madoow ee hawiye ma waxaad aragtay markeey walaashaa dhulka dhigtee oo ay dul saarnayeen sanadkii 1991-dii markaasoo daaraood musiibo ba’ani asiibtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallee waad is fashilisay yoonisoow oo waxa aad sheegtay inaad kuwa ciilan ee hawiye ka daba cabaada ka tirsan tahay, Ee ALLAHA ku boggo dhayo waad buktaayee oo ciil hawiye baad la bastehee.

    • @ Hiraab

      Doqonkan isku dira Soomaalida wuxuu gaaray meeshii ugu xumayd markii lagu fahmay isku dirka uu wado, he upgraded his efforts, bal ila fiirsha waxa uu qoray:

      ” markeey walaashaa dhulka dhigtee oo ay dul saarnayeen sanadkii 1991-dii markaasoo daaraood musiibo ba’ani asiibtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ”

      Marka lagu leeyahay carabkaaga ilaalso, tano oo kale ayaa ka mid ah. Wax badan Alle waa kuu naxariistay, maantase waxaad qortay eeg. Waa gabdho Soomaaliyeed waxa aad sidaa ugu diganayso, maanta daaroodka iyo hawiyaha meeshan ku jira oo wanaagsan, waa ku naceen forever! Aniguse waxaan ku leeyahay, it can happened to your loves or even You, Alle wuu awoodaa balaayo in uu kugu salido. Good luck and I mean it. Adaa isku samaysay in lagugu hadlo, you worked hard for it.

  12. ”Nin abeeso koriyey adigaa aayi”, Deni iyo kooxdiisa intee looga digayey in aysan sidii uu Villa Somalia ku tegi lahaa XasanGurguurte iyo kooxda USCda cusub, intee la lahaa war kii ku gawrici lahaa mindidii kugu birayn lahaa gacanta ha u galin, ”cawl baa midgaan soo gebraar tegaye, isgoon wax lagu gawriciyo geerisaba haysan, jeenigay gifsiiso mindidi qodatay gaaraye, adiguna gedaasaad tahoo ways gunaanadiye” Farmaajo ayaan nebcahay xigmad ma aha, caqliga saliimka aha wuxuu sheegayaa in aad qiimayso khataraha kugu gadaaman, ka dibna khiyaarka ugu khatarta yar qaadato, 5 sano ee Farmoojo joogay Puntland dhibaato weyn uma geysan, Gaalkacyo muddadaas nabad ahayd iyadoo muddo xilkeed hore ee Xasan Sheekh (2012-17) uu magaaladaas dagaal joogta ka hurin jiray.

  13. waxaan ku qosla dadka leh dowlad somalia jirta xamara dadka jooga gawaadnimo baa xoog lacga lagu siiya adeer xamar waxaa laga xukuma xalane nimankaas habaaranay ayaa gabdah iyo caruurta yaryara ka ganacsada beerka kelya lagala baxaa inta jiirkooda ka soo harana waa laguuba qaarna galmo loo isticmaala xamar guri kasta ilmaa ka maqan oorda liido taga dulaalay wareegaaya waaxaad maqlin backasii micnaheedu yahay bigrad jebi gawaadiinta waxaa loogu bedela morfiin hiroowiin khamri kiniiin irbad alaabtaas aad baa xamar loogu isticmaalo ninkii makhnuudnimo rabow xamar iyo xalane tag

  14. Dastuurka Puntland waxaa ku qoran;

    “Inta laga dhammaystirayo Dastuur federaal ah oo Puntland ansixisay (ratified),
    dabadeedna afti dadweyne lagu meelmariyey, Puntland waxay lahaaneysaa
    awood Dawlad madaxbannaan.”

    Waxaa qodobkaan cadaynayaa in Puntland tahay dawlad madax banaan;

    – inta dastuur federaal la qorayo
    – aftina laga qaadayo shacabka Puntland oo dastuurkaa xakameeya

    Labadaa arin midna ma fulin ee maxaa Puntland uga cabataa markasta in
    aanay caawimo dhaqaale ka helin dawlada Xamar???

    Wax aan kula cunu cidkalena wax ila cunimayso weeye xaalka Puntland!kkk
    kkk kkk

  15. Wax dawlad la dhaho oo soomaalidu dooratay,dirsatay wakiilatay ma jirto.
    Waxa jirta magac dawlad lagu qaraabto balse aan jirin dhab ahaan wakhtigan.
    Marka dawlado waayo?
    Ma mooryaanta Xamar baa ee rabta inay dhulkeena iyo khayraadkeena nagu dul xaraashtaan shidaal,mallaay dakhliga kasoo xaroodana accounkooda ku dhacdo adna ka qado?
    Nin walba dhulkiisa iyo khayraadkiisa asagaa u dawlad ah mana ka dhici karaan qabiilo kale shaar kasta hasoo xirtaane.
    Badda Puntland waxba kuma laha cidaan dadkeeda ahayn.
    Badar iyo beeso waa layska dhicin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*