DEG-DEG+SAWIRRO: khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay garoonka diyaaradaha Laascaanood & Qaadka Kenya

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa sheegaya in afar ruux ay ku dhaawacmeen is rasaaseyn ka dhacday garoonka diyaaradaha Laascaanood.

Is rasaaseyntan ayaa ka dhalatay, kaddib muran dhexmaray kooxo ka ganacsada Qaadka, kuwaas oo isku qabsaday qaadka Kenya.

Sidoo kale, Sawirro laga soo qaaday diyaaradda sidday Qaadka Kenya ayaa muujinaya in qaar kamid ah rasaastu ay ku dhaceen diyaaradda.

Diyaaradda sidday Qaadka oo goobta si degdeg ah uga kacday ayaa ka degtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Tan iyo markii ay dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ah fasaxday Qaadka Kenya, ayaa waxaa ka taagnaa is qabqabsi ku aadan, ka ganacsiga qaadkan, dad badan ayaana doonaya inay faa’idooyin ka helaan Qaadkan.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Daaraood meel walbaba waa ku gaajeeysanyihiin. Min buut_land ilaa abaarso_land waa kuwan eleboorada iyo dekedaha hubka la dhex taagan, oo wixii la keeno cunno iyo maandooriyaba isku rasaaseeynaya, oo isku xasuuqaya, imaan la’aan, jaahilnimo, faqri iyo gaajo darteed. Alloow alle. Gaajo badanaa halkaa, majiirteen baa hore malmalaato darteed isku xasuuqay, hadana waa dhulbahante iyo qaad. Midda kalana hadda ka dib markii daaraood wax loo geeynayo , diyaarado iyo maraakiib proof ah oo gaashaaman haloogu qaado, ileeyn weey burburinayaan hadii kalee, oo sharci iyo nidaam midna kama jirro airporadooda iyo dakadahooda, ee waa in leeyska ilaaliyo bahaahinkaa daraood ee saxaraahaas ku gajeeysan, oo cadkeey arkaanba kala dhacsanaya oo tacshiraada iyo xabadaba isla daba taagan. Allow samata bixi kuwaas.

  2. Xassan Shiikh ayaa ka dambeeyay
    Mahad Salaad ayaa hubka soo dhiibey
    Xamar ayay diyaaraddu ka soo duushay

    Ugaarsato

  3. ILAAH xaqa ha inituso walaalayaal ma tiihi reer banu israail ayaa ini ku dhacay waa maxay sidatanu? war ruuxaan sahalka u dilaysid holoc naar ayaa ka dameeyn aduun iyo aakhiro somali melkasta ma isku dilaysaan kenyana malintii kiliya 3malyan doolar ayaa soo galaa somalina 3kun ayaa qabri gala? 100 kuna waali iyo silic ayeey daraaga qaadka ka qaadaan malinkasta kun ayaa dhilooba tuuganimada musuqa edebdara qibiilka dadnima xumada melkasta waa la taaganyihiin xabsyada ameerika keneda,swiidan uk somali ayaa ka buuxa waxay isku laayaan waa daraag markuu xabsiga ka soobaxo nin ma’aha naagna ma’aha hadii dibadii isku leeyno kudihi isku layno maxaa inka haraaya anigu waxaan ku talin in afsoomaliga la joojiyo oo aan lagu hadlin somali la sheegan magacaan sheedan weeyeh quruun sidaas isu xasuuqeeysa isu necb wilgeey ma arag nin somalia ayaa nin kale somalia ku yiri ma somali baad tahay markaas ku jawaabay maya waxaan ahay suudaani markaasu yiri suudanta waa jeclay kaalay aan wada qadeeyno malintii oo dhan cuntuu siinaya kabo qaali ayuu gaday waala kala teegay malitii dame ayuu arkay ninkii somali ku hadlaaya tii ka dhacday waa layaaba kabahaygii ii soo celi cuntadaydii ii guud tolay tolay kalaceshow rag ku dhaawacmay tolaydii reer hebel

  4. Waxaan katacsiyeynayaa diyaaradda xabbadaha laladhacay waayo uma qalanto waxshinimadaas lagu lakaco.

    Waa Beechcraft King Air oo aan u badinayo in nooceedu yahay A350/351. Waxayna kamid tahay diyaaradaha aadka ugu wanaagsan in jawi iyo dhul kasta lagu isticmaalo oo adkeysin badanna leh.

    Ma aha mashiin safaad loo quuro. Macal asaf.

    Dalka intiisa kale waxaa laga adeegsadaa Fokkerada iyo kuwa la tanka ah, Dhulbahantena waxaa usooharay garoon jaay ah iyo diyaaradaha yaryarka ah.

    “Somaliland” Laaska way dhistay oo Puntland waa lagareystay ma sidan bay ku dambeysay? Markase ay SNM-tu Dhulbahantaha garoon tayo leh udhisayso ma caqliga ayay ka nasakhantahay bay idin latahay?

    Gorgorka aad sakaarada ku ugaarsanayso baalasha uu qummaatiga ugu buubi karo waa laga rifaa.

  5. @AWLAL

    Awlal miskiin reerkaada dhulmahante waa labba dhinac ujoog, iidoor iyo majiirteen kala hoos tagga, mid kastana dhinucuu hoos joogo u qidmeeya oo u nacamleeya, ee goormeey xoroobayaan oo madax banaani beeleed qaadanayaan, iyaga iyo leeylo kase, warxungeli ama warxun geel, hadba saad utaqaan, iyo herti daarood oo dhamaantood daba dhilifyo laba dhinac kala jira oo kala hoos jooga un ah. War awlal dadkaas aad u dhalatay xal u raadi oo isku keen oo kasoo hoos bixi cagaha iidoor iyo majiirteen oo eey ku kala hoos jiraan, ama halkan warkaagama furno hadaadan taa awoodinee isaga huleel, oo iidoor iyo majiirteen hadeyba dhul yaroo jaay ah kuu dhiseen diyaarad yaroo qaad ah oo kii shalay ah idiin soo direen hubna gudaha jaayga airportiga aad utaqaaniin idinkugu ogoladeen, si aad isugu leeysaan baadba nasiib leedhiinee, iska aamu, oo Kistiinaas qaadka ah ee hada idiin timid iska barakeeysta. Wixii idinka dhintayna allaha unaxariisto, qeeyr uma dhimanee.

  6. @Sheegtaha Hiraab,

    Waallidii ma waxay maantana kaatustay inaan Dhulbahante ahay?

    * Ma meel aan kudhashay baad xaadir ahayd?

    * Mise cilmul-qeybka Rabbi usugnaaday ayaad soo daalacatay?

    Eebbe haku caafiyo oo shirkigana hakaa caffiyo.

  7. AWLAL

    Awlaloow ALLAHA adiga kuu dambi dhaafo oo ku hanuuniyo, maadaama aad qof muslim ah oo ALLE IYO RASUULKIISA QIRAY, OO RUMEEYAY OO ADEECAY, OO AAN WALUIGIIS AALLAH SWT USHIRKI YEELIN, ALLAH BAAN KA MAGAN GALAY INAAN U SHIRKI YEELEE,OO ARKAANUL IIMAANKA QIRAY, ARKAANU ISLAAMKANA KU CAMAL FALA, shanta salaadood tukada zakadana bixiya, aad shirki ku eedeeysay. Anigu waxaan ku iri dhulbahante, ee taas ma shirki baa, hadii wax la qiyaaso qiyaasuhu qaar waa dambiyee miyaa la shirkiyay, war awlal anigu waxaan qiyaasay wax si weyn iigu muuqday, kaasoo ah inaad reerka dhiban ee dhulmahante ka dhalatay, hadiise aan qalday inkastoon isku kalsoonahay xoogaa yaroo hubaal ahna ii wehliso, miyaan shirkiyay. Maya maya, ma aanan shirkin ALLAAH BAANA KA MAGANGALAY INAAN SHIRKIYO, EE AWLALOOW SAAXIIB HA INISBEEYN ARINTAAS OO HADAAN IS QABANO HA IGU EEDEEYN WELIBA ADOO BEEN SHEEGAYA, WALIGEEY MA AANAN U SHIRKI YEELIN ALLAH, MANA U SHIRKI YEELI DOONO, MANA GARANAYO OO MANA KA HADAL CILMUL QEEYBKA, OO EEBE KALIGII BAA ISKA LEH, OO ISAGAAN KA MAGANGALAY INAAN U SHIRKIYO AMA AAN UGAFO AMA AAN KU CAASIYO, EE AWLALOOW IGA DAA ARINTAA, OO MALADEEYDA RUNTA AH KA JAWAAB, OO REERKAADA DHULMAHANTE XOREEYSO OO DIINTA ALLE BUD HAKA DHIGAN, MAR HORAANA KUU SHEEGAYM HADANA KUU SHEEGAYAA, DIINTA ALLE QOF AAD IS HEEYSAAN OO MUSLIM AH OO AMARADA EEBE EE FARALKA AH U HOGAAMSAN XITAA HADUU WAX QALDO HAKU WEERARIN.

  8. @ AWLAL

    Saaxiib wallaahi waan dhibsaday eedaada aad diinta illaaheey iiga fogeeyneeyso anoo muslim ah, oo adigaa mar diinta alle kusoo xasuusiyay, adoo sida mushrikiintii u hadlaya, anoonba shirki kugu eedeeyn. Awlaloow saaxiib waa la dooda la isjiid jiidaa , waala isku bandhigaa fikirka caadiga ah ee shirki iyo kufri meesha lama soo galiyo, hadaad aniga si ii dhibsatayna waad ii sheegi kartaa si caadi ah, waana ka hari, ee balse been iyo xumaan fidin eed ah inaad ila daba taagnaato ma’aha caqli nin weyn, oo waa doqonimo. Wax la isku eedeeyo ama lafalo waxaa ugu xun waxa aad igu eedeeysay, waxaana umaleeynayaa inaad dareensantahay inaan arintaas necbahay, oo adiga markii horaba kaa celiyay anoon kugu eedeeyn, sidaasna iigu weerareeyso iiguna dhawaceeyso, caamada halkan ku jirtana iigu kicineeyso, marka saaxiib waxaan kaa ahay dacwo, dacwadeedana waa eedaada beenta ah, EEBE SAREEYE SWT baana i marqaatiya inaanan eheen waxa aad sheegeeyso, ee waxaan kaa codsanayaa inaad arrintaa iga deeyso, ood alle ka baqato, liwajhilahi tacaalaa aad igu ixtiraanto, waayo meelbaad iiga dhacday, meel la isaga dhacana eedaad ii jeedisay baa ugu xun, marka saaxiib 1.ama aan gabi ahaan kala aamusno oo yaynan waxba isku darsan,oo faalooyinkeena kala leexsano. 2.ama aan si caadiya u doodno oo u hadalno, kii qaldamana xeeyndaabka islaamka ku heeyno oo ku ilaalino oo saxno si daacad ah, oo wixii kaftan iyo bambo ah aan isku tuurno anagoo diinta alle isku xumeeyneeyn. Marka saaxiib awlal waa un adiga oo labadaas qodob noo kala door. Oo fadliga ilaaheey iiga jooji waxa xun ee xaasidnimada iyo neceybka ah aad igu eedeeyneeyso. Wabillahi towfiiq. Anaa muslim wasubxaanallah wamaa anaa minal mushrikiin.

  9. @Sheegtaha Hiraab,

    Anigu marhore ayaan amaanka kuugu dadaalay oo aan go’aansaday inaanan kusoo hadalqaadin oo ku magacdhabin, adiga ayaase iga daba hari waayay oo daandaansiyada iga joojin waayay.

    Anigu ma caytamo oo dadkana ma afxumeeyo sidaada, runta iyo xaqa ayaan ku karbaashaa oo gurracnaantoodana ugu muujiyaa. Wadaadnimo iyo inaad diinta taqaanno ayaad kufaantaa, haddana addoomaha Ilaahay ee mareegtadan ku xiran ayaad isku wada sallidday oo mid mid u diiratay.

    Qof diinta kudhaqma sidaas uma dhaqmo habayaraato e. Madashani waxay dadweynaha ugu furantahay in si ilbaxnimo iyo ixtiraam lagu suntay afkaarta iyo aqoonta la isku weydaarsado oo wararkana lagu naqdiyo. Ma aha meel aqoonsiga qabaliga wajiga la iskaga shaabbadeeyo oo la iskuguna aflaggaadheeyo.

    Haddii aan dhibsatay in lagugu eedeeyo inaad cilmul-qeybka Ilaahay meel kaga dhacday, adiguna jooji inaad dad aydaan aqoonba isulahayn online-ka uugu abtiriso oo wax ayan ahaynna kunisbeyso. Danniga iyo tuhunka waa la xarrimay e adigu jooji.

    Aniga oo aanan cidna toos u caayin oo aflaggaadheynin ayaan wixii isku kay sallida kaga cabaadiyaa, waana Eebbe mahaddii iyo galladdii.

    It’s that simple, really.

      • @AWLAL

        Awlal in qofka la caayo iyo in gaalnimo lagu eedeeyo keebaa daran?. Illaheey ka baq oo si fiican su’aashan uga jawaab.
        Anigu waxa aan ka qeeylinayo ma aha doodaada ee waa eedaada beenta ah ee aad gaalnimo iyo waxaan jirin ku marmarsiyooneeyso, waadna ogtahay ineey idhibeeyso midaa, miyaad ku faani markaas ood eebe uga mahad celin, adoo mooda inaad iga adkaatay, oo dood xalaala igu karbaashtay sidaadba kor ku qortayna. Wallee awlaloow warbaa jira, mar walbana maradaad iska tuureeysaa, ee allaha kuu cowro iyo ceeb asturo . Allah ayaa mahad iska leh oo cadeeyay waxa aad tahay(jaahil+agent). Sida keliya ee isku difaaci kartana waa eed iyo been, markii eedaada iyo beentaada laga qeeyliyana waad is cajabin. Saan horray kuugu sheegay wallee war iyo yaab baa jirra.

  10. @AWLAL

    Awlal maxaad soo qortay oo aan eheeyn cilmul qeeyb iyo shirki. Waa un intaa waxa aad soo qortay. Waana un intaa inta laga qeeyliyay. Ee doodeed mooday inaad soo qortay ood dad ku karbaashtay. Dameer awlal waad buktaa oo been iyo naxli baad magatageeysaa. Siduu @DUCAALE KAAHIYE kuu shegayna carabi inteey ku caaydo ku maagto beey nabigana kaa hormari, ee adiga ilaaheey baadba moodaa inaad nooga hormari kartee see wax ujiraan. War awlal ALLE SWT wax walbo wuu ogyahay oo wuu ujeedaa oo wax walbo amrkiiseey ku dhacaan, oo qalbi iyo maan, wax muuqda iyo wax qarsoon eebe wuu jeedaa, oo amarkiiseeyba ku jiraan oo ku joogaan, ee la joog beentaada oo ka joog sheekada saad mooday maahee.

  11. Hiraab wax aan dadku haysan ma haysatid ee wax aan dadku cunin baad cuntaa, dalqabad baa tahay aan biyadiid aqoon oo xaaluf daaq ah, waxna ka caaganayn.

  12. Waar ninka webkan qoraa waa guddoomiyaha dadka waalan oo haysta NGO loogu tala galay sidii loogu furi lahaa dadka dhimirka la’ meel ay ku madadaashaan oo stress-ka iyo depression-ka iskaga saaraan.
    Qofkii miyir qabaa ha ka huleelo webkan loogu talagalay dadka dhimirka la’.

    Waddamada soo mara dagaalada sokeeye waxaa aad ugu badan jirrooyinka dhimirka ku dhaca sida aad ku aragtaan dhibbanayaal badan oo webkan wax ku qora.

    Ilaahay ha wada caafiyo dhammaantood. Kuwa caafimaadka qaba ee soo booqdaana yeyna ka xanaajin dad awelba dhibbanaa iyagoo la doodaya.

Comments are closed.