Itoobiya oo ogolaatay in uu booqdo Madaxweyne Xasan Sheekh

Dawladda Itoobiya ayaa ogolaatay in Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh safar labo maalin ah kutago dalkaas, oo uu lakulmo Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ay horey isku seegeen 3 jeer oo dalabkeeda ah lahayd Villa Soomaaliya.

28-29ka bishan ayaa la qorsheeyey in wafdiga Madaxweyne Xassan ay booqdaan Addis Ababa, waxaana taagan qodobo wali kuwa xasaasi ah oo u dhaxeeya labada dal.

Xukuumadda Addis Ababa ayaa saluugmo siyaasadeed ka muujisay xariirka Dawladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ka dhalatay talaabooyin ay qaaday dawladda Soomaaliya.

Addis Ababa ayaa warbaahinteedu dhowaan sheegtay in xubno ku dhow Madaxweynaha Soomaaliya ay xumeynayaan xariirka labada dal, wallow war kasoo baxay markii dambe Wasaaradda Arrimaha Dibedda raalli-gelin looga bixiyay warbixinta Telefishinka Itoobiya.

Tan iyo markii uu xafiiska yimid Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uu booqasho ku kala bixiyay in ka badan 10 dalka, oo ay ugu horeeyaaan wadammada gobalka, sida Jabuuti, Kenya, Ugandha, Tanzania iyo Eritrea, balse ma uusan booqan Itoobiya, arrintan ayaana lagu macneeyay in aysan isku wanaagsanayn Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed Ali, oo xariir wanaagsan la lahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

PUNTLAND TIMES 

9 Comments

  1. Ethiopia needs Somalia more than Somalia needs Ethiopia. I am certain Ethiopia wanted this meeting and had asked for it. Hassan has too many friends to care what Ethiopia wants o says. Hassan is eliminating threat from Shabaab. As far as states such as puntland its time to ignore them. In reality they have no friends to turn to in order to threaten federal government. On energy issues or petroleum the areas of focus is from Marka to Hobyo. So puntland possible energy resources are not been considered for investment, investigation, and production. Why is it any concern of theirs what happens between marka and Hobyo? Particularly if federal government of Somalia and Konfur galbeed, Galmudug are in agreement.

  2. Abiy plans to humiliate Xasan Shiikh once and for all.Xasan Shiikh just like most of his previous trips such as one in States and Uganda he will be lectured while his head down.
    What is he going to offer to Abiy? Is Xasan Shiikh going to declare infront of Abiy Ahmed a humanly Toowbah?Repent.
    How is going for Ethiopia to accept Ashb spy chief?
    What about Egypt?

    Those are few major human sins Ethiopia perceives Xasan Shiikh has committed against them.

    What a crazy world!

  3. Maskiin

    Bil kahor waxaad laheyd Xassan Shiikh ayaa daabdaansadey Ethiopia oo mar dhow waxay qabsandoonaan The land of Lions.

    Hadda waxaad noo keentay waxaa loo bahdilidoonaa sidii loo bahdilijiray Farmaajo.

    Hadal kale yaanan kaa maqlin oo ah
    Abiye Ahmed wuu nasirahayaa ee waxaas kama yeeleen Xassan Shiikh.

    Waan ognahey in dad badan u xanaaqsanyahiin siday xor u yahiin
    Dowladdaha East Africa ee Afsoomaaliga ku hadlo.

  4. To: all.
    Hassan is a successful president and that is the bottom line. Because of his leadership Somalia without Shabaab is now possible and with in our reach. Our Energy resources production might be realized sooner than we have ever thought of. We keep praying for the president and our prayers are been answered. I ask Allah to guide president Hassan Maxamud to that which pleases him, to justices, and truth.

    • If you arming tribal militias can solve the Al- shabaab issue your very naive. Arming tribal militias or creating new warlords is what created al-shabaab in the first place. Remember the warlords of Mogadishu aka ALLIANCES AGAINST TERRORISM THAT WAS DESTROYED BY THE UNION COURTS. XASAN SHEIKH GOVERNMENT FAILED BEFORE IT EVEN BEGAN. YOU WILL ALL SEE.

  5. war hooy ninkaan shaqo aan shaqdiis aheeyn ayuu la dalaandaaldhacaaya m/w afartaada sano ku galgalo dheef waad helin please itoopia wax sadaqo ha warsan lacag iyo magac taajir waad helin laakiin magac dowlada maya minfadlak dumarka iska reeb markaad dibada u baxeeysid hawie turub baray tuugnimo baray dulaal iyo malaal baray habarteed katahay dowladnimo iyo cadaalad inuu barto dam oo misana dam dam kasii backasii duff ku bax

  6. Waad edeb daran yahay ninkan Xuseen la dhoho oo qoraalkan anshax xumada ah ka qoray Madaxweynaheena Soomaaliyeed. We don’t need an approval from a Habash. Hadii laba hogaamiye kulmayaan, tt is a give and take. Sharci gaal iyo muslim labaduba wuu ku xadgudbay. Soomaali baa hore u tiri, Doqonta 12 indhood bay leedahay, 11 ka mid ah waxay isaga eegtaa walaalkeed. Hassan Sheeikh waa walaalkaa Soomaaliyeed, Not Abiy Axmed. Caqli yeelo waad liidataaye.

  7. Issa(ID)
    Puntland waxba uma aragto (faladka) Xasan, waa intii uu formajo
    eeday oo kale, wax wallba oo(NACAS) sukeeye &(NACAB)shisheye ba”sho,
    waxaa u yaal (xeer iyo sharci)si waafi ah u qeexaya,madaxeynaha
    waa in uu ogaado in dalka ay qaybsadeen 5(Shan) nin oo madax ah,
    oo uu dalku yahay(Federaali) lawada leeyagay,lana kala leeyahay,
    (Is dhiikeynta iyo isku dhererintu) waa wixii Formaajo (EEDAY)oo
    lagaa yeeli maayo,Puntland (QARNIYO) ayeey ku Abtirsataa(SHALAY)
    baad timid(MAANTAAN) ku saxeynaa (BERINE) waa ku direynaa ,
    (Insha Alla) ha dhayalsan, wbt

  8. Gaylan Media.
    Sida website yada Soomaalida oo dhan wax u qorto m.iyago on ka fiirsan cinwaanka ama wax ay qorayaa,waxaa shaki ku jirin aad ku kuftay qoraakan,oo been ( Fake news ), waxaa kale oo kaa muuqata in aad Abyi Ahmed,aad ka dhigayso ,wuxuu san ahayn.
    Soomaaliya madaxdeeda laga Soo bilaabo 1956 ilaa ilaa Hadda 2022
    Waxay mudan yihiin in la siiyo sharafta iyo karaamada ay leeyihiin,war adiga iyo kuwa meelaha ( website yada ) wax ku qora,war Horta barta sida ay muhiim u tahay in Soomaaliya aysan cidna magan u ahayn.
    Ethiopia 1977 kii waxaa bisado ka dhigay ciidankeedii kuwa Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*