Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida

Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha. Shirkaddan oo ay qeyb ahaan leedahay dowladda Shiinaha ayaa shidaal qodis ka waday Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Itoobiya waxay sheegtay inay shirkadda Poly-PGL ay kuu guuldareysatay inay raacdo heshiiska ku saabsan dhaqaalaha iyo dhanka farsamada ee shidaal soo saarista.

Dadka deegaanka ayaa ku eedeeyay shirkaddan inay sumeysay ceelasha biyaha kadib markii ay shirkadda ku daadisay waxyaabo waxyeelleynayo deegaanka.

Shirkadda kama aysan hadlin eedeymaha loo jeediyay.

Dowladda Itoobiya ayaa qorsheyneysay in ay ka faa’iideysato ceelal laga helay shidaal oo laga helay deegaanka Soomaalida, laakiin waxaa jirta cabasho ay dadka Soomaalida ah ka qabaan mashruucan oo ah mid aad u baaxad weyn.

Shirkad Shiineys ah, oo in muddo ah qiimeyn ku sameyneysay ceelasha shidaalka iyo sida loo wajihi karo howsha qodiska, ayaa dhawaan dowladda federaalka Itoobiya u xaqiijisay in la qaadi karo tallaabada ka faa’iideysiga.

Muddo dheer ayay Itoobiya ku howlaneyd inay xog dhammaystiran ka hesho kheyraadka dabiiciga ah ee gaarka ku ah gobolka Soomaalida.

PUNTLAND TIMES 

11 Comments

  1. Shiine waa in meesha laga saaraa, dawlada shucuubta dulman matashana lagu wareejo mashruuca sida ugu dhaqsaha badan.

    Droneskii lagu nadiifin lahaa qashinka wayaanena waa diyaar..

  2. Kkkkkkkkkkkkkk amxaar galbeed, ma waxaad kala dooraneeysaa shirkadaha shidaalkiina itoobiya usoo saari lahaa si ay u qaataan bilaa lacag, markaasaad haddana jamhuuriyada xorta ah ee samaale ka dabaqeeylineeysaaood ka daba caacleedahay markeey waxooda iyagu manfacsadaan oo ay ilaashadaan.

    Eey baad tahay wasaq ohoo,
    Dabba dhilif amxaaro baad tahay wasaq ehee,

    Kiliinkiinii yara inta u gumeeysi u hagoogan yahay,
    Waa kaa xaaraan ka hadalka arrimaha jamhuuriyadda sa aale-ee,
    Wallee hadaadan joogin,
    Kanna harrin jamhuuriyadeena barakeeysan ee aad ka dabba caacleedahay adoo dabadhilif camiila ah,
    Wallee war baa kuu yaal,
    Kuuna sheegi mahayoo
    Dhaayahaadaad saari doontaa.

    Shit amxaar galbeed.
    Daba dhilif iyo camiil quruna baad tahay.

  3. Huuraale/hiiraab

    Beryahan waa kacsan tahay, low IQ culusow xaqiiqooyinkii laga sheegaa ku dhibtay, daba dhilifnimo ninkaad utahay waad taqaan, goormaad caano ka daadisay col soo duulay? Marna talyaanigaa wabiga kaaga talaabayay, marna waxay Somali ku tacabtaad bililiqo la daba joogtay.

    Bisaddu meel dad salaxay waa seexan taqaan iskumase hawsho, mana shukridee markay wax qaadanaso indhahay isku qabataa, halkaasaad Somali kaga jirtaa.

    Haa shidaalka kililka waa lasoo saarayaa waxana lagu wareejinayaa dawlada barakaysan ee aad magaca soomaaliyeed kaga dawarsataan. Ayadaana soo saaraysa dawarsigana waa kuusii badanayaa inshaAllah.

    Kilika shaqo badan baa ku socota sida, maalgashiga beeraha shabeele, dhawaan waad maqli doontaa low IQ culusow oo leh, Nileka shaqaday maahan wabi shabeele hanaloo dhaafo, udiyaar garaw.

    Taxaalufka barakaysan ee geeska waxaa dhawaan kusoo biiri doona hustlerka cusub. Somaliayana waa laga badbaadinayaa low IQ culusow iyo cawaantiisa. Ku bishaarayso.

  4. @Amxaar galbeed.

    Amxaar galbeedoow labadeena kan daba dhilifka iyo nacamleeyaha ah waad ogtahay waan ogahay EEBANA wuu ogyahay, ee kuu fiicanaa in camiilnimada aad waddo joojiso.
    Midda kalena amxaar galbeedoow amxaarada iyo xukuumadoodu waa kuu dowlad oo shidaal iyo qeeyraad baad ka sugeeysaa oo inta kiina idiin soo saraan beey idinku wareejinayaan, kkkkkkkkkkkk wallee waad waalatay amxaar galbeedoow itoobiyaana inay wax kaa qaataan mooyee waxba kuuma soo wadaan wixii ay kaa qaataana kuu hanbeyn maayaan, ee kuu fiicanaa inaad shidaalkiina yarka ah diifacataan oo aad dabadhilifnimada iyo amxaaro ka cabsigga joojisaan, jamhuuriyadda xorta ah ee samaale-na aad ka hartaan.

    Amxaar galbeedoow war baa kuu yaal hadi aad saan ku socoto. Shit.

  5. Huuraale

    Macluumaad xaqiiqo ku salaysan baan dhiibtay haday ku dhibeen waa hawl kuu taal.

    Dawlada barakaysan ee Turkey baa shidaalkaas qaadatay oo lagu wareejay, kudarsoo waxa laga dhoofin doonaa Dekada barakaysan ee garacad. Waana arimaha reer yurub iyo maraykan dagaalka ugu qaadeen Ethiopia, loona keenay meesha low IQ culusow si uu qayb uga noqdo dagaalka lagu hayo Turkey, kudarso Sisi iyo ina zayied.

    Marka hawsha socotaa waa kaa saraysaa ee iska daba soco low IQ culusow iyo daba dhilifnimadiina.

  6. @Xaar💩💩 galbeed

    Waryaa xaar galbeed amxaar yohoow beenta jooji war dadku caama maaha ee waxa qosolka badan ee aad ku hadaaqeeyso jooji.

    War doqon yohoow waa maxay waxa aad horumar weeye lagu tilaabsaday leedahay, waaba addinkan tigrey iyo taangiyadooda idinku soo wajajan yihiinee, oo inta meel kasta idiin soo dhaafeen kiliinkii jag-jaga idiinkugu imaan rabbaan, war amxaar/xaar galbeedoow meeshan waxa aad la timid ee shactirada ah kala bax, sidaa baa kuu roon oo kuu qiimo badan, inkastooba aadan qiimo leheeynba oo eey amxaaradu leedahay tahay.

    Shit xaar💩galbeed halkan waxba kuma heeysid, yacni dood cilmiyeeysan iyo mid maangal ahba intaba kuma heeysid, ee niil niil niil niiiil unbaad lasoo taagan tahay oo k7 qafiiftay adigooba waligaa niil aragg oona marna ka cabbin, war amxaar galbeedoow waa igga tallo ee jooji beenta iyo dhuusada aad waddo, hadii kalena warbaa kuu yaal, kuuna sheegi mahayoo waad arki doontaa insha’allah, ee bal wad qurunka aad waddo.

    Shit xaar💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩galbeed war baa kuu yaal.

    • Huuraale

      Hawshan adiga iyo low IQ culusow waa ka saraysaa, waana sababta qaylada iyo cayda kaa keentay, iska daawo, in-dhahaaga oo shanaad ku arki, waana hawl bilaaban oo gacanta lagu hayo. low IQ culusow iyo cawaantaad ka mid tahay (badar iyo beeso) waa laga tashaday.

      Tigreagii iyo uhuuro ma dafirteen markay shaqayn waayeen! Ama tahriib ku taga ADIS Ababa ama NAIROBI iska dhiiba mashruucaan cago adag buu ku taagan yahay.

  7. @Xaar 💩 galbeed

    Kkkkkkkkk
    Amxaar galbeedoow Wallee nin bukko oo aan dood galin baad tahay ee EEBE haku caafiyo, oo hakuu nuuriyo maskaxdaada mugdigga ah ee indhaha iyo aqoontaba la’.

    Shit xaar 💩💩💩💩galbeedoow qaxooti haduu jirro waa un addiga iyo addinka (kuwa kilinka jag-jaga lagu gumeeysto) ee ogoow, tigrey iyo uhuru kikuuyana shaqadeena iyo howsheena maaha, oo hadeey jabaan oo ay tagaan waxba noogama xirna ee waaba danaheena iyagga jabkooda.

    Marka amxaar galbeedoow halkan ka qeeyli. Oo xaqiiqada inaad marin habaabisana isku day, oo itoobiya u xalaaleey baada iyo boobka xooga ah ee idinku waddo oo ii dheh ama xayeeysiina halkan ugu sameey waxa ay idinku sameeynayaan ee foolxumada ah.

    Shit xaar 💩galbeedoow ogoow soomaaliya aka samaale country waa dal madax banaan wixii aynu dhulkeena kasoo qufanana inagaa iska leh oo manfacsaneeyna, ee addinkaa kiina ka qadsan oo niligga xoogayee EEBE ha idiin gargaaro.

  8. Midda kalena xaar galbeedoow niil niil niil inta iska deeyso oo mashruucan baada iyo xooga ah ee niligu wado xayeeysiinta aad u sameeyneeyso iska deeyso, anagga noo imoow oo inagaa wixii dhib ku haysta kaala talineeyna oo xaladaadan buktada iyo isku dhexyaaca ah ahna la tacaalayna, caafiyaka ALLAH ninkaadan bukka ee amxaarada u eeyga ah.

    • Huuraale

      Shit, xaar ==== Huuraale/Hiiraab

      Waa inta aad la qiimo tahay ooy kaaga dhegtay.

      Qofka liita sida Huuraale waa inaad ignoregarayaa, waa daawada saxaah..

      Just make sure inaad doodayda akhriso ood gaadhsiiso ciday khusayso, waana ujeedada aan ka leeyahay, qashinkaaga iguma ogid…

  9. Somali Amxaar

    Najis Najis dhalay oo Amxaarada dabada u leefa ayaad tahay.
    Amxaaro Lover.

    Batroolka waxaa laga qodayaa waa Hobyo ayada ayaana laga Dhoofin doonaa ee sidaa ku seexo Daanyeer yahoow Amxaarka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*