Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 40 ee 10-ka September 2022, kuna saabsan magacaabid Wasiiro ka tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Markuu garawsaday: Shaqada baaxadda weyn ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda.

Marku la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

1. Waxaa Cabdifataax Maxamed Cabdinuur loo magacaabay Wasiiru- Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Puntland.

2. Waxaa Maxamed Cabdirisaaq Dayib loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha

3. Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

PUNTLAND TIMES 

27 Comments

  1. Maxaad dhibsatay? In wasiiro la magaabo ma Qaxaaxaa? Mase Wasiir sugaad ahaydoo liiska ayaad iska arki wayday? Bal la qaybso alhristayaasha waxa ku xanuunjiyey?

  2. kkk
    Waxaan sugnaaba waa isagoo maalin dhaw Awlal majnuun u magacaaba
    maamulaha jeelka dadka waalan ee Garoowe!kkk

  3. @kan sare isku kalsoonow
    ma waxay kaa wadi weydey magacii ugaaska gedo A. A. Xade, illeyn kan kan uu had iyo jeer ugaasku sheego inuu magaciisa qaato waa daayeerkan reer hargeysa, waa kan @@khalid@@ wata ee jirjirroolaha ah, hadaan ku garanay DAY-DAY baad tahaye dadka magacooda u dhig. go to hargeysa hell..

  4. ALLAAHU AKBAR!

    @@@Ugaas A.A.Xade,

    Ugaas, waakaa Allaha Caaddilka ahi maanta kuu hiiliyay oo kashifay daalimkii mujrimka ahaa ee magaca kaaga diganayay!

    Waxaan hubaa inuu yahay daalimka kusoo gala magacyada kale ee irirnimada lagu buunbuuniyo dhammaantood iyo kuwa la inagu jaa’ifeysto. Lacnadi ha cuskato mujrimiinta uu kowga ka yahay!

    Bahda Puntland Times fadeexad baa ka raacday inay mareegtadooda maamulan kari waayeen.

  5. Dadkii aan aduunka ugu necbaa ayaa maantana calankoodii dusha ii saarteen
    Puntland Times ?!!!! Waa idiinka tegi meesha.! GedoLand mareegto la dhaho
    ayaan samaysan!

    • AXado Old faqash.

      Qurbaha ayaad ciil iyo catow ugu bakhtiyi nacaybkaaga sidii Daalimiintii kaa hireeyey
      Nacalatula caleek Yaa Munaafaq Xaaraan iyo booli kusoo koray,
      Go to hell with your facking hate, who Cares,,

      Boon inagumeed ciilan seediyada Sangadhuudhiga/Anxaar si fiican weelka ugu cal Yaa Fataal Kkkkkkk

  6. Issa(ID)
    Dani wuxuu tagaa meel gari taal oo goglan,gar-cadne
    ku dhan tahay, mase tago meel sawir lagu galo oo aan
    mansab iyo maamuus lahayn. waa nin wixii caruuri so
    maagan tahay sii moosa oo ka muraadsada, ALLOW idiin
    maciin oo moosku yuu jabin ,,,,,,ka soco wbt

  7. A.A.XADE

    Saaxiib xade waxaan umaleeynayaa in qofka magacaaga qaata uu yahay @laaleeys. Bal u fiiri lahjadda iidoor iyo calanka iidoor ee uu sito waa isagga ruuxan hadda magacaaga sita ee qooraalkan ugu dambeeyay soo dhigay, ee maxaad uga carareeysaa halkan, ma ninbaa carara mise dhoocil baabad eheeyd oo ragg la diririd diyaar umaadan eheeyn.

    war hooge A.A.XADE iska joog meeshaadan oo libaaxyadeenan hanooga tagin saaxiibadaa fulayada ah ee @awlal iyo @ally madhibaan, yeeysan cidloon oo anaguna cuninee adaaba hadda nagga yureeya oon dartaa uga joognaayee.

    war hooge xade waa kan saaxiibkaa @awlal ooyaya uuna leeyahay hadaad tagto ana waan taggi oon carari, ileen bahalka adiggan A.A. XADE ah maaesha kaa saray anigu ii daahi maayee, ee bal xadoow iskala joog saaxiibkaa @awlal, oo libaaxyadan aan amiggu ku jirro ha uga cararin, maxaa yeelay doonimeeyno in @awlal dhaqaajiyo sababtuna waxaan rabnaa ineeynu ku ciyaarno oo aynu dhexda gishano mar walbo oo aynu la doodno si aan u fahano maskaxda daaraood sida ay u fakirto, haduu nagga taggana waa nagu dhib, oo adigga iyo @ally majiirteen buu halkan ku weheshadaa ee iskala joog hadaad nin tahay oo saaxiibadaa ha cidleyn, Horaaba waxaa halkan uga cararay @qardafuui iyo @hilaac iyo suu hadda awlal sheegayo oo baafintiisana ku qoran A.XARAR oo uu @awlal u barooranayo, ee bal adigga iska joog oo saaxiibadaa wehli.

    Midda kalle saaxiib A.A.XADE ANIGA WALLAAHI BILLAAHI TALLAAHI IN AANAN KU JIRIN KUWA MAGACYADA DADKA BILILIQEEYSTA AMA DANO KALE KU FUSHADA AMA XITAA INTA SOO QAATAAN DADKA KU CEEBEEYA EE OGOOW MIDAA, OO ANIGA HA I TUHMIN HADAAD MAGACA EEBE DHAARTA AAN KUUGU MARAY IXTIRAAMEEYSO OO AAD MACNAHEEDA GARANEEYSO. SALAAMA SAAXIIB.

  8. Hiraab

    Nacalaa adiga iyo fataalkii ku dhalayba ku taale, ha iga been abuurin.
    Ibnal makhnuud yahow.! Anigu magacayga iyo calankayga oo dul banbanaya
    ayaa ku doodaa, cid aan ilaahay ahayna kama baqdo ismana qariyo.

    Kuu caayi maayo qabiilka aad magacoodo ku xaartay, qashinyaho afka hayla
    soo gelin. Weligaa ma kuu jawaabin, kulama doodin
    magacaagana ma qorin! Baakhad yahay maxaa ii kaa keenay???

  9. Awlal,

    Malcuun-yahow mudawakha ah hadii in yar oo xishood iyo ala ka cabsi
    ku hadhay jooji sunta qabiil ee aad magacyada kala duwan ku fidinayso!
    Jooji cayda qabaa,ilada Soomaaliyeed. Jooji isku dirka!
    Ifka sharaf kuma yeelanaysid aakhiro toos ayaad jahanama ugu geli!

  10. @laaleeys

    Waryaa laaleeys oo waa kuma qofka calaamadaada iyo lahjadaada soo qaatay. Jooji beenta waryaa oo u dhaaf miskiinka xade magaciisa, waa kaa oo waad ka oohisay isagga iyo saaxiibadii, oo waa kaa uu leeyahay waan tagayaa oo uu rabbo inuu iska taggo maadaama aad adigu magaciisa ugu dhagantahay. Waryaa laaleeys anigu waan garanayaa iidoor iyo munaafaqnimadooda ee meel joog adeey nacladi kugu taalaayee iidoor yohoow maqnuutka munaafaqa ah. Ogoowna soomaaliland aka abaarso_land isnot a country, but it’s maamul goboleed in soomaaliya.

  11. @laaleeys

    Waxba kuguma darsan iyo magacaaga ma qorin cidna kaa dhicin meeyso, ee munaafaqnimada iyo tuugnimaa jooji. Iidoor iidoor dhalay oo af xun baad tahayee. Ma waxaad is moodaa ruux qaali ah oo in wax lagu darsado loo halgamayo, maya laaleeys waxaad tahay tuug aan qabtay ee beenta iyo boor isku qarinta iyo vip iska dhigida jooji. Iidoor munaafaqiin abaarseeystayaal ah baad ka dhalatay, i know you laaleeys. Xade nabad geli.

  12. Hiraab

    Isaaq wax aad ugu timaadaa waa faduul ee orod fataal yahow fataalku
    dhalay iska dhici raga wax idinka dhexeeyaan ee aad is haysaan!

    A.A.Xade aad sheegayso iyo adiguba waxaad tihiin laba munaafiq ee
    laga roonayaala.kkk

  13. Hiraab
    Magac qabiil ee aad wadato ayaan kugu xeerinayaa, hal mara waa
    kuu digayaa; Amaan isii, fataalka a.a. xade ee aad difaacaysona
    bada kula dhac!kkk

  14. @laaleeys

    I dhageeyso laaleeyso cid kugu dhagani ma jirto, ee dhuusada iyo beenta jooji. Xade iyo aniguna ma nihin saaxiibo ee waan ucalool dabcay keliya oo sidaa baana kuugu digayaa maadaama aad adigu tahay tuuga meeshan ku dhuumanaya.

    Midda kale aniga waxaan ahay ninhiraab ah oo been kuu sheegi maayo, iidoor iyo hiraabna waxba kama dhexeeyaan ee hadaad rabto soo caaytan ileen aax kale sooma wadidee. Ogoow laaleey i caght you thief.

  15. @laaleeys

    War laaleeysoow inaad adigga tuugga xade ku dhagan tahay waxaa cadeeyn u ah, waa adiggan isla markii aan ku sheegay soo booday oo soo qeeyliyay ee seed ku ogaatay, bal arag ninkan tuug intuu wax bi’iyo buu meel udhow istaagaa markii la tuhmana soo boodaa oo uu qeeyliyaa, saas baadna sameeysay oo kusii cadeeysay inaad adiga tahay. Laaleeys jooji burcadnimada, miskiinka xade ee ilko yarta ahna faraha ka qaad. Bes waa intaa.

    • @ Hiraab,

      Qabiilka sharafta leh Hiraab iyo hawiye’ba xumaan ma dhextaalo waa Xulufo waqti adag soo wada maray ilaa hadana GAASHAANBUUR Adag isla ah,
      Waa kugu ceeb inaad qabiil dhan oo waxba kugu samayn Cay joogta ah ladaba taagnaato,

      Aniga reer somaliland ahaan sharaf iyo walaaltinimo ayaan u haynaa walaalaha hawiye
      Marwalba,,

      Ogow ninka aad difaacayso A,A Xade, inuu yahay munaafaqa ugu weyn uguna af xun maalin walba hawiye ayuu caayaa iyo Isaaqa,,

      Laaleys wuu kuu cadeeyey inaanu magacyo kale qaadan markaa saaxiib dadka kala baro,,

      Tuugaas Boolida kusoo koray XADE waqti hayskaga lumin hana difaacin wasyo ma istaahilo,,

  16. Hiraab

    Saaxiib waxaan ahay nin Magaca aad sidato kula sheegta oo Habargidir ah laakiin walaaloow waxaan kaa codsanayaa in aad Joojiso cayda Beesha Isaaq maxaa yeelay sida aan halkaan ka aragno waa Niman wax badan xeerinaya oo diidan in ay Hawiye wax Ka sheegaan oo u gafaan ama aflagaadeeyaan.

    Sidaad rabtaan oo kale u dooda laakiin cayda Qabiilada waa laga Fiican yahay.

  17. @laaleeys

    Waryaa laaleeys anigu waan garanayaa iidoor iyo munaafaqnimadooda ee meel joog adeey nacladi kugu taalaayee iidoor yohoow maqnuutka munaafaqa ah. Iidoor iidoor dhalay oo af xun baad tahayee. Ma waxaad is moodaa ruux qaali ah. Iidoor munaafaqiin abaarseeystayaal ah baad ka dhalatay. Midda kale aniga waxaan ahay ninhiraab ah oo been kuu sheegi maayo, iidoor iyo hiraabna waxba kama dhexeeyaan. Ogoowna soomaaliland is not a country.

  18. Doofaar doofaar dhalay waa kuma qofka magaceeyga @hiraab soo qaatay ee beentan hoose qoray abaare 3:59am. War asxaabay hadaayay baan laaleeys doodnay oo ka dib afar saac iyo afartan habeenimo 10:40pm baan qadka ka baxay. Ka dibna waa kuwan @runsheege iyo ducaale kaahiye ii soo dhigeen qoraalo ay igula hadlayaan, balse wallaahi baanan qoraalka ka hooseeya qoraalka ducaale kaahiye ee laaleeys lagu weerarayo ee sagaal saac iyo konton iyo sagaal daqiiqo 3:59am la soo dhigay aan aniggu soo dhigin, waa munaafaq magacayga soo qaatay. I fahma asxaabeey qoraalada korre ee afar saac iyo barr 10:40 pm ka hor aan soo dhigay waa kuweeyga, balse ka dib midka hoose ee kan ka koreeya ee kan ducaalena ka hooseeya ee sagaal saac iyo konton iyo sagaal daqiiqo 3:59am lasoo dhigay ee magaca @hiraab wata maaha keeyga ee waa mid lasoo jarjaray oo kuwii aan hadaayay laaleeys ugu jawaabayay 10:40 pm ka hor laga soo qaatay, oo ka dib markey runsheege iyo ducaale ila hadleen lasoo dhigay, oo la iigaga been sheegayo, si la isakaga keen hor keeno aniga iyo ragaas wax ii sheegay. War munaafaqa magaceeyga qaatayoow balaayo ALLE kuguma ridee ii daa magaceeyga iyo qoraaladeeyda aad inta jarjarto kadib dadka ku weerareeyso. Acuudu billah.

  19. Hiraab

    Nacala fataal yaa qarmuun Hawiye! Waxa caloosha ku jira afkuna xadaa, waadba qiranaysaa soo ma ahan in aad sidaa ino maagtay kalaxadyahay kalaxaadu dhashay.

  20. @hamza

    Ninka hamza la yiraa ee jaamacada aka kaniisada abaarso ee qaniisnimada lagu barto kasoo dhex qeeylinaya, waxaan ku leeyahay shut your stupid shit mouth, lama hadlo aniga kuwa abaarso ku xareeysan ee caacda iga jooji.

  21. War kuwiina isko midka,oo hadaba iso haysta dad kala duwan ,.
    1- waxaad tihiin ( The two sides of the same coin )
    Qabyaalada Jaahiliga ah,waa kago caqli beela.
    Magaciina in la sheego,looma baahna waa wax cad,war xataa mar ka basta cayda iyo beekaha Soomaaliya ee sharafta iyo karaamada mudan.
    War sow noqon maysaan,Maroodii aan arkayn takarta saaran oo arka mida saaran maroodiga kale.

Comments are closed.