Mareykanka oo duqeyn ku dilay Tiro kamid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar cirka ah xilli ay dagaal kula jireen ciidamada dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay militariga Mareykanka Arbacadii.

Duqeyntan ayaa laga fuliyay deegaan ku dhow degmada Buulo-burde, iyadoo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ay wadeen howlgal lagu beegsanayo ciidamada maleeshiyada Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika.

“Qiimaynta hordhaca ah ee taliska ayaa ah in weerarka lagu dilay 27 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, mana jirto dad rayid ah oo waxyeello kasoo gaartay,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkan, kaas oo ku tilmaantay weerarkan mid is-difaac ah.

“Ururada xagjirka ah ee rabshadaha wada sida Al-Shabaab waxay u taagan yihiin khataro mustaqbalka fog ku ah danaha Soomaaliya, gobolka iyo Mareykanka,” ayaa lagu yiri bayaanka.

Taliska Afrika ee Mareykanka ayaa ku tilmaamay weerarka socda kii ugu ballaarnaa muddo shan sano ah oo ay fuliyaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Bayaankan ayaa sidoo kale lagu sheegay in duqeynta Mareykanka lagu fuliyay “codsi ka yimid” dowladda Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES

26 Comments

  1. “Bayaankan ayaa sidoo kale lagu sheegay in duqeynta Mareykanka lagu fuliyay “codsi ka yimid” dowladda Soomaaliya”

    Hassan sheekh meel fagaare ayuu ka sheegay in la laayo dadka la nool alshabaab beeralay iyo xoolalay iska markaana u xukun raad sada ana la macaamila alshabaab waa LA DUQUYNAYAA .
    Cajiib cajiib
    Sheekh cali sheere wuxuu ka sheegay meel fagaara ah.
    Cida gaalada la nool la macaamisha la shaqeysa in laga fogaado aana la agdagin
    Si qaraxyada soo socda aan u wax yeelayn kkkkk

    Labadaa urur ee Somalia ka jiraa ee kala ah
    ururka dimoqraadiyada somaliyeed iyo
    ururka islamiyiinta somaliyeed

    Shacabkii somaliyeed ma sidaan Bay dantu bidday in loo la dhaqmo waayo kitabkii allaah diiday in ay ku dhaman

    • @Afuufa

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk afuufoow sheekh cali dheere iyo urur islaami ah maxaad ula jeeday kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, wallee afuufoow horaan kuu sheegay inaad shabaab tahay nacladii ALLE KUGU DHACDAYEE EEY YOHOOW EEYGIISOO KALE JIRIN, bal arka waxa uu baqtigan bukka ee argigixisada ahi ku hadlayo.

      Waryaa afuufa af-qurun cali dhareere ama saad u taqaan cali dheere ma aha shiikh ee waa sheeydaan kaafir laacin ah nacladii ALLE HAKU DHACDEE munaafaq ah, sidoo kalena kaafiriinta shabaab ma’aha urur islaami ah ee waa urur gaalo ah kufaar ah mulxidiin mushrikiin munaafaqiin laaciniin malcuuniiin kaadibiin majnuniin ah ee beenta iyo balaayada aad qoreeyso iyo kufaarta aad muslimiinta ugu weceeyso jooji.

      War afuufa af-qurunoow EEBE haku hoojiyee muslimiintan halkan ku jirta ka hor wareeg oo caacdaadan iyo dhuusadaadan aad la dul taagan tahay kala dul dhaqaaq NACALADII EEBE IYO TII UUNKIISOO IDIL KUGU DHACDAYEE.

      WAR AFUUF AF-QURUNOOW WAXAAN KU LEEYAHAY HORANA KUU IRI GET OUT HERE FASTLY.

  2. ssa(ID)
    Puntland Aragtudeeda (One man one vote) waa lama taabtaan
    waa hiyi & bar-tilmaameed ay ku taameeysay muddo dheer oo
    saldhig u ah hayaanka dawlad dhiska soomaaliyeed, oo ay
    puntland horseedka ka tahay,waa hab simaya shacabka oo ay
    si xor ah ugu xulan karaan HAL-DOORKA,waa hanaan tartan
    furan oo leh (1) Olole & Abaabul (2) Xisbi & maamul furan
    (3) Tiro koob (4)Aqoonsi & Sawir (5)Sumad ma guuraan ah,
    Puntland way ka baxday habkii 4.5 ee cunsuriga ahaa, iyo
    kii qabaliga ahaa, waxay u soo ban-baxday sinaantii iyo
    wada orodkii loo dhamaa, Madaxwyne DANI wuxuu balan-qaaday
    inuu hirgeliyo, kana dhabeeyo ,ayado lagu jaan-goynayo mudo
    xileedkiisa, taas oo qayb ka ahayd ballan qaadkiisii hore,
    waxaan u rajeyneynaa ka qayb gal iyo guul wbt

  3. Issa(ID)
    Waxaan arkayaa wajiyo xasuusteyda ku qoran,dad karaamo
    iyo sharaf u sugnaatay,waalidkii na ababiyay,labeentii
    bulshada, macalimiintii wax na baray, iyo madaxweyne
    DANI geesigii Gocorkii dilay,daanyeerkana hada dabaya,
    waa dad cibaado iyo cabsi (ALLA) wajigoda ku dhilan tahay
    waa dad aqoon,aragti,aqool,iyo abab u leh hogaaminta,
    horseedida,iyo hagar-bixinta hawl walba oo culus, waa
    xul lagu aaminay in ay qabtaan,jideeyaan,oo fuliyaan
    doorashadii aanu ku balan-saneyn ee noo wada bidhamyso,
    (One man and One vote) Amana Alla (Nooli kulanti) wbt

  4. Ussa(ID)
    Aragtida Puntland ee Doorashadda ma aha mid cido kale
    loo doonayo, ee waa geel-qaadkii,goolaaftami jiray,oo
    Guur-dona gashantina raba, (XORIYO NIN GAYAA GUURSADA)
    Garaad jaamac gabadhisii curada ahayd ee (Pintland)
    ayaa loo doonay, hadaba yaan lays baryin ee ninkii
    Af leh oo itaal sheeganaya ha soo baxo, u qareemidu
    waa xaaraan, xaal walbase SHACABKAA xeeriya,xujana
    ninkeedaa fura ,Yarad,sooryo,Alla bari ,Aleelo xirid,
    Alkumasho,Shash-saar,Gabaati,iyo 7 bax,kaan awoodin
    ha haro, Saaxiibayaal nin walba oo Guur & Guri siyaso
    dhisaya waa inuu kaftano,ciyaaro,gacalo-miroodo oo la
    janto(Dhar magaalo qaadashadiisu dhawaa,dhal magaalo
    noqoshadeedne dheeraa) wbt

  5. Issa(ID)
    Dhaqan ahaan ragga xilihiisa iyo xoolihiisa waa laga
    leexdaa(pintland)waa OORI xil iyo xushmad kaa mudan,
    qooraansadow inaad qaameysan tahay ogow waa(DUMASHI)
    aan sharcigu (DAAHIR) kaaga dhigin, ninka qabana faro
    ka ciyaar iyo falaad ma yaqaan,(ciirtaa dhamaa caydaa)
    yaqaan, N&N iyo Aaran (War qaba,waqtine suga) Wbt

  6. Issa(ID) Dagaalka(Cadale & Rage ceele) isku hubeyntisa,
    waa fal cawaan, waa arrin ka hortag mudan,waa shaqo uu
    awoodii dawlada ugu gacan gelinayo shabaab,asagoo hubkii
    iyo agabkii ciidanka ku wareejinaya, arrintaasine waxay
    qireysaa in dawlada tahay shabaab,xasan wuxuu cadeeyay
    in hawiye yahay al-shabaab, taas oo ah inuu keli ahaan
    u bilaabo dagaal ka dibne dadkii uu daafacayay shacabka
    wareejiyo hubkii ciidanka,kuwaas oo ah shabaab, waxaan
    koobay odayasha 2 gobol ee hawiye, hadaba arrin lala
    yaabo, puntland iyo juboland waa inay digtoonaadaan
    beesha caalamkane waa in ay la socotaa,waa arrin
    la mid ah shirqoolkii (Caydiid u dhigay Cali mahdi)
    ka dubne lagu naafeeyay (Dagaalkii 4 bilood)Xamarne
    maanta Abgaal (TAYO IYO TIRABA)looga qabsaday,hadane
    waa shirqool kale uu (Mahad salaad u dhigay Xasan)
    Aryaa ABGAAL CISMAAN AHwn

  7. Issa(ID) Puntland waxay gacanta midig ku daafacaysaa
    Dadkeeda,Dalkeeda,& Qaranimadeeda, gacanta kalane ku
    soo dhaweyneysaa HABAQLAHA soo MAGANSADA ee SOMALIYED,
    Puntland ayadoo raaceysa kitaabka(MUQADASKA) ah,iyo
    Shuruucda dawliga ah, qaraarada ummadaha midoobay, iyo
    dhaqankeeda (ISMA-DOORSHAANKA) ah waxay si kal & laaba
    ku soo dhawyneysaa walaalaheeda dhibam ee magan-saday
    waa( Gacal isna ciriirsho),ayagoo la siman dhan walba,
    sharciguse ka wada sareeyo, waxayna xaq u leh nolosha
    qaybaheeda, shaqo,waxbarasho,caafimaad,& siyaasadda,
    Puntland waa dal iyo dad la fac ah ,lana fal galay
    (FARAACIINTII)Masar,Dhaqan, Dhaqaale,waxbarasho, iyo
    siyaasadba, Sidaa awgeed puntland ka weyn Hiin-raaca
    dhalan-teedka ah, waa dal & Dad aan la Dhalan-rogi
    karin,lana midabeyn karin,waa(ASAL-ISMA-DOORSHAAN)ah,
    waa ilaaliyaha dastuurka & Feseraaliga,waa Hogaanka
    Dawlad Goboleedyada,waa tilmaamaha mabaadiida sinanta.
    cadaalada,iyo midnimadda,

  8. ISSA(ID)
    Puntland dadkii soo magan-saday oo muddo deganaa,iyo
    kuwa ay dhaleen oo qaan-gaaray oon danbi midnimadeeda
    wax dhimaya aan gelin, waxaa xaq u yeesheeb inay cod
    yeeshaan siyaasada, ayagoo la siman kuwa Ab-originka
    ah, arrimaha waxay ku xusan yihiin (Quraanka Kariimka)
    oo ah Dhulka (Allaa) leh, meeshaad ku dhibtoota ka tag
    meesha kalaa kaaga khayr badan,tusmana waxx nppgu filan
    Xabiibkii Alla (Nebi Maxamed Scw) oo ka Haajiray (Maka)
    (Muhaa-jir)oo dagay (MADINA) Ansaar, Waxaa kaloo tusmo
    kugu filan Sharciga (QAXOOTIGA) Genova, Waxaad kaloo ku
    tusmo qaadataa inta aad adigu ka midka tahay oo ka codeya
    Europa,America,Canada,Austeralia,& inta ay ugu horreyso
    (Ilhaan Omar) Shacabka puntland waa dad ilaahey gelinsiyay
    naxariistiisa una naxa wixii u martiya, waa dad ka horeeya
    Soomaalida kale qarni 1OO sano , waxaan rajeynayaa siduu
    Madaxweynaha tibaahay inay dhacdo oo xaq ah, wbt

  9. SEPTEMBER 21, 2022 AT 8:11 PM
    ssa(ID)
    Khadija caqligu waa hibo Alla bixiyo,cilmigune
    waa halgan Alla fududeeyo,dadaal waalidne ku aslan,
    2dii ku dhashay Allaha Abaal-mariyo, adigane
    Allaha ku xafido, waad noo digtay,magac xasuus iyo
    taariikhda galayne waad la heshay, waa meeshii ay
    ku dhamaadeen HADOORKII SOOMAALITEED , waa halkii
    XAAWO-TAAKO ku iilatay,waa meeshii SAADO CALI lagu
    Aamusiyay,Waa meeshii IKRAAM TAHLIIL lagu la’yahay,
    waa meeshii Aamina godobtii lagu dilay ka raacday.
    waa Bog cusub oo aad furtay GABDHAHA SOOMAALIYEED,
    Khadijo Hawsha halkaa ka wad,waa shaqo aduun iyo
    aakhiraba khayr kuu horseeda(QARAXDISHO) lagaa guur,
    Mid ka qaad,,,,,,midne u dhiib,,,,,waa uun lacageyso,
    Alla kariim Sgacabka Alla u Maqan khadijo, wbt

  10. Issa(ID)
    Khadija & Issa,Anagoo ka wakiil ah,shacanka dulman ee
    dawladnimada la’,waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa
    intii Ehelkooda ku waayay magaaladan (QARAXDISHO)intii
    u dhaxeysay 1991-2O22, hantidoodina ku naqan tahay,wax
    Ilaahey uga baryeeynaa samir iyo bedel khayr qaba,
    QARAX-DISHO waxay (maqaam & magac) yeelan kartaa marka
    la nabadeeyo,hantidii la celiyo,loo wada sinaado,la
    wadaago maamulkeeda 13 kii degmo ee 199O,in loo dhiso
    Barlamaan koobaya Soomaali oo dhan,in si gaar ah loo
    tix-geliyo (shibis,xamar-weyne,shangaani) deegaankaas
    waa xudunta dhibaatada xanar,waa deegaankii ab-originka
    inta kale waa qaybo la yaqaan ,intaas ayeey maqaam iyo
    magaceeda ku heli kartaa, laguna ilaawi karaa dhibkii
    dhacay sanadkii (Agoon Abti-waa) 1991, Alow alle wbt

    REPLY

  11. Issa(ID)
    Waxaa la yiraa ma waxaan wax kuugu daraa(NACAS)sukeye,
    mase waxaan wax kuugu daraa(NACAB) shisheeye,puntlabd
    waxay qaadatay tan danbe oo NACABKII bay toos iyo dadab
    isaga moostay, waxaase dhabarka ka toog-tay MACASKII
    la tolka ahaa, bal eeg dadkii ugu maqaam sareeyay siday
    u xooloobeen isuna dhalan-rogeen (Xaabsade, Garaadka,
    Camey,maxamed xasan,dhoobo,iyo oday karaash waa dadkii
    ugu sareeyay ee hogaankam waa ratigii heeryadiisa cunay,
    baahi uma geyn ee waa dhaqan talo u baagan ,sharci in
    laga dhigane qasab tahay, hadaba yaan geedaha kagu xoqan,
    puntlabd xeerkii lagu aasaasay ku socotaa, odayaasha oo
    dhan ogaadeen in (war & dhul) godal-diidaan intay arkayan
    (Maxamed)muslina oo mareexaan ah, ayagoo xusaya oo racaya
    (Inan la yaalkii,iyo miskinkii la sirqiyay) Dani waa mim
    la xaday,waa geesi gocorada sida loo gala yaqaan, yaan
    raganimadiisa iyo hankiisa meel looga dhicin, caruurtan
    kireysan ciyaarta noo dejiya, puntland dareen aan taas
    ahayn ma qabto waana loo tashan, wbt

  12. Issa(ID)
    Arrintani waa qorshe ebyan oo fulin u baahan,xasan
    waa ciirsan yahay waxaa isaga qaldamay siyaasadii ,
    Arrimaha dibadda & Gudaha,oo saldhig uga dhigay aarsi,
    isku dir,abaar, iyo dagaal,(1) Caalamku wuxuu la socdaa
    inuu soomaaliyo ka dhigay goob ETHIOPIA loog duulo waa
    (Pro masar) iyo Al-shabaab oo si cad Itopia u weeraray,
    (2)Murursade iyo Xawaadle oo dagaal dhaqan,dhaqaale,iyo
    nolol lagu qaaday meel kasta oo ay joogaan,Hotelo lagu
    dhex xasuuqay, gaadiidne lagu dhex gubay,ayado arintan
    loo saarinayo Al-shabaab, (3)Dhaqaale & lacag urursi uu
    ku sameynayo Abaar aan jirin, (4) Asagoo D/Goboleedkii
    Federaalkii,iyo dastuurkii u isticmaalay Centerlasim,
    (Hab dawlad dhexe) Arrimahaas ayaa soo dedejiyay xasan
    toos loo abaaro, wuxuu moog yahay in 5OOO oo ciidan ah,
    ay kulaalayaan xuduuda,mar horane mediaha loo sheegay
    in Eriteria dagaalka itopia ku laabatay, oo macnaheedu
    yahay in xasan la kiciyo,si walba on dheer-garatadu u
    taxliliso,xalne u hesho waa in guntiga MAHAD laga furo
    Siyaasada aarsiga ah,una dhiibto beeshii 5aad (BASHIIR)
    waa inaad Madaxweyne u noqoto 5 madaxweyne lana tashado,
    waa inadan D/Gobol, faro-gelin , Xasanow falaadka daa
    (TALO WAA MARAAD GARAN WEYDO IYO MARAAD GAARI WEYDO)
    Dalkii laguugu ogaa talo ciyaal buu la ciirayaa. wnt

  13. Issa(ID)
    Mabda’ loo aasaasay puntlamd ayaa ahaa inay raadiso
    dawlad soomaaliyeed oo mideysan ,taas ayaana gundhig
    u ahayd qaadashada federaaliga,iyo dastuurka guud ee
    dalka, walow dastuurka gaarka u ah d/puntland ogol
    oo qeexayo in loo madax-banaan yahay in lala fal-gal
    dal walba oo laga helayo danaha puntland,inta laga
    helayo dawlad loo dhan yahay & dastuur ebyan, waxaa
    weli lagu jiraa badi-gobkii,xirirka itopia wuxuu ku
    dhisan yahay is qadarin,iyo sinaan dawli ah,waxaana
    sanad walba wabarasho u aada arday & ciidamo ,waxan
    kal dhaw na dhex mari doono ganacsi & isku bedelash
    dhab ah, waqtigey haboonaato fulinteeda waxaa wada
    jir uga go’daa hayada fulinta & Sh/dejinta Dr,DANI,

  14. Issa(ID)
    waa fal cawaan, waa arrin ka hortag mudan,waa shaqo uu
    awoodii dawlada ugu gacan gelinayo shabaab,asagoo hubkii
    iyo agabkii ciidanka ku wareejinaya, arrintaasine waxay
    qireysaa in dawlada tahay shabaab,xasan wuxuu cadeeyay
    in hawiye yahay al-shabaab, taas oo ah inuu keli ahaan
    u bilaabo dagaal ka dibne dadkii uu daafacayay shacabka
    wareejiyo hubkii ciidanka,kuwaas oo ah shabaab, waxaan
    koobay odayasha 2 gobol ee hawiye, hadaba arrin lala
    yaabo, puntland iyo juboland waa inay digtoonaadaan
    beesha caalamkane waa in ay la socotaa,waa arrin
    la mid ah shirqoolkii (Caydiid u dhigay Cali mahdi)
    ka dubne lagu naafeeyay (Dagaalkii 4 bilood)Xamarne
    maanta Abgaal (TAYO IYO TIRABA)looga qabsaday,hadane
    waa shirqool kale uu (Mahad salaad u dhigay Xasan)
    Aryaa ABGAAL CISMAAN AHwnt

  15. Issa(ID
    Indheer-Gratooy rag iyo dumar,waxay somalidu tira
    ( HAWRAAR NINE SI U YIRI, NINE SI U QAADAY ) taas
    oo dhiganta in xasan sheekh yahay *Wacaysle abgaal,
    deegaankiisu yahay(Xarar-dhere) lana dhaqan ah kuwa
    la degan ee (HABAR-GIDIR) abgaal intiisa badan waa
    koonfurta waana isku dhaqan,aqoon iyo diinba aad uga
    sareeya reer x/dheere, markaas ayeey baxday maahmaah
    ku dhego hadleysa reerihii gobolada dhexe ka yimid oo
    qamaamaya (XAMAR XOOG,XARAR-DHEERE XISAAB) taas oo si
    toos ah u tabaneysa dhaqanka kala duwan iyo aqoonta,
    Dagaalkii 1991 dhamaan hubkii,hantidii,beerihii,iyo
    deegankii oo idil waxaa la wareegay Habar-gidir iyo
    Wacaysle abgaal,oo ilaa iyo maanta hantidii ummadda
    soomaaliyeed ku maqan tahay,32 sano u seeto-dhereyay
    si ay u xalaaleystaan , waxaase su’aal ag xasan oo
    lagu bartay balan ka baxa ma wuxuu ka naxayaa dhibka
    tolkiis haya,mise waa iska hor-warejin ka dib markuu
    Reer abtigi XAWAADLE & MURURSADE Xasuuqay oo gubay,
    si loo dalaaleysto, waxaanse sina loo aamini karin,
    (1)Markuu qayb ka mid ah dalkuu u talinayay u raray
    doonyo argagixiso ah,(2) markuu federalki & Dastutki
    lu bedeshay dawlad dhexe si uu keli wax u xukumo,
    (3)markuu 3 raisul wasare sidii shararkii isugu bedelay
    misane u diiday barlamanku ansixiyay inay la hadlaan,
    (4)markuu ku balan furay ninkii ay is xulafeysteen oo
    ku darsaday 68 cod, booskii u magacaabay hab isku dir,
    (5)Markuu Hubkii isugu dhiibay Shacabka,ciidankoo
    jooga arrin aan caqliga fayo mari karin oo khatarteda
    leh, waa dagaal ahli ah oo cawaan huriyay, cidii ku
    gubataba. wbt

  16. Issa(ID) mudane madaxweyne,
    Dr,Dani waxaan kugu salaamay 114 iyo quraanka karimka
    cadadkiisa,amoo ku hadlaya danta guud ee shacabka aad
    madaxwenaha u tahay, waxaan kaa codsaneynaa inaad si
    taxadar leh & sidii lagugu yaqiin ula socoto fadhiga
    aan loo dhameyn, wixii ka soo baxane,NAQTIIN,& NAQ-DIN,
    kii ku haboon saarto hadiise aysan u cuntamin inaad
    si toos ah shacabka ula hadasho oo aad qodob dastuurka
    puntland ku xusan u ansixiso guurista habka labaad ee
    (Confadaration) oo jawaab u ah siyaasada cunaqabateynta
    ee Nadaxwyne xasan oo ah(wixii adunka laga helo wax
    kuna lihidin,waxna aduunka ma weydisan kartaan) xbt

  17. Issa(ID) Cidanka difaca P/land,waxay ka dhashen halgan
    geesi,iyo garasho waayeel, waxay ku hubeysan yihiin,
    Iimaan iyo aragti isir, waa rag birmad iyo babac dhig
    adag ku beeniya duulaan kastoo cadow(Birtana calashad,
    kaan(BALAN MALAG) lahaynoow ka bax,sidii hore ka daran
    haloo (BAR TIRO) Garnal, Suuj,iyo Garacad(Birta ku asla)
    Madaxweyne DANI waxan ka codsaneyna inu tageero dhan
    walba u fidiyo JUBALAND iyo G/GALBEED hiil iyo hooba.
    Jaalliyadaha 3 D/Goboleed waa inay taageeraam Ololahan
    ha loo midoobo, G U U L E Y S T A Wbt

  18. Issa(ID)
    Xasan meeshan oo kale cid uma adeegsado waa(SAKADII),
    guud ee shacabka Sacuudiga,xasan calaacalkii abaarta,
    dagaalkii uu iclaamiyay,iyo daqli la’aan uu sheegtay
    ayaa loogu yeeray,si balanku u buubo oo beeso feecan
    loo helo diiq cad baa garabaha lagala dhacay,fuudkisane
    la siiyay, malmal,cusbo,iyo xildiidne waa lagu dhamooqay,
    waana loo xirsi xiray, waa tabtii Maxamed Cali Geedi,
    carabta u indho-sarcaadiyay ,xasan asagoo malmalkii iyo
    xildiidii ku sakhraansan oo GAATIN SOCOD ah, ayuu BOORSO
    2 Qof geli karto horay u jiitay, wbt

    REPLY

  19. Issa(ID)
    Xasan Shalay wuxuu marti u ahaa Kamas hawiye,
    Au-stiin,Fool-baxsi(BUN-SHARUUR)iyo(DAANGO)
    waa baashaalay,hub iyo beeso waa loo balan-qaday,
    Maanta Weliyow cade aas arkay ,soor & calooley,
    Kable & Kaabuun,iyo geelow umul ah caanihiis.
    Baashaal ka bacdi xasan berbera waa saxiixay ,
    xasan beelaha hala hubeeyo,abaarta beeso hala
    keeno,aniga kistoo pocket money ha ley siiyo,
    Bidan u sheega bisha danbe balan ha ii sameyo,
    xasan wuxuu qalinka ku duugay oo saxiixay in
    la duqeeyo deeganada sh/hoose,J/Dhexe,iyo pay
    waa (Ku jirow ka bax) waa fariin ku socota
    HABAARANEY ,waa hayaan siyaasadeed oo dib koogu
    noqonayo Guri-ceel iyo godin-labe, wb

  20. Issa(ID)
    Madaxweyne Dami waa nin la xaday,sukeeye & shisheeye
    looma kala harin,ayagoo diidan in laga guuro habka
    qabaliga ah,loona talaabo nidaamka axsaabta badan oo
    ah(One man one vote) asagoo ku jaan- goynaya muddo
    xileedkiisa una haya taageero,tababar,iyo dhaqaale,
    sidaa awgeed waxaan ka digeynaa in fursadan aan la
    beylihin lana siyaasadeyn, waa natiijo mudo-dheer
    loo halgamayay oo diiwaan-gashan,Madaxweyne kalsoni
    shacabka ha lumin (Aaran hore & aaran cusub) toona
    hala arrinsan,

  21. issa(ID)
    Axmed (Kor waayeel waa wadda kas,hadusan ahayne
    waa wado indho) xamse waa nin dooran,oo dad
    leeyahay,ee adigu ma duubane (DAREENKAAS)qab,
    tan kale, hawlaha dagaal gelinta & xoreynta,
    jartaadu noqoto(Tanaan degay,tu kalane ii laaban)
    oo macbageedu yahay(intaad hayso ku tuugso) tii
    la qabtane (Amaankeeda iyo lahaanshaheeda sugo)
    si gaar ahaaneed(KISMANYO) & Nawaxiga(Beer-xano)
    ka sifee dadka aan u dhalan,nine ha kala tashan,
    Puntland taabo oo talo iyo taageero ka doon,dami
    u hooyo kuna hagoogo, wbt

  22. Issa(ID)
    Marka hore kuguma tiiqtiiqsan karo oo (rag-dhaan) baa
    tahay,marka xigane kuguma talax-tegi karo oo wiil yar
    oo hooyadi (Irmaan-tahay) baad tahay, oo (dhoocilow),
    (Ahmigiinaan) arkay(Aarankiina) waxba ku fali maayo ,
    wixii maanta ka danbeeya waan kuu (Il galacleyn)hadaad
    ii baqo beenleyso,oo aan ku qabto maxaad ku xukuman
    tahay inaan kaa saar (2 Mici & dhool) Wbt

  23. Issa(ID) Juba-lander
    Marka hore kuguma tiiqtiiqsan karo oo (rag-dhaan) baa
    tahay,marka xigane kuguma talax-tegi karo oo wiil yar
    oo hooyadi (Irmaan-tahay) baad tahay, oo (dhoocilow),
    (Ahmigiinaan) arkay(Aarankiina) waxba ku fali maayo ,
    wixii maanta ka danbeeya waan kuu (Il galacleyn)hadaad
    ii baqo beenleyso,oo aan ku qabto maxaad ku xukuman
    tahay inaan kaa saar (2 Mici & dhool) nin maare ah oo
    miciyo listay, adaa maato ku sheegay(CAY) wax kuma
    tarto (Magacne kuuma yeesho)oo baqo been- leeyntii
    baad bogan u timid,ane way kan kkkk

  24. Issa(ID)Juba-lander Maan dheys-loow
    Sabeentii aad ii xirtay waan kaa gudoomay,oday
    caruur yar yar haystaan ahay,abaarna jooga oo
    cad ma leh,inaan caano ka doono mooyee, marka
    maandhow(Sabeenta ,sumal) iigu raadi,tan kale
    Xade maanta wixii ka danbeeya anaam ku leh, ee
    ogow waxaad tahay sabeentii xaalka la ii siiyay,
    sidaan doonaan kaa yeelayaa (Doqoni meeshii lagu,
    dirireey ogeyd,meel lagu hishiiyay ma oga) nin
    deeq loo bixiyay baad tahay,(IS-MOOG) wbt

    REPLY

  25. Issa(ID)
    Doqon baad tahay,ri’yo ku nool ah,oo raga aan wax
    la qaysan aqoon,sheeko aan laguu hayn baad dhexda
    uga soo dhacday (Magacaas baa ku raacay) dayso ama
    si cad oo xaal ah isaga(reeb) tan kale siyaad (Aun)
    wuxuu ahaaba teg,ha ku faanin,hana ka faanin,anaga
    meesha FORMAJO raga godobta uga galay ninkii dagaalka
    u galay,oo dhiiga u huray dib u dhiskii dawladnimada &
    kii ku meel-gaarka ka saaray,midne ma sheeg sheegano,
    laakiin waxaa idinka mareexana iyo hawiye idin mideyay,
    cawaanimo,faan,cay,iyo wax raga qiimo tira,siyaad iyo
    caydiid weli waa idiin nool yihiin,anagu cabdulaahi
    (Aun), cabdiweli gaas carurtisu u xiirtaa,adiga ama gar
    bax oo magaca fadaare isaga reeb, ama sidaa u sido, wbt

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*