SAWIRRO: Axmed Madoobe oo xanuun dheer, kusoo laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar dibada ah oo uu ku maqnaa.

Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyey labada Madaxweyne kuxigeen, labada Gole ee Dowladda iyo qaybaha kale duwan ee bulshada oo kasoo qayb galay soo dhaweeynta Madaxweynaha.

Axmed Maxamed Islaan ayaa muddo bil ka badan xaalad caafimaad u joogay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isagoo lala tacaalayay. Dhowaan ayaa dhakhaatiirta gacanta ku heysay xaaladiisa ay u sheegeen inuu bixi karo.

Baarlamaanka Jubbaland ayaa intii uu maqnaa Axmed Madoobe u sameeyay muddo kordhin hal sano ah, isaga iyo Hay’addaha kale ee Jubbaland.

PUNTLAND TIMES 

9 Comments

  1. Rumours are rife that the Emirates have commercially linked their health facilities up with Mossad medics who are using them for their clandestine experiments to develop advanced microchips that get implanted into their unsuspecting victims.

    If it weren’t Islamically forbidden, I’d wager that our sheepish Somali politicians are being utilized as the perfect guinea pigs for these microchipping experiments without them even realizing it.

    The objectives behind these microchipping exercises are multifaceted and purposed to be a multibillion industry in the fields of medicine, espionage, and human behavioural manipulation through AI.

    Judging by Biixi’s, Dani’s, Madoobe’s and Xassan’s weird behaviours recently, who would doubt that something is up with them given their connection with the UAE and frequent visitations? We might be looking at their Zombies under the remote influence of some AI programming.

  2. Issa(ID)
    Waxaa la yiraa ma waxaan wax kuugu daraa(NACAS)sukeye,
    mase waxaan wax kuugu daraa(NACAB) shisheeye,puntlabd
    waxay qaadatay tan danbe oo NACABKII bay toos iyo dadab
    isaga moostay, waxaase dhabarka ka toog-tay MACASKII
    la tolka ahaa, bal eeg dadkii ugu maqaam sareeyay siday
    u xooloobeen isuna dhalan-rogeen (Xaabsade, Garaadka,
    Camey,maxamed xasan,dhoobo,iyo oday karaash waa dadkii
    ugu sareeyay ee hogaankam waa ratigii heeryadiisa cunay,
    baahi uma geyn ee waa dhaqan talo u baagan ,sharci in
    laga dhigane qasab tahay, hadaba yaan geedaha kagu xoqan,
    puntlabd xeerkii lagu aasaasay ku socotaa, odayaasha oo
    dhan ogaadeen in (war & dhul) godal-diidaan intay arkayan
    (Maxamed)muslina oo mareexaan ah, ayagoo xusaya oo racaya
    (Inan la yaalkii,iyo miskinkii la sirqiyay) Dani waa mim
    la xaday,waa geesi gocorada sida loo gala yaqaan, yaan
    raganimadiisa iyo hankiisa meel looga dhicin, caruurtan
    kireysan ciyaarta noo dejiya, puntland dareen aan taas
    ahayn ma qabto waana loo tashan, wbt

    REPLY

  3. 🤣🤣🤣 haha, Awlal you make me LOL. Thx. We need those chips for all dirty Smoali politicians.

  4. Axmed madoobe siciid deni qoor_qoor iyo lafta gareen warbaa u yaal insha’allah, idiin sheegina maayo balse waad arki doontaan mardhow insha’allah.

  5. Sababaha aan arrinkaas aan English-ka kusootabiyay u aamnisanahay ayaa waxaa kamd ah kuwan hoose.

    * Inuu Saciid Dani isla Imaaraatiyiintii dekadda Boosaaso curyaamiyay ee tan Berbera ku dhabarjebiyay oo ganacsigii koonteenarrada u wareejiyay haddana madaarka Boosaaso ka xaraashay.

    * Inuu Saciid Dani Israa’iil hoosta uga saxiixay saldhig ay kuyeelato iska daa Puntland iyo Soomaaliya e goobta Geeska Afrika uugu istraatijisan ee Gardafuu (Caluula).

    * Inay Saciid Dani iyo Axmed Madoobe dekadda iyo goobo kale oo istraatiji ah ee Kismaanyo dhacsan Israa’iil iyo Imaaraadka hoos ahaan uugu gacangelin rabaan oo ka xaraashayaan.

    * In Rooble Baahane arrimahaas laga bislaystay intii uu Imaaraadka ka dhammaanwaayay doorasho-kusheegtii kahore.

    * In Xassan Shiikh qudhiisu hadda Imaaraadka iyo Israa’iil ka dhammaan la’yahay oo sina ugu jaanjaaman yahay oo aan la ogayn hantiyada qaran ee ay ka dhalaalsanayaan.

    Ama microchip ha lagu kaantaroolo ama sidooda kale ahballo ha iskaga ahaadeen e, xaqiiqada meeshan taalla ayaa ah in Soomaaliya goobaheedii uugu istraatijisanaa Israa’iil loo gacangelinayo oo Imaaraadkana loosoomaray.

    Waxaase ayaandarro ah, in halkii aynu Soomaali ahaan dhagraha dalkeenna loo maleegay diiradda saari lahayn oo iska garabsan lahayn, annagii dhexdeennii beelabeelaysi iskugu hoos noqonnay, ayna markasta godka qabyaaladda dib inoogu ridaan kuwa Hawiyenimada ku abtirsada ee la inoogu dowgalay.

  6. Issa(ID)
    run ahaantii waa wax la la yaabo in la yiaa ruuxii
    daawo waa tii ALLA dibadda u raadsada waxaa lagu
    xiraa koor sida awrta dhulbahante u kalow-kalow
    tiraa oo toos u sheegeysa odaygii xaajo qabsi ugu
    garguurta habarta, buste qariyane aan la arkeyn,
    (micro chip)waa qalab tuhun dhaliyay,bal hubaal
    aan raadino Axmed wax ma qario waa geeleey ee aan
    is qaybinee (Formajo baridiisa bidix) waxbaa ka
    dhikeysane hubiya, dibad danbe aaa war dacar hala
    qasto,geed quwaax iyo quule hala karsado,gogobane
    halagu qubeysto wbt

  7. Waar Awlaloow ninyohow horaan kuu sheegayoo waxaad isku dhajinaysaa meel khaldanoon lagaa jaclayn,, meeshaasoo ah Zoomaalia qudhunkaa. Doqon kuma odhan karoo waxaa tahay aarka dooxadan ugu jibaadka badanoo laga wada kaajay oo iga walaahi ah haddaa,, kaalayoo dalkaaga Somaliland kusoo laaboo waxaa maskaxdaas gaamurtay ka maaxanaaya asaga wax ugu qaboo ku deeq bilaah caleek!!!

    Miyaanad arkayn sida laguu naceb yahoo laguu nacladoo laguu caayo? Xitaa hooyo macaan baa ninyohow si aad looga noxo lagaaga caayaa maxaa ninyohow damiirka kaa qaaday???Walaahi waan kuu naxaa markaan arko sidaay qadaad wayntu kuu la dhaqanto oon waxba laguu la hadhin bisinkee! Odagii Arar la odhan jiray xitaa adiga aawadaa yuu meeshan uga guuray adna waa adiga dhawr joor baafinaayay markaa baan is idhi waar Awlal maxaa ka khaldan miyaanu cadaawada arkayn?? Ninyohow kaalayoo dhulkaaga Somaliland wax kusoo biiri asagaa xaqa kugu lehee. Anagaa dheemaankaad kugu qiimeenaynee come back home! Halakan waxaa tahay wasted talent walaahi!

  8. Aniga Awlal AI hypoteses ku qoslaayey ayaa Issa soo qoray:Formajo baridiisa bidix waxbaa ka
    dhikeysane hubiya…kkkkkkkkk
    AI tecnology is already in use, ilaa heerka naloo isticmaalo ma aqaan oo madaxdeena chip la geliyey.
    Anyway funy history.

Comments are closed.