SAWIRRO: Go’aan laga soo saaray Isbaaro maleeshiyaad dhigteen Gaalkacyo

Guddiga Amniga gobalka Mudug ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo looga hadlayay xaalada Amni ee gobalka, kaas oo uu Shir-guddoomiyay Guddoomiyaha gobalka Mudug Faysal Sheekh Cali.

Shirka ayaa diirada lagu saaray kantarool ay maleeshiyaad beeleed dhigteen duleedka magaalada Gaalkacyo.

War kasoo baxay maamulka gobalka Mudug ayaa lagu sheegay in Guddiga Amniga gobalka ay isla gaareen in odayaasha dhaqanka iyo Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab lagu gacan siiyo dadaalka ay doonayaan inay ku qaadaan isbaaradan.

“Kulankan ayaa diirada lagu saaray sidii loo dar-dar galin lahaa Amniga Gobolka, Sidoo kalena la garab istaago Isimada, Nabadoonada iyo Senetor gaa-gaab kuwaas gacanta ku haya sidii loo qaadi lahaa isbaarada Maleeshiyo ay dhigteen Degmada Gaalkacyo , ugu danbayntiina Gudoomiye Faysal ayaa soo xiray Kulanka.”

Shirkan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo, Isudwaha Wasaarada Maaliyada, Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Gaalkacyo, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Mudug iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo.

PUNTLAND TIMES 

18 Comments

  1. Isbaaro maleeshiyo beeleed iyo 21 sano oo aay Puntland Dowlad goboleed sheeganeeysay runtii waa ceeb iyo ifafaalo fool xun!!!!!!

  2. Issa(ID)Juba-lander Maan dheys-loow
    Sabeentii aad ii xirtay waan kaa gudoomay,oday
    caruur yar yar haystaan ahay,abaarna jooga oo
    cad ma leh,inaan caano ka doono mooyee, marka
    maandhow(Sabeenta ,sumal) iigu raadi,tan kale
    Xade maanta wixii ka danbeeya anaam ku leh, ee
    ogow waxaad tahay sabeentii xaalka la ii siiyay,
    sidaan doonaan kaa yeelayaa (Doqoni meeshii lagu,
    dirireey ogeyd,meel lagu hishiiyay ma oga) nin
    deeq loo bixiyay baad tahay,(IS-MOOG) wbt

    • Issa (ID)

      Car yaa arka qofkan oo dadka si ragonimo leh u nacdiga oo xitaa Qofka uu naqdinayo magaciisa ku diirado!
      Sidoo kale car yaa arka qofkan oo waxa uu ka hadlayo la fahmo!

      Waa maxay ducfi iyo cabsi uu ku koray!
      Waa dhashii la barbaariyey xilligii Kacaanka ee Guridooda nacaybka Mareexaan iyo Siyaad Barre looga sheekeeysan jiray ee Radio Kulmis Qol Mugdi ahi looga shidi jiray! Kkk
      War Siyaad Barre 30 sano ka hor ayuu Aboor cunaye gunuunaca iyo hoos u Hadalka iska daa oo ka soo bax qolka mugdiga ah! Kkk

  3. reer mudug waa reer mudug ama majeerteen ha noqdeen ama mareexaan hawie ilaa yoomina waxa a wadanka somalia wareerka ku riday waa reer mudug ha kala reebin dameer iyo labadiis dhegood weeye. Xataa haday diinta bartaan waa ku waashaan haday dowlada loo dhiibo waa ku waashaan raganimadoodu waa wax ha ladilo xalaal iyo xaaraan waa isgumid halku dhegoodu waa rag ciil cadaab ka dooray xumbuq xumbuq dad waalan oo maryo xiran igadheh!!! madaxda shabaab waa reer mudug kuwa hada dowlada waa mudug mudug. abaaraha lacga la soo dawarsado hospitalo waalida haloogu dhiso reer mudug oo dhan.Somalia meesha cadaaba ka soo baxdo waa mudug walaahi telyaanigu marku qof reer muduga xamar ku arko cospatalka ananaati buu geen jira ama waa musaafurin jiray wixii xaddaarad reer mudug baa cagtamariyeey min jowhar ilaa kismaayo

  4. kkk @doodi kkkk kkkkk kkkkk kkkkkk waa mataqi gaarey saan uqoslaayey kkkk wacade runtaa la heshay reer mudug mir beena kumaad darin kkkk waxna ma is dhaamaan waana dadkey somalia ka degi weyday kkkk. saluto kaabbo rageedii baa tahay.

  5. Issa(ID)
    Doqon baad tahay,ri’yo ku nool ah,oo raga aan wax
    la qaysan aqoon,sheeko aan laguu hayn baad dhexda
    uga soo dhacday (Magacaas baa ku raacay) dayso ama
    si cad oo xaal ah isaga(reeb) tan kale siyaad (Aun)
    wuxuu ahaaba teg,ha ku faanin,hana ka faanin,anaga
    meesha FORMAJO raga godobta uga galay ninkii dagaalka
    u galay,oo dhiiga u huray dib u dhiskii dawladnimada &
    kii ku meel-gaarka ka saaray,midne ma sheeg sheegano,
    laakiin waxaa idinka mareexana iyo hawiye idin mideyay,
    cawaanimo,faan,cay,iyo wax raga qiimo tira,siyaad iyo
    caydiid weli waa idiin nool yihiin,anagu cabdulaahi
    (Aun), cabdiweli gaas carurtisu u xiirtaa,adiga ama gar
    bax oo magaca fadaare isaga reeb, ama sidaa u sido, wbt

  6. A.A.Xade,
    Saaxiib hadba dunida duulbow kacoo diin la soo shira e saw duulkii Soomaali ahaa macawisley sannadkan duubka uma qaadan. Waa saxal socda oo cusub.

    Maalmahan dambe waxaa soo batay hadalhaynta koox macawidley ah isbaaro dhigtay; koox macawisley ah oo tuulo weeraray; koox macawisley ah oo alshaydaan weeraray; koox macawisley ah oo gabar aroosa toogtey; koox macawisley ah oo dad toorayeeyey iyo wax ka sii daran.
    Waa sannadkii macawisleyda. Dad wareeray dalkooday waalaan. Waa shar horleh oo soo kordhay.
    Reer Puntland isbaaro ma dhigan jirine, Deni ayay jileec ka dareemeen, haddaan macawisaha laga siibin oo aan laysku dabin sidii awr dhaana, waxay dharka ka siibi doonaan Puntland amaba Soomaali oo dhan.
    Nooc burcad badeedkii ka fool xun ee hala karbaasho indha bararkaas daroogadu ku qalloocatay.

  7. @ Doodi

    Si fiican baad ugu gaftay reer Mudug, waa iska caadi, it is not the first time I’ve seen people like you oo Garaadkooda hooseeya wax ku cabira. For your Information, Mudug waa meesha Somalia laga hogaamin jiray lagana hogaamin doono. Mudug waxay soo saartaa leaders, Fact! Dhanka madaxdii Qaranka soo maray, from C/lahis Ciise to Siyaad Barre, iyagaa u badnaa.

    Aadan Cadde reer mudug, Cabdirahiid Cali Sharmaarke asalkiisu Qardho weeye laakiin wuxuu ahaa reer Mudug. Siyaad Barre reer mudug, C/lahis Yusuf reer Mudug, C/qaasim, reer Mudug, Caydiid reer Mudug, Cali Khaliif Galayr iyo Xasan Abshir reer mudug. Let’s be fair, they are more than average, if you don’t agree, how can so many of them become leaders? Runta sheeg haba ku dhibtee. Respect your leaders!

  8. Reer mudug waa dadka ugu firfircoon oo ugu hiilka iyo Hooda badan somali. Niicniic ma yaqaanaan ….oo niic iyo yamaayuus ma yaqaana oo wax ma xagxagtaan… oo nin duulaya ma dabraan oo tafaha ma qabsadaan.

    Ma waagii hore oo arladu ahayd arthul cowboy mise hada…hada reer mudug waa kuwa ugu dagan oo ugu macquulsan somali oo dhan… oo dadkii awal umada u daganaa…oo hadii farta afka laga galiyo qaniini jirin.. ayaa hada noqday horor dad iyo dal iyo duunyaba ka baxsanahayn.

    Dadka hada bartay sida turubka loo cayaaro ayaa sabab u ah xamaasadaan iska dheeraatay ee somali haysata.

  9. Ninka magaca AA XADE wata ee uuska iyo qurunka kor ku qorey ma aha AA XADE(rasmi).

    AA XADE(rasmi) waa ni meeshaan caan ka ah oo qoraaladiisu ku dheehan yihin xigmad iyo wax xeerin…. Ee dadoow ha weerarina iskayeelahan … idinkoo u haysta in uu yahay AA XADE(rasmi)….

    iskayeelahaanu maba keeni Karo hadalada xigmada leh ee AA XADE. Iskayeeluhu waxuu u haystaa in uu khaldi karo rag ka Indha dheer oo ka waayo aragnimo badan. Isaga un baa ismaaweelinaya.

  10. halaaga yaa inabaday kumanaal galo noqday yaa inabaday kumaanal silic udhintay oo melkasta daadsan yaa inabaday kumanaal qanisiinta noqday yaa inabadayaa inabaday kumannal eedika la jiifa dumarkii somlia uganda keenya soud afrika yurub melkasta sidi daad xoor waran yaa inabaday maxaa khamriga jaadka daraaga wax looga qabanwaaye so xabad ninka reer mudug laga biqi maayo macwislay iyo shabaab yaa inabaday- waraabaha naxrislawa’ah dadka dhulka ka qaxinaaya bal ii sheeg saxarah liibiya waxa rag iyo dumar hooyo gabadho waran yaa inabaday dadka warheeysta w halaagas iyo kala carakaas waxaa nabaday xabada reer mudug iyo qabyaalada reer woqooyi wanaag kasta oo sameeysan kadaal buu ka xumaadaa dhiig aan micnelahayn ayaa dadkeeni dhameeyay waxaan kuu sheegay xabada mudug laga tuuro dunido dhaan beey gubta 1-masalan 1935dagaalkii itopia iyo talyaaniga xabadii ugu horeyeesay wxaa tuuray niman reer mudug ah adanlow iyo saladbooy (incident walwaal)gugoolka gal dagaals wuxuu horseeday dagaalkii labaadoo caalamku ku hoobtay 2-niman reer bariyaa ayaa iska caabiyi jiray doonyo laga leeyahay pakistaan.hindi iraan iyo markiib kalumeeysi yurub asia markey qabtaan xoog lacga qadan jireen oo canshuura reer mudug baa maqlay mahdii kii baa soo baxay badii lacg iyo dahab laga helay waa kuwa qabsaday wixii bada maraayay maraakiib hasido sida badrool raashi kalumeeysi.Markilya calamkii yiri cawaankan haleeys kaqabto maanta badeena dowlad maraakiib hubaysan u joogin maleh sabaabta waxaa leh waalida reer mudug bal maxaa markiib patrool iyo raashi u geeyay s 3- caydiid wixii huba iyo maal aduun dahabow dowlaro warshadow ayuu gacanta ku dhigay markaas meeshu dowlad ka dhisa laha dad xabad aqoon shacba buu kuu ceersaday waa aarsana 4-maxaakiimti dahir aweeys iyo sharif ayaguna waatas xabadeey bilaabeen jogsan weeday 5- abdilahi waakaas itopian soo geliyaay waata bixi weeday 6 xabadii 1977 m.s. bare bilaabay waataas joogsan weeday marka mudug waa meesha vulkaan ka qarxo Allxmudulilaah nimaka sayniska yaqaaqn somalia afrika waa ka go,eeysa dilaac weeyn baa wuxuu ka soo biloowd jabuuti wuxuu soo socdaa keenya dhuka somalidu degto sharkooda Ilaah ayaa caalmka ka qaban bal aan sugno macwisleeyda oo ah mashruuc cusub waa shabaa labaad askarta tuuto weeyne maxay qaban

  11. Waxa uu “Doodi” soo qoray bal ila eega: ” nimaka sayniska yaqaaqn somalia afrika waa ka go,eeysa dilaac weeyn baa wuxuu ka soo biloowd jabuuti wuxuu soo socdaa keenya dhuka somalidu degto sharkooda Ilaah ayaa caalmka ka qaban ”

    Waxa uurka ku jira, afkaa xada. Lets further see what you wrote: “1935dagaalkii itopia iyo talyaaniga xabadii ugu horeyeesay wxaa tuuray niman reer mudug ah”

    It seems that bothered you a lot too. I really think you are “Somali Galbeed” ninkan labaxa. I can see in aad Habashida jeceshahay. Let me tell you something, Somalis love the 1935 War because that is when we first F*ck the Habashes using the Italians. A beautiful moment in History!

    Fiiri, Soomaaliya waa guulaysan mar dhoow, Itoobiyana waa dhici mar aanan fogayn, Inshallah, meel ku qoro my prediction.

    • Mahbar1

      Doodi waa xabash afka bartay. Shaki Kuma jiro in uusan wadan Dhibic ah dhiig somaaliyeed .

  12. Taliyaha Military Somaliland oo Madaxweyne Muuse Biixi ku soo dhaweeyay Tukoraq. Taliyaha ayaa sheegay waqtigii ay yimaadeen Tukoraq inay ku yaaleen labo cariish, maantana ay leedahay Hotels.

    Taasi waxay ku tusinaysaa inay Somaliland horumar ka sameysay Tukoraq.

    Puntand Isbaaro dhex dhigatay Galkacyo.

    • Khalid
      Puntland Waxba ka ma dhiseen Tukoraq, maxay Puntland dadka u qaldeesa iyadu garanaysaa in Tukoraq ay tahay Somaliland ?

  13. Waxii kaftan ah waa goonii, oobwaxeey ipla tahay Somalida ayaa ku foorjeeya wax kasta oo xun reer Mudug. Laakiin, sidda Mahbar1 iyo Qardafue sheegeen ayaan qabbaa anniga, oo ah in madaxdii Somalida ee horre, iyo dadka naf iyo karti leh eey badankood kayimmaadeen Mudug. Hadii eey noqoto shiig, hadii eey noqota dhaqan, hadii eey noqota daacadnimo, qofka reer Mudugga Somalida kalle wuu kaga baddanyahay calaamadahaan. Waqooyi Galbeed, Barri, iyo goboladda Koonfurreed waxaa ugu imaan dad sidda shaanshidda u dagaalama, oo is caaya oo dhaqan xun. Waa sidda aan arkay.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

Comments are closed.