SAWIRRO: Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe & Danjire Swan?

Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Kismaayo Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

War kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in kulanka Madaxweyne Axmed Madoobe iyo James Swan, looga hadlay arrimaha amniga, siyaasadda iyo abaaraha.

“Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan arimaha amniga, Siyaasada iyo abaaraha ka jira dalka kuwaas oo saamayn ku yeeshay qeybo badan oo dalka Kamid ah.”

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland, wasiiro iyo xubno kale oo kamid ah Jubbaland ayaa ku wehlinayay Axmed Maxamed Islaam, kulan Waftiga uu hoggaaminayay Danjire James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen xubno kasocday Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya.

PUNTLAND TIMES 

11 Comments

  1. Labadaan nin ee meesha ka muuqda waa labba kaafir laakin kalla hadaf duwan.

    Midd waa dabadhilif kiinyaanku leeyihiin oo seey doonaan ugu ciyaaraan danahooda soomaaliya iyo kuwii kalle ee ay doonaana ku fushadaan, waana camiil qabiil wadda camiiliin wadda eeyo wadda rabaayad ah ka dhashay.

    Kan kalena waa mushrik mufsid faasid iyo weliba gumeeyte ah, dalkana u jooga inuu fasahaadiyo oo uu gumeeysto, dadkan muslimiinta ahna wada dooriyo, qeeyraadkoodana wadda gurto, EEBAAN ka magan galnay waxa uu maagan yahay gaalkani iyo waxa ay kuwa soo dirsadayba ee wadda gaalada ahiba
    maagan yihiinee.

    Marka madaxweyne xasan sh waa inuu intaa gartaa, oo labadoodaba meesha ka saaraa oo uu madax banaanideena iyo diinteena islaankaba ilaaliyaa.
    Wabillahi towfiiq.

  2. Hiraab @@
    Ahmed madoowe waxaad tiri waa kaafir xassan waa imaam masjid ee weli waxaad wadaa aqligii dameeraha ee ah,

    Doonforku waa XAARAAN aabihiina waa xalaal kkk

  3. @Afuufa af_qurun🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮.

    Afuufa af_qurunoow adigga halkan war kaagama furna oo horaana kuugu sheegay taa, ee get out here fastly.

    Afuufoow waxaan umaleeynayaa inaad tahay eelaayda boosaaso joogta ee kaafiriinta shabaab tageerta, balse si kastoo tahayba afuufa af_qurunoow ogoow xasan sh waa muslim soomaali hawiye ah, axmed madoobena waa eey ay kiinyaanku leeyihiin oo camiil mujrima ah ee ha is bar_bar dhigin labadaas nin ee uu EEBE SWT kala faddilay eey laacin ah baad tehee.

    War afuufa af_qurunoow 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮 aan mar kale kuugu celiyo digniintii aan horay kuu siiyay, waxaan ku leeyahay get out here fastly, oo iskana jirr inaad anigga iga daba hadasho.
    Shit.

  4. Issa(ID
    Wasiir Axmed macalin fiqi,waa ninka u macquulsan oo
    (Tufta)ka duugi kara dawlada ku(Curyaantay) viladda
    dhexdeeda, ee rabta (!)inay dagaal geliso dalkoo dham,
    (2)in ay patrool & macdan ka baarto dalkoo dhan.
    (3)in ay gargaar ku sheeg dhul aysan u talin gaarsiso,
    (4)in ay hal nin ku magacawdo gargaarkii dalka oo idil,
    (5)in uu raadiyo xubin-nimada (Suuqa Africada bari)asagoo
    (a)wax soo saar iyo warshad,
    (b)Kabayaal dhaqaale(khad tareen,maraakiib,& wado,
    (c)Maal-gelin & ganacsi(dhul aan nabad ahayn)
    (d)Madaxweyne Dad aan hishiis ahayn(maroorsi)
    (e)inuu 3OO Million dhexda noo geliyo,
    Arrimahaas waxaad si sahal ah ugu heli kartaa xal,
    si dalku mid u noqdo,inaad kula taliso, oo tusto
    (1) min 1 sano oo ku darsi ah dhamaan madaxda,
    (2) inuusan macaawimada dibadda siyaasadeyn.
    (3) inuusan faro-helin si walba,
    (4) Inuu talada dalka la wadaago si walba,
    (5) inaad tusto in dalka ay u taliyaan ragaas.
    marka intaas hirgasho hasan iyo adiguba waxaad
    madax ka tihiin (Dad Hishiis ah,Adunkana la Hishisa)
    Intaan ku sheegayo waa dhibka kala hasta oo runa,
    Fiqiyo(Garguurte Rati haloo Gurogureeyo) Wbt

  5. Issa(ID)
    Siyaasada Qaybsiga khayraadka waxay ku xiran tahay
    dadka leh dhulka, laga qodayo ogol,sahmin,qodid,iyo
    beec-geyn ku cad dastuurkooda gaarka u ah, xasan
    ma mateli karo Gobol,asagoo ah madaxwyne dal, waa
    fal(TUUG WAAGU KU BARYAY) Puntland waxay gaar ka
    tahay ilaalinta hantida ummadda soomaaliyeed oo dhan,
    Xasan Xaraash wixii Formajo laga diiday la yeeli mayo.
    xasan marka run laysku sheego(SARIIRTAADA HOOSTEEDA)
    Patrolka laga helo(Sharciga) ayaad Magan uga tahay, wbt

  6. @Afuufa af_qurun🤮.

    Afuufoow af_qurunoow,
    eeygii shabaaboow,
    dameerkii juxoow,
    ninkii cigaal ina shidaad ka fuleysanaayoow,
    Kaafirkii muslimiinta weerarayoow
    Wilkii bin laadinoow,
    Kii af_qurunka iyo nijaasada u dhashoo u saaxiibka ahaayoow,
    Kii kaafiriinta khalafiyiinta bidciyiinta ah ka tirsanaayoow,
    Kii inta af-soomaaliga ku hadasha ugu liitayoow,
    Fuulaygii bootayeeyayoow,
    Kii xaniinyo uusan leheen isku tuhmayoow,
    Kii maanka iyo maskaxda bukoow,
    Inankii kufaartoow.

    Wallee hadaadan joogin, joojina waxa aad waddo, shabaabna aadan ka harin oo aadan kasoo bixin, wixii muslimiinta aad ka sheegtay ee wasaqda iyo beenta ahaana aadan ka noqon oo adana ka toowbad keenin, oo magacaadan wasaqda ahna aadan iska badelin, bini aadamna isku badalinoo aadan dameernimada
    aad ku sugan tahay kasoo guurin, diinta EEBEE islaamkana aadan usoo noqon, diinta bidcigga ee ina c/wahaabna ee islaamka iyo muslimiintaba ku liddiga ah aadan kasoo tegin, muslimiintaana aadan gges kasoo raacin adoo saliim iyo daahirba ah, wallee war baa kuu yaal, oo kuuna sheegi mahayoo dhaayahaadan dhaayaha dameerka ah baad saari dioontaa ood ku arki doontaa, ee bal ku soco waxa aad waddo.

    Midda kalena afuufa af-qurunoow sidaadaba waxaad ku fiican tahay inaad halkan faarujiso, ee kuu fiicanaa inaad faarujiso ood isagga huleesho inteey goori casir tahay, oo mugdigii habeenimo kugu imaan, oo libaaxyadeenan hawiye ee burursan misana gaajeeysanna kugu soo bixin oo adoo noolna lafahaada feenan, oo dhayahaaduna aragg lafahaadoo libaaxyo ruugayaan, kuu fiicanaa afuufoow in aad sida aan kuu sheegay yeesho. Waxaan ku leeyahay afuufa af-stink🤮 get out here (punt-land times and samaale country) fastly or you get what you want, waxaasoo ah🥒🥒🥒🥒🥒🥒🥒🥒weeyn oo xoog badan iyo 🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪 xanuun badan oo darran.
    Bye.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*