SAWIRRO: Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay xubnaha Jubbaland ku matala DFS?

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid ah xubnaha Xukuumada ku matala Dowlada Jubaland.

Kulankan ayaa ahaa kala warqaadasho iyo dardar uu Madaxweynahu la qaatay masuuliyiinta kala duwan ee Jubaland ku matala Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa lagaga hadlay sidii xildhibaanada iyo xubnaha kale ee Jubaland ku matala Dowlada Federaalka ah ay ugu soo noqon lahayeen deegaanka isla markana ay ugu kuur gali lahayeen dadaalada socda iyo howlgalada dhawaan bilaabanaya ee lagu cirib tirayo kooxaha argagixisada ah.

Madaxweynaha ayaa Xildhibaanada iyo masuuliyiinta kalaba ku casuumay kulan wadatashi ah oo bartamaha bisha soo socota ka dhacaya Jubaland isla markana lagu eegi doono dadaalaada miro dhalka ah iyo howlgalada lagula dagaalamayo argagixisada.

PUNTLAND TIMES 

6 Comments

  1. Maasha’Allah, waa arrin marqaati u ah madaxweeyne Hassan Shiiq iyo Hawiye in eey yahiin dad gob ah, maadaama hogaamiyah Jubbaland Shiiq Ahmed Madoobe uu kulla shirrayo xildhibaanadsa Jubbaland ku metella dowladda dhexe issaga oo kalsooni buixda qabba. 5 bill kahor Shiiq Ahmed Madoobe umma suurtowdeen waxxaan iyo wax lamid ah in uu ka dhex sameeyo Mogadishu sababtoo ah kaligiis talliye Farmaajo oo rabbay in uu noqda Siad Barre 2.0 ma oggolleeyn waxaan iyo wax lamid ah. Farmaajo waxuu ahaa nin aanan aqoonn tolnimo, Somalinnimo, Islaanimo. Sidoo kale waxuusan aqoon Farmaajo dhaqanka Somaliyeed iyo dhaqanka reer Galbeed oo uu ku nooLaa sannado baddan oo ka qasaaray saa waxba kama uusan barran.

    Waxaan xussi in rag baddan oo Ogaadeen ah Raaskaambooni eey ku ag dhinteen Xamar dhexdeeda ciidamdii muqaawamadda Hawiye ee eaddankanka saaray Madaxweeynahii hitre Cabdullaahi Yuusuf ee dalka kusoo hogaamiyay Ethiopianka. Waanna ku mahadsanyahiin Ogaadeenka wallaalnjmadaas eey ku illaaliyeen sharafka Somalia oo dhan iyagga oo dhinac iska dhigay sheekadda beenta ah ee qabiilka dadka qaarkiis ku qarraabtaan.

    Now, waxaan rajeeyn kaddib marka hogaamiyaha Jubbaland Shiiq Ahmed Madoobe uu ka hello wax walba oo u baahanyahay dowladda dhexe, sidsa hub, ciidan, lacag etc in uu ku noqda Jubbaland oo aag kalle iyo dagaal kalle ku furro argagixissada alshabaab oo uu ka xorreeyo dhamaan deegaanda Jubbaland argagixissada alshabaab. Taas ayaa muhiim noo wadda ah Somaliya.

    Waligeey waan ku kalsoonnaa shiiqaan marmar baddan oo eey dad baddan ka carrarayeen. Ninkaan waa nin suggan oo la hubbo. Waa nasab. Waa shiiq.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  2. @ Cadaado … Caqliga iyo Siyaasada HAWIYE waa saas miyaa? Ahmed Dhuxul oo kale baa loo haystaa inuu wax kusoo kordhin karo dowlad Somalia oo hana qaada. War Ahmed Madoobe Guurguurte kama amar qaato waxna uma oga. Ruto iyo Guurguurte kee u dhaga nugul yahay bay kula tahay? Ahmed Madoobe dowlada Kenya buu amar qaataa.

  3. Mohamed Nugaal,
    Waa ceeb in aad caayso Shiiq Ahmed Madoobe. Waan hubaa in uu yahay solid guy, la hubbo oo la’isku halleeyn karro oo Mogadishu soo fiirinaya inta uu fiirin lahaa Nairobi amabba Addis Ababa (waa haddi uu Mogadishu fadhiyo nin Somali ah, tol ah oo Islaam ah sidda madaxweeyne Hassan Shiiq). Waa kaas caqliga Hawiye.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

  4. Cadaado.

    Axmed Madoobe ma waxaad ugu Sacabbo tumeeysaa in uusan Degmada Jilib ka Bara kicin, kuwa dhuxusha u eg ee aad moodo “Dingaha South Sudan” ee Cadaado ka soo yaacay ee ku habsaday? Kkk

    Jaalle Hawiye haddii uu caqli hayo, wax ha u qabto deegaankiisa Soomaali la haray ee min Beraxleey illa iyo Muuqdisho (Muqdisho) ee sida Cawaantii loogu noolahay illaa iyo maalintii aay dowladdii dhexe burburtay!!!!!!!

  5. issa(ID)
    Axmed (Kor waayeel waa wadda kas,hadusan ahayne
    waa wado indho) xamse waa nin dooran,oo dad
    leeyahay,ee adigu ma duubane (DAREENKAAS)qab,
    tan kale, hawlaha dagaal gelinta & xoreynta,
    jartaadu noqoto(Tanaan degay,tu kalane ii laaban)
    oo macbageedu yahay(intaad hayso ku tuugso) tii
    la qabtane (Amaankeeda iyo lahaanshaheeda sugo)
    si gaar ahaaneed(KISMANYO) & Nawaxiga(Beer-xano)
    ka sifee dadka aan u dhalan,nine ha kala tashan,
    Puntland taabo oo talo iyo taageero ka doon,dami
    u hooyo kuna hagoogo, wbt

  6. A.A.Xade,
    Waad xanuunsantahay duqyahow ee Ilaahewy hakuu saa’idiyo. Shiiq Ahmed Madoobe waxaan ugu sacab tummaa in uu dagaalka argagixissada alshabaab looga xorreeynayo dadka Somaliyeed qeeybtiisa ka qaato. Issaga ayeey Kismaayo bannaankeeda u fadhiyaan argagixissada alshabaab gudaheedana dadka ku laayaan, marka waa in uu culeeyska dhinacaas kasoo saaro. Btw, madowga waa qurux, ninkaan aan ka hadleeyno ee Shiiq Ahmed Modoobe ayaaba naaneeystiisa tahay madow,no pun intended, marka issagana ma Dingaha South Sudanaa? DAANYEER caqli xun ayaad tahay.
    Dalmida
    God bless Somalia 🇸🇴

Comments are closed.