UPDATE: Karaash oo dib ugu soo laabanaya Garoowe, & xiisada

Madaxweyne kuxigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu wadaa inuu maanta dib ugu soo laabto caasimadda Puntland ee Garoowe.

Axmed Cilmi Cismaan ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay safar ugu maqnaa dalka dibeddiisa. Socdaalkiisa ayaa la sheegay inuu la xariiray arrimo caafimaadka.

Soo laabashada Madaxweyne kuxigeenka Puntland ee Garoowe, ayaa kusoo aadaysa xilli maalmihii lasoo dhaafay ay xiisad siyaasadeed ka jirtay caasimadda Puntland. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xil ka qaadis ku sameeyay qaar kamid ah Golaha wasiirrada, oo uu ku jiro Wasiirkii Maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo ahaa wasiirka ugu awoodda badnaa Xukuumadda Puntland.

Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa isku soo dhowaanayay bilihii lasoo dhaafay, kaddib sannado khilaafaad hareeyeen wada shaqeyntooda.

PUNTLAND TIMES 

11 Comments

  1. Asagoon soo shumin Kursiga Madaxweyne Muuse Biixi.
    Miyuu cagta dhigikaraa Buuhoodle iyo Laascaanood.

    Taliye Taani iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ku bilbo qashay Dalcadda ka koreyso Degmada Garowe.

    Waxaan arkey mid la baxay Ali Samatar oo ka calaacali FB, Badhan Badhan ku hayo.

    Jeberti afkuu ka murmaa, sida naagaha loo gacmoodo, gambo cadbaa u xiran markaas ayay Baararka uga sheegaysan Kismaayo oo ah Xadka Ogaadeen iyo Galjecel iyo Shiikhaal

    • waxas intad iska daysid ka sheekey habraha hargaysa isugu hub aruursanaya,waxana yaab ah qof isaga xanuunsan oo ka hadlaya qof caafimad qaba oo dhahaya qofkaas wuu xanuunsan yahay,war intad isla yaabtid habraha kala celi oo iska ilow odayaasha waa weyn ee harti hana ku dhex lumin ama hal mar aya lagu laqayaa sidii hilib iyo baruur jilicsan oo kale kana sii jeedso aararka harti oo habraha kala dhici

    • Puntland waxa u hadhy maalmo yar ee waxba Somaliland haku hadaaqina. Shicibka Puntland il geeriyaad ayuu leeyahay; waxa haysta abaar ba’n iyo Dawlad la’an. Aaran jaan puntland way boobeen Saciid Deni waxa uu ku jirey bad kale.

  2. Faataxo kuma MAQNA Laascaanood waxaa ku xigtey, Baraako kama dhisikaro Badhan.

    Dumarkooda ayaa xitaa bartey fuleynimadoodo.

  3. Khaalid

    KKKKKK Ali Samatar waan arkayaay Oo Badhan Ta haya Oo Somaliland baa qabsatay leh…marna waa ooyaan reerkaani… marna waa faanaan… faan iyo orod wada socda ugu imooow

    KKkkkkk

  4. Horta Aaran jaan anigu waxan u aqaanaa Ciise Maxamuud reer Garoowe.
    Markay sidaa tahay reer Garoowe waa nooga dhowyihiin Majeerteenka kale ee raba inay kala wareegaan caasimada intay dagaal Somaliland iyo Puntland ridaan.
    Cidda keliya ee ku khasaaraysa dagaalkaas waa Garoowe reerka iska leh.
    Ciidanka Somaliland 60 km bay u jiraan,madaafiicda laga tuuraana waxay burburinayaan waa Garoowe.
    Somaliland magaalooyinkeedii dabada ayay marsatay waxayna joogtaa gegi bannaan oo dalkeeda ah macnaha furinta hore.
    Somaliland waxay ogtahay in reer Garoowe diideen in Dhulbahante iyo Warsangeli lagu daro Puntland 1998 iyagoo arkayay inay sababayso mustaqbalka dagaalo dhex mara Somaliland balse laga diiday waxana jiray kulan Hargeysa ku dhex maray Ina Abshir aun iyo marxuum Cigaal markuu kasoo cadhooday ee la dooran waayay ee uu Xamar u socday inta loo adeegsaday siyaasad dhagaraysan oo reer Mudug wateen,maantana waa dhabowday arintaasi.
    2018 Faroole marku dersay ujeedka Gaas Garoowe la rabay waatuu ka badheedhay.
    Garoowe Jamhuuriyaddu waa ilaalilanaysaa intii karaankeeda ah balse Somaliland xuduudeheeda waa tegaysaa dagaal iyo nabad intaba.
    Iminka Aaran jaan waan taageersanahay ee Deni iyo qashinkiisa Moorgan meesha ha dhaafiyaan.

  5. webkan baas ma wuxu noqday meel ictiraaf laga radiyo watanoo ilmo muse biixi oo wada marqaansan caay la dultagan yihiine war idooroow bal nooga warama 9 bilood ee xaraanta ah ee lpg daray mse dhul boob

  6. Issa(ID)
    Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
    mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
    yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
    lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
    Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
    dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
    nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
    (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
    iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
    waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
    waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
    dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
    qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
    xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
    raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
    4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
    Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
    nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
    kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waayo-joog,,,,(Why not)
    wbt

  7. Issa
    Duqa eelayda ah ma kala saarin Woqooyi (Galbeed & Bari) Somaliland Puntland wuxuna muujiyay nacayb iyo siday u rabaan in labadaa gayi Shabaab loo diro!!!
    Waar inaka jira oo idinkaa koonfur xiga ee is ilaaliya yaan laydiin soo xawilin Shabaabka e.
    Dameer dhuusay weeyaan Shabaabna waa qabaailka koonfurta cidda iska leh ee ciidan iyo canshuurba siisaa.

    Isaaq cidna ma dirqiyin ee shacabka ku wada nool ayaa masiirkooda go’aan ka gaadhay 1991 inay dhulkooda nabadeystaan aana mooryaan iyo maafiyo u talin lana saxo khaladkii la galay 1960.
    Isaaq waa 80% shacabka Somaliland.
    Mj baa munaafaqad nalasoo dhex galay oo ashkhaas shaqo ka siiyay Garoowe wax natiijo ahse ka gaadhi maayaan oo waa ku fashilmeen kuna ceeboobeen.
    Afti maalinka la qaado waad arki shacabka Somaliland oo 100% ku codeeya Haa Somaliland.
    Idinkaa laydinku xantaa cabudhinta dhexdiina iyo quudhi waaga ee maxaa ka jira?

  8. Waxaan YouTube Ku arkey gole ay wada fadhiyaa dad siyaasiyiin isugu Jira Isaaq iyo Dhulbahante ..Waxaan dadkaas Ka mid ah Siilaayo iyo AUN Cali Khalif ..waxaa madashaas Ka hadley AUN Cali Khalif oo Ku calaacalaya in aysan beesha Isaaq waxba wadaagin ilaa iyo inta aysan dagaal Ku qaadin beesha Majeerteen.

    Hadalkaas wuxuu igu noqdey amakaak iyo layaab ..

    Ka dib waxaa ii cadaadey in dhammaan Dhulbahante yar iyo weyn , rag iyo dumar ay wada sugayaa dagaalka uu Isaaq Ku qaadidoono Majeerteen.

Comments are closed.