WAR DEG DEG AH: Aadan Ducaalle oo loo magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya

Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada, kaddib maalmo uu jooga xafiiska looga arrimiyo Kenya.

Ruto ayaa u magacaabay Aadan Barre Ducaalle, oo kasoo jeeda gobalka waqooyi bari ee Kenya, Wasiirka Difaaca dawladda Kenya. Ducaale oo asal ahaan Soomaali ah ayaa kamid ah saaxiibada dhow William Ruto.

Aadan Ducaale ayaa ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Kenya oo laga soo doorto Gaarisa, waxaana horrey uu u soo noqday Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya.

Sidoo kale, Madaxweyne Ruto ayaa u magacaabay Alfred Mutua, wasiirka arrimaha dibedda, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya.

Xubnaha kale ee golaha wasiirrada waxaa ku jira Moses Kuria oo noqonaya wasiirka ganacsiga iyo waarshadaha, iyo Kithure Kindiki oo noqonaya wasiirka arrimaha gudaha.

Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale magacaabay Musalia Mudavadi oo ka mid ah hoggaamiyayaasha axsaabta isbahaysiga la lahaa madaxweynaha inuu noqdo Xoghayaha Koowaad ee Golaha Wasiirrada.

PUNTLAND TIMES

22 Comments

  1. Kenya’s nomination Aden Barre Ducale as defense minister is very ominous against Somalia. Mr Aden is a loyal stooge of Kenya and his predecessor for this position was also a man from Garisa as Aden Barre. It was the deceased Somali man who sent Kenyan troops to invade Somalia and capture Kismaayo in 2011. Such people may be of Somali heritage but they are one hundred percent think and act like the enemies of Kenya and Ethiopia when it comes to Somalia interests.

  2. To: Hassan shirwa
    Come again I am confused by your statement are they enemies of Kenya and Ethiopia or are they enemies of Somalia? Look in all seriousness this appointment will have no impact on Somalia whatsoever. I am rather surprised there is only one cabinet position for the Somalis of Kenya. Nevertheless your right about there loyalty cabinet member of any given country pledges loyalty to that before he or she is sworn in.

  3. While I congratulate Mr Adan Ducaale for his appointment. We want to convey our concerns,Adan Ducaale must know that war and invasion will not bring peace to Somalia or Kenya.

    He must know that even though he is a Kenyan,his Somali roots are deep and are wide reaching. He must know that he has the opportunity to be a man of positive change or a man of demonic character.

    He must know that even though he is Muslim,he is serving a country of non Muslim majority and therefore decisions are made by others contrary to his upbringing or faith.

    Given above brief description.
    I strongly urge him to exercise maximum refrain and wise leadership.

    1.He must not and I mean it, he must not send KDF into Gedo without heavy involvement of those people who live in Gedo. Given what happened between our Mareexaan people and our ogaadeen people,it will only be seen as if the ogaden using Kenya,Somalia and Ethiopia to carry out act of ethnic cleansing in Gedo.

    2.He must not expand KDF involvement in Somalia operations.

    3.He must stop KDF Carrying out special operations against innocent people in Somalia while claiming false pretext.

    4.Adan Ducaale must not arm one section of Jubaland tribes.

    5.He must not militarise the maritime zone of Somalia.

    In conclusion,Adan Ducaale must wear a clear glasses to see what is happening in Somalia and must act honourably,what ever he does will leave a long lasting effects and he must choose a better legacy.

    May Allah safe our country from within and outside.

  4. @ Gurey and others.
    Adan Duale.
    His past History,particularly the maritime dispute between Somalia and Kenya,he was the only who openly request,the former President of Kenya Mr Kenyatta,to send army and navy to occupy,the Somali maritime.
    Although Somali people were one ethnic group anyone,who acts as an enemy of Somali State Nation,is an enemy.
    In conclusion we don’t need,to show Kenya any
    Weakness when it comes,the territorial integrity,independence and to keep borders save from any country

  5. Issa (ID)
    Congratulations Adan Ducaale Barre for your appointment as a Ministery of Kenyan Defence Force. As our former policy will stay in the same position, while we fight together against Al Shabab.
    Good Job!

  6. Ally M:

    Talada aad siisay Aadan Barre waa talo wanaagsan, laakiin taladaas oo kale waxaa la siiyaa, Ninka aay ka go’do Talada dhabta ah ee xilka uu hayo!
    Sida aad adiguba tiri, Talada Kenya waxaay ka go’daa, dadka Gaalada ah ee dalka u badan, Aadan iyo dadka Soomaalida ah ee meesha ku noolna runtii waxaay ka yihiin,(second class Citizens)!

    Gobolka Gedana waxna ma yeeli karo, waxna uma tari karo. Tusaale ahaan 6da Degmo ee Gebo 5 kamid ahi Waxaa joogo, ciidanka Itoobiya iyo kuwii uu Farmaajo geeyey oo dadka deegaanka u badan!

    Ciidanka Kenyana Gedo waxaay ka joogaan, degmada Ceelwaaq oo Xadka Kenya ku taala oo aay ku leeyihiin, Xero 2km gudaha Soomaaliya ku jirta.
    Marka, Kenya xitaa haddii aay beesha Ogaadeen hubeeyso, Mareexaanka Gedo culeys weyn kuma haayso oo Ogaadeen Jubaland isagaa kaga badan, kana dagaal yahansan. Kkk
    Laakiin Aadan Barre Waxaan ka rabnaa in uu xaquuqda aay Kenya ku lahaayeen u soo dhiciyo Soomaalida Kenya, inta uu xilkan hayo!

    FG. Aadan Barre isagoo ah Afhayeenka Baarlamaanka Kenya ayeey ciidanka Argagixiso la diirka Kenya Garissa ka qafaasheen, wadaad uu Adeerkii dhalay!
    Kaas oo Usbuuc kadib meydkiisa oo la jarjaray laga helay, meel Baadiye fog ah, isagoo uu Dhurwaa cunayo! Haddii aay talo ka go’do, taas qoyskiisa ku dhacday ayuu wax ka qaban lahaa!

    We don’t ask him, something that he cannot over and we cannot blame him that something he cannot stop:

  7. kkkkkkkkkkkkkk, Mashallah, that is Kenya for you. Once again, they prove how much they trust Somalis. What a friendship that is so unbreakable.

    Where are those who use to say Kenya is our enemy and Ethiopia is our Brothers?, Lol. Let’s see if Ethiopia trusts a Somali guy with that kind of Power. Viva Kenya! I’m loving it!

  8. To:mahbar1
    Just so you the minister of finance and senate chairman of Ethiopia are people of Somali decent. They are Dir you should know whether they are in Kenya or Ethiopia those people represent those Countries and not Somalia.

  9. To:mahbar1
    Just so you know the minister of finance and senate chairman of Ethiopia are people of Somali decent. They are Dir you should know whether they are in Kenya or Ethiopia those people represent those Countries and not Somalia.

    REPLY

    • @ Gurey

      I knew that, but what I ment in my last comment was their Armed Forces. Ethiopia is not in that high trust level to trust Somalis to manage Ethiopia’s Armed Forces. I dont think they will ever trust us with that. I dont know why. So far, Somalis are managing Ethiopia’s Finance very well, Lol.

  10. kkkk why people talk like somalia is very special country in all the world kkkk kkkk maxaa loo buun buuniyaayaa dalkaan eberkaa oo saxaroobey oo waxna yaalin??? adinkaa qoysanaayee yaa idiin xiiraya kkkk war dhulkaan lamadagaanka itoobiyaan iyo keenyaan waxba kuma falaayaane is dajiya mooryaaney kkkk ma umaleesaa in dahab laga sameeyey kkkk

  11. A.A.Xade
    Ally M

    Waan akhriyey talada iyo fikradda aad siiseen Aadan Ducaale .

    Maxaa idiin diidey in aad taladiina Ku dardaan in Aadan Ducaale Ku dadaalo siduu heshiis u dhexdhigilahaa Daaroodka degan Jubbaland.

    Jubbaland waxaa Ka Jira labo siyaad oo khatar Ku ah mustaqbalka Jubbaland ..

    1.Siyaasadda Sade Daarood oo kaashanaya Hawiye iyo Digil & Mirifle si ay Ku maamulaan Jubbaland..Hawiye iyo Digil & Mirifle labaduba ma aaminsana in Jubbaland ay tahay dhul Daarood waxayna u teegeerayaan Mareexaan si ay hadafkooda fog ugu gaaraan .

    2.Siyaasadda Absame Daarood oo laga soo dejiyey Kiinya oo Ku saleysan in Ogaadeen ay Ku qabsadaan Jubbaland iyagoo taageero Ka helaya ciidanka Kiinya ..Xasan Sheekh wuxuu dadaal ugu jiraa siduu dawladda Kiinya ciidamadeeda ugala laabanlaheed Kismaayo .

    Hartiga Soomaaliya malahan karti iyo caqli ay nabad dhex dhigaan daaroodkaan isku dawakhsan Cid kale iska daa Cusmaan Maxamuud baa dhexdooda isku laynaya Bosaaso ..

  12. Issa(ID)
    Mudane Aadan Bare ,hambalyo sida aad ugu guuleysatay dorashadii,
    Dalka Kenya ka dhacday,& sida laguugu soo xulay inaad noqoto bundo
    xiriirisa dalalka walaalaha ah ee Kenya iyo Soomaaliya, adoo si
    walba ula tacaalaya dabar-goynta Al-shabaab oo ah caqabada hot
    taagan bulaalida iskaashiga amniga,ganacsiga iyo is dhexgalka
    labada shacab ee walaalaha ah,anagoo sii ambaqaadeyna kulana
    kaashaneyna, waxaa rajeyneynaa inaad sii(Fasho beertii)mabada,
    ee uu (Aun) yuusuf xaaji oo magool iyo ubax leh maanta,abaarne
    ku soo fool leedahay,dulin iyo subaacne u dheer yahay,taas oo
    (Godin lagu falo), (Gar loo dego), iyo (Gaashaan lagu ilaasho)
    Kaaga baahan,kuuna baahan, Gacal baad tehee Guukeysi wbt

  13. Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.
    War umad waliba,gala ay is dhigto,ayey ku habsaami.
    War qowmiyada Soomaaliyeed,wa hal qura.
    Dowladnimada,jiritaanka qaranimo ee umadda Soomaaliyeed ee halka Qowmiyada ah,waa asaas u ah,in Soomaaliya ay noqoto dowlad,si buuxda u habaar dhamaan xuduud oo dhan.
    Dadja Soomaaliyeed waa in ay ka gudbaan Qabyaalada.
    Waxaa jira hal dal oo ka yiraahdo,Soomaaliya.
    Xuduud a Soomaaliya waxa la keh dalja Jabuuti,Ethiopia,iyo Kenya.
    Bada cas iyo bad way ta India.
    Waxa nasiib daro ah,Ethiopia oo 81 qowmyadoid ah,iyo Kenya oo ka Badan 40 qowmiyadood,in ay iso arkaan dad mud ah,mana aha,oo waxwalba waa ku kala duwanyihiin.
    War kuwiina Soomaaliyeed,val sida dadyowga dunida ama qowmiyad aga kale u fakira.
    Hadaba ninkii ama shaqsigii Soomaali ah oo cadiw ku ah,qaranimada iyo wadajirka Soomaaliya,waa cadow ee yaan sida kuwa wax ma garadka ah,kaga dhigin mid beel ka xiriirta dunida oo dhan a waa sidaasi.
    Adan Ducaale,waa cadow cad oo ludi ku ah,JiritaankaSoomaaliya,iyo xuduud deeda.
    Waxa kale oo aad in looga xumaada ah,halka qaar badan oo Soomaali ah ay maantay,kala garan la’yihiin,in Soomaalido ay ka mud noqoto dadyowga kale ee oo ay Ku wayn tahay,qowmiyadooda oo mid u ah,difaaca qaranimada dalkooda.
    Soomaaliya guul gobanimo.

  14. Adan Bare Duale.
    Walow uu asal ahaan Soomaali yahay.hadaba waa nin Kenya u dhashay.
    Sida sharciga dunida,yahay dal walba-Soomaaliya waa dowlad
    xor oo xoriyada xitaa kaga horaysay Kenya.
    Sida sharciga dunida,cidwaliba oo si cad u sheegta in ay doonayaan,in dhul iyo deegaan,ay dowlad kale leedahay,sy xoog ku qaada ayaan,taasi waa mida uu si cad u sheegay,Adan Bare Duale.
    Sidaa daraadeed ,waa cadow ka daran kuwa kale,ama qowmiyadaha kale Kenya u dhashay.
    Waxa uu door wayn ku lahaa,in Kenya ay qabsato Jubada Hoose siiba magaalada Kismaayo.
    Ka sakow hadalkii cadaa ee uu ,sheegay oo ahaa in oo ka codsaday madaxwaynihii hore,ee Ke Uhuru Kenyatta in uu xoog ku qabsado Bada Soomaaliyeed ee sida cad maxkamada caalamiga ag ee aduunka intii badbayd ay Soomaaliya u xukuntay.
    Sunta Cagaaran ee Khaada in Soomaaliya lago harqiyo door kiisa ayuu ku leeyahay,waliw eeda ay madaxda Soomaalida oo dhan,ay ku fadhiyeen joojinta Daroogada Cagaaran.
    Soomaaliya waxaa maantay iso bahaystay,
    Abaar daran oo macaluusha iso bedeshay.
    Wuxuushta argagixisada al shabaab,oo hada jabkii ugo wayna ku socdo,meelo badan.
    Faragelinta Ethiopia ,Kenya iyo U.A.E iyo kuwa Soomaali ah oo shisheeyaha la shaqeeya..
    Somali People- United we Stand.
    Soomaaliya guul iyo midnimo.

  15. @Elmi

    Boowe mar waxaad tiri, ” War qowmiyada Soomaaliyeed,wa hal qura ”

    Qaybta danbe qoraalkaaga waxaad ku soo xirtay nacayb and hate speach, you wrote” Adan Ducaale,waa cadow cad oo ludi ku ah,Jiritaanka Soomaaliya,iyo xuduud deeda. ”

    Kala hadalkaaga, bal adiga dib isugu laabo oo is waafaji.

  16. Kkkkk

    Jeberti Cad DHUUNTA la mariyo ayaa hogaamiyo, nin la dhahey miishaarka u saxiix Ciidan Kenyan ayay leeyahiin
    ” Miyuu wax ka qaban dhulka Xortaa ee hoos tago Caasimadaha Irir Samale “.

    Miyaad isweydiisay maxaa Xornimada u diiday NFD IYO SOMALIGALBEED, waa Irir Samale dego NFD IYO SOMALIGALBEED oo aan u abaabulnayn sida Irirka dego Somaliland, DJouti iyo Somalia.

    Kadibna ay ka xoogbadiyeen CAD JAAJUUSIINTA la degto NFD IYO SOMALIGALBEED.

    – Freedom of WAJEER, MOOYAANE to Diridhabe will come one day.

  17. Imagine shacabka Palastiin oo u marxabeeyay nin Falastiin ah oo loo magacaabey CIIDAMADA YUHUUDA

    Markaan ka soo jeesano Dagaalka hadda waxaa noogu xigto inaan Kenya ka saarno dhulkeena Xortaa ee Jubbooyinka

    inaan Ethiopia ka saarno Bay iyo Bakool.

  18. @ Khalid

    Qaab darnidaa oo hanyaridaa, why are you so basic? When you say let’s exclude Darood, what you saying is, let’s destroy Somalia oo sida amxar iyo tigrinya ha iksu dilaan Soomaalida. Yaa kaa yeelaya xaywaan yahoow? Hawiye waa ku naceen, Daroodna waa ku caayaan. I think it is time you go away like Awlal.

  19. Mahbar1
    Waa kaftamaayaa oo adduunka Darood ugu jeclahay gaar ahaan mahbarka Majeerteen.
    Meesha waa iska baashaal ee ha u bixin marka faystada ku jiro.

Comments are closed.