Wararkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab oo gubtay deegaanka Ceel-jiqoow

Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ay gubay dhamaan guryihii ku yaalla deegaanka Ceeo-jiqoow oo hoostaga degmada Maxaas.

Al-Shabaab ayaa sidoo kale burburisay halkii ceel-biyood ee ku yaalla deegaanka Ceel-jiqoow, kaas oo ay dadka iyo xooluhu ka cabi jireen, kaddib markii ay ku xirtay miinooyin.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay markii hore ku amartay shacabka inay isaga baxaan gudaha deegaan, ayna intaa kaddib dab qabad siisay guryahoodii.

Qof kamid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay warbaahinta in ay hadda soo foodsaartay dadka deegaanka xaalad adag, maadama la gubay guryahoodii iyo ceelkii deegaanka.

Horey, Al-Shabaab ayaa gubtay deegaano gaaraya ilaa 9, kuwaas oo ku yaalla gobalka Hiiraan, taas oo abuurtay kicin dadweyne oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Goballada Hiiraan iy Galgaduud ayaa waxaa ka soconaya abaabulo dagaal oo ka looga qabsanayo Al-Shabaab deegaanno ay maamulaan, waxaana iska kaashanaya Ciidamada Xoogga dalka iyo dadka deegaanka.

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

  1. Waxa la iska goynayo faro weeynaa!

    Ma maatadii Webiga lagu gurayey ee Yaxaaska la cunsiiyey 91kii baa?!!!!!! Bal adba!

  2. Issa(ID) Juba-lander
    Marka hore kuguma tiiqtiiqsan karo oo (rag-dhaan) baa
    tahay,marka xigane kuguma talax-tegi karo oo wiil yar
    oo hooyadi (Irmaan-tahay) baad tahay, oo (dhoocilow),
    (Ahmigiinaan) arkay(Aarankiina) waxba ku fali maayo ,
    wixii maanta ka danbeeya waan kuu (Il galacleyn)hadaad
    ii baqo beenleyso,oo aan ku qabto maxaad ku xukuman
    tahay inaan kaa saar (2 Mici & dhool) nin maare ah oo
    miciyo listay, adaa maato ku sheegay(CAY) wax kuma
    tarto (Magacne kuuma yeesho)oo baqo been- leeyntii
    baad bogan u timid,ane way kan kkkk wbt

  3. Issa(ID)

    KU arkayoo, waxaad tahay nin cabsi iyo Guri Ashuun lagu addemo ku koray oo aanan bareerahiisa si qayaxan u sheegi karin!!! Kkkk
    War haddaad Anigu iga hadleeyso, toos ii abbaar Shaashadda kaaga soo dusi maayo, sida Dhoocil Shukaansi barad ahi geedaha gadaashooda ha ka ganuunicine! Kkk
    Meeshan waa (social media) haddii la soo galo ee ma ahan Guri aay leedahay duqdii hoos u gunuunaca iyo dhaqankan xun kugu barbaarisay! Kkk

  4. Issa(ID)Juba-lander Maan dheys-loow
    Sabeentii aad ii xirtay waan kaa gudoomay,oday
    caruur yar yar haystaan ahay,abaarna jooga oo
    cad ma leh,inaan caano ka doono mooyee, marka
    maandhow(Sabeenta ,sumal) iigu raadi,tan kale
    Xade maanta wixii ka danbeeya anaam ku leh, ee
    ogow waxaad tahay sabeentii xaalka la ii siiyay,
    sidaan doonaan kaa yeelayaa (Doqoni meeshii lagu,
    dirireey ogeyd,meel lagu hishiiyay ma oga) nin
    deeq loo bixiyay baad tahay,(IS-MOOG) wbt

  5. Lacnatullahi calal shabaabul kaafirriin wal qaaimiin.
    Allaha hoojiyo kufaarta shabaab ee umadan muslimiinta nafta u keentay, allaha hoojiyo shabaab iyo wixii taageero iyo wahaabiyoinoo idil, allaha hoojiyo munaafaqa xade ee halkan jeesjeeska iyo dhuusada qurunka ah ee ilko yarta ka wada.

    Mardhow waxa aan rajeeynayaa in kufaarta shabaab lasoo afjaro oo lasoo gabagabeeyo, lagana xoreeyo dhulka janhuuriyada samaale 🇸🇴 oo idil in sha’allah, sidda hadda ii muuqatana kufaarfa shabaab waxa ay ku sugan yihiin marxaladoodii ugu dambeeysay, waaba iyagan inta tabar yareeyay shacabkii keliya weraradoodii kusoo koobayee, balse in badanoo shacabka ahi keceen, wallee kufaarta shabaab war baa u yaal, oo xanuunkii moodka baa haya markaaseey weelasha iyo ceelashaba haraatinayaan si inteeysan baqtin u ciideeyaan oo ninkii gowracay uusan uga cabin.

    Guul baan rajeeynayaa insha’allah, shabaabna waa lax bilaawadii aragtay oo wadkoodii baa galay marka xaqq bay u leeyihiin inay weelasha iyo ceelashaba haraatiyaan ee yaan lala yaabin, ee haloo dhameeys tirro oo ilaa ay kan ugu dambeeya oo kufaarta shaabab ka tirsani nafta ka baxdo yaan mindida dhuunta looga kirkirayo ee af la’aanta girgiradi lahi ah laga daayn ee halagu waddo oo hala soo gabagabeeyo insha’allah.

    Wabillaahi toowfiiq.

    Guul iyo gobomimo jamhuuriyada samaale🇸🇴.

  6. Hassan Shiek, Shiekh Shariif iyo xulufadii unukaa leh ayaa arintaa ka dambeeya. Waxaanu ka wada dheregsanahey in Guudlaawe iyo odeygii laangaraha aheey ey jiifaan Xassan Shiekh sariirtiis.
    Waanu ognahey waxa dalkeen loo soo waaridey cilmi baaristii horey 2012 ayaa wali taal iyadood cadcad.

    Hassan Shiekh cowradiis ha asturto.
    Dalka Somalia ma uu hogaamin karo qof qayaano iyo cabsi qaba huudhi huudhi.

Comments are closed.