XOG: 700 oo gabdho Soomaali ah oo loo qaaday Sacuudiga & Xasan Sheekh

Sida ay ogaatay Puntlandtimes, 700 gabdhood oo ah Soomaali ayaa la qorsheynayaa in loo sameeyo Baasaboorka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si loogu qaado dalka Sacuudi Carabiya.

150 gabdhood kamid ah kooxdan ayaa hadda loo sameeyey Baasaboorka Soomaaliga, waxan dhawan loo qaadayaa Sacuudiga.

Gabdhahan ayaa da’adoodu u dhaxaysaa 16-22sano jir, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo, dawladda faderaalka ayaa bixisay ogolaanshaha safarkooda, waxaana si wadajir ah u maamulaya shaqsiyaad xariir la leh Madaxweynaha dawlada Faderaalka iyo shirkad gaar loo leeyahay.

Ma’ahan markii 1aad, ka hor 2017-kii ayaa gabdho Soomaaliyeed loo qaaday Sacuudi Careebiya, xiligaas oo ay dawladda Soomaaliya qorshahaas difaacday, dhinaca kale dawladdaha Islaamka ee Qaarada Aasiya iyo dalalka deriska ah la’ah Soomaaliya (Itoobiya£, qaarkood ayaa diiday in ay shaqaale dumar ah u diraan Sacuudiga.

PUNTLAND TIMES 

35 Comments

  1. Kkkkkkkkk.

    Culusoow haddeer dumar uu dhoofiyey ayaa laga hadlayaa laakiin, haddii aad nooshihiin waxaad maqli doontaan wiilal uu dhoofinayo.

    Wallaahi haddii uu Abgaal Soomaaliya madaxweyne ka sii ahaado, Soomaaliya waxaay noqoneeysaa waddan dhoofiya dhillooyinka iyo Laga Roone yaasha!
    Dad dhaqankooda miyiga uu yahay Caweys iyo Tumasho ma awal bay sariig iyo xishood lahaayeen?!
    Dumarka Daarood arrintan ha looga dhigo!

    Ka waran haddii uu xeerka waddamada jaamacadda ku jiro diidayo in aay dadkooda noqdaan, Jaariyad iyo dhul xaaq?!

    • 4.5 ha lagu qeybsado haddii la dhihi lahaa waad ogolaan laheydeyn oo waxaad dhihi laheydeyn yaan la idinka badanin ,idinkima aha islamnimo iyo wanaag, dalkan waa loo tashtay waa arki doonaa meesha ay ku danbeyn doonto.

    • Shalayto Emirates ka waxay ku eedayeen Hassan sheekh in uu qiyaanay uuna soo diray habro daalan ee markaan bigro ayuu suuqgeeyay no problem

      • Emarate citizens from Arab union members are not allowed to work as domestic servants even hotels.

    • Waa run xeeka jaamacadda carabta waa mamnuuc xasan shiikh waxba kuma mergedo ceeb weyn baa Soo socta daaroodku dhulkooda ha ku ekaadeen war xitaa dawlada xamar ha iska baxeen waayo awoodba Kuma laha kii daarood ah madaxweyne ama prime minister noqdo dagaal baa lagu qaaday markaa nimankaa hawiye ha loo baneeyo iyagaa ceebtu ku hadhaysaa daaroodku ha heshiiyo oo dhulkiisa ha utashado

  2. War hooy warkan soo hubsada.
    Yuusan dacaayad noqon.
    Waxaad ogaataan in sida Shabaab dhagaha looga furaystay. Indinkana waa laydinka furaysandoona.
    Waxba kuma jabno haday cidi soo shaqaysanayso. Waxaase ka horayso ma xalaalba maxaaraanba?
    Xaqooda iyo xuquudooda bini aadanimo ma helayaan?
    See loo xeerinayaa? Yaase u xilsaaran oo xeerinayo?
    Dowladu gabadh Somaliyeed oo laxurmayn waayey ama laxumeeyey cadhada ka dhalato mamaarayn kartee waa in ay kafiirsataa arintaasu waa haduu warku wax kajiro.

  3. xasan waa inuu arintaas wax ka qabta ama dad isqaba diro somali magac ba’ay mar khmri mar gawaadnimo mar dhalyaradii oo lalaynaayo tuug iyo malaal dibadii dhaqn xumo waxaa aheeyn kama shaqeeyaan xasad iyo jawaasiis meeshii umada kale wax ka bartaa qurbiihii markeey yimaadaan waxay kabilaabaan khaad balwo iyo dhaqan xumao dhulkii samalia wuxuu isu bedalay dhul gaalo macsi khamri kiniin lagu sakh raamo xumaan iyo balwo qabiil aan micne lahayn naceeyb aan dhamaad laheeyn

  4. If true,this would be a crime against our young girls both Islamically and in all under the acceptable human noms. This nothing more than sexual exploitation in grand operation by the Somali president. It’s nothing different than the gangs that operate brothels. It’s exporting the flesh our girls for the pleasure of the sand niggas.
    It’s our collective failure as male guardians of our families and children.
    It’s a huge sign that our moral has eroded and nothing left.
    The way Xasan Shiikh is doing thing’s we won’t be surprised if he sets up the Bairut or Thailand grand hotels for sex tourism.

    What is happening?

  5. Nothing is confirmed here. Don’t get emotional, do not get a head of yourself. Don’t set yourself for a disappoint yourself. If your hoping for the demise of Hassan shiekh Maxamud we are far, far, and far away from that. Naturally I oppose sending domestic workers to middle eastern country period. Nevertheless
    With exception to shiekh shariif Shiekh Ahmed. Hassan is by far most Educated on Islam of all presidents we have had so. Hence I trust his judgment on this issue. The is doing an excellent job given the circumstances Shabaab is on its back foot. He has kept his words to us and that’s why I stand with I will be critical when criticism is due but right now he is doing his job rather well.
    .

  6. Nothing is confirmed here. Don’t get emotional, do not get a head of yourself. Don’t set yourself for a disappoint.If your hoping for the demise of Hassan shiekh Maxamud we are far, far, and far away from that. Naturally I oppose sending domestic workers to any middle eastern country period. Nevertheless
    With exception to Shiekh Shariif Shiekh Ahmed. Hassan is by far most Educated on Islam of all the presidents we have had so far. Hence I trust his judgment on this issue. Otherwise president Hassan is doing an excellent job given the circumstances. Shabaab is on its back foot. He has kept his words to us and that’s why I stand with him. I will be critical when criticism is due but right now he is doing his job rather well.

  7. Low IQ culusow

    Dayuusnimada koobkeeda waa ninkii jebshay.

    Kalaaamkii nubuwada hore “hadaanad xishoonayn waxaad doonto fal”..

    Dad lamood baa waxaas difaaca.

  8. Tuug beenloow ah cinwaanka waxaa ku qoran gabdhaha waa la qaaday hadana wuxuu yiri waa la qaadi doonaa bal beenta intaas la eg daya balo ku degtay been badanaa somalida beentaas ayey iska rabaan puntlandtimes war magaca inoo daa

  9. @@@Gurey.

    I hesitate to reply to people who think inside the Tribal box. I personally criticize anyone that deserves response.I observed your comments when you are talking about things we deem of close to important issues,I know you write in reactionary manner or as propaganda machine for your paying Master who ever its.
    You mentioned that Xasan Shiikh is most educated in Islam,you are right, but you forgot to mention that it’s only an education and not in deeds and behavior. Knowledge without practice remains just a knowledge.

    On the point of people are running ahead of themselves and they need to wait for correct information,don’t forget informations are most of the time are leaked by people inside who are against something bad. They try to give heads up of what is coming to prevent awful things like the modern day sexual slavery in the name of overseas employment. The sand niggas are not our friends,the despots.

    This is when our girls think and ask themselves is it better to die under the knife of Ashb or die under the belly of an Arab man in sexual humiliation and domestic slavery,concubine.
    I am sure their answer would be to die with dignity than humiliation.

    May Allah save our olive gold skinned girls.

  10. Baaafin Baaafin,Ustaad Awlal.
    I hope all is well with you.
    We need your continued superb contributions on this forum,it’s getting dull and void of any intellectual stimulation or growth.

    A A XADE,any news on Ustaad Awlal?
    It will be bad for Puntlandtimes if all the good people leave this site.

  11. Issa(ID)
    War yaabnayee ma yaabteen waa arrin ugub ah in ragii shan,
    shan kun loo af duubo,Turkiya/Libiya,Qadar/Eriteriya, oo aan
    war iyo wacaal laga hayn, tan kale waxaa dhaqan xumo ah oo
    diinta islaamka ka hor-imaaneysa in dhediga keli la dhofsho
    (Xoolaha dhedigooda) lama dhiibo,lama dhoofsho,lamana iibsho,
    hadeysan ahayn(MAQUUNO) dhqan baxa,gabow,iyo naafo,dhaqayo,
    Xasanow dumarkeenu maquuno ma leh,waa(Hooyo)(Habar-yyar)(Eedo)
    (Aayo)(Ina Abti)(Inadeer)(Ina-habreed)(Dangalo)(Domaashi) &
    (Daleelo) kale kaa diidnay taas (Mudaharaad bt

  12. To: Ally M
    Stick to the point don’t personalize it. Anigu rizqigaygu Allah ayaa siiyey asago Xalaal ah. Gacan taydana waligeed Alle kama dhigin mida hoosayso. Alxamdulilah, Alxamdulilah thuma Alxamdulilah Xamdan yaliiqu bijalaalihi.

  13. @@@Gurey,Jooji your blind loyalty and be a person of deep critique.
    Always be on the side of the weak among us.Never advocate for unjust system even if it’s your uncle Xasan Shiikh.
    I have some relatives in higher up in the government or regional governments and they know me for not taking cheap propaganda and a blind follower. I make them uncomfortable on the dinner table and whenever I have opportunities to speak. It’s my nature to be allergic to injustice.

  14. Gabdhaha waa dhashii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable iyo warsangali nacalatullah si fiican ayaa loo soo dubaynayaa well-done H.E Hassan Shiekh Mohamud President Federal Republic of Somalia 🇸🇴 👏 😄 😆 🤣 🇸🇴 👏 😄

  15. Gabdhaha waa dhashii Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable iyo warsangali nacalatullah si fiican ayaa loo soo dubaynayaa well-done H.E Hassan Shiekh Mohamud President Federal Republic of Somalia, That is the best news I heard recently so far 😄 😀 😉 🤩😍😍😍😍😘    

    REPLY

  16. Ilaahay uga baqa inaad soo qortaan been iyo ku-tiri-ku teen, qof iimaan leh been inuu faafiyo ma haboona.

    Waa in la hubiyaa gabdhaha sababta loo dhoofinayo ma shaqaa mase qasdii aan haboonayn iyadoo laga eegayo kuwii kal hore la dhoofshay yaa warkooda oo runa wax nooga sheegi kara.

    Waa in qof walba somali ah u arkaa gabdhass tuu dhalay,walaashiis, ina adeerti ina abti iwm ka dibna talo haboon ka dhiibtaa sidii wax looga qaban lahaa.

  17. Ninkan wararka uso qora Puntlandtimes oo Xusen la dhaho, wuu ka sii darayaa. War xuseen, ma ahan in aad sidan akhmaq nimada ah u mucaarado Madaxweynaha Soomaaliya, cawaan baad sii noqonaysaa, isku xishoo.

  18. That nigga Awlal said he is going for holiday but we don’t want him back here again. Waa neefsanay siduu meeshaan uga baxay please ha noogu yeerin. Tuuga Xade asna in uu tago yaa laga rabaa another big time ilka yar loser.

    Bye bye.

    • @Wanna be Mahbar1

      I don’t use the word Nigga, I’m above that sxb, try again if you trying to be me. But the fact is, I’m loving Awlal is gone, in a way you kinda spoke for me.

  19. Ally M.

    Ninyahow Suldaanka war iyo wacaal kama hayo, laakiin Waxaan u jareeynayaa in uu caafimaad qabo.

    Waxaa dhici karta in uu meeshan ka Indho quruxsaday, maadaama aay waayadan dambe iska noqotay, meel aay Mooryaan iyo Laga Roone yaal dhex degeen! Kkk
    Sidoo kale waxaa horay oga siibtay akhyaar badan oo wax ku qori jirtay oo uu kamid ahaa, A.Arar. caafimaad baan u rajeeyey dhammaantood.

    • Kaley waxuu doofinayaa gabdihii ay dhaleen reer tolkiis…. taasna muran kama qabo oo ima khuseyso…. waa hadii magaca somaaliyeed la dhigayo… oo aan la oranahayn gabdho somaaliyeed ayaa carab khasiisiin ah loo dhoofiyey…sidii xoolihii.

      Run ahaantii Cid la ogyahay ayaa meesha ku gacan galeeysa….sidii Kal hore.

      Sidii Daarood looga cararayey ayaa dalow kasta iyo baxrul dulumaad iyo aakhiro-waa laysku maqiiqiyey. War Daarood wax iniima dhimayee dareen ka qaba wiilka shisheye.

      Youtube-ka waxaa ka buuxa ciqaabta iyo dulmiga lagu sameeyo dumarka u Shaqo taga wadamada carbeed… khaasatan sacuudiga.

  20. Adeerkay Madaxweyne Xasan wuu satsande yahay, beeso u baahanay xey dhimee haddii Carabta beeso ka daliiqaan, haddii marmat kufsado waa laga sabri karaa. Daarood xaad la qaylaydiin.
    Jaberti xey beeso si loo helo ka ogyihiin

  21. uug beenloow ah cinwaanka waxaa ku qoran gabdhaha waa la qaaday hadana wuxuu yiri waa la qaadi doonaa bal beenta intaas la eg daya balo ku degtay been badanaa somalida beentaas ayey iska rabaan puntlandtimes war magaca inoo daa

  22. Gabdhahan waa dhashii Haraadigii Mujrimkii Afweyne Ilkayar, dhulmahante, leelkase, awrtable iyo Iidoor shaqadoodiu ay yaqaaneen ayaa loo dirayaa Well-done H.E Hassan Shiekh Mohamud President Federal Republic of Somalia Guul iyo Gobanimo.

Comments are closed.