XOG: Eng. Maxamed Rooble, oo loo magacaabayo Ergey Sare (Imaaraadka oo codsaday!)

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Puntlandtimes, in ergay sare loo magacaabi doono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble.

Kulan saddex geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamze Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Rooble, ayaa looga hadlay magacaabista Rooble, ee Ergayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka cadmeed.

Xogaha ayaa sheegaya in soo jeedinta xilkan in loo magacaabo Eng. Rooble ay katimid dawladda Imaaraadka, iyadoo uu soo dhaweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaan la filayaa in maalmaha soo socda lasoo saaro wareegtada magacaabida ah Eng, Rooble ee xilkan.

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ballanqaaday inay bixin doonto Miisaaniyadda ku baxaya xafiiska ergyagan.

Eng. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa intii uu hoggaaminayay xafiiska Wasiirka kowaad ee Soomaaliya xariir wanaagsan la lahaa dawladda Imaaraadka Carabta, waxaana lagu xasuustaa inuu u sii daayay arrimo badan oo ay kamid aheyd lacag 9.6 milyan ah oo looga qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Sidoo kale, Rooble oo ay si adag ugu loolameen awoodda dawladda Madaxweyihii magacaabay Maxamed Farmaajo, ayaa door weyn ku lahaa inuu doorashadii 15-May uu ku guuleysto Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

PUNTLAND TIMES 

23 Comments

  1. Rooble was a stooge for the Imaaraadka anyway. Let him lick the bones they throw for him.
    His children have another citizenship and he accumulated ill gotten wealth for them,Maxaa ooga shan iyo toban (15)ah Somali
    Uu u arko dad sida dugaaga isu laaynaya hadana aqoon waxay ama Sababta isu leeynayaa.
    Magaceedaa maalin tacab lagu noqdaa. Imaaraadka meel ay soo galaan sulux maslaxa ma sameeyaan ,waa un fitna. Oo meesha ama position ka ma dhaxalbaa?Yusuf Garaad soo kama horeeynin.

  2. Low IQ culusow dawladiisa

    1-Ergayga jaadka iyo mukhadaradka

    2-Ergayga beec-gaynta hablaha

    3-Ergayga silica iyo saxariirka

    4-Ergayga difaaca webiga Nileka

    5-Ergaya isku xidhka TPLF

    Liistada waa dheer tahay

  3. Ex-ra’iisal wasaare Rooble runtii nin wax kusoo kordhin kara Soomaaliya ma aha waa nin hurda.
    Waana sababta Farmaajo ku doortay.

  4. Taasi waxaay marqaati ka tahay, in aay Culusoow iyo Rooble yihiin 2 dabo dhilif oo Calooshooda u shaqesyta!

    Bal u fiirso Dowlad shisheeye ayaa nin Dal Madax bannaan Madaxweyne u ah ku leh, hebel xilkaas u dhiib anagaa maal gelineeynee, makaasuu aqbalayaa!!
    Midda kale, haddii uu Culusoow Afrika, Badda Cas iyo Ganacsigiiba Ergo u magacaabo, muxuu qabanaa W. Arrimaha dibadda?!

    Bal aan fiirino Siyaad Barre oo aay Dowlad shisheeye oo uu dhaqaale weeydiistay 84kii mar aay dhaqaalo xumi haaysey oo aay dowladdii shesheeye ula timid sharuudan oo kale iyo wixii uu ka falay!

    Siyaad Barre oo aay 84kii Dowladiisa dhaqaalo xumi haaysatey, dagaallo kala duwana aay kala dhexeeyeen Itoobiya iyo Jabhado Soomaaliyad ayaa Safiirkii Mareeykanka ee Xamar fadhiyey ee ahaa, (Robert Oakley) u yeeray oo ka codsaday in uu Madaxweyne “Reagan” ka gaar siiyo codsi ahaa, in uu dowladda Sacuudiga kala hadlo si aay Soomaaliya dhaqaalo ugu caawiso!

    Reagan oo ahaa nin kibir badan wuxuu soo faray Safiirkiisii, Waan sameeynayaa laakiin, Siyaad Barre dowladdiisa ha isku shaandheeyo oo W.Arrima dibadda, Maalidda, Gaashaandhigga iyo Gudaha ha ka dhigo, rag uu Mareeykanka magacyadoodu soo gudbiyey!

    Safiirkii Siyaad wuxuu u keenay jawaabtaas “Reagan”, Siyaadna
    Wuxuu Safiirkii u sheegay in uu aqbalay.
    Safiirkiina isagoo faraxsan ayuu madaxwenihiisii iyo 4tii nin ee Soomaalida ahaydba arrintii ugu hambalyeeyey!

    Maalintii xigtayna Wariye Cawke ayaa “Radio” Muqdisho kaga dhawaaqay in Golihii Wasiirada la kala diray, Gole Cusubna maalmo gudahood lagu dhawaaqi doono!
    Usbuuc kadib Wariye Cawke Ilaah ha u naxariistee ayaa akhriyey Magacyada gola Wasiirada iyo W ku xigeenada cusub oo dhammeystirin!

    Mase, mid kamid ah 4tii Jaajuus ee Soomaalida ahayd ee uu Mareeykanka soo gudbiyey magaciisa Liisa kuma jiro! Kkk

    Waxaan ka war qabaa, 4tii nin ee Soomaalida ahayd Siyaad Barre xitaa Agaasime weligood kama dhigin! Kkk

    Dhacdadan waa dhab, Ciddii rabto in aay wax ogaato wixii uu arrintan Safiirkaa ka goray, Magaciisa “Google” ha kaga baarto!

    Kursi uu Libaax ku fadhin jiray Dawaco haddii aay ku fariisato, Weer Calanyada Imaadka oo kale ah ayaa u Daaxuureeya! Kkk

    Qar iska xoorkan oo kale Nin Mareexaan ah un baa samany kara, ama Majeerteenka reer Mudugga ah iyo Dhulbahante! Kkk

  5. Issa(ID)
    Saaxiib , in badan baan baafinayay,wax indho giiran ,
    kamas,dhako, iyo dhafoor godan leh,hogfo iyo horusocoto
    leh,haruuf & haaraan badan oo aan hubsiino aqoon,markuu
    hayana ku hagrada,markuu waayane ku weydiiya, markii la
    heerane kuu habar wacda,aqoonta,xoolaha,& tiradda kugu
    colaadiya,shisheeyahane kal kaalo,sokeeyahana saxiibka
    ka raaca,oo xididka iyo xigaalada xoolaha ka jecel, oo
    akeekan,muran,iyo faan badan,oo misane wada bar yar oo
    madow,markaad aragtane ILKO-YARYAR ku jiriqsanaya,markad
    aragtane Af-balaaran oo qaroon leh,ku amaana kuwa la hayb
    ah oo aan waxba u hayn, saaxiib hadaad tahay ama aad ,
    taqaan igala soo xiriir degmada (HALALAW & HALA-BOOQAD)
    wbt

  6. Asc

    MAASHALAH

    Walaahi waa wax aan ula yaabo sida dhalinta halkaan wax ku qorta u fekeraan.

    Waa fahmi karaa dhibta Mareexaan haayo.
    Waa dad aaminsan SIYAASADDA CALI-GAROOBKA !

    Cali Garoobka ama la garan-waa
    ( Peosopis juliflora )
    waa geed keligii noole ah oo aan dhir kale agtiisa bixin maadaama uu biyaha u dhow ee dhulka hoostiisa uu qaato 70%.

    Sida aan war ku heyno wasiirkii horre ee qoesheynta Jamaal waxaa loo doortay xil sarre oo IGAD ah isla markaasna madaxweyne Xasan Sheekh ku taageeray.

    Bal is-weydiiya, ma sameeyn lahaa Farmaajo ???

    – Dad wadaniyadda u yaqaan sida ay rabaan.
    – Dad aan qof kale wax u ogoleeyn.
    – Dad aan keligood noolaan karin markay madax noqdeenna raba inay keligood noolaadan, deegaankooda ku qanacsanayeeyn.
    – Dad u bartay xoolo-dowlo oo la boobo iyo canshuur cid kale oo dambiil loo dhigto.

    WAXAA KALE OO SUGEYNAA WAA DIB-U-CURASHADA KHAATUMO STATE OO FARMAAJO IYO GEDO TAAGEERI DOONTO

    • YuusufJaamac.

      * Dad aan kiligood noolaan karin, marka aay Madax noqdaana kalood noolaadaan, Deegaankooda ku qanacsaneyn*!!! Kkk

      Mareexaan ka hadal baad is lahayd, Laakiin Habaaraneey baad si dhab ahi oga hadashay! Kkk

      Mareexaan miyaa intuu Gobolo dhexe ka soo yaacay Baraawe iyo Marka dadkii lahaa ku haaysto, Beerihii Webi Shabeelana dadkii lahaa inta ka xoogay ku fasha Mase Habargidir?! Kkk

      Adiga ha iska hadlin adigoo rabo in aad Mareexaan wax ka sheegto Jaalle! Kkk

      Issa isagu jawaab ma leh Waxan qubanaha ah ee uu ku feegaaray oo waa nin muska madaxa ku qarsaday oo uu qaarkiisa dambe muuqdo (unknown)!! Kkk

  7. Issa(ID)
    Qaar-madoobe lays arag, anigu ahmigiinii baan arkay
    aarankiina waxba ku fali maayo(igama maqna,umana maqni)
    tan kale dadka teedsan Gaalkacyo ilaa laas caseyr iyo
    sool, saw adigii ka doortay (Isb.walaalaha Gal-gaduud)
    iyo (Ahli -suna walhameeca) kala qaybintooda ciroole
    badan baa ku hodmay, macaada alla caruur, tan kale wiil
    hooyadi la dardaarantay ayaa si guud ula hadashay kuna
    turu maandhow (Rag horti ha caban)fudeydka u fiirsada wbt

    (R

  8. Issa(ID)

    Waxaad tahay Oday fulay ah oo Ciil ku koray oo xitaa Shaashadda in uu si furcaddo ahi wax ugu qoro ka baqaya!!

    Qofyahow cidi Mah kama bixiside, si ragonimo leh u hadal haddii aad rabto in aad wax sheegto! Kkk
    Waa maxay gunuunaca?! Kkk

  9. Issa(ID) Awlal ninkii aan gar-gelyada kaaga ahaa,
    waa la helay,waxaa ii keenay rag anaga ah oo yiqiin,
    markaan wareystay wuxuu ii sheegay in Gelinsor,dhabad,
    mareer-gur,iyo balanbale laga qaaday,hadane si siman
    loola degan yahay cabud-waaq, horayna looga soo eryay
    dhuusa0mareeb, waxaana hadda uu muddo dhawr sano ah,
    ka tirsan yahay (Dooxatada walaalaha Gal-guduud) ogow
    yuusan kuu dhuuman waa nin suntan oo (Fur iyo hayl) leh
    oo la leeyahay, wbt afkena isu amaano

    • @SULDAAN ISSA (ID)

      Asc Suldaan issa A.axado sidaad mooday ma’aha ee waa dhoocil ee nin ragga ha moodin , yeeysan sharafta kaa diraninee ka cararar oo ka fogoow iyada iyo qabiilkeeda dhiban ee mariixaan oo dhibane u ah ilmo gidir min galgaduud ilaa garbahareey meel kastooy marixaan dagaan, iyo xitaa hadey xil qabtaan sidii afweyne oo ceeydiid lagu saliday oo aakhirkiina galaaftay, farmaajo oo rooble iyo ina warsame lagu saliday oo aakhirkii iyaguna galaafteen, nasiib xumo xitaa degaan ahaan ilmo gidir baa udhow oo ay deris yihiin, markaaseey markasta kufsi iyo bililiqo dhac iyo uxoogsheegasho kala kulmaan, waana inta ay A.axado ragaas ilmo gidir ku necebtahay ay har iyo habeen u caayneeyso, ee suldaan saan kuu sheegay lee, A.axado waa dhoocil miskiin ah oo ilmo gidir kufsadeen, kadibna sharmuuto noqotay ee ka carar yeeysan ku diiraninee, waana ogahay inaadan hawiye eheeyn laakiin axado hawiye keIiya marabto, ee ninkasteey aragto faraqa bay ku dhagi oo ay sharafta kala hari ee suldaan taas ka gaabso oo ka carar oo ka fogoow oo ignore dheh, wassallaamu calleykum. SALAAN SAROO QAALIYA SULDAAN ISSA.

  10. Ex prime minister M.H. Roble, is a well educated, responsible and fair minded man. He deserves to be appointed as an special envoy in the horn of Africa.
    Certain individuals who throw insults and abuse at Eng. Roble are perhaps misguided and or somehow committed tribal minded. If you are an educated person, always try not to be abusive, destructive or vindictive.

  11. Issa(ID)!

    Marka hore Gunuunac dhoocileedka joogi oo sida ragga is muuji oo toos u Abbaar Mareexaanka aad rabto in aad wax ka Sheegto adoo geedaha foodda ku haya!
    Marka xigto, horta Anigu reer Gedo ayaan ahaye dhulkan aad tirisay weligeey ma arag, haddana nin is qariyey ma garanayo qaab aan ugu jawaab. Laakiin mid baan hubaa taas oo ah! In aad tahay Oday ugu yaraan Xilligii Kacaanka caqliyeystay oo u soo joogay Gurigooda oo nacayb Mareexaan looga sheekeeysan jiray! Kkk
    Laakiin, u malayn maayo in aad Mareexaanka aad tirisay ee deegaanka laga qaatay aay garab iyo gaashaan kaa baahdeen arrintaasi in oga gurmato!

    Marka, Mareexaan haddii aad Mag ka bixin jirtay ama aad cadow cunaya ka difaaci jirtay Adigu isku anfac Jaalle!

    • A.AXADO

      Naa axadooy ma rabin inaan kula hadlo, oo nin ragga oo sharaf leh baan ahay, oo dhoocilahana lama tirsado oolamaba hadlo xitaa. Balse hadda saad wax ku wado lagama aamusi karo oo nin weeyn oo suldaan ah oo kaa gaabsaday maadaama uu ku yaqaan oo uu ku ogyahay baad heeysataa oo kaa nabad geli la’, ood hadana rabtaa inuu banaanka kuugu soo boxo ood diirato oo sharaftana kala cararto, naa axadooy maxaa ka ceeb badan in lagu arko adoo sharmuuto la taagan oo la doodaya, waana intaa intuu suldaan @ISSA ka cararayo ee ALLAHA nabad geliyo, anigana ALLAHA iga kaa nabad geliyo, sharafteedaan kaaga baqan ee. Waxa keliye kuugu soo baxayna waa un in aan intaa kuu sheego, ee ka hor dhaqaaji suldaanka. A.axado caacleey ka jaqaafi meesha bilaa qeeylo iyo bilaa buuq maandheey hana nagu soo noqon oo suldaankana nabad geli. ALLOOW SULDAAN ISSA BADBAADI OO NABAD GELI HALISBUU KU JIRAAYEE OO ILKO YAR BAA DHOOCILAHOODII KUSOO FASAXDAY, KA DIB MARKUU RUNTA SHEEGAY. ALLOOW ANIGA I BADBAADI OO I NABAD GELI SULDAANKAANKAAN KELIYA DIFAACAYEE YAAN MEESHA LEEYGU DIIRAN OO SHARAFTA LEEYGALA CARARIN. YAA ALLAAH, YAA ALLAAH.

  12. Maasha Allah

    Raysal Wasaarihii hore Mudane Rooble waa istaahilaa Jago kasta oo Loo magacaabo waana Nin karmeedkii Ummada Soomaaliyeed ka Hor leexiyey Maamulkii Fajiistaha Dictator Farmaajo. Rooble waa Geesi Soomaaliya u baahan tahay.

    Dawlada Emaaraadka Qof ay ku kalsoon tahay iskuna wadi kara Labada Dawladood waa loo baahan yahay maxaa yeelay Emaaraadka Waa Wadan aan aad ugu baahanahay wax wayna ka qaban kara Dib U dhiska Somalia.

    Guulaysta.

  13. Issa(ID) Hiraab saaxiib rag yaqaan baad tahay,
    sidaad u aragtay baam kula arkay,waxaan u qabay
    inuu yahay(Heavy weight) daqiiqadii 3aad ayaan la
    helay feer ka dhawajiyay,dhulka asgoo yaal ayuu
    ku cataabay adeer,adeer,adeer iga daa,iga daa,
    markaas baan ogaaday in uu(CARUUR CAGO-WEYN) yahay
    Maxaad horay iigu sheegi weyday intaan saqiirka ja
    inkaarsaneynay, Hiraabow waan miisaamay, intuu ordona
    waa cabiray, baar-qabyo kalaan rabaa inaan qorta ka
    jabsho, sharciga madasha waa laysma caayo ee garbax.

  14. Issa(ID)

    Waxaad tahay nin cabsi ku koray oo sarbeeb iyo hadal la maldaho meel birta la iska aslanayo sida, Puntlandtimes la soo dhex fariistay isagoo xiiqsan! Kkk

    Midkan Magaca Hiraab sita ee aad isu marxabeeyseena, waa mid sidaada oo kale is qariya oo Jaahil Iidoor ah oo Magac Qabiil uusan ahayn ku qaraabto!
    Marka, A. A. Xade (Break) uma qabto Munaafuq is qariyey oo naf ka dayey hadal sarbeeb ah iyo Qabiil iyo Deegaan aaysan jirin cid ka hor taagan in uu si waadix ahi u sheegto haddii uu u dhashay!!!
    Sadaa darteed, geedo fooda ku hayoow, Waxaan kuu inkiray sidaad isu inkirtay! Kkk

  15. @A.AXADO

    Axado horaan kuugu sheegay oo kuugu dhaartay oo magaca illaaheey kuugu maray cidda aan ahay, ee miyaadan magaca EEBE iyo dharta aan kuugu dhaartay ixtiraameeyn wax kaloo lagu dhaarto maba jiraanee. Wallaahi baanan iidoor eheeyn ee waxaan ahay nin hawiye ah oo weliba hiraab ah, ee axadooy soo taagnaantaada wexeey muuqaal foolxun oo weliba dhab ah oo runna ah ka bixineeysaa qofka aad tahay (wax ma garatto).

    Midda kalena horaan kuugu sheegay suldaan @ISSA (ID) Waa nin weyn oo suldaan ah oo dhoocilaha lama tirsado, anigana sidoo kale lama tirsado ee adaa igu kalifaya inaan runta kuu sheego waa intaasood wax fahantaayee.
    Suldaan @ISSA (ID) sida aad adiguba sheegtay oo qirtay waa nin hadal kooban oo laakiin dhuux weeyn oo murti badan oo keliya ruuxii caqli iyo odeynimo EEBE SWT siiyo uu garan ama fahmi karo, balse adigu maba garan kartid oo adaaba hadda sheegaya oo marqaatina ka ah inaad fahmi weeyday hadalkiisa. Sababtuna waa sharmuuto iyo dhoocil iyo wax magartoo idil malahan caqli ay hadal suldaan iyo mid raggedba ku fahmaan, waana saad sheegtayoo suldaan @issa waa nin afeefta sababtuna waa inuu xumaanta iyo dooda maangaabka ka boodayo, asoo sharaftiisa u baqanaya, oo raggana si dadban wax ugu sheegaya, ninkii ragga oo waaya aragga wuu fahmi wixii uu u sheegay, kii doqonana fahmi maayo, naaguhuna maba fahmaan oo waa dood raga iyo odayada u gaar ah, dhoocilna warkeedba daa oo lagama yaabo ineey fahanto.

    Marka A.AXado caacleey waxaan kugula talinayaa inaad suldaanka iyo anigaba naga harto, oo naga duwdo beentaada iyo bururuqdaada, sidoo kalena u noqo ilko yartii aad ka dhalatay ee ku soo dirsatay una sheeg in raggi iyo odayadii aad soo diir_diiran weeyday oo ay kaa kala carareen oo kaa kala yaceen tobanaan derbina ka boodeen iyagoo acuudu billaah acuudu billah ku haya, sidoo kalena u sheeg inay niman ragga oo dood yaqaan ah soo diraan, maba laha ragg iyaguyee, ee bal un u sheeg ineey niman caadiya soo diraan, oo aan nalagu ceeybeeysaneeyn la kulankooda, oo dhoocilaha adoo kale oo ay dadka ku xuuxinayaan siiba salaadiinta iyo ragga akhyaarta ha joojiyeen ee usheeg taasna. Waxaana rajeeynayaa inaad hadalkeega qaadato oo aad beenta iyo naxliga ciilka 1991 ilaa hadda ku haaya iyo xagxagashada ragga iyo odayada aad joojiso. Wabbillahi toowfiiq.

  16. HIRAAB
    Saxiibo waa(Jid iyo Jidiin) anaguse waxaan galnay
    heerkii labaad oo ah(Ceyshow milix) Hadaan sii wadno
    Aragtida is aminka waxaan galaynaa in aan (Mataano)
    Noqono, waxaa kaa codsanayaa inaad ku dadaasho
    xiriirinta, saaxiibada madasha,kii wax kaa tursadane
    aad raali-gelin siisa, HIRAAB waxaa la yiraa
    (DAGAAL WAA KA DARE, RAG IS BARTAASE WAA DOOR)markii
    aanu wadajir u qiimeeyno ,waxaa noo cadaatay in ragu
    isu dhigmin hadaba (TOGBA TAAGTI,NIN WALBAANE TABARTI)
    saaxiib nin wala da’diisa kula hadal, aqoontiisane u
    tixgeli, Alla yacizak wbt

Comments are closed.