XOG: Siciid Deni oo soo wada Isku shaandheyn, Wasiirada Maaliyadda & Amniga

Sida ay heshay Puntlandtimes, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalmaha soo socda isku shaandheyn ku sameynaya qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirada Puntland.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xilalka ka qaadaya wasiiro aad ugu dhowaa sannadihii uu xukunka joogay, isagoona u magacaabaya xafiisyadooda xubno cusub.

Wasiirada la xaqiijiyay inay kuraastooda weyn doonaan ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Amniga Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan, iyadoo wasaaraddaas loo magacaabi doono wasiir cusub.

Sidoo kale, Saraakiil kamid ah Madaxtooyada ayaa inoo sheegay in isku shaandheynta uu soo wado Madaxweynaha Puntland ay saameyn doonto Wasiirada Maaliyadda iyo Arrimaha gudaha Puntland.

Dhanka kale, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabi doona Agaasimayaal guud, Agaasime waaxeedyo iyo saraakiil Ciidan.

Tallaabadan uu isku shaandheynta ugu sameynayo Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Deni ayaa la sheegay inay la xariirto kicino kasoo wajahan Baarlamaanka Puntland, kuwaas oo la sheegay inay wadaan abaabul ka dhan ah Golaha Wasiirada.

PUNTLAND TIMES 

8 Comments

  1. SALAAMU CALEEKUM

    BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI, waxaa lagaa rabaa in aad seefta galka ka saarto. Waa in aad dhulka la dhacaa dhamaan wixii ka soo jeeda ARINJAAN.

    CABDIRAXMAAN FAROOLEE, wuxuu rabaa in uu kursiga kula fadhiisto. Ha ka yeelin, isaga iyo wixii la mid ah.

    BOQOR SACIID waxaa lagaa rabaa mooriyaanta ka soo horjeeda wanaaga iyo dawladnimada PUNTLAND in aad afka jebiso..

    Reer PUNTLAND waxaa deeqa ONE-MAN-VOTE.. Wixii lagu soo caani maalin jidhay ee xaaraanta ahayd, waa in meesha laga qaadaa.

    PUNTLAND waa in loo horseeda COD iyo QOF. Ninkii diidana waa in afka la jebiyaa.. Qabiil waxba inoo tari maayaan..

    VIVA PUNTLAND
    VIVA BOQOR SACIID CABDULLAHI DENNI.. LAANDHEERE, WILL MAXAMOUD SALEEBAAN, WIIL CUSMAAN MAXAMUUD, WIIL DHULBAHANTEE, HOOYADIIS AA WIIL DHASHAY…

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • Barawani Queen,

      Hooyadaa waxay deggan tahay Minneapolis, Minnesota oo ah dalka Mareykanka.
      Shuqa ama apartment ku taal makhaayadda 1st. Cup Cofee dusheeda. Waxaana ay u fuushaa Cabdi Hiiraad.
      Hal arrin bal ka ogow hooyadaa.

      A. Waxay jeceshahay in gadaal laga isticmaalo.

      Midna waa laguu sheegayaa: kufsigii ay Hawiyuhu adiga ku kufsadeen waa lagaa xaal marin. Barawaan iyo Faqash baa saf ballaaran loo kufsanaayay waqtigaas. Adna waabad ku raaxeysatay kufsiga, baa la lahaa.

  2. Issa(ID)
    Waxaa la yiraa ma waxaan wax kuugu daraa(NACAS)sukeye,
    mase waxaan wax kuugu daraa(NACAB) shisheeye,puntlabd
    waxay qaadatay tan danbe oo NACABKII bay toos iyo dadab
    isaga moostay, waxaase dhabarka ka toog-tay MACASKII
    la tolka ahaa, bal eeg dadkii ugu maqaam sareeyay siday
    u xooloobeen isuna dhalan-rogeen (Xaabsade, Garaadka,
    Camey,maxamed xasan,dhoobo,iyo oday karaash waa dadkii
    ugu sareeyay ee hogaankam waa ratigii heeryadiisa cunay,
    baahi uma geyn ee waa dhaqan talo u baagan ,sharci in
    laga dhigane qasab tahay, hadaba yaan geedaha kagu xoqan,
    puntlabd xeerkii lagu aasaasay ku socotaa, odayaasha oo
    dhan ogaadeen in (war & dhul) godal-diidaan intay arkayan
    (Maxamed)muslina oo mareexaan ah, ayagoo xusaya oo racaya
    (Inan la yaalkii,iyo miskinkii la sirqiyay) Dani waa mim
    la xaday,waa geesi gocorada sida loo gala yaqaan, yaan
    raganimadiisa iyo hankiisa meel looga dhicin, caruurtan
    kireysan ciyaarta noo dejiya, puntland dareen aan taas
    ahayn ma qabto waana loo tashan, wbt

  3. Wuxuu Puntland ku soo kordhiyey Barasaab Deni waxaa ka jiro, inuu sii ” DIBIRIYAY” naftiisa iyo gafuurkiisa.

    Sanweynaa oo sararaweynaa Allow Zanzibar Majerten kaa dhig.

  4. Faisa Gaylan naagtii Fahad yaasiin fahad fat boy waxba ugu dhimimaysid sawirka aad fool xumaysay ee Madaxwayne Dani. Inangumeed inangumeed dhalay Daanwayne ah baad tahay oo inangumeed laangaab sheekhaal ahi qudba siro ku qabo waa ognahay in Fahad yaasiin fatboy dabada kaa waso

  5. Siciid daneeste xaalka baa ku xun oo wuxuu ka baqanayaa in kursiga yarka ah ee uu ku fadhiyo lala gadiyo.
    Awalkii horaba siciid deni kursigaas yarka ah ee saxarha cidlada ah yaala jeceeyl uguma uusan fadhin oo waxa uu ogaa inuu kursi tuulo saxaro ah yaala yahay oo uusan wax saameeyn iyo micno ah leheeyn, balse sidoo kale waxa uu aaminsanaa in kursigaas saxaraha yaala uu kan muqdisho ku heli doono oo uu uga boodi doono ama gaarsiin doono, laakin maxaa ka raacay hadde arinkaa waaba lawadda ogaayee, welina waa kan deni oo isla rajadii uu horay ugu fashilmay unbuu leeyahay, taasoo ah inuu kursiga tuulada garoowe sii heeysto oo uu ka dibna kan muqdisho uga sii boodo, balse shaqeeyn meeyso midaa kursiga garoowe yaalana malaha micno uu kan villa soomaaliya ku gaarsiiyo, ee deni unbaa sidaas mooda oo wixii horay ugu dhacayna ku qanci la’, eeda guuldaradiisa uu isaga masuulka ka ahaana wuxuu dusha uga tuurayaa kooxda aaran ibliis oo ay xulafada yihiin isagoo mooda inay iyaggu xaasidayaan oo uu iyagga muqdisho ka gaari la’yahay, waana sidaa sida ay hadda wax u socdaan oo siciid deni iyo aaran ibliis isugu dhagan yihiin.

    • @Hiraan Saciid Dalkiisa waa dhistay amnina waa ka dhigay ree kawaran xasan xoolo iyo ciyaal weero, xaruntii qaxarka iyo qaraxyada Xamaro kawaran. Hoostaada fiiri inangumeed yahow futada dameerka lihi intaadan ku mashquulin gob meel degan oo tashaday:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*