BREAKING: Muuse Biixi oo loo sameeyay muddo kordhin 2 sano ah

Golaha Guurtida Maamulka Somaliland oo maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, ayaa muddo kordhin labo sano ah u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Sidoo kale, Golaha Guurtida Somaliland ayaa 5 sano ku darsaday muddo xileedkooda, iyagoo horrey u sameystay muddo kororsi marar badan.

Dhowaan ayay aheyd markii Guddiga doorashooyinka Somaliland, dalbadeen bilo dheeri ah in la siiyo si ay u qabtaan doorashada Madaxtooyada.

Muddo-xileedka rasmiga ah ee Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ku eg 13 bisha soo socota ee November. Waxaana muddo kordhintiisa ay lamid noqonaysaa curfi horrey uga jiray deegaannada Somaliland, maadama Madaxweynayaashii ka horreeyay ay sameysan jireen muddo kororsi labo sano ah.

Mucaaradka Somaliland ayaa horrey ugu eedeeyay Madaxweyne Biixi inuu qorsheynayo muddo kororsi uu sameysto, waxaana deegaanadaas u Gilliland bilo kahor bannaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo qorshaha Muuse Biixi Cabdi, kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Lama oga go’aanka ay hadda mucaaradku ka qaadanayaan muddo kordhinta Golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen Madaxweyne Muuse Biixi.

PUNTLAND TIMES 

17 Comments

  1. Issa(ID)
    Waayeel dadoow,inaan waalanahay, Duni weersatoo,weligeed
    jirtoo,wacadkii Alla weydaarataan , weydiinayaa?(Aun)
    Xadraawi Aasaasihii Midnimo diidka (SNM), ayaa riyo ku
    cabiray dhaqanka dadkiisa oo ah qaad wale, marqaanka khamri
    ku jabiya, oo markuu soo naaxo halkiisii ka bilaabo, oo
    noloshiiba moog, maanta ay 32 sano go’doon yihiin, iskuna
    maaweelinaya dimoqoraadiyad iyo axsaab badan, ayeey la gashay
    kororsi 2 sano oo soomaali diideen, asagoo ku meel-marsaday
    markuu ku qubeystay dhiigii wiilasha,wixii la hadlane xabad
    ugu jawaabay,Mucaaradkiina marwooyin ka dhigay,Guurti iyo
    Gar- cad wixii joogayne Gambo u xiray(Biixi) wiil hoog dheh,
    Gobolka waqooyi galbeed waa in federaaligu u magacabo 2 sano,
    ka dib Horgale ina Canbaashi ama koore, wbt

    • Mar walba waxaa jira qof xaasid ah oo aan wanaag u jeclayn dadka kale, Issa Nac Nac Leh ma haysaa waax Somaliland dhaa ma,ixtiraam Dooriya Sheekh Isxaaq?

  2. Mujaahidka labadaas sano baa ku filan kabacdina Cirro ayaanu dooranaynaa lkn waxanu uga fadhinaa labadaas sano mujaahidka inuu xuduudaha qaranka soo handaraabo.
    Maadaama gudiga doorashadu sheegeen inaan farsamo ahaa loo qaban karin doorasho maadaama muran wakhti badan ku lumay waa waajib dastuuri ah in loo kordhiyo xukuumadda talda haysa si aan firaaq u dhicin.

  3. Issa(ID) citiraaf inta samadu idiin jirtuu idiin jiraa,
    Dhulka aad sheeganeysane dad baa leh,kumana dhacdid,mida
    kale la imow jawaab muuse deeqda oo raganimo, ayaa loo
    baahan yahay meesha dhaxal uma helin, hadiyad ne looma
    Siin ee ishiinuu ka arkay, waxaan jirine waa idin tusay,
    oo ragaab kor ku sheegaa tihiin,rag dhulkiisaad ku dhimo,
    tan kale isaaq waa 15 boqolkiiba sidee,85 kale u maamuli
    kartaan, Dhul-bahante,Warsan-geli,Godo-biirsay,Samaroon,
    Issa madoobe,Gabooye, Fiqishine, and others, marka riyo
    maalmeed baa Gows-cagaar oo dhan hayaan wbt

  4. Garoowena intee noo jiraa?
    60 km sax?
    Intaas baa Ictiraafkii naga xigta ee ogow maantaba sababta oo ah qaranku waa inu gacanta ku wada hayaa xuduudihiisa dhammaan waa shardi kamid ah inaan Ictiraafka helno kkk
    Dee anakaa iska hor joogna ictiraafka markaas sow maaha?
    Xuduudaha Djibouti iyo Ethiopia aan wadaagno sidaan u maamulno waa in midka Somalia aan wadaagnona tagnaa.

  5. Oromo waa Daarood zxb
    Sidaas baan maqlay.
    Waxay iska shabahaan oo la yaqaan baa jira ee kasoo jawaab ama duqii @Awlal ahaa aqoonyahankii beesha u baaqa kkkk

  6. Salax
    kkk kkk kkk

    Salaan sare Salax.

    Walaahay si niyada ayaad iiga qoslisay, markaad qortay;

    “waxanu uga fadhinaa labadaas sano mujaahidka inuu xuduudaha qaranka
    soo handaraabo” kkk

    Hadalkii adaa dhameeyay caaqil.

    Viva Somaliland

    I proud to be a Somalilander

  7. Salax

    Awlal saan filaayo canaanteydii baa danqisoo waa ka dhax dusey walawayntan aan ficiisa ahayn,,in aanu maanta Hargeisa ka sokayn baan u badinayaa kol haduu caqliyaystay. Awal buu inta dalkiisii Somaliland ku caasiyey belo aanu af aqoonoo isku dhaqanba ahayn ku dhax dawakhay odagu,,iga walluunan nin sahlan ahayn waanu is ogeynee. Bagaad qadaad waynta iyo qudhunkooda uga tashatey waxaana ku leenahay welcome back home.

    Viva Somaliland.

  8. Gayiga Kaliya ee Hal maalin mudo kordhis ka dhicin waa puntland.

    Ku dayo puntland oo ku abaab ficilkooda gaamuuray ee gobonimada ku qoto dheer.

    Bahasha la yiraahdo gobonimo waa loo dhashaa… ee layskuma qoro…oo laskuma dheereriyo… oo laguma subkado.

  9. @Qardafui

    Kkkkkk qardafui ma beentaa baad keentaykkkkkkkkkkkkkkkkk.

    Buut-land iyo qashinka ku noolba waa wadda gun gunnimo ku dhashay oo u dhashay qofkii doonana haka barto gunnimo iyo sidda loogu noolaado oo loogu naaloodo, waa sidaa sheekada ee badalida sheekada jooji qardafi-yoow.

  10. The extension of the Muse’s term and the one for the house of elders is the beginning of the end of the Somaliland administration!

  11. Hiraab

    Qoraalkaagu ma xuma laakiin badanaa waa cay iyo fadhi ku dirir iyo yaan lagaa badin

Comments are closed.