DAAWO: Madaxweyne Axmed Madoobe “Alshabaab lacag ayey ii soo diri jireen markii aan ku xirnaa Itoobiya”

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa ka sheekeeyay waayihiisii argagixisada Al-Shabaab iyo dhaawicii kasoo gaaray.

Axmed Madoobe oo maanta ka hadlayay kulan ka dhacay Muqdisho oo looga hadlayay la-dagaallanka argagixisada, ayaa xusay in AlShabaab aysan ku dagaalamay wax diin ah, ayna yihiin dad caadeystay daadinta dhiiga dadka Soomaaliyeed.

Waxaa uu xusay in intii uu ka tirsanaa Alshabaab uu soo gaaray dhaawac xooggan, laguna qabtay dagaal, isagoo muddo labo sano iyo bar ah u xirnaa Itoobiya iyo Mareykanka. Inta uu xirnaa ayuu sheegay in Alshabaab ay lacag siinaysay qoyskiisa.

Markii uu kasoo baxay xabsiga ayuu sheegay in Alshabaab u soo dhiibeen lacag gaaraysa 10 kun oo dollar, ayna u soo bandhigeen in loo doorto Hoggaamiyaha kooxda, balse uu iska diiday.

Madoobe oo hadda sannado badan maamulaya Kismaayo, ayaa soo noqday kuxigeenka Amiirka kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, waxaana uu door weyn ku lahaa dhismaha kooxdan oo gumaad joogto ah ku heysa shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND TIMES

12 Comments

  1. Somalia welcome to the Land of the Gangsters and the War Lords!! Kkk

    Nin kasta wuxuu ka sheegeenayaa oo uu ku faanayaa, wixii uu Ummadda Soomaaliyeed dhib u geystay, isagoo ku faanaya oo aanan ka baqeyn cid u raacsan Doonto!

    • issa(ID)
      Taariikhda waxaa lagu hayaa in aan la arag (Aun) Siyaad ka hor,
      1. Biyo saf loogu jiro, waa noloshii
      2. Sonkor iyo cunto saf ah,
      3, Shidaal la koonbeynayo,
      4, sigaar dukaan la’aan wadada cararaya,
      5, passapor beec ah saf,
      6, Dadkii oo qafaal ah(Madax furasho)kacag
      7, Qawlkii Alla oo la laalay
      8, Hooyadii oo ilmihii laga watay(Oriantation)
      9, Xabsi(ii haay) Maxkamad la’aam
      1O,Dil iyo jaka carar(Masaajid)
      Mareexaan intuu na baday, intuu nasii baraa ka daran,waxa
      dhacaya maanta waa (COPY DUPLICATE) ah oaarsi iyo cariiqsi
      uu Siyaad bare iyo formaajo Soomaaliya uga tageen, Runtii
      waxaan qabaa in Caasimada Soomaaliya laga dhigo (GAALKACYO)
      Magaalo ku taal xuduuda qaybisa (HAWIYE & DAAROOD) xamarna
      ay noqoto magaalo ganacsi, iyo dal-xiis oo caan ah, sida
      Ankara/Istanbuul, Berliin/munich,marlborn/sidney, wbt

  2. This is a proof of highest level of hypocrisy. No principles and always goes to where the rain falls and the grass is green.

    Waa caddeyn munaafaqnimo tii ugu waynayd oo hadba u carar meesha roobka ka da’o oo doogga ah.

    You cant be on the right side of history always on 4 opposing believes of war.

    Markasta dhinaca saxda ma noqon kartid dagaal ku saleysan 4 fikir iska soo horjeedo.

    And that’s why Allah promised the lowest part of the hell people like Ahmed Madoobe.

    Waana taas sababta Allah u balanqaaday in naarta meesha ugu hooseeysa la galinayo dadka sida Axmed Madoobe.

    May Allah collect them in hell all .

    Illaah naar haku guru dhamaan.

  3. Kkkk Ahmed madoowe wuxuu kula hadlay dadka dhagaysanaaya luqada doqomada ay fahmi karaan ee ah in waddanka uu yahay sida baqti dhintay ay ku kala dagaalamaaya
    DIXIRI DOWLAD SHEEGTAY IYO DIRIXI DIIN SHEEGTAY oo wadda doonaaya in ay midba midkale uu ka sad bursado dhiicaanka yar ee umada u hartay kkkkk

  4. Muqtaar roobow maxaa loogu qoslay markuu yiri :

    “Waxaa illaah mahadii ah hadaan maanta amiirkaygi hore (madoobe) aan isku saf nahay”
    Ee somaliyey hurdada ka kaca

  5. Adduunyada ninkii ku nool maalinba muxuu waa kii hore ka duwan u beryaba!
    Waxaan xasuustaa Kismaayo oo aay Wershaddii Hilibka maalintii 500 oo Neef oo Lo’ ahi Qaleeyso oo aay Gasacyeeyneeyso.
    Dekeda Kismaayo oo aay ka dhoofayaan, kumanaan Geel Lo’da iyo Ari ah!
    Wershaddii Sokorta ee Mareereey oo aay Sokor 100kg ahi oga soo burqaneeyso sida Webigii!
    Saldhigga 43aad ee CXDS oo aay gaalaa bixinayaan Ciidamo leh, Cir Bad iyo Dhul, kuwaas oo ku filnaa in aay Kenya qabtaan, haddii aay baahideeda timaado!

    Meeshii iyada ahayd ayuu misane waqtigu I tusay, iyadoo Kenya aay America ka tahay, Axmed Madoobena uu ka yahay, Daba qoodhi Dumarka Soomaaliyeed u geeya madaxdooda, marka aay booqasho ugu yimaadaan!

    Hadda meeshu waa Saldhiggii 43aad ee uu Siyaad Barre Kenya ugu hanjebay 81kii in aay Kenya weerari doonaan oo aay Dadka Garissa badbaadin doonaan haddii aaysan sii dayn, mar aay Kenya damacday in aay xasuuqdo, Shacabka gaarisa, ficilkaas oo aay ka laabatay hanjebaadaas darteed!!!

    Adduun Wakaa Wada daba Qoodhi Suudad xiran iyo Munaafiqiin isugu dhurtay!

    • Majeerteen Daba Qoodhi ayuu uga hiiliyay Siyaad Bare waana munaafaqiin.
      Maxay ka faa,iideen ridida Siyaad Bare? Idoor dhulkoodii ayuu qabsaday
      oo dawlad ka suubistay!!! Dhulkii Daaroodna badh ayay qaateen in kale waa
      qabsan!!! Tolaay, Daarood laba reer marka laga reebo inta kale waa shisheeye
      kalkaal!!!

  6. Waa wadan lumpy oo kabaxay saxada
    Aduunka waana wadanka xasan sh leader
    Uyahay axmad Madobana dilaal
    Kayahay runtii xasan sh waa nin
    Aan lahayen .muqaal dowladu ladahay
    Waana ninka Dani iyo madoobe
    Nadaam uhoosfadhiyo xasan waa ninkii
    Lahaa farmajo Iuu isdilo unbaa udhiman
    Waxaa xaqiiq ah xasan in uu cararo
    Ayaa uqayer Roon hubkii qabiil
    Ayuu gacannta ugaliyay
    Gunaanadkii somali havaar ayaa
    Kudhacay

    • Allah SWT
      Mid Mid Ayuu Uga Hadalsinayaa Sidan Eey Iskugu Cadeynayaan Alshabab Iyo Sidey Uga Cadhon Jireeyn Hore Marka logu Sheygo Wa Sida Wiil Yar O Kale Walidkiis Kamaganyahey Xamar Sida Eey Villadi Ugu Tanashleynayaan Gosol Iyo Reyn reyn Waxey Laga Shey Inad iskugu Marxabadeyaan Amiir Hebel Amiir Hebel
      Waxeey Sameynayaan ALLAH KADADEY KANA HADALSINAYA GOFKI GARAN UBA GARAN

  7. Allah SWT
    Mid Mid Ayuu Uga Hadalsinayaa Sidan Eey Iskugu Cadeynayaan Alshabab Iyo Sidey Uga Cadhon Jireeyn Hore Marka logu Sheygo Wa Sida Wiil Yar O Kale Walidkiis Kamaganyahey Xamar Sida Eey Villadi Ugu Tanashleynayaan Gosol Iyo Reyn reyn Waxey Laga Shey Inad iskugu Marxabadeyaan Amiir Hebel Amiir Hebel
    Waxeey Sameynayaan ALLAH KADADEY KANA HADALSINAYA GOFKI GARAN UBA GARAN

  8. Duq madoobe

    Waa mujaahid u xilsaaran dilka iyo barakicinta MARYOOLEY, mawaydaan u jeedin sabcintii iyo qosolkii low IQ culusow iyo kuwa kaleba ka baxaysay aminkuu qiranaayay dhibaataduu gaystay!!

    Dadkaan cidii dawlad ka sugtaa ka liidata, ayaga iyo kooxda kale hal meel ayaa saadka iyo lacagtaba looga keenaa..

  9. Ahmed madoobe al shabaab.ma aheyn.waligiis.xisbul islaam.raas kan booking.iyoalitixaad waa lasheegaa.in uu ahaa.balse alshabaab adigaa.lajeclaadey.waana.la fahmi karaa ujeedka.marka caruur neesha ma joogto ee waxa aad sheegi iska hubi.

Comments are closed.