DAAWO: Xasan Sheekh “Dadka Soomaaliyeed maanta waxa ay leeyihiin hal cadow”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku shahiiday dagaalkii shalay ka dhacay deeganno ka tirsan Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Farxaan Maxamuud Qoroole uu ahaa geesi ay ka go’anayd in uu argagixisada ka xoreeyo dalkiisa, dhagartoodana ka difaaco dadkiisa Soomaaliyeed, waxa uuna halyeygani u shahiiday isagoo haya jidkaas sharafta badan.

“Dadka Soomaaliyeed maanta waxa ay leeyihiin hal cadow oo ay tahay in ay cudud iyo caqliba u mideeyaan. Caqli saliim ah ma ahan in aynu aqbalno ficilladooda gumaadka ah. Qofkasta oo Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah in uu doorkiisa ka qaato dagaalka ka dhanka argagixisadaas”.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay damiir xumo tahay ganacsatada hantidooda sida baadda ah u siiya argagixisada Alshabaab, taas oo ah waxa ay ku maalgeliyaan dhagarta ay ku gumaadaan shacabka Soomaaliyeed ee birmi-gaydada ah, dowladduna aysan aqbalayn arrinkaas.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, ehellada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

PUNTLAND TIMES 

16 Comments

  1. Mashallah, Madaxweyne lagu faano ayuu noqday Xasan Sheikh. Wax yar ayaa hadafkiisa uga dhiman in uu uga takhaluso Alshabaab. Guul iyo Gobonimo!

    • Madaxweyne waa runtaa halka cadow ay Lee dahay Somalia iyo dadkeedi waa adiga caanshuurta baada ah ka qaada shacabka aana waxna ugu qaban
      Waxii deeq umadeed iyo la dagaalan muslim oo loogu talo galay Somalia adaa afka u dhigtay ee maxaa is dhaantaan adiga iyo shabaab .

      • Farxaanow dhiiqo ayaa lugaha laguu gelinooyaa musqul ayaa laguha laguu gelinooyaa ee Haa gelin kkkkkk
        Wallee si toos ah miino ayay lugaha u geliyeen farxaan iyo istaafkiisa kkkkk
        Madaxweyne & mahad salaad
        Yaa xigi doona farxaan oo aad dhiiqo laguha u gelin doontaan kkkkkk

  2. Xasan Shiikh is out of his mind,America tried to deprive flow of money in many of it’s wars against terror but it didn’t work. Across Latin America similar failure to prevent gangs operate like a government.
    Coming back to our own backyard,money flow in Somalia is absolutely difficult to stop and those willing to give money and those receiving will find a way to do that. We must not forget that the people won’t trust institutions control or keep their money. If government tries to cut and tighten existing money transfer systems then definitely there will be the rise of new ways and means to transmit what they want. And the existing transfer systems don’t want to lose their customers and therefore will join the new system. There will be new communication means too.
    Having said that,I believe the only way to solve our wars under whatever names they are, is to through talk sincerely,someone has to extend their hand.

  3. Waxaa la yiri, ” Dawaco meeshay macal uga baratay ayay macaluul ugu baqtidaa ” Nimankii Alshabaab ahaa ilaa iyo hadda ma aysan garan waaqica maanta taagan. Xiligaan waa xili ay dadkii ilbaxeen oo xisaabtamayaan. Waxay ujeedaan horumarka Puntland iyo Somaliland ku nool yihiin. Shacabka waa naceen Alshabaab, Fact!

    Mar hadii shacabka ku tufaan, it is over. Marwalba iyagaa guulaysanaya madaama ay yihiin dadka deegaanka oo marwalba kaa tirabadan, iskuna haysta in ay kaa xaq leeyihiin. Laakiin ruuxa dhagar qabaha wuu walwal sanyahay aakhiro iyo aduunyaba, marka ugu danbaysana caguhuu wax ka dayaa. That is what happened to America in Somalia and then Ethiopia, and now it is happening to Alshabab.

  4. Issa(ID)
    (DIGNIIN) & Aragti dheer haloo yeesho
    Warar xog ogaal ah ayaa tibaaxaya,in shirkii xasan sh,maxamuud
    Iyo abiyo,uu ergay mareykan ah qayb ka ahaa, taas oo sun-teysa
    in Ethiopia loo beylaho dalka, sidii xasan u sheegay horay oo
    ahayd (shabaab dagaal ka dib baan la hishiin), waa plan horay
    marykanka,Dubay.iyo yuhuuda xasan ku ogaayeen, hadane abiya la
    sheegay inusan xasan ka hor dhicin,waa sheeko soo taxneyd ilaa
    2OO7 oo loo soo dhiibay(Aun) Nuur Cadde, oo fashiliyay dawladii
    ka dib (Dhabar-tabashada)mareykanka, wana sabatii uu ku tegay
    (Aun) Cabdulaahi yusuf,iyo moqifkii(Jenday fraiser) oo wadda
    tilmaamaya Hishiiska 2OO9(Kenya & Cabdishakur), iyo kan lagu,
    xanto (Formajo & Abiye) 2O17-2O22, iyo kan xasan loogu afduubay
    Telviv, arrimahan oo idil waxay u muuqaal eg yihiin (Afgamistan)
    oo la beyllahay, markii dantii laga lahaa dhamaatay, anagase weli
    rifashada cadka & dhuuxida loo daayay deriska aan bada lahayn,
    Iyp ayagoo si walba uga danbeeya toos iyo dadab, laakiin magac
    ahaan xasan lagu eedeeynayo,oo kala abaar,dagaal,isku-dir,mucarad,
    iyo nacayb soo dedejin kara burbur, lagu qaybsado dalka, maadaama
    uu keli ahaan u socday,jiljileecne laga arkay, (Digtooni)wbt

    • issa,

      Hadalka waxaa laga dhadhansan karaa xanaaq aad weli ka qabtid sidii Nuur
      Cadde uu uga taqalusay habaar qabe khaainul waddan Cabdullaahi Yuusukii damcay inuu Somalia hoos geeyo Xabasida, isagana uu iyaga dillaal u noqdo. Faqashta taas waa ay ka fashilantay, welina ciil bay qabaan. Adna cudurkii Faqashta uun baa ku haya.

      Sidoo kale, Habaar qabe Farmaajo waxaa ka taqalusay xurmadle Maxamed Xuseen Rooble. Haddi kale Somalia wuxuu dekedaheeda ku wareejin lahaa Xabashida oo uu afar ka mid ihi u saxiixay.
      Faqashta waxaa laga hor taagan yahay inay dalka Somalia cadaw ku wareejiyaan. Maxaayeelay dalka iyagu ma laha. Samaale ayaa dalkan leh oo ilaashanaya, daafacanayana.
      Ciil qabe Faqashow cadaabka gal.

      • All commentators understand you are the only one who
        has the habit to insult wise people and politicians
        who like to over view somali politic towards the world
        so please you have to change your character we even know
        that you name is khalid, Eerible Faranfar who insults
        very hardly Mr. Barawani King please make a wise decision
        and stop that so think wisely.

  5. Gaalada Waxaa Quraanka lagu Tilmaamey ama lagu sheegay 4 mar,

    Meesha
    ” MUNAAFAQA ” Quraanka lagu sheegay ama lagu Tilmaamey 13 Mar.

    GAALKA waxaa ka Qatarsan MUNAAFAQA.

    • Subxaanallaah, yaa lagu soo dajay quraanka afarta mar kaliya ka hadlay gaalada!!!

      Ma low IQ culusow kitaabkiisa!!!

    • All commentators understand you are the only one who
      has the habit to insult wise people and politicians
      who like to over view somali politic towards the world
      so please you have to change your character we even know
      that you name is khalid, Eerible Faranfar who insults
      very hardly Mr. Barawani King please make a wise decision
      and stop that so think wisely.

  6. guumeeyso looyimi oo guuga daaqi maayaan waxaba ha isxag xaganini dad waxba ogeen baad tihin waxaad ku nooshihiin waagii reer miyiga la’ah geela lakala dhici jiray cadow wiligiin ma eeedan arag dhocila ayaa markeey dab kulaal isdilijiray iga durug iyo kaa durkima markii lakala qaban waayo ayaa la oranjira kintir kooda ayaa isu uray waryaada afarta beeynu jiho ayaa somali looga sooduulay tuula kasta dayuurd jaad iyo khamri sida baa soo deegeeysa eediskii ayaa xoog ufaafin sinadi gaba yaryar iyo wiilaa ayaa lagu taba barin meelkasta melkasta filima anshax xumo gurikasta lagu daawan warkii oo kooban Austrlia newzeland ameerika keneda dadkii looguyimi daraagas iyo kamri ayaa diin loo gadhigay somalina doolar iyo daraag khamri zuino diin loogadhigin farmaajo waa caayeenay xasan waa la caayin ambiyadi Ilaahay hadii timaado inikama baxsadeen.Ninkii wax taraayow fitanka haka shaqeene tuuladaa ka timi bal wxuun ka qabo kan dhagax ku tuurtid ku wa qurunka mujtamaca kula jira

  7. @ Eerible, s\Somali Galbeed iyo khalid

    Bal fiiriya nimankan/naagahan, halmaar ayeey wax walba u badaleen Darod vs Hawiye. Waa isku hal shakhsi ama waa dad wada socda. Isku dirka Shacabka Soomaaliyeed kama daashaan. Intaa dab baad shidaysaan iyo nacayb between the people, habaar idinku dhac. We don’t need haters, isaga hulaala meeshan sida Awlal uga tagay oo kale.

  8. waa xaarsaaqii oo ku soo uruuray meeshan, halkan boos idiinkama baahna, ku ekaada xeradiina xaargeysa, u fiirsada kuligood urur samaale ayay ka hadlaan
    xaarsaaq looma baahna
    ku ekaada xaargeysa
    no more snm

  9. Issa(ID) Soomaali oo dhan,
    Waxaan ka hadlay siyaasada marykanka ee ku wajahan dalkeena,
    iyo siduu u wada oo nin walaba oo yimaado uga dhaadhicinayo ,
    taas oo hadey rabto soconeysa 1OO sano(Qarni),ilaa uu ka gaaro,
    Anigu nin aakhir og baan ahay da’na ah,qof k asta waa maqlay,
    qudbadii xasan ee Shabaab, waxaana xigay dagaal aan loo dhaneyn,
    ee uu bilaabay,iyo shacab hubkii loo qaybiyay,DAGAALKA Hogaan
    Saad,ta’kulo,iyo maamul (Taliye & Xildhibaan) baa fashiliyay iyo
    waa dhamaatay, marka xaqiiqo waxaa ah arrintan xogteeda aan soo
    faahfaahiyay yaariikhdeeda oo run ah,(Ciyaalka Caytamaya)wakuwii
    Koolada dhuuqi jiray,waa uun(Joogoo Maqan) u duceeya wbt

Comments are closed.