DEG-DEG: Ciidanka Somaliland oo qabsaday degmada Boocame, xilli Puntland

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gobalka Sool, Ciidamada maamulka Somaliland ayaa la wareegay degmada Boocame ee gobalkaas.

Cutubyo kamid ah Ciidanka Somaliland oo wata gaadiid dagaal ayaa gudaha u galay Boocame, iyagoo halkaas ka sameystay farriisimo Ciidan.

Boocame ayaa aheyd degmada kali ah ee kamidka ah Puntland, oo ay gacanta ku heysay Puntland. Xukuumadda Puntland ayaa dhowaan shaacisay inay Boocame kamid tahay 37 degmo oo ay ku qaban doonto doorashooyinka qof iyo codka ah.

Puntland ayaa weli ka hadlin la wareegitaanka Somaliland ee degmada Boocame, xilli halkaas ay horey ugu sugnaayeen Ciidammo kamid ah Booliska iyo Difaaca Puntland.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandtimes

PUNTLAND TIMES 

37 Comments

    • Issa(ID)
      Nolosha wax ka badal,waa talo walaal xuquuqdaad, cidine
      hoo ku dhihi meyso,ee wax baro,(MIRFISH) la xaadho,shaah
      raga lala dul-taagnaado sida Gashaantida,saq-dhexe oo hooy,
      la’aan darteed (qashinkii & Garaabaha)la Dul seexdo, dhowr ,
      Bilood oo aan la MAYRAN(Qubeysan)oo aad SUYUCDO oo soo urto.
      noqotay sidii aad u ruugeysay JAAD(rati qooqan oo DOOBINAYA)
      oo xunbo & ubur cagaaram afka ka seyrinaya, qofkii kula
      hadlana intaad shanta FAROOD indhaha ka geliso, ku oran
      (war,diintaada,aabahaa,iyo miladaada,,,,,,,,dee iga walaahi
      inaan ku shiidin, bal-adba, marka ina laangarow walaale waa
      in lagu (xidho,oo laguu meydho) Gu’ga curtay ha ka qadin,
      Nine wax ha ka sheegin (Rati qooqan)oo dhibidu Madoobeysaad
      tahaye, wbt

    • ssa(ID)
      Dawladda faderaaliga ah ee Soomaaliya madaxdeeda waxay si isku
      mid ah,siyaasada arimaha gudaha ugu xuseen in Gobolka Waqooyi
      yahay saldhiga Al-shabaab laga maamulo,sahayda laga siiyo,oo
      lagu baabi”iyo shacabkii koonfureed,laga soo bilaabo dawladii
      Cabdulaahi yusuf ilaa midan xasan sheekh, oo u adkeysan weyday
      dhawaaqa dadkooda la gumaadayo, laguna beer-laxawsanayo waxaan
      nahay (Irir-samaal,shirqoolada reer waqooyi waxaa ka shifay,
      (1)markii ay daalinkii (Ina Godane) ku tilmaameen shahiid,tacsi
      iyo Alla batine u dhigeen,(2) makii(Buur madow) lahaa Moqdisha
      waxaa ka taliya 2(Laba)dawladood,&(3) Wadaad ku sheegii la yiri
      waa baxsaday ee ku biiray Al-Shabaab oo bedelay(Ina godane)
      dhaxal ahaan, arrimahaas ayaa ku dhaliyay shacabka inay hubka
      qaataan, hadii loo baahdane HARGEYSA Xoreeyaan,Nine ma mooga
      xantoobada isaaqa ah ee xaaraanta ku haysta shucuubta midnimada
      raba ee soomaaliyeed 1,dhul-bahante,2,warsangeli,3,godabirsay,
      4,ciise,5,sama-roon,6,gabooye,7,fiqi shine,iyo tiro kale,ayadoo
      Isaaqu noqonayo wax ka yar15(Boqolkiiba)balankenu waa magalada
      nala hadleysa(Halkani waa raadiyo HARGEYSOO Hirarka gaaban idin
      kala hadleysee soo (HIRASHO WANAAGSAN),,waa

      • Ina gumeed oo dhan, waxa lagu gartaa ; caytan, aflagaado raqiis ah iyo qayla dhaan aan waxba soo kordhineyn. Cududa somaliland dad badan ayey nafeyn doonta si dhaqso ah. Guul Somaliland, hana tumoto “ CIYAARTA HIRWADA”

    • @ibraahim

      Saaxiib ibraahim waan idinkugu hambalyeeynayaa guusha gobonimada iyo geesimada leh ee aad gaarteen.

      Midda kalena walaal ibraahim anaga ma nihin kuwa magaca soomaali ku ciyaaray ee waa xaaroodka kuwa magaceenii nooga xaaray.

      Marka saaxiib ibraahim anagu hadeeynu nahay hawiye waxeeynu nahay walaalihiin marka walaalkeeyoow aan is ixtiraamno oon isku hiilino.

      Mahadsanid.

      Bye.

      Hawiye-mida.

      Isaaq-mida.

      Dir-mida.

      Irir-mida.

      Dalmida.

  1. SNM ama suuliland waa lawasayaa hadhowna waxka qaylo badan waanala wasay iyo waanala waxeeyay iyo qabuuro bakhtiyay oo lasoofaago ayay ku danbaysaaa.

  2. Daarood ku xaar haloo baxsho BOOCAME

    Daarood markay hawiye la hadlayaan wada geesi.. afar idoor ah markay arkaan.. QASKA WEEYN sii luxi ilaa tuulada Garowe.

    Sida kalshaale.com ka akhrinaayo.. siciid macalweeyne baa Hargeisa udiray ergo kala hadashay Muuse Biixi inaanu BOOCAME imaan inta doorashaa federalku dhicin, Muusena waa kani aqblay

    Kkkkkkkkkkkkkk

  3. Isaqow rag iskama dhicisan marka lasi jesta dadka dhabarka ka cuntan. Umada ilahey amaan siiya kuwa idinka daran carada ilahey wa joogaan. Balan ma taqanine

  4. boowe meesha iidoor ma joogo ee waa dhuuniqaatayaashii dhulbahante,waa dhulbahante laaya dadkooda aana dan ka lahayn dalkooda,lkn waxa aan rajeenayaa in pntlnd eeyaan wax dagaal ah la gelin wiilal kale oo daarood,waayo waxa laysku dilayo waa wiilal walaalo ah,dhulbahante looga hiilan maayo jifo jofo kale,dhexdooda haka hesheeyeen,marka dhulbahante hadii uu ka qabsanaayo dhul dhulbahantakale waa mid u taal

    • @ Elmi Abdulahi. War raga iska dhici fuleyahow. Fuley marmarsiyo iyo eed badanaa. Fuley iimaan xun haduu kula dhasho guul iyo ragganimo kaa dheer.

    • Issa(ID)
      In badan ayaan ka hadlay,in la kaalmeeyo dadka reer
      waqooyi Galbeed ee wadaniga ah,inta ay iska kicinayan
      Ururka SNM oo xukunka maroor-saday, waxaa lagu hayaa
      dadkaas dil,dhac,caburin,iyo baro-kac,oo lab & dhedig si
      layaab leh u buux dhaafiyay meel kasta, sidaa awgeed
      yaan la dhibsan waa dad walaalo ah, oo markoodii hore,
      dhaqan-xumaa,tuugo,qaad,khamri,ay bartay jabhada(SNM)
      Puntland waxay u sameysay,ayadoo la kaashaneysa Um-ta
      xeryo dhaqan-celin iyo quudin ah,Shacabka sharafta leh
      ee puntland waxaa u sii qorsheysan miisaaniyad u gaar
      ah haddii loo baahdo (Nov,22

      • Issa wuxuu kasoo dhex hadlayaa Cusbitaalka dadk dhimirka qaba. Wuxuu ku hadlayo qof caqligiisa fayow yahay kuma hadli karo.

  5. waa markii 10 aad ama 20 aad ee Boocame la qabsado,,, malayshiaad u dhashay deegaanka oo Beesha reer-bucurbacayr ka qaata mushaar ayaa maalina soo gala maalina ka baxa,,, wax cusub maaha.

  6. Boocame garaney oo Dhulbahantaa meesha yimid bey odhani, kolka Badhan, Hadaaftimo Ilhaan buraan ay doorashadan ay wadaan ay ka qabsoomi weydo, tollow maxey odhan doonaan?

  7. reer puntland haku waano qaateen xawaadle hadii shacbigu ku rabo waa la joogi karta waxay u muuqata shacbga reer boocame inuusan rabin reer puntland dagaaliki xabsade iyo cade muse ayaan oga Kayse nin layiraado oo barkada cidamada puntland wateey markuu dagaali bilooday xagii somaliland ayuu ku biiray Xabsade ayuu raacay dhalintii la socotay ayuu huf ka dhigay.Tukaraq isaaq maqabsan waxaa ku diriray jamac siyaad iyo ugaaryahan tukaraq waxay aheeyd kastam weeyn lacg badan ka soo xerooto niman ugaaryahan iska cuni jiray dowlada puntiland waxba kama helijirin jamac siyaad hunguri ka galay lacgtaas farah badan koox yari cunaaysa markii wax lasiin waayay habeen yar gadeen oo ku habsadeen u yeertay cidimadi somaliland.Malahayga boocame xooga dhaqaale ayaa yaala.Dhalinta majeertee dhoor jeer ayeey ini soo hiiliyeen waxaad kala safateen somaliland marka adeer labada maamul lawada shaqeeysta dhib male dagaal dame yuu dhicin shacbigu qoladuu rabo ayaa meesha joogi karta xoog nin ku joogi kara male hadii dhulbahante wada raaco somaliland marna puntland ka tegi meeysid waayo nin hartiya ayaad tahay cidi kaana xigto askar ka noqo madax ka noqo wellcome brother

    • Sidii runta ahayd baad u hadashay. Waxna ku dari maayo waxna ka reebi maayo. Shacabka deegaanka iska leh hadba waa sida iyo cidda ay rabaan. Muhiimaddu waa inaan dhiig iyo dagaal dhicin

  8. Waceladaan shaly ayaan lacag u aruurinay markii suuqoodii gobtay ramadaankii maantay saas bay sameenayaan

    Hadaan fahmay wixii uu siyad bare dadkaan u baa biyay waayna istaahilaan

    Dhbahante iyo laangaabyaasha puntland kabaxa xaraanyahay
    Maalinkasta tuugsi bay ku jiraan

  9. idoor iyo majeerteen xuduud male waxay isgu yimaadan waaba qalad ninkii dhulkiisa dayaca isga u taala dhul majeerteen malintii laqbsado ayaa caydu haboonta hay

  10. Maanu qabsan Majertenia meel ah sidaa darteed dhib ma jidho kkk
    Buuggii aad ku qorateen qaybo dalkeena ah horta goormaad ka masaxaysaan illeen waanaga haysanna e?
    Garowe baanu ku darsan doonnaa hadda boowe hadaydaan ka tanaasulin Sool iyo Sanaag bari,Buuhoodle.

    • @Saalax

      Waa markaad dhiman lahaydeen idinka oo Iidoor bakhtiyay ah maalinkaad haweysataan Garoowe iyo Dhul Majerteen, becarefull. We are Not Dhulbahante, ha dhiman for No reason! That is a Warning you need to share with your Stupid Iidoors, Fact!

      • Mahbar
        Dhulbahante raggaas aanu dhalnay kaa geesisan kaa ragsan in may book.
        Ma u malaynayo in dagaal aad ku gaadhaan raggaas Harti ugu geesisan.

        • @ Saalax

          Maxaad tiri, “Raggaas aanu dhalnay ” Kalmadaa inoo jilci, maxaad leedahay, yacni kuwa Siilkaaga ka soo baxay oo geesiyada ah? Saalax soo magac rageed ma ahayn, ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa. Anagu makala naqaan hadalada dumarkiina iyo Ragiina, waa la idinku wareerray. Hadalka waa kaa xiran yahay, go to sleep.

  11. BURHAAN PUNTLAND HOOYADAA MIYAA ILAALISA?
    PUNTLAND MA JOOGAAN CIIDAN AFRICAN AH, SIDA MUQDISHO,BELED WEYNE, BAYDHABO, KISMAAYO IYO JOWHAR.
    PUNTLAND WAXAA CADOOW KU AH MOORYAAN, IIDOOR, SHABAAB IYO DAACISH.
    PUNTLAND XINIINYAHEEDA AYAY ISKU DIFACDA.
    CAYAYAANKIINA ISKA HADLA.

    • Gabar waamo Lagaroone Xabada markii ay dhacdo Majeerteen in ay dabada jeediyaan ceebtooda ma ahan ee waa caadadooda.

  12. Inaka hadaan Mj nahay, waan u jeednaa waxa meesha ka socda iyo sababta siyaasiyiinta arintan ugu dhaqaaqeen. This is nothing but a Power Struggle. dhulbahante dhexdooda weeyaan waxa ficiltanka ka dhaxeeyo, kuwa tommorrow heshiin doonana waa isla iyaga, laa shaka, waana dad Soomaalinimada ku weyntahay oo ku dhaarta. Laakiin doqontii Iidoor waxay iska dhaadhicisay wax aanba jirin, Cubeed maa tacrif.

    Marka la idin leeyahay Iidoorku waa Qaldaamo been miyaad moodeysaan? Magacaa “Qaldaan” waa dad la darsay oo magaca ku haboon loo baxshay. Waa cawaan, that is the truth. Bal fiiriya waxa meeshan dhooban oo Iidoor ah oo sidii dumarka u alalaasaya, Lol. Hal mid oo kamid ah isma weydiin Raggan Boocame u taliya ma Dhulbahantaa mise Iidoor? Caqli dhintay waa xogooda, they are nothing but Crackheads and will always be a Crackheads. They never look the bigger picture, they don’t know what is going on, maalin walba the same game ayaa loo ciyaaraa, Stupid Iidoors, they will never learn.

    • Ilàahow iska bari zxb inaan Iidoor sidaad u taqaan kuugusoo gelin Garoowe amaba madaafiicda goobta ku garaacin ee dhuuntoodu 300 km tahay.
      Garowena 75 km kkk

  13. Futo dhulmahante oo in LA dubeeyo u baahan yaa ilaalin kara nacalatullah…. si fiican ugu niikiya ayagaa u baahan in LA dubeeye

  14. Somaliland Maysan qabsan degmooyinka hoos tago Mogadishu ee waxay Ciidamada Somaliland yimaadeen Boocame oo ah dhul Somaliland

    Badhan Boocame Tukoraq
    Dhamaan waa dhul Somaliland.

    ISAAQA ma dhageystaan muranka Jeberti
    sida Hawiye oo u madaxsalaaxo Minority Jeberti.

    Deni oo ku calaacaley Dastuur Dastuur Dastuur. Arboowe ma DASTUUR ayaa xabad ridaa.

Comments are closed.